Dheman Ali Dhaanto cusub ( Janno ) 2017 official video

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Dheman Ali Dhaanto cusub ( Janno ) 2017 official video
    Erayada iyo laxanka
    Cabdifatax baylood
    Music by belle
    Recording bye wali rasta studio

Комментарии • 683

  • @dhemanali222
    @dhemanali222 7 лет назад +21

    Waxan dhaman umahad celinaya dhalinyarada dawatay dhantadan ee waliba igu dhiri galinaya siian horay ugu socdo mahad saniidin akhyarey dhamantiin waan iidiin jeclahay mar walba my somali girls and my somali boys guul iyo gobanimo 😘😍😘😍❤️😍😘😍❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😘😘🙏🙏😘😘😘😘😘😘😘😘🙏🙏😘😘😘😘🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😘🙏🙏🙏🙏🙏🙏😘😘😘😘🙏🙏🙏🙏😘🙏

    • @nololwcn2658
      @nololwcn2658 7 лет назад +1

      Dheman Ali daahir Sln sre oswan ,hamse ,naima hooyadoood nolow

    • @ifrahadan7464
      @ifrahadan7464 6 лет назад

      Wow abayo caawa ayaad live noogu qaaday xafladii my brother AK Hassan manba kahilay horaan ma arkin caawa kohor thanks

    • @naemanalka8957
      @naemanalka8957 2 года назад

      Sidoo kale mcnto Keep going

    • @sundusmohammed8030
      @sundusmohammed8030 2 года назад

      Waa kahelay

    • @sundusmohammed8030
      @sundusmohammed8030 Год назад

      Waa kahelay dhaandan horay usoco Dheman cali quruxeey

  • @CabdiFataax2043
    @CabdiFataax2043 9 месяцев назад +8

    Dhaantadan waxaa igu horaysay February 11 2019 inta Ka heshay like iisaara

  • @ayanhaji3838
    @ayanhaji3838 7 лет назад +61

    Jawhar quruxsanow
    Waji jaxoolad lahow
    Jano mooyee majiro
    Wax kale kaa jeclahay
    Jigjiga iyo afdheer
    Qabribaxay janiyo
    Jarar yaa toosanow
    Kugu dhal jignaa
    Majeclaysta hurdada
    Jiifka kama gam'ee
    Kaalay jeexeegiyow eenu
    Wada jirnee 😍😍😍😍

    • @nuurdhaantonuurdhaanto7497
      @nuurdhaantonuurdhaanto7497 7 лет назад +1

      Ayaan Abdullahi Dhaantada Anaa u soo jawabaya gabadhan

    • @abdinurmahamed4524
      @abdinurmahamed4524 7 лет назад +2

      Ayaan Abdullahi qabribayax waayba nacebyihiin dhalinta reer #North America kkkk

    • @ayanhaji3838
      @ayanhaji3838 7 лет назад

      Abdinur Mahamed qabribayax fanaanada tidhi kolay

    • @adeshk9838
      @adeshk9838 7 лет назад +1

      Ayaan Abdullahi waji jowhard waaye

    • @ayanhaji3838
      @ayanhaji3838 7 лет назад +1

      Adesh k alaylahee waad ila socota

  • @qalbinura11nuraa75
    @qalbinura11nuraa75 4 года назад +8

    I love this dhaanto watching from kenya

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 7 лет назад +18

    Maashaa'Allah, waxaad noo muujisay inaad tahay boqoradda codka, dhaantadunna waa hiddah iyo dhaqanka Soomaaliyeed aan aad iyo aad u xiiseeyo. Boqoradda codka isku day inaad salaadah waqtiga ilaaheey na farray aad ku dukatid, ilaaheey aduunkaan wuxuu noogu uummay inaan caabudnno oo keliyah. dhaantaduna yeysan ku iloowsiinin waqtiga Salaadaha laug dugto, saligaagana mar kasto boorsadda ha kugu jiro, waa iga waanee.

