Qofka Allah Siduu Ugu Dhowaado || Kalmad Cajiib Ah Qalbiga Tabaneysaᴴᴰ┇Sh Xuseen Ali Jabuuti 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Asc Wr Wb
    Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeyb qaadataan horumarka channalka Dacawiga Ah Sheikh Hussein Ali Jabuuti
    👍🏼 SUBSCRIBE-SAAR
    📩 SHARE-GAREEYA
    👍🏼 LIKE-SAAR
    📋 COMMENT-DHIIB
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Sifo AanKheyrka Kuu Soo Gaarsiino
    Jazakumullahu kheyran
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:SHEIKH HUSSEIN ALI JABUUTI
    / sheikhhusseinalijabuut...
    / @hadaf_production

Комментарии •

  • @imanismail7018
    @imanismail7018 2 года назад +13

    Ilaahayo anagoo macaanka cibaadada iyo iimaanka, hana oofsan yaa rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @seynabhg4415
    @seynabhg4415 2 года назад +25

    😭😭😭😭😭😭😭yaarabi☝️ noo gargaar aamin ya Allah 🤲

  • @sadam_29
    @sadam_29 2 года назад +208

    Dunida masoo marin qofka naxriis badna kana ixtiram badna nabi muhammed SCW ❤️👋

  • @cqaadirxuseen2915
    @cqaadirxuseen2915 10 месяцев назад +19

    Yaa Sheekhanaa Waan Ilmeeyaa Qalbiga ka ooyaa jidhku i ruxmaa
    Marka aan hadalkaaga maqlo
    Kaliya EREYGA QALBIGA KA SOO BAXA AYAA QALBIGA GAADHA

  • @zack-saalim3580
    @zack-saalim3580 2 года назад +34

    Ya Allah ilahw shik husen Cimri deer oo Cibaado leh kusii

  • @rastamuusemuuse8894
    @rastamuusemuuse8894 2 года назад +9

    M.a shekhe jabuti allh ha ku xfdo kharka allh haka abal mariyo

  • @SacsishHaliima
    @SacsishHaliima 4 месяца назад +19

    alhamdullilaah allow nasoo toosi dhamanteena oo wadadii nabiheena muxamed scw lagu toosi yaaa raabiii❤😭🤲🤲🤲🤲🤲

    • @amusan123
      @amusan123 3 месяца назад

      Allahuma amen ❤🤲🏽😭

  • @mohamedqurbawi5789
    @mohamedqurbawi5789 2 года назад +39

    Sh Xuseen ali jabuuti alle haku xafido all haka rali Noqdo الله يحفظك يا عمي 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 2 года назад +33

    Masha Allah tbrkllaahi sheikhuna jzkllaahu qeyr awii awii awii Allah noo ka xafido insha Allah bi idmillaahi Karim Amin yaa Allah 💓💓💓💓💓🙏🙏🙏💯

  • @siidcali5924
    @siidcali5924 2 года назад +59

    shiq.xusen.cali waa wiil alle dartiis ku.jecel.alla.haku xafudo amiin

  • @haykalwiilkarkaarcadde1285
    @haykalwiilkarkaarcadde1285 2 года назад +46

    Masha allah sheikh hussein ali jabuuti rabi ha ku xifdiyo

  • @maymuunmohamed6650
    @maymuunmohamed6650 2 года назад +17

    MNCha allh Jazakallhu khyr sheekh husein allh Kaa Raali Noqdo

  • @nadramaxamednadramaxamed9022
    @nadramaxamednadramaxamed9022 2 года назад +46

    Alle ha daayo sheekh saan ujeclahay wlhi jannada Alle ha nagu kulmiyo

    • @Fadumo-u5d
      @Fadumo-u5d 5 месяцев назад +1

      Aamin wll❤

  • @cumarali1878
    @cumarali1878 2 года назад +11

    جزلک اللہ الخیر
    برک اللہ

  • @bushraadan3019
    @bushraadan3019 2 года назад +13

    Shekh ada umahadsanthy jasaka lahh ilah hku xifdiyo 🥰💯

  • @hiddaaabdulle6243
    @hiddaaabdulle6243 2 года назад +19

    Anay iku dhacday say ilahayeen gabara wada baa wiil qolkii qaliinka lakaso saray family gii yab gabdhii aaway baa ka dhacday marka illaaahy uun baa og waxa uurka ku jira allaaahu akbar

  • @MaxamedAbdullahi-q9n
    @MaxamedAbdullahi-q9n 2 месяца назад +3

    Allahayow noxafid sh sh xasen cali Jauuti aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @necterine6635
    @necterine6635 2 года назад +25

