Nin 13 sano xadayay airport ka alaabtii taalay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 187

  • @cumargolden
    @cumargolden 2 года назад +28

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲😍💖
    By #cumar Golden

  • @yoonisciise
    @yoonisciise 2 года назад +68

    illahey wax barashada hanoo fududeeyo somalaay🎂💯❤️

  • @farahabdille5834
    @farahabdille5834 2 года назад +22

    Thank you wallky sheekada sidaa noogu so dheeree marwalba🙏🏻 waliba caseska dil ka ama shirqoolada nooso badi walalkay☺️

  • @souhailaelmi3606
    @souhailaelmi3606 2 года назад +29

    Walal albab kasta oo xiran Allah ha kukuu furo murugadana farxad haku badalo culeys kasto oo idin heysta alaah idika dulqaado iku caawi Hal subscriber lacag maahan sxb somaali waa soomaali All love❤❤❤❤

  • @muscab8581
    @muscab8581 2 года назад +18

    kusalli magaca nabiga mohammed scw scw❤️🕋🕋

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 года назад +12

    Channel-kaan maxaa 1 million loo geyn la’ahay anagoo og inuu u qalmo , marqaati waxan ka nahay inan wax un ka faa’ideysano muuqaal walba oo lasoo geliyo. Keep going forward bro 👏👏👏👏👏🤛🤛🤛🤛👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 2 года назад +8

    Mahadsanid walal Xoga aad nala wadaagto waa kuwo aad u faa'ido iyo xiiso badan.

  • @hafsoibrahim4632
    @hafsoibrahim4632 2 года назад +12

    Abowe meshada hadanan so boqan ma seexdo codkaga wangsn allh ku barakeyo ♥️♥️♥️♥️

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej 2 года назад +6

    Legend ogaal cusub muuqalo time fcn ayaa ayaantan samaynaysa halkaa ka hay 🙏👏👏

  • @queenhaatifa2154
    @queenhaatifa2154 2 года назад +3

    Masha allah wll mcn 1m baa u qalantaa guleyso tagero weyn ba ku ahay Golden voice💪💛🔥

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 2 года назад +6

    Layab tugada tuga ugu maskaxda badan ayu ahay subxanallah 😥

  • @ramzyismaaciil4435
    @ramzyismaaciil4435 2 года назад +8

    Kusaliya nabiga scw🤗🤗

  • @lamahuranmediapro5417
    @lamahuranmediapro5417 2 года назад +6

    Sxp waa sugayay Maalin uun inaan arko qofka 2 OO sooqora comment sxp waa kutaageeraa wallahi
    Inshaa Allah maalin uun waan kul midoobaan ee Keep going

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 2 года назад +3

    Ahmed abdisalan osman maad dawanaysaa legendary ga codka dahabigaale👏👏👏🤣🤣❤

  • @aidarousibrahim26
    @aidarousibrahim26 2 года назад +10

    Xataa askarti ayu caqliga u wadhay hhhh ciyaalki magalada ayu aha #SMILE

  • @Hanat_o7
    @Hanat_o7 2 года назад +6

    pro wa ku mahadsnthy sad codsigyga u tix galisay wayo muqalada wa no dherisisay
    tnzx 100%

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 2 года назад +9

    Muqaalka Aniga Oo Aan Daawan Baan Like Saaray Jacayl Aan Channel-kan U Qabo Dartiis🙏🙏🙏

  • @apdikariinmoh880
    @apdikariinmoh880 2 года назад +2

    Waa Sheeko xiiso badan sheekooyinka noocan oo kale ah noo soo badi ustaad

  • @zeyfi_700
    @zeyfi_700 2 года назад +5

    M.a #GoldenVoice Video-yada 20+ waaye Saas Noogu inzha alh Horumar wacan ❤

  • @ayuupcade6954
    @ayuupcade6954 2 года назад +5

    Ogaal cusub wana ku jecelanhy sxp wax muhim ah ayaa noo heysaa mahdsanid🙏💯❣

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 2 года назад +7

    Thanks ogaal cusub 🥰🥰

  • @sadaamxuska7846
    @sadaamxuska7846 2 года назад +6

    Golden voice wllhi brother allh ku dhowro ❤ 💯

  • @somaliaudiobooks
    @somaliaudiobooks 2 года назад +16

    Golden voice..

