Sh Xuseen Jabuuti┇Maalinta Qofku Ka Carari Doono Hooyadii, Dhibta Jirta Maalinta Aakhiro Awgeed😪

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 апр 2021
  • SUBSCRIBE | LIKE | SHARE AND COMMENT.
    #DaarulKheyr
    #Subscribe
    #Like
    #shjabuuti
    Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
    Free Background music - No Copyright
    Free Background Video - No Copyright
    The credit goes to its respective owner.
    Nagala Soo Xidhiidh
    _______________________________
    daarul.kheyr908@gmail.com
    🔗Instagram:- / daarul_khayr
    🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
    🔗 RUclips:- / daarulkheyr

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @farhanelmoge6644
    @farhanelmoge6644 Год назад +31

    Sheekh Xuseen walahi adunka ayaan ugu jacylahay sababto ah wacdikesa markan dhaagesto qalbiga ayaa i qaboba Allah ha barakeeyo

  • @riyaan8038
    @riyaan8038 3 года назад +74

    Walaal Ajir iyo xasanaad Alle hakaa siiyo🤲🤲,

  • @farxaanboss2507
    @farxaanboss2507 2 года назад +16

    Ilahay hakaa abaal mariyo dadaalka sheikh Xuseen cali djibouti ❤

  • @aymanc382
    @aymanc382 2 года назад +16

    Mn sh allah sheekh allaha haku xifdiyo

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 года назад +35

    لا حول ولاقوة الابالله .🖤

  • @hani8826
    @hani8826 2 года назад +12

    Masha Allaah. Xafidulaah. Sh. Xusein cali jabuuti Nuur Aduun iyo Nuur Aqiro alle haku siiyo.😍

  • @abdiwali18
    @abdiwali18 2 года назад +14

    Allxamdulilah masha allah ilahow Hooyoyinken waa qaali wax dunidan aan kubadasho maleh wayey wlhi bilahi tolahi adan kugu dhartay ee xifdi xaqoda ma Gudi karo igana rid xaqeda anigu ma awoodo rabiyow wana xanusanhy salka dhulkaga madhigi karo danbi dhaaf iga dhig ilahayow wana so Hijronaya dalkayga Hooyo nabad igu tus Hooyaday idhashay iyo abahay labadayda waalid islamka waxan waydisanyya in ay icafiyan ina so duceyan insha allah aamin yaarabi adan ku aaminay iyo diintada quruxda badan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭💯💯💯🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏💙💙💙❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚 sheikh maxamed xuseen jabuuti kheyr allaha kusiyo nona so badi wacdiga iyo wanada dhinaca waalidka siiba Hooyoyinka iguna soduce in ilahy xaas xalala iyo awlaad xalala iyo irsaqad xalala ilahay iwaydi wadna mahadsanthy sheekh 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🙏🤲🤲🤲🤲🙏🙏💯💯💯

  • @najaxqalnjo
    @najaxqalnjo Год назад +14

    Allah cimriga iyo Cagliga ha ku parakreyo zheekh😊😢😊

  • @aamirdiaz8937
    @aamirdiaz8937 2 года назад +21

    Ilaahay hanagadhigo kuwi jana kukulmo😭😭😭

  • @kawsarsiciid4212
    @kawsarsiciid4212 3 года назад +45

    Maasha Allah ilaahay ha ka abaal mariyo sh xuseen Cali jabuuti , ilaahayna ha inaga yeelo dhamaan teen kuwo diinta kashaqeeya

  • @maxamedbashiir5928
    @maxamedbashiir5928 2 года назад +38

    Yaa.allaaah janatul.fardowso noogu bishaareee🤲

  • @anizaabdiwahid8370
    @anizaabdiwahid8370 3 года назад +36

    Allow maalinta qiyaamo noo dambi dhaaf yaa allah

    • @mubarikzamriyeflp9293
      @mubarikzamriyeflp9293 2 года назад +1

      Ii la how quranka narayan si yaaaaa rabi aamin amin🤲🤲🤲

  • @barwaaqoaxmed4936
    @barwaaqoaxmed4936 2 года назад +12

    Masha allah ilaahay ha ka abaal mariyo sh.xusen cali jabuti..ilaahayna ha imaga yeelo dhamenten kuwa diinta ka sheqeya aamiin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +63

