Jabuuti | Magalo aduunka oo dhami u kala tartamo ka ag dhowanshiyaheda | Waaberi Show | Xalqada 3aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Jabuuti | Magaalo aduunka oo dhami u kala tartamo ka ag dhowaanshiyaheeda | Waaberi Show | Xalqadda 3aad
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: / waaberimedia20
    Instagram: www.instagram....
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Комментарии • 259

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 Год назад +107

    Intee qof ayaa jicel qur.aanka kariimka 🤗

    • @Inasaid56336
      @Inasaid56336 Год назад +2

      Anigu m'a jecli quranka waayo quranka waa booga Somalida babiiyay ee adunka ka reebay

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Год назад

      @@Inasaid56336 سبحان الله. War maxaa ku hadashay

    • @Inasaid56336
      @Inasaid56336 Год назад

      @@1LAMINE_1 quranka aad sheegayso adunka ayu kaa reebay

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Год назад +1

      @@Inasaid56336 war nio ilaahay ka cabso

    • @hamzemouzeali6128
      @hamzemouzeali6128 Год назад

      ​@@Inasaid56336 gaal kirishtaan ah jda muslinimo maad sheegan 🤬

  • @sportman000
    @sportman000 Год назад +41

    Aan nabiga kuwada salino wllay {scw}❤❤❤❤❤❤

  • @salahdinebogoreh
    @salahdinebogoreh Год назад +24

    Vive notre République vive Djibouti 🇩🇯❤️❤️❤️

    • @macluumadxaqaaiq9925
      @macluumadxaqaaiq9925 Год назад +1

      Afsomali kuhalad xolayohow

    • @ismaip1
      @ismaip1 Год назад +4

      @@macluumadxaqaaiq9925 somali un jabuuti ma dagana wiilkan waxa kaga yaaba inu yahay qoomiyada canfarta, marka luuqada jabuuti isku fahman wa faransiis sida ula soco.

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 Год назад

      ​@@ismaip1kuwa itoobiya haysato marka Shiraka lagu jiro ma English kuhadlaa layidhaa mise xabashi

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 Год назад +34

    ciise kali ah aaya like i saari kaara

    • @guyogugubad4944
      @guyogugubad4944 Год назад +2

      Nolow cuz

    • @luizmartel7004
      @luizmartel7004 5 месяцев назад +1

      @@guyogugubad4944 i am ciise, but that is not, you should not promoting this, we are all Somalis, we are all brothers, we are not the sick somaliland people, who are somali diid

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 Год назад +12

    Jibouti meel dad nasab ah jogan 2021 ayn boqday anigo markas yurub katagay waligay somali ka gobaysan ma arkin wxn kudaremay inan magaladan kudhashay jogo from Puntland

    • @SittielmiFarah
      @SittielmiFarah 3 месяца назад

      Wadankagi ayad jogtay wall cidna kama xigto From Ciise 🇩🇯

  • @engineeraymankw9989
    @engineeraymankw9989 Год назад +11

    Mahadsanid wll @Waberi_Media Sida hufan ee aad uga diyaariyay barnaamijka ku saabsan Jabuuti iyo taariikhdeeda faca wayn leh. Jabuuti waxa ay noqon doonta xarun ganacsi oo caalami ah insha allah. ❤🇩🇯

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed5885 Год назад +8

    Magacaygu waa Abdirahman cumar halkanina waa Waabari media kusoo dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maanta kk

  • @waberihoussein5688
    @waberihoussein5688 Год назад +29

    Ça c'est mon pays 🇩🇯🇩🇯natal, merci pour cette vidéo (This is my native country, thank you for this video).

  • @mohamedamjoba7882
    @mohamedamjoba7882 Год назад +10

    Djibouti ❤❤❤❤mon pays des braves 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @charkoyabehboy3932
    @charkoyabehboy3932 Год назад +1

    Waberi média waad masantahay wll reer jabuuti baan ahay

  • @maydalofficial
    @maydalofficial Год назад +4

    Halyayga somaliyeed abdirahman omer

  • @Iskbaley
    @Iskbaley Год назад +6

    I'm from Djibouti 🇩🇯💯❤

  • @ayaanmahammed930
    @ayaanmahammed930 Год назад +16

    Waa qofti Ugu Hooreysey ee comments Soo hoor qorta please pin Igu qaabo🥰

  • @MohamedAmin-ez9hz
    @MohamedAmin-ez9hz Год назад +2

    Oh mon pays natal Djibouti thanks bro golden voice ❤👏

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 Год назад +3

    Jasaaka Allahu kheir Wax aad ka soo Hadashaa 2Gobol ee Togdheer iyo Sanaag Iyana. MAHADSANID 🙌🏾

  • @kaderdempele3569
    @kaderdempele3569 Год назад +6

    Waberi wax badan ayaa kaa magan histoire kaa djibouti 🇩🇯 ❤️ et wad sogabisay madsanid

  • @kaabaaraweelo2312
    @kaabaaraweelo2312 Год назад +6

    Tolkey ciisow ramadaan wanaagsan.