  • @abdinazer4754
    @abdinazer4754 2 года назад +4

    Legend Golden Voices Ogaal Cusub

  • @ogaalkadaahsoon5898
    @ogaalkadaahsoon5898 2 года назад +3

    xaqiiqdii waxaa tahay zxp qof hibo wax soo gudbin ah ilaahay siiyey

  • @maxamedcabdishakuur1921
    @maxamedcabdishakuur1921 2 года назад +2

    m.a wll mcn alle haku barakeeyo saaid ayaan ku tageeraa ❤❤❤❤

  • @Ahmetjaja
    @Ahmetjaja 2 года назад +3

    Ogaal cusup wll waad mahsan tahy vedio yooda sidaas udheere zp

  • @tomandjerry6262
    @tomandjerry6262 2 года назад +3

    WAAR WUXU XAGUU U MACMIISHAY.HADUU WAXASOO DHAN XADAY.MIYUU KIIS WALBA BAABIIYO OO DHULKIISA HOOYO KU NOQDO

  • @darboweynetv252
    @darboweynetv252 2 года назад +1

    Hadii lii dhaho magac u bixi wllkaan waxaan u bixin lahaa Mr golden voice

  • @siciidcabdiaadansiciidcabd4446
    @siciidcabdiaadansiciidcabd4446 2 года назад +1

    Wow wow sidoo kale alle haku sharfo markasta waayo waxaad noo fulisay codsigii ahaa wakhtiga aad nuugu fulusay

  • @cabdixakiinahmad7073
    @cabdixakiinahmad7073 2 года назад +2

    Asc ustaad waan kugu xidhnaa ila bilawgii wanan sugi jiray ina waxso galiso markaa waxan kugu hambalyaynaya muqalkan iyo kii hore ina wakhtiga kordhisay thanks

  • @abdirisaaqmaxamud4520
    @abdirisaaqmaxamud4520 2 года назад +29

    Golden Voice🥰😍

  • @daganahmed9260
    @daganahmed9260 Год назад +1

    Hhhhhh legend Sanaa wuxu . Bal Marku taajiray muu Ka dhoofo kkkk

  • @CABDULQAADIRMAXAMUUD-q1f
    @CABDULQAADIRMAXAMUUD-q1f 9 месяцев назад

    أسلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤ golden voice ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад +1

    The best RUclipsr ogaal cusup 🌹 🙈 ❤️

  • @qancisocabdulahi1612
    @qancisocabdulahi1612 2 года назад +2

    Legendnow mudo badan Baan kugu xiranahay waana ku Tagera halkaan iyo meel ka sarayso ku rajayna pro

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 Год назад +1

    Thankz Ogaal Cusub

  • @muhamuudbille9158
    @muhamuudbille9158 Год назад

    Legend buu ahaa maskaxdii oo qofa

  • @darboweynetv252
    @darboweynetv252 2 года назад +1

    My favorite channel

  • @abokorabco9393
    @abokorabco9393 2 года назад +5

    Legend 😂😂

  • @mohammedabdi7166
    @mohammedabdi7166 2 года назад +2

    Ogaal cusubow muqalada malinle noga dhig mahadsanid🥰

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад +1

    M.a keep Going bro ogaal cusup 🌹 💪 👌

  • @hidaayA30
    @hidaayA30 2 года назад +1

    Ilaaah ha ku sharfo wll aaad ayaan kuu taageeraaa

  • @apdirappiapdikani530
    @apdirappiapdikani530 2 года назад +2

    Lagend Ogaal cusub👊♥️♥️

  • @siciidcabdiaadansiciidcabd4446
    @siciidcabdiaadansiciidcabd4446 2 года назад

    Weeey wataa madaxdii sxb 4 qof ee uugu horeeya ayaan ku jiraa oh Toronto magaaladii familkaygu daganaa