  • @fadousaraaga2742
    @fadousaraaga2742 7 лет назад +60

    Best dhaanto manshallah gabadhaan iyadaaba waji joharad leh she is very beautiful ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏

  • @zamzammohamed1612
    @zamzammohamed1612 6 лет назад +86

    I love this dhaanto, i love my somali culture, much love from kenya😍😍

  • @cabdiraxiinmaxamed6589
    @cabdiraxiinmaxamed6589 2 года назад +4

    Ethiopia 🇪🇹 dhexdeeda qabalayga xorfada ayaan maqaaxi ku taal ka dhamaayay caano markay dhagahayga ku soo duushay. Waxaa dhageysanaayay wiil qaad cunaayay .qudhaydu waan la dhacay heestaa laakin waan ka yara xishooday inaan weydiiyo cidda qaadaysa.

    • @ASHAKUURSHAACIR
      @ASHAKUURSHAACIR 2 месяца назад +1

      Whhi zhp ampa maalikay soo payday ilaah hada waan dhagaystaa❤

  • @ruqiyohassan610
    @ruqiyohassan610 4 года назад +9

    Jecliyaa fanka ogadenia I always damuuu ogenden fivaaaaaaaaa🤙💪💜🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @mohatohow754
    @mohatohow754 3 года назад +26

    I love Somali songs specially dhanto they way they dressing it's so beautiful
    Greating from Madagascar 🇸🇴✍

  • @طريقالجنه-ش3ت
    @طريقالجنه-ش3ت 7 лет назад +7

    Alla yaa dheemaneey dhulki hooyo iyo Afdheer Dhaanto kuugu tuma
    baliyadoo buuxaan beeruhuna baxeen Alla yaa baxsaneey ❤baarey💚 Bartankeeda Baalaleey kuugu tuma ❤

  • @nessasima8996
    @nessasima8996 6 лет назад +9

    I am not Somali but lately I have ben listening to Somali music, like the beats.

  • @abdifatah1939
    @abdifatah1939 7 лет назад +55

    dhaanto shidan
    gabar shidan
    muuqaal shidan
    wiilal shidan
    dhamantiin Nolaada 👍

    • @hibohibo4577
      @hibohibo4577 5 лет назад

      🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈

  • @maxamedbishaarsalaad2561
    @maxamedbishaarsalaad2561 7 месяцев назад +2

    Dhantadan waxan kusoxasuustaa gabar 2019 shukansanjiray Allaha Deysto cimri dher Allaha siiyo (❤❤ N ❤❤)

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 года назад +1

    Hadaad daawatay dhaantadaan janno mooyee ma jiro wax kale oo aan kaa jeclahay 2020/2021 farta taag

  •  7 лет назад +3

    Hey, amazing video

  • @somaliofficial4240
    @somaliofficial4240 3 года назад +1

    Labadaas gabdhood Rabi qurux buu ku maneestay IL xun Ale ma tuso cilmi baaristiisi ogu dambesay ee ku saabsaneed quruxda haweenka waxaa la sheegay inay timaha yihiin bal idinku sawirta islaan xiiran.intaasi waa kaftan Love DSS My people.❤💙🇸🇴

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni 5 лет назад +31

    Allahayaw hay dilin anoon inan Ogaadeena boga gelin, jecliyaa hablahaa Ogadenia

  • @manaomar212
    @manaomar212 3 года назад +6

    Hadaa janada jeceshahay ficilkii lagu gali lahaa halagaa arko huuno hadaa heesayso xataa wax uun kala reebo oo is astur
    ILLAHEY qaatumada kher ha nooga dgigo

  • @mileshandy5071
    @mileshandy5071 6 лет назад +7

    I love this dhaanto thank you for bringing this up

    • @mileshandy5071
      @mileshandy5071 6 лет назад

      Thank you🍬🍬🍭🍭🍭🍬🍬
      🍬🍭🍭🍭🍭🍭🍬
      🍬🍭🍭🍭🍭🍭🍬
      🍬🍬🍭🍭🍭🍬🍬
      🍬🍬🍬💈🍬🍬🍬
      🍬🍬🍬💈🍬🍬🍬
      🍬🍬🍬💈🍬🍬🍬
      😊🅰🅰😊😊😊😊😊
      🅰😊😊🅰😊🅰🅰🅰
      🅰🅰🅰🅰😊😊😊😊
      🅰😊😊🅰😊😊😊😊
      🅰😊😊🅰😊😊😊😊