  • @abdirahmanmukhtarchanel5084
    @abdirahmanmukhtarchanel5084 Год назад +5

    Boorama Abdirahmanaw Haku Soo Xigto

  • @hamseluu1475
    @hamseluu1475 Год назад +4

    Waaberi media waan kaaga mahad celinaynaa sida quruxda badan ee noogu soo tabisay hadaan reer jabuuti nahay

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 Год назад +1

    watching this from Djibouti 🇩🇯♥️

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 Год назад +3

    Masha allah alle diinta ha ufuro❤

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 Год назад +3

    Mnsh Allah

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Год назад +2

    Mahadsanid walal

  • @samatarmahdi7319
    @samatarmahdi7319 Год назад +1

    Djibouti jano casimada geeska 🇩🇯🇩🇯😍🥰👌💯

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Год назад +6

    Xeebtaa jabuutee.
    Soomaali laga xaday.
    Haddii aan xagaa tagay.
    Maxaa laygu soo xidhay

    • @abdellahyacin5648
      @abdellahyacin5648 Год назад

      Hadal been aa wayee
      Somaliyey haaku habsamin djibouti

    • @diiriyeoomaar816
      @diiriyeoomaar816 Год назад

      @@abdellahyacin5648 Oo ma in faransiis ku xukumo ayaad ku faraxsantahay?

  • @kanohoussein1570
    @kanohoussein1570 Год назад +2

    Alhamdullillah pour la Paix que dieu m'a offert sur cette terre ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdimjidleo
    @abdimjidleo Год назад +2

    Mahdsanid legen

  • @smartsaad1245
    @smartsaad1245 Год назад +2

    Mahadsanid waberi media sida fican igaso hadashey madaxa ino saran tahay brother from Djibouti

  • @siciidaxmed3527
    @siciidaxmed3527 Год назад +4

    Maasha alla❤❤❤❤

  • @MowlidMohamed-hc7lv
    @MowlidMohamed-hc7lv Год назад +2

    Jabuuti jiro joog cadawgaagu habaaba,o 💕🙏🙏

  • @HousseinFarah-vz1zc
    @HousseinFarah-vz1zc Год назад +1

    Djibouti wa Nabad iyo caano Allaha daayo Djibouti

  • @BourhanB-en7nc
    @BourhanB-en7nc Месяц назад +1

    Vive notre République de Djibouti 🇩🇯

  • @mahadmoussa6846
    @mahadmoussa6846 Год назад +1

    Aad Iyo aad ayaad uu mahadsantahay wlll qali vraiment c’est interessant pour nous les djiboutien 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 Год назад +4

    Masha Allah wll Abdirahman Omar guuleyso i.a❤

  • @mahamedmahamedibrahim
    @mahamedmahamedibrahim Год назад +1

    Asc asxaabey ramadan kariim abdourahman waberi aad iyo aad ayaad u mahadsanid walaalkay sida aad usoo diyaarisey magaalooyinka somaaliyeed

  • @omarwaberi3184
    @omarwaberi3184 Год назад

    Mahadsanid waaberi media from jabuti

  • @arafatabdilahi7344
    @arafatabdilahi7344 Год назад

    Dalkayga Djibouti Quwada Geeska 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @hamzing3358
    @hamzing3358 Год назад +1

    Vive mn pays Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤💯💯

  • @fatoumaismail7092
    @fatoumaismail7092 Год назад +1

    Macha allah merci Mr Abdouraman media Djibouti mn pays natal 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ramadan moubark 🌙

  • @apdiwqhB2804
    @apdiwqhB2804 Год назад +1

    Masha alaah magalada jabuuti
    Ale hadaayo

  • @AxmedCabdiraxmaan-jh2ul
    @AxmedCabdiraxmaan-jh2ul Месяц назад +1

    Alx pour la paix que dieu m'a offert cette trre 🇩🇯

  • @MohamedGahayr
    @MohamedGahayr Год назад +5

    Magacaygu waa Abdirahman cumar halkanina waa Waabari media kusoo dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maanta😮
    kkk🤣🤣🤣

  • @foodcadeh466
    @foodcadeh466 Год назад +13

    Wabari Media waxan idinka codsanaynaa in aad kuso xijisiiso Magalada Dir dhaba oo Tarikh mug wayn leh ❤❤