    Allahu Akbar
    Ilaahayow wad ogtahay qalbiyadeena halku ka taaganyahay diinta Iyo ku dhaqankeeda, yaa Rabb noo fududee yaa Raxiim, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @fardowsoyuusuf7719
    @fardowsoyuusuf7719 2 года назад +14

    Masha alaah shiiq aan jeclahay Alow na badbaadi maalintaas

  • @deeqodegan6519
    @deeqodegan6519 2 года назад +10

    Ilahow inta musliminta odhan sohanuni dintada qalibiyadena kuharerey yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @khadracismaanahmed3321
    @khadracismaanahmed3321 2 года назад +8

    Mansha allh ilhy ha inagu anfaco kalamkiisa Amiin Ilhy cadabta ha inaga bad baadiyo Amiin Amiin yaa Rabi

  • @sadpoi7629
    @sadpoi7629 3 года назад +36

    Allaah janada hanugu bishaareeyo aamiin yaa Rabi 💕💕💕💕

  • @willhoginaxareste5122
    @willhoginaxareste5122 3 года назад +19

    sh Hussein jabuti💞💞

  • @cabdicasiisjaamac1946
    @cabdicasiisjaamac1946 3 года назад +52

    Ilahay kuwii aakhiro iyo aduunyaba liibaana ha inaga dhigo

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 Год назад +14

    ألهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما كثيرا

  • @MeeMee-qm9dc
    @MeeMee-qm9dc Год назад +10

    Allahu akparr ilahayow tii aaqiro inoo qafiifi 🥺🎧🎤 walalayal aanu dhageysano qeyrka

  • @xasanmaxamed2886
    @xasanmaxamed2886 2 года назад +10

    Allaahu akbar salalaahu caleeyhi wasalam allow nasoo hunuuni allow adoomankaagi baan nahay allow dunuubtenu mayare allow naxariistaada kama ahaan karno waan dambaa beyna hadana kaama maaranno allow naxariistaada iyo janooyinkaaga nagu irsaaq aaamiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Farasta_Cad1
    @Farasta_Cad1 7 месяцев назад +10

    الهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 😢🤲😭

  • @jiijomoallim523
    @jiijomoallim523 2 года назад +4

    Jazakallahu khayran Akhi
    Sheikh Hussein Ali miizanka Qiyaama Allah Ku saro ajarkaada.

  • @Alledartiisa
    @Alledartiisa 3 года назад +152

    Masha allah ❤dadka hore qur an ku xirnaayen 😭😭dadka hda badna heesaha ku xiranyihiin 😭nolashada adunyada wlhi blhi waxbo ma ahan😭

    • @medamin4077
      @medamin4077 3 года назад +7

      💓💓💓💓💓💓💓

    • @fadumoabdiqani9185
      @fadumoabdiqani9185 2 года назад +10

      Yaa allaah shiikh jabuuti udanbi dhaaf wa jeclhy qasiidoyinkiisa

    • @mohanke447
      @mohanke447 2 года назад +6

      @@fadumoabdiqani9185 adba danbi dhaf ayd u bahanthy......🥺😢☝️

    • @najabtaomar7557
      @najabtaomar7557 2 года назад +2

      Mashallah sheekh jabuuti ilaahay haguudhaxriisto wallaahi muxadarada waan jeclaada waangu xeradhahay

    • @abdisheekhadan6336
      @abdisheekhadan6336 2 года назад +7

      Walahi anaa heesaha aad u jeclaa lkn hada ilaahay mahadii 3 saacadood oo isku xaga tafsiirka quranka ayaan ku xidhanahay ilaahay heesaha hanaga madoobeeyo