    Sheekh alaha kubarakeyo Ciimri dheer iyo janofardowsa amiin

  • @Guyoyare
    @Guyoyare 7 месяцев назад +6

    Alle haa kuxifdiyo
    Sh.xuseen cali jabuuti

  • @fatimafariid6790
    @fatimafariid6790 2 года назад +8

    Masha allaah allaha ku xifdiyo

  • @talo.tilman
    @talo.tilman 2 года назад +7

    Masha Allah jasakalaahu Allah ha kudanbi dhafo

  • @ashohassan7106
    @ashohassan7106 2 года назад +2

    Ya Allaha janadada nagikulmyi shechk hussein ali jabuuti 😊

  • @faisocalimire5128
    @faisocalimire5128 2 года назад +19

    Laailaaha ilalaahu muxamada rasuululaah allhu akbar allhu akbar, scw scw / sheq jabuti xfdkllh

  • @khadarapdilaahi4455
    @khadarapdilaahi4455 2 года назад +10

    Ma sha allh sh xuseen cali alla ku xafido

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 года назад +18

    Jazaka Allahu kheyran sheikhana

  • @rudwankhaan2373
    @rudwankhaan2373 2 года назад +3

    Sheikh Allah hakaa abaal mariyo jasaa kallaahu khyran yaa Sheikh Amiin yaa rapih😭😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @maryanmoalin9660
    @maryanmoalin9660 2 года назад +23

    Maasha alaah sheekh rabi haku xafido owladeyna adiga cml laah noogu dhigo insha alaah

    • @qaaqaa5096
      @qaaqaa5096 2 года назад +2

      Dhammantena allah hana siyo owlad dinta fafiso oo na dadka wax kheyr aheyn ma ahee waxkle anfacin😥😥😥😥😥😥

    • @maryanmoalin9660
      @maryanmoalin9660 2 года назад +2

      @@qaaqaa5096 aamiin yaarabi

    • @hibaaqothman4777
      @hibaaqothman4777 2 года назад +2

      mansh alh

  • @samiirachama738
    @samiirachama738 2 года назад +19

    Rabi ha ku xifdiyo sheikh

  • @hajiyare5600
    @hajiyare5600 2 года назад +9

    Sheeq xuseen ilahaay haku xafiidi

  • @hanihassan8153
    @hanihassan8153 2 года назад +7

    Salalahu caleyhi wa salam Salalahu caleyhi wa salam

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 2 года назад +8

    Mash allha Shekh ilhaye haa ku barakeeyo

  • @abdifatahismaacil1830
    @abdifatahismaacil1830 2 года назад +2

    Rabbi hakaa raali noqdo janooyinkiisana hakugu casuumo sh🤲🤲❤

  • @NajaatBuraashad
    @NajaatBuraashad Месяц назад

    Mansha alah alx. Illahayow. Adoo raali baga ah aduunka naga kayxayso. Yaarabi geerideeena iyo gafkeena ha kulmin ani iyo dhaman. Muslimiinta 😢❤

  • @luckymohamed6743
    @luckymohamed6743 2 года назад +10

    Ilaahow sheikhan jnda nagu kulmi

  • @abdiaapjg304
    @abdiaapjg304 2 года назад +3

    yaraaabi naso Hadeey yaraaabi sheeq xuseen yaaraaabi no xaafiid

  • @abdiegag270
    @abdiegag270 2 года назад +12

    Mahadsanid Sheikh Hussein!

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 21 день назад

    Masha allah allaha akbar scw scw scw amiin yaarabi ilaheyow salaada noo hagaaji oo nagu amaanso ilaheyow dambigeena & dambigii waalidiinteena allaha cafiyo anaga intiba muslin ah amiin yaarabi jisaakalaahu qeyr shiiq xuseen cali allaha ku xifdiyo amiin yaarabi ilaheyow falistiin ugargaar umaciim ku amaansado amiin yaarabi

  • @HodanCraxamaan
    @HodanCraxamaan 7 месяцев назад +3

    Ilahayow ku xifti sheekh xuusen cali jabuuti

  • @abdirizackderow4171
    @abdirizackderow4171 2 года назад +5

    اللهم صلي على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @kaltuunabdillahi6151
    @kaltuunabdillahi6151 2 года назад +6

    Mashallah sh xuseen ilaahay haku xafido

  • @fadxikhadar8118
    @fadxikhadar8118 4 месяца назад +55

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

    • @AmranHassan-ow5bh
      @AmranHassan-ow5bh 4 месяца назад +12

      ASSUMING

    • @SundusAbu-f1u
      @SundusAbu-f1u 2 месяца назад +4

      صلى الله عليه وسلم ❤

    • @AboowCumar
      @AboowCumar 2 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FarxiyaMaxamed-e4z
      @FarxiyaMaxamed-e4z 2 месяца назад