    • @mohadagane2597
      @mohadagane2597 3 года назад

      @@mileshandy5071) l) m

    • @SundusFarasle-fr2wh
      @SundusFarasle-fr2wh 6 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @muhamudabdirahman9724
    @muhamudabdirahman9724 6 лет назад +26

    Laandheere jidwaaq ah dheman ali indr long live ❤️💪❤️

    • @inacabdiinacabdi7159
      @inacabdiinacabdi7159 4 года назад +3

      Jidwaaq maxaa la dhahaa huuno ma qof baa mase waa magaalo?

    • @kadirbashir3363
      @kadirbashir3363 4 года назад +3

      @@inacabdiinacabdi7159 maye waa qaabiil laxyahy😤😤

    • @faisaofficial9833
      @faisaofficial9833 4 года назад

      @@kadirbashir3363 🤣😂🤣😂🤣 kada dee

    • @faisaofficial9833
      @faisaofficial9833 4 года назад

      @Ancient Rageedi ok hada lagu fahan sina jidwa wa qabil marki laga tago ogaaden lana garin daarood hhh

    • @dowsa1252
      @dowsa1252 4 года назад +1

      @Ancient Rageedi kkk is not after daarood lol😂it's jidwaaq absame kumade kablalax DAAROOD 👈👈👈

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 7 лет назад +6

    Yaa salaam waa jaceyl iyo jimicsi wadajira, xasidkiinnu ha jabo, go forward..

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 5 лет назад +12

    Jowhar quruxsanoo hooyo iyo aabe moye majira waxkaloon kaa jeclahay😃😘😍💘💘🌹💑💑💑
    Oo Ninka misida sanamka iskaga taganya😆😅

  • @khadraali4057
    @khadraali4057 6 лет назад +7

    Maansha allha cod qurux iyo laxan gabdha absame way kasimanyihiin barakalah fiik sister's

  • @warsamedirie905
    @warsamedirie905 5 лет назад +5

    Waligeey dhaanto ka macaan ma dhagaysan keep going sister

  • @muridiahmed8412
    @muridiahmed8412 4 года назад +5

    2020 yaa ila dhageyzanoyo best song🥰💝

  • @dhemanali222
    @dhemanali222 7 лет назад +218

    Thanks guys dhamantiin i love my dadkyga

    • @hodan19
      @hodan19 7 лет назад +3

      Dheman Ali masha allah love it. thanks for the amazing dhanto sis

    • @XogmaalSo
      @XogmaalSo  7 лет назад +3

      thanks Fanaanada Sanadka

    • @marwaanmohamedculusow6477
      @marwaanmohamedculusow6477 7 лет назад +3

      waa iga gadan tahay tani

    • @munamohamud525
      @munamohamud525 7 лет назад +2

      Dheman Ali huno sharaf iyo cizi ku joog next time plz jijiga kuso tumo musica qolyahasa yaqaane

    • @liibanibrahim3534
      @liibanibrahim3534 7 лет назад +2

      Dheman Ali
      mahamed

  • @ahmedsahal5599
    @ahmedsahal5599 5 лет назад +2

    Janno moyee ma jiro wax klon kaa jclahay very nice song i like it

  • @deekojudith8790
    @deekojudith8790 4 года назад +1

    Mansh Allah wllshay Qali dhanto macney janno moye majiran waxa kalo an ka jecel ahy mansh Allah love loved my sister

  • @Hindiya-tt1es
    @Hindiya-tt1es 4 месяца назад +2

    Wowjah and I have booked atrophy 😅🎉❤

  • @sahramohamed3728
    @sahramohamed3728 7 лет назад +18

    this is amazing love you zanub keep on doing good

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Год назад +1

    Gabdhaha jidwaq ilahy qurux siyey💚💙💚

  • @zamiiracumar7706
    @zamiiracumar7706 3 года назад +2

    Yaa ila dawanayaa 2021 like👍🥰🇸🇴👑

  • @nachiipmohamed4744
    @nachiipmohamed4744 2 года назад

    HeezTaN maantan maqlay anagoo meel dhaanto ah ku ciyaaryna dnn acd aadna waan u jeclayztay ilaa Caawana waa iipaxayzaa 11/6/2022 Saturday 1:37 am✋🤲