  • @ikhlasqueen1394
    @ikhlasqueen1394 3 года назад +27

    Yaa rabi allow naga yeel adoonkaga kalaya jannada rabiyoow naga dhig insha allah

  • @cunaayequule4019
    @cunaayequule4019 2 года назад +10

    Ilaahay.wajiyada.noo.iftiimi.aamin.yaakariim

  • @queensacdiya3912
    @queensacdiya3912 2 года назад +8

    Ilaahoo narta Naga BAAD baadi yaarabi 🤲🤲

  • @abdifatahomar1650
    @abdifatahomar1650 2 года назад +7

    Mansha allah ilahy ha ku xifidiyo meel kasto aad joogto 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 Год назад +6

    Mashalah tabaarakalah allha kuxafido aduun iyo aaqiro miisaanka aaqiro allha kusaaro shiiq aaan ilahay dartiis aaan ujeclahay

  • @najmaahmettsocoto5504
    @najmaahmettsocoto5504 Год назад +21

    ⚘Laa ilaha ilalahu muxamdu rslulahi scw 😢😢
    Ilahayow gafkena iyo geridena hakulmin 🥺😭😭💔

  • @sabirinsiman606
    @sabirinsiman606 Год назад +8

    Yaa Allah Allah hanoo naxariisto aduunyo io aqiro😭😭😭😭

  • @farxan887
    @farxan887 3 года назад +10

    Ilahow naga kuwii qata wanada 🤲🤲

  • @najmaabdikadir3879
    @najmaabdikadir3879 Год назад +5

    حفظك الله ورعاك يا شيخ حسين علي جبوتي❤

  • @mohamedmukhtar5234
    @mohamedmukhtar5234 Год назад +10

    خير خلق الله محمد رسل الله

  • @apdimalikosman5144
    @apdimalikosman5144 2 года назад +40

    ماشاء الله جزاكم الله خيرا واحسن الجزا😪😪

    • @ceroali9000
      @ceroali9000 2 года назад

      🎟👩‍🍳👨‍🍳

    • @naastehaadan7657
      @naastehaadan7657 Год назад

      Ilahow naa cafi ada waxid ah yaa rabi dabiga Naga fogey yaa rabi ilahow xumata iga fogey o🤲🤲🤲🤲

  • @ikrayarey464
    @ikrayarey464 Год назад +8

    Allow kuwa naga dhig rabiyow😭😭😭😭😭☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Hayatqalbi7
    @Hayatqalbi7 Год назад +4

    Allahu akbar illahayow no danbi dhaaf oo naxariistada janada nagu gee yaa allah yaa raxmaan illahayow malintas naxariisyada janada nagu gee🤲😭😭

  • @bisharoardon8254
    @bisharoardon8254 3 года назад +23

    Mnshlh Alxm yaa allah ishrax qalbi islam ☪️ wallahy sooman soonka allaha naga aqbalo iyo cibadada inshlh muslim ku gulaysta imtaxaanka aduunyo allaha naga dhigo inshlh 🥲🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @roodasalaad7369
    @roodasalaad7369 3 года назад +33

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد اللهم صلى وسلم على نبينا محمد

    • @ceroali9000
      @ceroali9000 2 года назад

      💓💓💓💓🤲🤲🤲👩‍🍳👨‍🍳🙏🤲👸🤴

    • @naariinaadan5946
      @naariinaadan5946 Год назад

      😭😭🤲😭

  • @xamsecimaroonmedia2014
    @xamsecimaroonmedia2014 3 года назад +30

    Soo badiya sh xuseen cali

  • @hiismohamedahmed9233
    @hiismohamedahmed9233 Год назад +4

    Sheekh xuseen jabuutawi alle haku xafido Alle haku dhawro

  • @mushtaaqmushtaaq1278
    @mushtaaqmushtaaq1278 Год назад +5

    Yarabi 🤲 ilahayow noo danbi dhaaf malintas 🤲

  • @maxamedali3022
    @maxamedali3022 2 года назад +7

    Mashallah sh rabi janada ha inukulan siiyo

  • @saabaeiinmaxamedmakaraan
    @saabaeiinmaxamedmakaraan 8 месяцев назад +6

    ALLOW NAGA DHIG KUWA JANATUL FIRDOWSIL ALCAA KU KULMA 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @mahamettdayax3214
    @mahamettdayax3214 8 месяцев назад +9