      ❤❤❤Ydecyeudhudhehgduehej❤❤❤xhhdgdhydyxurhrurufufhj❤❤❤HdhdhdhdgdhhduhguhdjH❤❤❤ydydruruurururighrhfufhrgr❤❤❤jdduierufhfufhfhjddjfrufugd 8:02 8:04

    • @AbdirahmaanHussein-t9c
      @AbdirahmaanHussein-t9c Месяц назад

      Scw scw scw scw

  • @khadaralto6620
    @khadaralto6620 2 года назад +2

    Jasa akalaah shekhana

  • @axmednaasirmaxudxasan1342
    @axmednaasirmaxudxasan1342 2 года назад +4

    Mnsha allah khyr allah haku siiyo sheikh

  • @ayandacar4856
    @ayandacar4856 2 года назад +2

    Maashaa allha sheekh allha haku xifdiyo dar allha kuu jeclahay

  • @HanadNuurfarax
    @HanadNuurfarax 4 месяца назад +1

    Shiiq xuseen cali jabuti ale ha ku xafido adon iyo aaqiro

  • @nimcajimcaaletifow
    @nimcajimcaaletifow 4 месяца назад +2

    Shikh allh hakoryeelo madaxaaga iyo muslimiinta alla kabaqayo

  • @mursaldalmar126
    @mursaldalmar126 2 года назад +7

    IlahaY qolka xaqa hayna waa fajiyo

  • @fatmaalikhalif1532
    @fatmaalikhalif1532 2 года назад +2

    Mashaalah Allow kubarake🤲❤

  • @zakiamohmut1693
    @zakiamohmut1693 5 месяцев назад +1

    Aduunka waxaan ugu jeclay sh maxamuud xaliike ❤❤❤

  • @HassanHassan-y5g9n
    @HassanHassan-y5g9n 2 месяца назад

    Yaan laga quusan naxariista alle aduunyo iyo aaqirobo❤❤❤❤

  • @idirissamo9256
    @idirissamo9256 2 года назад +9

    Jazaka allah khayra

  • @MaxamedFaaraxKaahin
    @MaxamedFaaraxKaahin 8 месяцев назад +1

    الله اكبر ماشاء الله الحمدلله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 7 месяцев назад +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nawaalabdi1343
    @nawaalabdi1343 2 года назад +2

    Alle ajar hakaa sio zhikeena❤

  • @hanihassan8153
    @hanihassan8153 2 года назад +1

    Sheikh xifdullah 🤲

  • @maryammustafe5802
    @maryammustafe5802 2 года назад +3

    Jasakumulahu khayr shiekh🥰🥰🥰

  • @ikraanbaeuty772
    @ikraanbaeuty772 2 года назад +1

    Jasha Killah shikhow allah ku xifdiyo illhow culamda no xafid

  • @izaqaali2870
    @izaqaali2870 2 года назад +13

    Maasha'allaa

  • @jajajaja872
    @jajajaja872 5 месяцев назад +2

    Barako hkugu dhacdo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaligeedtaliso4941
    @kaligeedtaliso4941 2 года назад +2

    Jazakallh qeyr sheikh Xuseen🥰❤🤲

  • @Fadumo-u5d
    @Fadumo-u5d 5 месяцев назад +1

    Scw scw nobi allow wan ku jeclahay❤❤

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 2 года назад +1

    Allahu Akbar, Jazakallahu qeyr Sheikh.

  • @mahdifodeysulieman718
    @mahdifodeysulieman718 2 года назад +3

    Jazakallahu kheyr insha Allah

  • @amiinjapan3067
    @amiinjapan3067 7 месяцев назад +1

    M Allah sheik xuseen cali Ilaahay dartii ban ku jclhy rabiga wayn ee cirka iyo dhulka Abuuray Haku barakeeyo insha Allah

  • @XawoCabdi-c9z
    @XawoCabdi-c9z 9 месяцев назад +3

    Nabaga aan ku salino Salalah calayhi wasalam

  • @IqraMursal-u5r
    @IqraMursal-u5r 3 месяца назад

    Allow danbigeena dhaaf anaga iyo wixi muslim ah yaa rabbi❤❤❤

  • @xaliimocaseyr4356
    @xaliimocaseyr4356 2 года назад +2

    Jazaakalah kheyran jazaak shiikh

  • @Umakher89
    @Umakher89 4 месяца назад +1

    Yaa rabi noo habbi dhaf🥺🤲🏻

  • @JamiiloAadam
    @JamiiloAadam 5 месяцев назад +1

    لااله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @SaabirSalaad
    @SaabirSalaad 2 месяца назад +6

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ubaxcadeey5406
    @ubaxcadeey5406 2 года назад +4