  • @cwasacmuktar7135
    @cwasacmuktar7135 2 года назад +1

    Ogaal cusub magicii plz isheega

  • @Mohangoat11
    @Mohangoat11 2 года назад +3

    Ninka kaliya ee aan RUclips ka daawado ogaal cusub 👍👍

  • @maryanibrahim8348
    @maryanibrahim8348 2 года назад +2

    Keep going wll qaliya

  • @nimanmoha6174
    @nimanmoha6174 2 года назад +2

    Sheeko cajiiba thanks 😊

  • @kastaro4485
    @kastaro4485 2 года назад +2

    Naagtiisi iyo cunigii iyaga Maxa lagu xukumay dadki la shaqeynayey se

  • @nimconuura4493
    @nimconuura4493 2 года назад +4

    Ana si fudud dadka qalbiyadoda ku hanta smile kayga iyo daganantayda imika ma wax I ledahay dadka waa jabsan kartaa 😂😂

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx 2 года назад

    asc warxmtulhi wbarkatuh sida udhahdidaa cajiibka ah wllka wcs

  • @abdihafidaidaros
    @abdihafidaidaros 2 года назад

    Shp wn ku tageera lkn muuqalada hore noogu so gali insh alh

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 2 года назад +2

    USTAAD PLZ barnaamijka xiisaha haka dilin waqtiga ayaa nagu adak adigoon Dhib ii Arkeyn PART one 1⃣ iyo PART Two 2⃣ Kasoo Samey Plz🤩🙏🏿🙏🏿

  • @yahyemoalim0009
    @yahyemoalim0009 2 года назад +9

    Golden voice ✅️🔥👊

  • @wiiif_____tuuraye6124
    @wiiif_____tuuraye6124 8 месяцев назад

    KIIZAZKA DILKA ZOO BADI DHAMAAN WAAN WADA DAAWADAY KU ZOO TABIZAY ZOO BADI 🙏

  • @yaxyenoor5655
    @yaxyenoor5655 2 года назад +1

    ogaal cusub legend horo usoco

  • @amiincade3507
    @amiincade3507 2 года назад +1

    Voice golden pro 👌

  • @snmtdm22
    @snmtdm22 2 года назад +2

    Waar waxani tuug wo dhaafay 😂

  • @maanka1111
    @maanka1111 2 года назад +6

    wll albaab walboo kaaxiran alle hakuu furo murugada farxad hakugu badalo culeys kasta ooidin heysta allah idinka qaado wll 100 subscribe iisaara xabibayal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏😭😭😭😭❤️❤️❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @xamseab397
    @xamseab397 2 года назад +1

    Muqaladano kale soobadi zxp

  • @khaalidyaasinafrika89
    @khaalidyaasinafrika89 2 года назад +3

    Ogaal baryahan hoos u dhac ayaad keentay nio video soo badi wanu ku tageernaye

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 года назад +1

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @somalimusic4591
    @somalimusic4591 2 года назад +1

    Zxip cawa an ku dhibe noodo dhig video kale plz

  • @abdisalanfarah3106
    @abdisalanfarah3106 2 года назад

    Waa qiso cajiiba ,asagoo film ah ma la Heli karaa

  • @kazimizmail9739
    @kazimizmail9739 2 года назад

    what avoice broda😊 may allh keep you

  • @IsamAbdilahi-fw2kj
    @IsamAbdilahi-fw2kj Год назад

    Golden voice

  • @maniinaali7987
    @maniinaali7987 2 года назад +1

    legend ogaalka cusub

  • @amiinhassan2943
    @amiinhassan2943 2 года назад +1

    Keep going pro

  • @c.salaammohamed8376
    @c.salaammohamed8376 2 года назад

    Wll janaalkaaka waa lasodaa
    Wll alle huku xafido

  • @abdirashid3996
    @abdirashid3996 2 года назад +2

    Zxp iPhone

  • @mohanmaxamed3794
    @mohanmaxamed3794 Год назад

    #golden voice🥰😘

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx 2 года назад

    kadisyo bdn
    tii oo jirtoh
    xadi
    waaridiraan
    cunfi
    waa erayada aad inta bdn aad usticmaasho