    الحمد لله على نعمت الإسلام 😢❤

  • @XamaaaMohamebare-uq9mi
    @XamaaaMohamebare-uq9mi 6 месяцев назад +2

    سبحان الله الهم صلي على محمد وعلي اله وصحبه اجمعين اللهم يامقلب قلوب ثبت قلبي على دينك ❤❤

  • @maryanmuse1706
    @maryanmuse1706 3 года назад +7

    Yaa rabi Allo noo naxariiso Amiin Amiin Amiin

  • @asmaahmedqadiye312
    @asmaahmedqadiye312 3 года назад +42

    اللهم يا الله 🌼اللهم ارحمني يا الله 🌸🌸🌸

    • @Ya-waye
      @Ya-waye 4 месяца назад

      Eel.l
      K but kuddzudek i k 9.

  • @axmedsaki9716
    @axmedsaki9716 2 года назад +6

    Allow noonaxariiso noona danbi dhaaf Yaa Allah😭😭😭

  • @kadermuktar3773
    @kadermuktar3773 3 года назад +9

    sheikh ilahay haku barakeeyo maxadaroyinkaga aad ayaan ujeclahay khayr iyo xasanaad ilahay hakusiiyo

  • @falastiinamiin9284
    @falastiinamiin9284 2 года назад +7

    Illahow Naxaristada Nagu cafi🤲🤲😭😭

  • @zakariadahir8809
    @zakariadahir8809 Год назад +6

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك🤲🤲

  • @najiibaarka236
    @najiibaarka236 2 года назад +2

    Waku raxestaa wlhy sh xusen cali jabuuti alle ha xafido ma dhagesto musiga sheikh xusen ku raxestaaa

  • @maano624
    @maano624 2 года назад +73

    Sheekh xuseen cali jabuuti Ilaahay cimriga caafimaadka iyo cilmigaba ha kuu barakeeyo guulayso labada daaroodba cisi iyo sharaf ku noolow Aduunka intaad joogto Isha AllaH GuuL baan kuu rajeynayaa mar walba

  • @kingmarwaan6423
    @kingmarwaan6423 3 года назад +88

    iLaaHaY RaXmaaNka BaaN Ka BarYaYnaa MaaLinTaa JaNatUL FardaWs ILaaHoW Jidka Siraadka NaGu Toosi Ilaahow Aduun Iyo Aakhiraba Hana duLeeYn😪

  • @madiinocaraaye3770
    @madiinocaraaye3770 3 года назад +6

    Illaahey ha ka abaal mariyo insha allaah

  • @saarasiman4001
    @saarasiman4001 3 года назад +23

    ilahyow hanuuni yaa rabi

  • @eidoabdi3784
    @eidoabdi3784 3 года назад +13

    Allahu akbar ilaahayow no naxariiso dhamaan tayo muslimiinta

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 Год назад +4

    حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون 🥺🥺🥺🤲🤲🤲

  • @anfacquuri9228
    @anfacquuri9228 2 года назад +50

    Ilaahi haku xafido sheekh aad iyo aad ayaad umahad santahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🧕🧕🧕👆😣😣😣😣😣🙏🙏🙏

  • @maxamedmukhtaar4797
    @maxamedmukhtaar4797 Год назад +1

    ILaahayow nasoo hadee dhamaanTeen waanka wada jeednaa maalinta la TaaGanYahay

  • @fardowsaahmed1233
    @fardowsaahmed1233 3 года назад +9

    Mash alah alow janaada aya ka baryena ya allah

  • @omartikey1587
    @omartikey1587 2 года назад +56

    اللهم صل على سيدنا محمد و علي ال محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي ال ابراهيم انك حميد مجيد