  • @abwaangacalxiriirshe4016
    @abwaangacalxiriirshe4016 7 лет назад +2

    Walee Inan kaligeed dhaantayn Baa soo baxday in kastoon wali LA arag dhaqankeenana Aysan kujirin balse waan soodhawayn inantaas soomaliyeed

  • @ahmedmahamed9095
    @ahmedmahamed9095 7 лет назад +18

    woow waa gabadhii ugu horaysay ee kaligeed iyadoona wahelin nin qaada dhaanto Respect #dheeman

  • @zakimaxamad3655
    @zakimaxamad3655 6 лет назад +2

    Waa iga Daan Tahay Dhantadan Walhi jana moye Majiro waxan kaloon Kajeclhay ❤❤❤❤🌹🌹🌹

  • @medseifnour2059
    @medseifnour2059 7 лет назад +70

    jaano majirto ila aad Nabigeena Mxmad cswsln aad ka jeclaa nayso waji jaxoradle😂😂

  • @kadirbashir3363
    @kadirbashir3363 4 года назад +9

    Dheeman ali quruxlayda jidwaaq❤💋❤

  • @abdihassan6934
    @abdihassan6934 7 лет назад +5

    Mashalah she soo beautiful

  • @virginiaharvey
    @virginiaharvey 2 года назад +6

    Great stuff all best to crew

  • @mahermohamed1059
    @mahermohamed1059 7 лет назад +9

    Waryada dadka unlike saarayo
    Bol qaali ah ayaa idinka maqan
    War dantadaan ayaanba u quraa
    In an saaro unlike uff deh dadkaas ayaaba igasooo horboday
    I really luv this song

  • @amingohe5145
    @amingohe5145 5 лет назад +5

    Beautiful cultural somali my sister dimon ali Manshaa allaah

  • @adanabdi6869
    @adanabdi6869 3 года назад +5

    Sense of belonging.. Much love from Kenya thanks

  • @axmedcarabo9166
    @axmedcarabo9166 Год назад +1

    agah Dhafaruur DhinfiliQ Maaanoon Dhadhamin baan Ka Dhimanayaaa
    waxaa Lamida Tolky Ogaadeen Maanoon Kaaadhin Baaan Ka dhimanayaa

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 4 года назад

    Gabadhan codkeeda ayaan jeclahay maalin kaste waan dhagaystaa alle ha haku sharfo

  • @siyaadcismaan6779
    @siyaadcismaan6779 5 лет назад

    Gabadhan reer Qabribayax Hadaynu soomaali wada nahay haa la ii raadiyow waa haday madax banaantahay haday marwo tahayna ilaahay gurigeeda haku khayro.

  • @deeqkoosar4558
    @deeqkoosar4558 5 лет назад +18

    Ogadeenia ❤️💙💚🌹🙏

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 7 лет назад +3

    Waaw, jawharo, jaceylkaaba janno kuu jahayn kara. Nacaybkuna wuxuu kuu jehayn kara jab, jin raac iyo jahannamo. No more jarjar iyo juujuub.

  • @somalibestmusic1208
    @somalibestmusic1208 7 лет назад +6

    mnsha allaah waan ka helay dhaantadan

  • @zakimaxamad3655
    @zakimaxamad3655 7 лет назад +3

    Wowowow Cadi Mahan Yarta waay Kabaxazatahy 😍😍✌👌

  • @swaggerhanadchannel3951
    @swaggerhanadchannel3951 5 лет назад +7

    Jano mooyee Ma jiro wax kaloon kaajecalahay 🔥🔥❤️🧕

    • @iqrabintuabdullahi6831
      @iqrabintuabdullahi6831 4 года назад

      Janamoye majiro waxkalon kajeclahay wah wah dhabto iga dheh 💓💕 💞💞 💞💞 💞💞 💞💕 💕💓💕 💞

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 6 месяцев назад +1

    Waaga markay soo baxday ban RUclips ka dhagaysan jiray aad ban u jeclan jiry wlhy 16 jir aha wakhtiga hada 22 jir ahy wakhtigu muxuu cararaya alle cafimad iyo cimri dherer fican hayna wada siiyo dhamnten ❤😢