  • @hafsahusseinabdirahmaan7567
    @hafsahusseinabdirahmaan7567 2 года назад

    Golden voice plz talofon igaad zxpo😭😭😭

    • @akmuscab3073
      @akmuscab3073 2 года назад +2

      ᴀʙᴀʏᴏ ᴛᴀʟᴇᴇғᴀɴ ʟᴀᴀɴ ᴍɪʏᴀᴀ ᴋᴜ ʜᴇᴇSᴏ

  • @HiHitboy
    @HiHitboy 2 года назад

    Golden voice 3 zano aya ku taageeri haya zxp sare plz Telefonica igad IPhone 14 bro max

  • @sahramaxamed3462
    @sahramaxamed3462 2 года назад

    Mshalh golden voice

  • @isseahmed9192
    @isseahmed9192 2 года назад

    Horey u soco zxp

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 2 года назад

    qaryatu al cajaaib Channel mxa uso copy yeesaa bro

  • @mohamedaliaflaw1446
    @mohamedaliaflaw1446 2 года назад

    Ilaaladan adag iyo cctvgani wa update

  • @makiali5773
    @makiali5773 2 года назад

    Waw nice story msdh allh

  • @umusarah6321
    @umusarah6321 2 года назад +1

    Weyba u dhacataye asago 13sano soo macaashayay hadana wiilki iyo islaanto loo daayay 2sano kaliya oo xukun ah🤔🤔🤔walle smile tuugba ha ahaade wa wu raaxeystay😂😂

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 2 года назад

    Mashaa allah bro
    بيحبك❤

  • @maxamedwick7138
    @maxamedwick7138 10 месяцев назад

    Waxay ahayd markii uu lacagta ka dhargay inuu iska daayo😂😂

  • @ismailcosta7726
    @ismailcosta7726 2 года назад

    Yasin arafaat qisodesi kasohadal sxb next

  • @mustafeMS
    @mustafeMS Год назад

    Cajiib wallee dunida rag baa kunool 😅😅

  • @hamseabdilahi4534
    @hamseabdilahi4534 2 года назад +8

    🥺✨🖤🤴

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 2 года назад +2

    Mar hore aya igu kaa tambesi Inan coment ayan ka bixiyo waidin salamey 😊

    • @zakinhozk8566
      @zakinhozk8566 2 года назад

      kaa qaadney😁

    • @tafatiraha5632
      @tafatiraha5632 2 года назад +1

      @@zakinhozk8566 adilee iska bixinaye hhhhh😁😁😁

    • @zakinhozk8566
      @zakinhozk8566 2 года назад

      @@tafatiraha5632 ma fahmin😂😂

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 2 года назад

    Wey igu dheertahay inta aan sugo video aad so dhigtay

  • @cabdulaahixasan4132
    @cabdulaahixasan4132 2 года назад +1

    Inkaar qabuhu 13 sano miyuu noolaa oo wax xadaaye 🤣🤣🤣

  • @Jessyyy107
    @Jessyyy107 Год назад +1

    Garac wyeh wlh😂😂

  • @amirah7099
    @amirah7099 2 года назад +2

    Ilah amarkis wxa isdhahye filin radso wxa firsdaba wayy 😁

  • @hamzaabdinasir4842
    @hamzaabdinasir4842 2 года назад +1

    Mahdsanid 🙏🏻

  • @abdilaahifuaad2649
    @abdilaahifuaad2649 Год назад

    Runtii waa Barnamij xiiso badan

  • @mohamettabdi2577
    @mohamettabdi2577 2 года назад

    Zxp malin dhaaf vedio u sogli

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 года назад

    Subxanalaah

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 2 года назад

    Welcome back😋

  • @haldoorofficial8011
    @haldoorofficial8011 2 года назад

    Sxb waxaaad nosogud bisaaa arimaha mafiyada

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 2 года назад

    Canad waa mesa ugu poilcka liita iyo sacurtey ahaan

  • @usamebayle.3985
    @usamebayle.3985 2 года назад +1

    Wallee ninkan waa xariif shaqo tag ah.

    • @aiydenkader
      @aiydenkader 2 года назад

      Tuug Imaanka beelay oo dadka xoolohoda dhaca***

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 года назад +3

    𝑙𝑒𝑔𝑒𝑚𝑑 𝑏𝑢𝑢 𝑎ℎ𝑎𝑦 𝑡𝑙ℎ𝑖 🤣