    • @raxmamahamed
      @raxmamahamed Год назад

      صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

    • @cowkeyare8142
      @cowkeyare8142 Год назад

      Wsc

    • @amalyar2612
      @amalyar2612 Год назад

      @@raxmamahamed p

    • @amalyar2612
      @amalyar2612 Год назад

      @@raxmamahamed p

    • @CabduwaloIbrahiim
      @CabduwaloIbrahiim Год назад

      ​@@raxmamahamed m1q

  • @ramlockariim2296
    @ramlockariim2296 3 года назад +28

    Masha allh sh jabuti ala xafido

  • @maxamedsaciid5711
    @maxamedsaciid5711 Год назад +2

    Shiiq xuseen cali jabuuti Allah ku bar keeyo mar kaan cod kiisa maqlo waan qii roodaa wllhi 🥺🥰

  • @abokoribraahi2265
    @abokoribraahi2265 2 года назад +63

    Ilaahay raxmaanka ayaan kabaryay malinka laqatay laqaawan yahay inuu udanbi dhaafo labadayda waalid iyo dhamaan umada muslimiintaba 🤲

  • @xamdayaasiin8163
    @xamdayaasiin8163 3 года назад +8

    Mnsh Allah shiikh xuzen Cali Ale haku dhowro 💞💞💞💞💞

  • @Umu_Abdalla_Asmaa
    @Umu_Abdalla_Asmaa 3 года назад +113

    كن فى الدنيا كأنك غريب او عابري سبيل.
    الدنيا ساعة فاجعلها طاعة والنفس طماعة فالزمها قناعة . اللهم ثبتنا على دينك دين محمد صلى الله عليه وسلم.

  • @darwiishyare6731
    @darwiishyare6731 2 года назад +4

    Allahu akbar allahuma salli wasalimu calaa sayyidinaa muhammed☝️

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 2 года назад +50

    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @caaliyahmaxamuud9635
    @caaliyahmaxamuud9635 2 года назад +29

    أستغفر الله العظيم الذي لا إلٰه إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه 🥲

  • @yaasiinyuusufcabdi7881
    @yaasiinyuusufcabdi7881 2 года назад +31

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @qamar2216
      @qamar2216 Год назад

      Aamiin illaahey hanookaso jinada

    • @Hodanita
      @Hodanita Год назад

      ​@@qamar2216 4

  • @maymuunaxmed9960
    @maymuunaxmed9960 3 года назад +15

    Maansha alaah Allaah haku xifdiyo

  • @Fariidoabdirahman598
    @Fariidoabdirahman598 2 года назад +74

    Sheikh ilahay haku barakeeyo. Walaloyaal ilahay dartii igu duceeya inu alleh dhagahayga xumaan ka dhowro indhahayga ilahay xumaan ka dhowro carabkayga ilahay xumaan ka dhowro please igu duceeya walaloyaal 😭😭😭😭😭😭😭aduunku waxba maaha ilahayow khaario no fudaydi dhamaan umatul Muslim 🤲🤲🤲🤲

    • @mohamedyare2211
      @mohamedyare2211 Год назад

      Alle qalbigaydeena diinta ha galiyo qalbiyadeena ilaahy diinta ha fahamsiiyo hana ku shubo qalbigeena diinta

    • @yahyemohahankey9948
      @yahyemohahankey9948 Год назад

      aamiin

    • @najmaabdi1164
      @najmaabdi1164 Год назад

      Amiin sis dhamantena🥺🥺

    • @ikrayarey464
      @ikrayarey464 Год назад

      Amiin walahi ilaaahow xumanta naga dhowr rabiyow ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️