  • @suhaybmohammed8139
    @suhaybmohammed8139 Год назад +2

    Msha allaah

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Год назад +2

    وعليكم السلام اخي الكريم اسطوره ❣🔥👑🤎🎩🕶

  • @AbdulahiHawaa-rm5pl
    @AbdulahiHawaa-rm5pl Год назад +2

    Jabouti❤❤❤

  • @ahmedfaarahcashuur839
    @ahmedfaarahcashuur839 Год назад +2

    the first one
    Abdirahman the gold vioce❤️✋

  • @warsame2901
    @warsame2901 Год назад +2

    Jabuuti waxaa tahay jannadii adduunkoo loo soo jarmaadee.
    Heesta: Aden Farah Samatar

  • @sakariyeuptifarah-pc8iu
    @sakariyeuptifarah-pc8iu Год назад +4

    C/raxmanow markaad dhamayso magaaloyinka nogasoo waran dakadaha somalida

  • @sadiq07
    @sadiq07 Год назад

    Masha allah waad mhdsantahy ustad

  • @mustaferayaale303
    @mustaferayaale303 Год назад

    Adaa hanti ii ah jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @dagensouleiman8052
    @dagensouleiman8052 Год назад

    Masha Allah Abdirahman omar horey u soco wlalky wanku xidhinahy marwalba barnamishyadaada oo hersare ah masha Allah iyo codkaga dahabiga ah

  • @عبدالرحمانعبدالله-ز5ر

    رمضان كريم رمضان مبارك علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه يارب العالمين

  • @oulaelmi8907
    @oulaelmi8907 Год назад +1

    Yes manta Djibouti ayad inalaa joogta yacni kaa vidéo ahaan mahadsanid Abdourahman Omar 🤍

  • @adoshabdikader6343
    @adoshabdikader6343 Год назад

    Mahadsanid sxb

  • @ibrahimsagol6129
    @ibrahimsagol6129 Год назад +3

    Mon pays natale Djibouti 🇩🇯🌙👑🕌

  • @foodcadeh466
    @foodcadeh466 Год назад +14

    Xundhurti Dulkygow Jabuutay Maxay rag ku shahiiden maxay hooyo kuu gablantay maxay Caruuri kuu Agoomowday Blse mnta Maad helin waxad mudnayd😢😢

    • @khadrahasan8090
      @khadrahasan8090 Год назад +1

      Maxnyi heline wlll waaba dal mnta soomli meeshyi joogto aane joogine

    • @g.o.a.t.n.a.l.d.o5806
      @g.o.a.t.n.a.l.d.o5806 Год назад

      😂😂😂

    • @guuleedmohamed
      @guuleedmohamed Год назад

      😂😂😂😂😂

    • @aliabdillahi6904
      @aliabdillahi6904 Год назад

      Tnx wll waxan rabay inaan dhaho ayad tidhi
      Waana runtaa

    • @aliabdillahi6904
      @aliabdillahi6904 Год назад

      ​@@khadrahasan8090 wll kow internet wanaagsan ma haysano
      2 caano iyo sharaab dalka waa ka mamnuuc ma soo dajin kartid
      3 korontadu waa qaali
      4 cashuurtu waa cirkaas
      5 waxba ma soo dajin kartid waayo wax kaste qof qudha ayaa loo xidhay isaga qof aan ahayn ma soo dajin karo tusaale ahaan saabuunta
      6 tacliintu waa eber
      7 caafimaadku waa iska dhimo oo af carabiya
      Haddii aan kuu sii wado xitaa aqrinta commenty gayga waad ka daali

  • @abass10y
    @abass10y Год назад +1

    Keep going brother form ❤️🇩🇯

  • @yasirjimali8546
    @yasirjimali8546 Год назад +1

    Ramadan mubaarag

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 Год назад

    Wad kuu mahadsanthy wallo sidaa huufan ee warbixiintaa iguu bixiisey jabuti 😊😊

  • @sumayomustaf9771
    @sumayomustaf9771 Год назад +11

    Golden voice 🤚

  • @SOOMAALI_ENTERTAINMENT
    @SOOMAALI_ENTERTAINMENT Год назад

    Mahadsanid

  • @ahmedyonisjama8270
    @ahmedyonisjama8270 Год назад

    Masha allah jabuuti jano❤

  • @kadramohamed2796
    @kadramohamed2796 Год назад

    Walaalo c/raxmaan boorama kasoosammeey biliis

  • @hamzemandela2435
    @hamzemandela2435 Год назад

    Masha Allah shaqo dhaxalgala UU ah umada somaliyeed ayad haysa hard work

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад

    Guulayso walaalkay Abdirahman Cumar

  • @WalterObrein
    @WalterObrein Год назад +8

    Vraiment très intéressant Merci et keep going

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Год назад +1

      Hello Vietnam 🖐😀

    • @WalterObrein
      @WalterObrein Год назад

      @@1LAMINE_1 i am from Djibouti bro thanks !

    • @aboubakeryabeh5601
      @aboubakeryabeh5601 Год назад

      Ahmed bro 😅

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Год назад

      @@aboubakeryabeh5601 Ahmed yaa la dhaha sxp?😅

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED Год назад +2

    Wali gumeysi ayey ku jiraan Khayraadkii dalkana Cadaan Iyo Afrikaanba waa lawada dhuuqay ilaahow ka saar dhibta haysata

  • @suhaybmohammed8139
    @suhaybmohammed8139 Год назад +2

    Clrixmaan waabari

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED Год назад

    Horay u soco sxp

  • @bachirguelleh2522
    @bachirguelleh2522 Год назад

    Wll waa mahadsantay Djibouti 🇩🇯 my Home 🏡

  • @amineibrahim4391
    @amineibrahim4391 Год назад

    Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @karaamapoi9582
    @karaamapoi9582 Год назад +2

    Magaceygu waa abderahman omar halkanina waaberi media 😂😂😂

  • @HikmaHayan
    @HikmaHayan 2 месяца назад

    Dhul kii ciise wayne ilahay hano dhowro djibouti 🇩🇯

  • @manaicha5976
    @manaicha5976 Год назад

    Djibouti avant tout 🇩🇯

  • @sacdianasib411
    @sacdianasib411 Год назад +1

    Ma 1972 ba mise 1977 xoriyada gorty qadaty jabuuti ,halyka soo jhli bixiyo tariikhtaas azxaaby

  • @abdikarimelmi5997
    @abdikarimelmi5997 Год назад +1

    Always djibouti

  • @Mohamud.Abdullahi.Harrago.
    @Mohamud.Abdullahi.Harrago. Год назад +1

    Muuqaalkaan waxaan ka daawanayaa caasimadda Jabuuti Djibouti 🇩🇯 🥰

  • @KIKAMOHAMED-y4f
    @KIKAMOHAMED-y4f 5 месяцев назад

    my country djibouti 2024

  • @geediwarsan
    @geediwarsan Год назад

    Sxb horay usoco sxb wlhi kudayasho ayaa mudantahay❤

  • @Rossanita_134
    @Rossanita_134 Год назад

    Wll Qali Maha aboli ee wa xubuli

  • @hamdisimba5153
    @hamdisimba5153 Год назад +2

    Mn pays natal ❤❤❤

  • @ilyaasfaarax8392
    @ilyaasfaarax8392 Год назад +2

    Garowe kasoo hadal puntland

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 Год назад

    caadaado next ka dhig

  • @salougaaska3105
    @salougaaska3105 Год назад

    Abdirahman wabari

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Год назад

    wll cumar wa ku baryaya dhulka somaliyeed oo dhan ka sameey video jazirada suqadra xata

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia Год назад +2

    Jabuti Ilaa Hadda Xor Ma aha Ee Waa in Laga saaraa Wadanka Guumaystaha Faransiiska .
    Waa in wadanka Afsomali lagu Maamulaa

  • @mahadabdi5216
    @mahadabdi5216 Год назад

    Djibouti 🇩🇯❤️

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 5 месяцев назад +1

    🎉🎉🎉

  • @rachidosman8637
    @rachidosman8637 Год назад

    fier d etre un djiboutien djibouti janno

  • @Sumayaise
    @Sumayaise Год назад

    Abdirhmn omar ❤
    mahadsnid

  • @Gudey2759
    @Gudey2759 Год назад

    Thank you brother ❤

  • @apdihakiimapdilahi8036
    @apdihakiimapdilahi8036 Год назад +3

    Marko kuso xiji wll

  • @najmaxaamud2365
    @najmaxaamud2365 Год назад

    Jigjiga caasimada dawlad degaanka😢

  • @Souheibyoussouf-kk4le
    @Souheibyoussouf-kk4le Год назад

    Djibouti 🇩🇯

  • @ahmedsiciidawcabdi8210
    @ahmedsiciidawcabdi8210 Год назад

    alah waa og ahayaha siduu ahaa xalku alah ayaa cadayn

  • @garaadkab3424
    @garaadkab3424 Год назад +2

    Sxb wa kumahadsantahay xalqadaha muhimka ah ee aad nosogudbiso marwalba wax muhima aya noso gudbisa oo miro dhala wana kasugayna xalqado kale oo xaqiqo muhimad weyn kufadhiya

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa Год назад

    Ramadan Mubarak 🤍🌙💛

  • @sayidc
    @sayidc Год назад +2

    Soomaliya ilahy haysku soo hanuuniyo

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад

    Keep going brother