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 6 месяцев назад +1

      Aamiin anoo midkle moodo waaba tii tik toka ka maqli jire

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 6 месяцев назад

      @@NasroXamud-lu6mf waaga TikTok ba lama aqoon 2018 bay somalidi ugu horeyey isticmalkeda bilaaben sidan filayo

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 6 месяцев назад +1

      ​@@Amiinadam10 😂😂

  • @senatornovasaddam9248
    @senatornovasaddam9248 7 лет назад +4

    jana moye majiro wax kale ka jeclahay. top notch😍

  • @dhemanali222
    @dhemanali222 7 лет назад +17

    Special thanks xogmaal production ad iyo ad baan idiinku mahad celinaya siidaa sharaf tale eed howshiina uga so baxden ❤️🎁😘👏🙏👌😍😒😘🙏👌🤛🤛🤛🤛🤛🤛🤛👌

    • @nuurdhaantonuurdhaanto7497
      @nuurdhaantonuurdhaanto7497 7 лет назад

      Dheman Ali Adaaa mudan Sharafeey Jawaabta Aniga iga Sug Dhaantadaa

    • @xukunsoconog6157
      @xukunsoconog6157 6 лет назад

      wooow

    • @nasmaa012saadaq7
      @nasmaa012saadaq7 6 лет назад

      Dheman Ali 😭😭😭😭😭😭😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @nanah7658
    @nanah7658 3 года назад +6

    Jaraar my home my blood where my heart is from 🥰 iyo jigjiga our capital city 🥰💕💕💕💕💕💕💚💙❤️

  • @langadheluug64
    @langadheluug64 4 года назад +2

    Best dhaanto thank you indr Dheeman

  • @AbdiweliaAbdicasiis
    @AbdiweliaAbdicasiis 3 месяца назад +2

    2024 ya aniga mesha😂

  • @iidmaxamedxaaji6272
    @iidmaxamedxaaji6272 3 года назад +4

    Maxay thy dadka iyago somali ah comment ga english kuso qoraya waar wllyal afkeena aan qiimo uyeelno

  • @abdinurmahamed4524
    @abdinurmahamed4524 7 лет назад

    halaga daayo dhaqan xumada bulshada iyo macsiyada illaheey wuu na halagaaya wlhi kala ilaali inaad gacmaha isku salaantiin adinkoo kala ah ajanabi plz. sida kale iska dhaanteeya waa dhaqan keena kuwa madaxa banaana wax soo badala illaheey caradiisa aay nagu habsanin i love you guys.

  • @farahdubow7060
    @farahdubow7060 9 месяцев назад

    I Love dhanto it's only thing which emphasising our culture.

  • @idilmashaallah6604
    @idilmashaallah6604 7 лет назад +68

    waji joowxadloow caay mii mise amaaan kkkkkkkkkk
    like halii saaro tuugsiga wuu bate maxa iga reebe

    • @fatuma67
      @fatuma67 7 лет назад +5

      Waji johorad low waaye

    • @bisharoyusuf5537
      @bisharoyusuf5537 7 лет назад

      Idil masha allah jjjjjjltyf y ft tyui]y fvbl

    • @bisharoyusuf5537
      @bisharoyusuf5537 7 лет назад

      jgujgcyugffff/hhhgg//I hypnotherapy ytjvvv. ir1y ft wsff we 30976521hthhhgggggggffgg/ffgghhuttsc.
      p66666yyyyyyujjjjjjj gogol yttftttttgggggggggggghhhhhhh&bbbbbbbbbbbbbbbbbbbb