    • @ikrayarey464
      @ikrayarey464 Год назад

      @@mohamedyare2211 amiin walahi alla rabiyow no aqbal ducaada,rabiyow☝️🤲☝️☝️🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @saynabmohamud4041
    @saynabmohamud4041 3 года назад +18

    illaah ha kuxfido inshallah

  • @aminamohamud4851
    @aminamohamud4851 3 года назад +84

    ما شاء الله. اللهم احسن قلوبنا في الدين

  • @basrahahmed5624
    @basrahahmed5624 2 года назад +6

    Wacdigan hoyadey marwalba dageysan jirte ku xasusta wlh hoyoo mcn adunka raaxa ku joog aqirana janoo♥️love you hoyoyinkeeen Allah no daayo inta dimatane Allah uu naxaristo

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Год назад +7

    Jasakalahu khyraa sheekh

  • @aishoabdiraxman6263
    @aishoabdiraxman6263 2 года назад +35

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد صلي الله عليه وسلم

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 года назад +3

    ILAHOOW IGU DAR KUWA WAJIGOODA NUURAAYO AMIIN AMIIN AMIIN

  • @nasraabuukar6724
    @nasraabuukar6724 Год назад +2

    Ilaahayoow Shiiq jabuuti noo xafid

  • @Amira-sr9hw
    @Amira-sr9hw 2 года назад +6

    الله اكبر ❤
    الحمدالله علي نمعة إسلم🕋☪️

  • @mahadahmed5857
    @mahadahmed5857 2 года назад +45

    ما شاء الله يحفظك يا شيخنا

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 Год назад +2

    Mansha allaah sheekh cali xuseen jazaakallaah

  • @abdaleyusuf7662
    @abdaleyusuf7662 2 года назад +5

    Ilaahay ajir Iyo xasanaad ha kaa siiyo 😭😭😭😭😭😭😭

  • @Abdirasaq01
    @Abdirasaq01 2 года назад +64

    اللهم اهدنا سبل السلام ❤️

  • @maxamedapdidgfanno4959
    @maxamedapdidgfanno4959 2 года назад +4

    Ilaahow khaatumada khayr noogu khatim 🤲😢

  • @queenazuu9535
    @queenazuu9535 Год назад +2

    Allow naga dhig kuwiii ku waantoba hadalka sheikh husein Ali sugaal Allow asagana barakee waa adoonkaaga anagna na barakee oo adiga ayaa ina leheee🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumoaxmed8661
    @fadumoaxmed8661 2 года назад +1

    Masha Allah shiiqow jazaa kallahu khayr

  • @shamsocabdirsaq-ik7ur
    @shamsocabdirsaq-ik7ur Год назад +15

    Illaahoow danuubteena dhaaf anaga iyo inta muslim ah 😢

  • @lylacanab7228
    @lylacanab7228 3 года назад +7

    Mashallah sheikh Hussein cali allah hakubarakey 💕💕💕

  • @ubahhassan9691
    @ubahhassan9691 Год назад +2

    Sallallahu caleyhi wasallam Sallallahu caleyhi wasallam

  • @caashoahmed5193
    @caashoahmed5193 2 года назад +4

    Maasha allaah allaha ku geeyo jano shiiq 😪😪

  • @cabdiladiif5387
    @cabdiladiif5387 2 года назад +4

    Alla maalinka haynoo naxariisto 😭Alla hakuu barakeeyo diinta jannada haynagu kulmiyo sh xuseen

  • @ridwanmcc2161
    @ridwanmcc2161 7 месяцев назад +2

    الهم إنا أسألك الهدا والتقا والعفاف والغناء

  • @ismailwardiidleibrahim3788
    @ismailwardiidleibrahim3788 9 месяцев назад

    Jazakallahu khayran Akhi Barakallahu feekum Akhi sheikh Hussein Ali jabuuti.

  • @sharmakecade8218
    @sharmakecade8218 3 года назад +8

    kuwa janad logu bishareyey Allah nagudaro

  • @nuurulhuda3133
    @nuurulhuda3133 2 года назад +73

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك