Janada ma la xasuusanayaa noloshii aduunka | Xaalka janada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 мар 2023
  • Janada ma la xasuusanayaa noloshii aduunka | Xaalka janada
    #ogaal_cusub
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 835

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 Год назад +25

    Majirto nimco kaweyn inaad aragto allah wajigiisa❤❤❤😢😢😢
    اللهم إني أسألك من الجنة فردوس ونعود بك من النار 😢😢

  • @pilaalmohamet9884
    @pilaalmohamet9884 Год назад +114

    Ilahay ha inaGu kulmiyo dhamanTeen ❤❤ waxan xiiseynaya inan arko nabi maxamed scw iyo nabi aDam ❤❤

  • @Zirilkacade
    @Zirilkacade Год назад +57

    🥺 Allow waa bil Ramadaan kuwii jannada fadligaaga ku gala naga yeel dhamaan Islaamka 🤲🤲 Amiiiiiiiiiiiin

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 Год назад +66

    Afur wangzan dhamaan walha muslimiinta❤

  • @kasmo-dhise9870
    @kasmo-dhise9870 Год назад +188

    Mid kamida kuwa ugu fiican faciisa
    Golden voice❤❤

  • @Cabdirabi-9
    @Cabdirabi-9 Год назад +32

    Nabigu (SCW) wuxuu yiri "qofkii dhaha maalintii سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ gafafyaalkiisa ayaa la tirtiraa badda xumbadeedaba hala ekaadaane".
    Ilaahoow kuwii ku toosa oo aan fursadaas dayacin naga dhig.
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss Год назад +21

    سبحان الله (٣)
    الحمدلله (٣)
    لاإله الاالله (٣)
    الله اكبر (٣)
    لاحول ولاقوه الا بالله (٣)
    اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣)
    سبحان الله وبحمده (٣)
    سبحان الله العظيم (٣)
    استغفر الله وأتوب اليه (٣)
    استغفر الله (٣)
    أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه (٣)
    اللهم اعتق رقابنا من النار (٣)
    لا اله الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين (٣)
    حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم (٣)
    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته (٣)
    اللهم اني اسألك العفو والعافيه في الدنيا والاخره (٣)
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك (٣)

  • @user-zp3hu4sc9x
    @user-zp3hu4sc9x 9 месяцев назад +18

    Allo naga yeel aniga io inta musliminta ah kuwa ku kulma janatul firdowsa😢❤

  • @mysterioush8513
    @mysterioush8513 Год назад +70

    Muqaalkan kii ka horeeyay Ee ehlu naarka wan oyayay kana wan farxay ilahyow dadka janada naga dhig Ameen ya rabi

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 Год назад +79

    Allow naga dhig dhamaan inta muslimka kuwo janda gala o gacnata midig Loga dhiibo 😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 3 месяца назад +5

    Yaa Allah, Rabbiyow nagu dar kuwa aad janada galiso oo ku waara, kana caba xowtka Nabigena Muhammad salalahu-caleyhi wasalam❤❤❤

  • @Cabdalla55
    @Cabdalla55 Год назад +17

    Walahi saaxiib muuqalkaan quruxda badan runtii markii aan dhagaysanayay qalbiga ayaa iidagay waana kuraaxaystsy muuqalkan quruxdabadan aad noosoo diyaarisay waxaadna iga jaahilbixisay waxyaabo badan oo aan iswaydiiyay mararbadan Ogaal cusub Alaha kuxifdiyo mahasanid

  • @abdirahmanbarre3905
    @abdirahmanbarre3905 Год назад +10

    Ilaahow gafkeena iyo geerideena hakulansiin oo ilaahow qaatumada noo toosi

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 Год назад +83

    Ma garanayo kolkad daawaday clipkaan Kolna waan dhoola cadeey kolna waan murugooday Kolna waan cabsaday subaxanallah yaa Allah ii gaar gaar 😢😢

  • @amiinriyaad4528
    @amiinriyaad4528 Год назад +13

    Allahayoow naga dhig kuwii janada gala aniga iyo dhamaan walalahayga muslimka ee adiga ku rumeyaay nabiyadii aad soo dirtayna rumeeyay malaa'igtaadi rumeeyay kitaabkaagi rumeeyay
    Amiin amiin amiin

  • @user-ws7yf3yv7p
    @user-ws7yf3yv7p 6 месяцев назад +7

    اللهم إجعل لنا الذين يدخلون الجنة بغير حساب ولا عذاب، آمين يارب العالمين 🤲🤲

  • @abdilaahi_mahamuud
    @abdilaahi_mahamuud Год назад +25

    Ilahayow janadada ku waydiisanayY Ya rabbi
    IlahYowe nature kulmi anigaH Iyoh intii Islamaba walidkaY asxabtay walaldaY Family iyoh dhaman intii Islamaba ya rabbi
    IlahayOw jannada nagu kulmi nebi mahamed ❤️

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 Год назад +113

    أللهم اجعلنا من اهل الجنه وارزقنا الفردوس الأعلى من الجنة مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا

  • @c.yussuf
    @c.yussuf Год назад +87

    Allow Jannda Na wada gali ❤❤🤲🤲 Aamiin ❤❤❤

  • @jimaleali9122
    @jimaleali9122 Год назад +12

    I.a alle ayaan la kulmi doonaa malinta aakhiro i.a kitabkeygana gacanta midig ❤ janada ayaan isku arki doonaa nabiyada iyo ahelka iyo asxabta

  • @zeyfi_7000
    @zeyfi_7000 Год назад +72

    Golden Voice #Ogaal_CUSUB❤
    Adiga iyo aniga iyo waalidkeen iyo dhamaan muslimka alha janada nagu kulmiyo❤

    • @cumarcali7492
      @cumarcali7492 Год назад +2

      aamiin wallkey amiin anaganeh aan da daalno si uu alle inoogu naxariisto ha ka quusanina alle naxariistiisa towbada na aan badinno wax xun markaa tiraahdo ama uu kaa soo fakado astaaq furullh ay nu dhah no alle hanaga aqbalee

    • @naasirfaisal2023
      @naasirfaisal2023 Год назад +1

      @@cumarcali7492 Aamin 🤲🤲Wll Mcn ❤

    • @c.yussuf
      @c.yussuf Год назад

      Aamiin Wll ❤❤🤲🤲❤❤

    • @mahadxasan8199
      @mahadxasan8199 Год назад

      aamiin wll

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Год назад +34

    Ilaahow janadaada raxmadaada igu gee yaarabi adaan adoon kuu ahay ilaa qiyaame wax walba aduunka waa igu siisay waana kaaga mahadcelinayaa balaayiin jeer dartaa Baan u soomay❤

  • @Abdullahihcghvf
    @Abdullahihcghvf Год назад +56

    اللهم إنا نسألك الجنة الفردوس الأعلى بفضلك الكريم 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 Год назад +12

    😢😢😢 nolosha aduunyo ma ahaan ilaa haday ahaatayna waa wax yar oo dhamanaysa allow naga yeel kuwa aduunyada ka zhaqaysta 😢😢

  • @abdibaarimohamed7482
    @abdibaarimohamed7482 Год назад +31

    Ramadan kariim nabiga kusali❤❤

  • @ikraali172
    @ikraali172 Год назад +22

    اللهم اني اسالك الجنه وما قرب إليها من قول وعمل

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe Год назад +11

    ilaahow acmaasha janada ii fududee dhamaanteen musliminta oo dhan u salahal janatul firdawsal aclaa
    Allahu ma aammiin

  • @UbaxDheeman-pw3td
    @UbaxDheeman-pw3td Год назад +9

    Ala nasiib badanaa qofka ehelu janadaa ilhy ha naga dhigo kuwo ku guulaysta aduunka

  • @khansaalimohamud1860
    @khansaalimohamud1860 Год назад +14

    Al jannah 😍 😢
    ما احلاها اللهم لا تحرمنا بتلك الجنه

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад +4

    Illahay inowada naxariisoo dhamaan wlalaha Islamka ah janada neh ino sahal❤️💜🕌🤲🙏☪️

  • @ismaciilaarka-rv9cp
    @ismaciilaarka-rv9cp Год назад +6

    اللهم إنا نسألك جنة الفردوس الأ على يا أرحم الراحمين

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад +12

    جزاك الله خير الجزاء

  • @YahyeMoalim190-xc3fx
    @YahyeMoalim190-xc3fx Год назад +7

    Golden voice ogaal cusub 🦁✊
    Allow Danbigeena iyo kan waalidkeenba dhaaf , maalinta Qiyaamana janadaada naggee Allow adigaa danbe dhaaf badane danbigeena dhaaf yaarabi 🤲🤲🤲🙏

  • @talasameabdihasan4343
    @talasameabdihasan4343 Год назад +8

    Mnsha allh ❤ thank waxaan ka mid ahaa dad kii video Gan video ka horeyay kuusoo qorayay jannada kusoo xigsii

  • @abdikadirali3325
    @abdikadirali3325 7 месяцев назад +2

    ☆♡《أللهم إنى أسألك الجنة فردوس أعلى》☆♡
    《Ilaahow waxaan ku weydiisanayaa jannatal firdowsal aclaa.》
    {Ilaahoow noo aqbal🤲🏿}

  • @user-pf9lt9sr9u
    @user-pf9lt9sr9u 8 месяцев назад +10

    Alahanagukulmiyojanatulfardosoamiin jasakalaahwalal

  • @Kawthar4967
    @Kawthar4967 Месяц назад +1

    Masha alah tbaraklah ilhay guri janada nawada siii aamin

  • @miimiissa8170
    @miimiissa8170 Год назад +3

    Wanagsane wa illahy 😭😭 illahyow rabiyow raxmanow naxriistada nagu gali

  • @samio3348
    @samio3348 Год назад +5

    Codku waa deeq ilaahay masha allah 🥰🙏

  • @fardowsocali8814
    @fardowsocali8814 4 месяца назад +2

    Ya Allah janadada inagu kulmi dhamn musliminta ya rabi 🤲🏻😢

  • @user-ld8bl3ho2k
    @user-ld8bl3ho2k 4 месяца назад +1

    اللهم اني اسألك الجنه وما قرب إليها من قول وعمل

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 Год назад +9

    Allow naga yeel kuwa Janatul Fardowsa ku rafiiqa Yaa Rabi🤲🏽🥰

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Год назад +15

    💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝
    💝🌴 الله يعزاك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجلٱ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    شكراً جزيلاً لموضوعك مفيدة جداً و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون
    و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكرك الغافلون
    💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @MaxamedAbka-ly8mx
      @MaxamedAbka-ly8mx 9 месяцев назад +1

      Mshallh ilaaahay ha kaa abaal mariyo wll

  • @mahamoudabdihakim3768
    @mahamoudabdihakim3768 6 месяцев назад +1

    Allow janada na wada gali 😢 Amin inchallah YA rabbi 🤲🤲🤲

  • @mohameddaahir9812
    @mohameddaahir9812 4 месяца назад +1

    Ilaahayow naga yeel kuwa kugala fadliga Ramadanka janaada❤😢

  • @abdirahmanahmed7882
    @abdirahmanahmed7882 Год назад +18

    May Allah s.w grant us all jannah ameen

  • @omarabdisalad7631
    @omarabdisalad7631 9 месяцев назад +1

    yaa rabi fadligaaga iyo fatliga nabi muxammed scw janada nagu gali bilaa xisaab

  • @JimcaaleSiciid-j3l
    @JimcaaleSiciid-j3l 4 дня назад +1

    Ilahayow nagee janada❤❤❤❤

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 Год назад +3

    Wlky aad bad umahadsan thy alle khyr hakuu bedelo dadka wnga aad uso gudbisid ku raaxeysa ayan ka mid ahay aniga iyo wlhu somaliyeed ❤

  • @HaniYusuf-te5gq
    @HaniYusuf-te5gq 3 месяца назад +1

    Ilahay janada ha nageeyo amiin amiin amiiin❤❤❤❤😊❤❤❤❤

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Год назад +6

    💝🌴 ماشاء الله 🍀 تبارك الرحمن 🌴💖
    💖🌴 الله أكبر كبيراً ☘️ و الحمدلله كثيراً☘️ ☘️ و سبحان الله بكرة و أصيلاً 🌴💝
    💝🌴 I Love u ALLAH " جلا جلاله " 🌴💝
    💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون
    و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكرك الغافلون
    💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @abdikareemomar7364
    @abdikareemomar7364 Год назад +12

    Golden voice 🎉

  • @user-ez9bs3yi2b
    @user-ez9bs3yi2b 9 месяцев назад +2

    اللهم إنا نسألك الجنة .

  • @HiboHibojamiila
    @HiboHibojamiila 3 месяца назад

    Ilahooow janadada nageey oo nacafi adoman casi ah ayaan nahay ilahooow nooo naxariiso yaaarabi adigaaa unaxariis badan inta naxrisayee yarabiiii cadigaaa wax cafiyo adigaaan ku aminsanahy yaarabiiii ilahow cadabal qabriga Naga badbaadi yarabiiii❤❤❤🤲🤲🤲

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 Год назад +2

    Allahayoooooow janadaada ayaan kaa barinay adoomadaada ayaa nahay💔😭😭🤲🤲

  • @fardousabdi5365
    @fardousabdi5365 6 месяцев назад +1

    Allow janada nagu hanuuni anagaiyo muslimiinta aamin

  • @Dayr12
    @Dayr12 Год назад +3

    Masha.allh Allaha inaga yeelo kuwii janadda ku gala xisaab la.aan bi idni-laah

  • @hodanfaysal8117
    @hodanfaysal8117 4 месяца назад

    Alle haynaga yeelo kuwi noqda rafiiqi nabi mahamed scw dhamanteen 🤲

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Год назад +3

    Ramadan mubarak ku saliya nabigeena❤❤

  • @user-vc9rr5pl1p
    @user-vc9rr5pl1p 4 месяца назад

    Allahayow janada ku waydiistay allahayow janatul firdaws ban ku waydiistay allahayow janatul firdaws ban ku waydiistay

  • @khadarsamiir38
    @khadarsamiir38 Месяц назад

    Illahayow jana ka baryaya naxaristada ku galo ani io ehelkayga io walalaha Musliminta❤🎉

  • @user-hl6mg8mv9j
    @user-hl6mg8mv9j 2 месяца назад

    اللهم انا نسالك الجنة ونعوذ بك من النار

  • @maxamedcabdi462
    @maxamedcabdi462 Год назад +1

    ❤❤❤illahy waxan ka baryayaa waa bil rabadaane in alle iga qabla baryada illahow janada nagu kulan sii aabahay hooyaday iyo ayeeydey aweewgey baryarahay❤❤❤ iyo xaaskeyga caruurteyda allow iaqbal caawa

  • @samiyakhalif6171
    @samiyakhalif6171 Год назад +4

    Illahayow janada naga wadakulmi 😢🤲

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Год назад +1

    Masha allah allah hanga dhigo kuwa janada loogu balan qaadey❤❤❤

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. Год назад +4

    Ilaahow janadaada nagu irsaaq o tubta tosan nogu hagaji🤲

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 Год назад +1

    Ramadan Kareem ☪️ ❤

  • @sacdiyoxuseen9644
    @sacdiyoxuseen9644 Год назад +1

    Ilaahow janoyinkaga nogu bisharey aniga iyo hoyadey iyo abahey iyo wllkey iyo intii muslima 🤲🤲🤲

  • @Xariif_1
    @Xariif_1 10 месяцев назад

    Ilahay ha Ina so hqnuuniyo janada kuwi ku kulma alle ha naga dhigo Yaa rabi

  • @HeroYoungan
    @HeroYoungan 3 месяца назад +1

    Ilaahow cadaabta naga badbaadi janno na nagu arsaaq😢☝🏻

  • @foozia426
    @foozia426 Месяц назад

    Ilahayow khatumada khayr noogu khatin ya rabbi

  • @Xariir77
    @Xariir77 Месяц назад

    Allow janada na gee yaa rabi adaa raxmanee ❤❤

  • @listen_quran_10
    @listen_quran_10 Год назад +10

    Hada quraanka Jeceshahy isooboqo 💗

  • @nimcocawl7144
    @nimcocawl7144 7 месяцев назад +1

    Allow No danbi dhaaf oo janada na gee yarabi aniga iyo walidkty walalahy iyo dhamaan muslimka oo dhan,Allow aragaga nagu Arsaaq oo na tus😭🥺🤲🏽🤲🏽

  • @ina_abdirashiid
    @ina_abdirashiid Год назад +1

    wαn ílmєчαч wllhí 😭اللهم إني أسألك الجنة الفردوس وأعوذ بك من النار 🤲🏻🥺❤

  • @Juneydiboy123
    @Juneydiboy123 Год назад +3

    ALLE HANAGA KORIYO NAARTA DHAMAANTEEN INTI WANAAGSANEYD AAMIN😢

  • @abdiwalikalif8399
    @abdiwalikalif8399 Год назад +6

    GOLDEN VOICE 👋

  • @user-wb7dz1nj1p
    @user-wb7dz1nj1p 6 месяцев назад

    Wll waan ka helaaa sheekada Alle ha Ku jeclaado mashalah Allah janada ha ina wada geliyo mashalah mashalah mashalah mashaalah❤❤❤❤

  • @Ahmed-faarax-saalax
    @Ahmed-faarax-saalax Год назад +1

    Illahaw janadaada nasii amen❤

  • @zahrashafali1890
    @zahrashafali1890 5 месяцев назад

    😢❤😊😢 اللهم اني اسالك جنه واعوذ بك من النار

  • @khadaryaasiincaliverrti5101
    @khadaryaasiincaliverrti5101 Год назад +2

    Illhow adigah awooda izka lehe naga mid yeel kuwaaad janooyinkaaga ku maczuuunto😢❤❤

  • @faiziali6335
    @faiziali6335 Год назад +1

    Walaal mashaa allaah wax wanaagsan ayaad heysaa mashaa allaah

  • @abdukhaaliqabdurezaqgon
    @abdukhaaliqabdurezaqgon Год назад +9

    So baddii wll❤

  • @SabariinNuur-bf5lp
    @SabariinNuur-bf5lp 2 дня назад

    Allow ehelkeyga janada igu kulmi❤❤❤❤

  • @cafiyomohamed7623
    @cafiyomohamed7623 Год назад +2

    اللهم إني نسألك الجنة 🤲🥺❤

  • @zuweydabintu7383
    @zuweydabintu7383 Год назад +2

    يا الله يا رحمن اللهم اغفر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء واموات 😭🤲❤

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg 4 месяца назад +4

    allow janada nagee yaa rabii ameen ameen ameen yaa rabi🤲🤲🤲🤲

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 Год назад +5

    اللهم اني اسألك الجنه الفردوس الأعلى من فضلك ورحمتك 🤲🤲🤲🤲

  • @Cabdirabi-9
    @Cabdirabi-9 Год назад +3

    صلى الله عليه وسلم 🤍🥹❤‍🔥💗

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад

    Masha Allah sxb jazakallah khayr

  • @King55555-x
    @King55555-x 10 дней назад

    اللهم اني اسألك الجنه الفردوس الأعلى 😢

  • @haarabinyaxye201
    @haarabinyaxye201 Год назад +5

    The golden voice

  • @SLAVEOFALLAH277
    @SLAVEOFALLAH277 Год назад +1

    جزاك الله خيرا اخي الكريم ❤ واحسن اليك يا رب العالمين ❤❤

  • @scarface1530
    @scarface1530 Год назад +4

    Ilaahay Hakaa abaal mariyo wll sida aad wanaagsan ee aad noogu soo jeedisay ❤

  • @samommoe2693
    @samommoe2693 Год назад +1

    Ya Allah nagu dar kuwad naarta ka xorayso bisha ramdan aniga iyo dhaman umada islaamka ahba ameeeen

  • @Amiinaliiban1780
    @Amiinaliiban1780 Год назад +2

    Insha allah kuwa guulaysata noqonaynayaa
    Malinta qiyame .allow inoo naxariiso adaa wayne

  • @cabdaleyare9124
    @cabdaleyare9124 Месяц назад

    Ilaahoow janada kuwa galno nagadhig❤

  • @user-su1mb2sn4i
    @user-su1mb2sn4i 5 месяцев назад

    Yaa rabbi ilahow hanaga qadin nimcadaa yaaa allaah hooyday iyo muslimiito dhan iyo caruurtayda igu tus halkaa

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is Год назад +1

    Aamiin
    Aamiin
    Yaarabi
    Allow naga yel
    Ku waad ugu nimceeso
    Janada

  • @rashkaboy4817
    @rashkaboy4817 Год назад +13

    the Golden voice 💛