    • @bisharoyusuf5537
      @bisharoyusuf5537 7 лет назад +1

      thanks 77trr%

    • @bisharoyusuf5537
      @bisharoyusuf5537 7 лет назад +1

      Idil masha allah uygg

  • @ubahhassan7974
    @ubahhassan7974 2 года назад +1

    Jigjiga iyo qabri bayax from jidwaq

  • @amiishamiira6029
    @amiishamiira6029 3 года назад +1

    Wiill ogadena raba 😭😭

  • @mahermohamed1059
    @mahermohamed1059 7 лет назад +1

    Wlhi daantadaan waxbadan aaa raadinaayay I love it💔💔💔😘😘😘😘❤❤

    • @abdihassan8076
      @abdihassan8076 5 лет назад

      Meelkale lik ila saara dhaanto macaan qofta qadaysa waanku haystaa

  • @Mursalshire8400
    @Mursalshire8400 Год назад

    Waa maxay dhaanta cajiiba bey ahayd wnba uso xiisay ,codka,laxanka,miraha cajib fowqal cajib👌

  • @fiinoxoosh834
    @fiinoxoosh834 6 лет назад +6

    haha haha dhaanto IGA dheh
    like iisaara hee asxaabta sharafta leh

  • @mohamedabdi7884
    @mohamedabdi7884 7 лет назад

    waaaw eesh calaa dhaanto
    Dheeman Ali welcome
    cod iyo quruxba waad haysaaa
    iyo weliba midho aad u mcn
    viva Jigjigiyo Kabribayah
    Jarar Janniyo Afdheer

  • @mahermohamed1059
    @mahermohamed1059 7 лет назад +16

    Imagine this is the only Somali song I really love 👑👑👑👑

  • @aarkaaarka7018
    @aarkaaarka7018 5 лет назад +2

    Wow somali state waxa laga helaa haplaha sidaa u quruxda padan dheeman iyo dheemano kale oo padan sharaf iyo cisi iigu noolada hapalaha ree dds somali state

  • @ubaxibrahim3023
    @ubaxibrahim3023 6 лет назад +5

    I love this song

  • @AlimaxamedAbdi-g8p
    @AlimaxamedAbdi-g8p Месяц назад

    Wlhi 2015 xasuus dugsi aa ku jirey

  • @sulekacabdi7494
    @sulekacabdi7494 6 лет назад +3

    😍Dheman wacaneey horeh usoco

  • @waemaxan196
    @waemaxan196 5 лет назад +3

    I love this dhaanto

  • @dhemaninaqasimali76
    @dhemaninaqasimali76 Год назад

    Sun,jan15,2023 daawanayaa 5y ka dib inta iga dambeyso like🙏

  • @samiraali5210
    @samiraali5210 7 лет назад +5

    wooow dheemantadii ilahay haa kii dayo mcnto love you my fanandad

    • @caliyusuf6526
      @caliyusuf6526 5 лет назад

      🎄🎄🎄🎄♉♉♉🧡🧡❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🧡❤️

    • @saidaali8372
      @saidaali8372 4 года назад

      Tg

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 лет назад +3

    wwww jigjiga iyo afdher qabribayax jarar yaà kugu dhala jamaal mashallh caadi ma aha dhantada iyo gabadha codka macaan. viva ddsi one love 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍

  • @asmaapdirisaqasmaapdirisaq3266
    @asmaapdirisaqasmaapdirisaq3266 4 месяца назад

    Inta daawnayasa 2024 is muujiya😂

  • @boqoradadadkamadoow3006
    @boqoradadadkamadoow3006 7 лет назад +69

    hadaa kaheshey dhantadan like ha uiadhafin

  • @sharmacade2562
    @sharmacade2562 5 лет назад +1

    Walle dhantadan is ka jecalahay
    Waba an ka helay best dhanto

  • @xasanxudayfi7150
    @xasanxudayfi7150 4 года назад +2

    Waar gabdhaha ogaadeenka quruxbadanaa

  • @yaasinmaxamud5526
    @yaasinmaxamud5526 7 лет назад

    waw waxa aad igu faraxsanahay in aan arko walshay jawahar oo codkeeda macan kuluqaynaysa hora usoco waanka sugayaa inta iyo inkadan horay usoco 😁😁😁😁😁😁