    Masha allah 🥰

  • @MushtaqSaid
    @MushtaqSaid Год назад +3

    اهدنا. صراط. المستقيم

  • @faizoxassan5472
    @faizoxassan5472 2 года назад +10

    Alxamdulilah🥺🤲

  • @SiciidYuusuf-z1f
    @SiciidYuusuf-z1f Месяц назад

    Maazhalaah tabaarakaLaah alle khaatumada khayr ha inoogu khatimo

  • @Ahmett_ade
    @Ahmett_ade Месяц назад

    Masha allah shiikh allah ha ku xifdiyo❤

  • @SuuradIbrahim
    @SuuradIbrahim 3 месяца назад

    Walaalaheygii muslimka ahaayoow waan idin baryaa salaada culees iga saaran isoo duceeya inuu alle salaada ii fududeeyo io xumaanta aanku jira isoo duceyaa alle qeer handin siiyee allow ii dambi adoontaada ahay waan qaldoomay dambi ayaa kaagalay rabiyoow xuumaanta iga hanuuni yaa allh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @faysagacalo7942
      @faysagacalo7942 3 месяца назад

      Ale hakaa saamaxo wll danbigagana ale ha dhaafo adiguna toobad keen ilaahay usoo noqo astaqfaarta badi fanbigagana waa la dhaafi waanad ku faa iidi doontaa wll waa iga talo taladayda qaado

  • @XamdiShariif-j9p
    @XamdiShariif-j9p 3 месяца назад

    Jazaka Allahu kheyran sheikhana❤

  • @AbdisalamahmedTech
    @AbdisalamahmedTech Год назад +1

    اللاه يحفطك شيه حسين علي

  • @MaryamRage-fn5ms
    @MaryamRage-fn5ms Месяц назад +1

    Alahu akbar❤❤

  • @SaruuroReersaruura
    @SaruuroReersaruura 9 месяцев назад +1

    Jazaakalaahukheev😊😊😊❤❤❤❤
    Maxamuud
    Maliyon
    Saruuro

  • @NajadAdan-p7s
    @NajadAdan-p7s 5 месяцев назад

    Mashaa Alaah ❤😊 Alaha sheekheena noo daayo 😊

  • @JamiiloAadam
    @JamiiloAadam 5 месяцев назад +2

    Aamiin. Aamiin. Yaarabi❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢

  • @HibojamaalCabadle
    @HibojamaalCabadle 5 месяцев назад +1

    Ilaahow noo danbi dhaaf yaa rabi😢

  • @ShamsoAbdirashidYarow
    @ShamsoAbdirashidYarow 3 месяца назад

    Alha ku xifdiyo shiqeygii❤

  • @khadarcisman-k3p
    @khadarcisman-k3p 24 дня назад

    Sheekh Alle ha ku xafido ❤

  • @MaxamedMaxamed-n2d
    @MaxamedMaxamed-n2d 2 месяца назад +1

    Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdifitahMukhtar
    @AbdifitahMukhtar 2 года назад +12

    ما شاء الله

  • @nasriinmire8991
    @nasriinmire8991 2 года назад +2

    Illaahow nasoo hadey😢🤲

  • @AAMINAOmmer
    @AAMINAOmmer 28 дней назад

    Yaa alaa ilhow na hardee oo na hanuuni

  • @binarabmedicalequipment6153
    @binarabmedicalequipment6153 2 года назад +8

    mashaa allah

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 Год назад +1

    Alle haka abaal mariyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faysagacalo7942
    @faysagacalo7942 3 месяца назад

    Yaa allaah shaydaanka naga qabo yaqiintadana nagu dil yaa allaah

  • @SaynabAbdirisaaq-s3f
    @SaynabAbdirisaaq-s3f 3 месяца назад

    الحمدلله على كل حال
    Yaarabi aduun iyo akhiroba kuwa libanay naga mid dhig🤲

  • @seynabmuxumedadan5991
    @seynabmuxumedadan5991 2 года назад +1

    جزاك الله خيرا شخ حصين

  • @JahaYare
    @JahaYare 3 месяца назад +1

    Yaarabi noanaxriiso😢😢😢😢😢😢

  • @queenshaakaa9512
    @queenshaakaa9512 5 месяцев назад +1

    Salalaahu caleyhi wasalam 🥰 ♥

  • @mursalkeeyow890
    @mursalkeeyow890 5 месяцев назад +2

    Allow qaatumadda ino wanaaji

  • @anababdi5307
    @anababdi5307 2 года назад +3

    Allak yaa barik

  • @IbraahimYuusuf-ez1kz
    @IbraahimYuusuf-ez1kz 5 месяцев назад +1

    Alle hanoo dambi dhaafo😢
    Aamiin yaa rabi

  • @mareekanjaamac3439
    @mareekanjaamac3439 7 месяцев назад

    Sheekh Allah rali kanoqoy ❤❤❤ Aamiin aamiin