  • @isehasanhasan7678
    @isehasanhasan7678 7 лет назад +5

    jano mooye wax kale oo aan ka jeceelahay ma jiiro viva nice dhanto

  • @maxamedcismaciil46
    @maxamedcismaciil46 7 лет назад +6

    viva d d s i jecliyaaa dhulkyga allow idaaa miss u more

  • @nasteexonalka8119
    @nasteexonalka8119 5 лет назад +2

    Dhanto waaxaasaa lagaa. Dhahaa jano moye majiro waxkalon kaa jeclhy

  • @waemaxan196
    @waemaxan196 5 лет назад +1

    Who is still listening this song 2019 April 1

  • @samsamabdiaziiz820
    @samsamabdiaziiz820 5 лет назад +3

    msnaha aallah dhanto wngsna tas iga dheh

  • @toughnut3972
    @toughnut3972 6 лет назад

    Waaaw dheemaney ninka ma amaantey miss waad ceysey waji joxoradloow kulahaa

  • @ahmedalhady9205
    @ahmedalhady9205 6 лет назад +2

    Gabdhahaa ku qurux badan dhaantada

  • @yurubaanibishaar6198
    @yurubaanibishaar6198 7 лет назад +3

    Jano moye ma jiro wax kalo ka jecelahy nice ereyo ❤

  • @mohamedmuuse7649
    @mohamedmuuse7649 7 лет назад +3

    Eesh calaa dhaanto Qabribayax ayay ka shidan tahay we love you fanaaniin teena
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muqtaarhussein8036
    @muqtaarhussein8036 7 лет назад +3

    inaba Caadi maaha Jano mooye ma Jiro wax Kale oo kaa Jeclhay #dheyman

  • @QamanHasan
    @QamanHasan 4 года назад +1

    Gawadhan wa quruxley

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo  7 лет назад +19

    waa mahadsantihiin saaxiibyaal

    • @ayaancllaahi5546
      @ayaancllaahi5546 7 лет назад +2

      Xogmaal aaaad ayad umahadsan tihiin jano mooyee majiro meelkaloon idinka jeclahay oo iga dhaba l love all fanaaniinta iyo ka hawlgalayaasha xogmaal waan jibooday markan dhagaysatay 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @XogmaalSo
      @XogmaalSo  7 лет назад +2

      maasha alaah thanks Ayaan C/laahi ku baashaal waxyaabaha aan soo saarno

    • @hodanjama3020
      @hodanjama3020 7 лет назад

      Xogmaal But jfkhfdf

    • @fatumadalmar9664
      @fatumadalmar9664 7 лет назад

      Ayaan ClLaahi u. Oh

    • @karrodajiye2200
      @karrodajiye2200 6 лет назад

      Xogmaal gyyty

  • @yasminayousuf3364
    @yasminayousuf3364 7 лет назад +3

    masha allaaah dhaanto shidan dheeman Cali dhaanto waaan idinsalamay

    • @hodanjama3020
      @hodanjama3020 7 лет назад

      Yasmina Yasina fiutrfpdjhf0hvxnvdewfmbxze

  • @iqruushmohamudfaarax6140
    @iqruushmohamudfaarax6140 Месяц назад

    Inta 2024 dawanaya wn saalamaya

  • @cabaasxuseen7659
    @cabaasxuseen7659 3 года назад

    Jano waxaa gala qof asturan

  • @cabdikaniismail5839
    @cabdikaniismail5839 3 года назад

    Waxaa fiicnaan lahayd dhaantada in lasaaro laxankii waaberi eedhantada maadaama laxamiistayaashii iyomusigiistihii waaberi in badan nooshahay kuwii ugu caansanaa sida axmed cali cigaal siciid xarwo
    Jiim shiikh mumin cabdule raage
    Iyo ragbadan

  • @deekojudith8790
    @deekojudith8790 4 года назад +1

    Walidka maka jeceshahay iyo nebikeni moxamed scw

  • @faadumofaarax3636
    @faadumofaarax3636 4 месяца назад

    Inta niiclaha ka daawan jirtay 👍😁