Nin Cabsi ku beeray dadkii oo dhan oo FBI da wareeriyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 150

  • @samiiralaki5828
    @samiiralaki5828 Год назад +69

    Yaa farxad dareemo marka vidoe cusub uu soo dhigo like me😂❤

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 Год назад +1

      Runtii inuu soo dhigo iyo inkale ma kala jecli haduu soo dhigo waan daawda hadii kalena waan iska daayaa

    • @abdikarimahmed444
      @abdikarimahmed444 Год назад +1

      @@calibaxdo8239 yaaku waxcaday adiga 🤣🤣😂

    • @habsosheikh
      @habsosheikh Год назад

      Ani 😂

    • @bahjaeidhassan9688
      @bahjaeidhassan9688 Год назад +2

      RUclips mar walbo aan soo galo wxn fiiriya inu vidoe soo galiyay 😊😂

    • @ardaneladbac
      @ardaneladbac Год назад

      ​@@bahjaeidhassan9688same😂❤

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Год назад +18

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤🩷💕😊

  • @bushroyy
    @bushroyy Год назад +12

    Ogaal cusubow wajigaga natus wll Allaan kugu dharshe❤️🥰

  • @JimcaaleMaxamed-k4c
    @JimcaaleMaxamed-k4c Год назад +19

    Golden voice 🎉❤😊

  • @MrAbdirisak
    @MrAbdirisak Год назад +20

    Golden voice maasha alaah❤

  • @suhaybsamraan4837
    @suhaybsamraan4837 Год назад +7

    Sxb waan ku taageeraa aadbaana uga helaa qisooyinkaaga❤

  • @salemanmaxamedmaxamuud6445
    @salemanmaxamedmaxamuud6445 Год назад +7

    India 🇮🇳 ka soo diyaari fadlan yurup iyo americo ayuunbaa soo tawisaa aniga asxaabta comments kuma jiro lkn like kulama dhaafo

  • @abumoalim
    @abumoalim Год назад

    Masha Allah waa barnaamij aad ufiican

  • @Xogwademedia
    @Xogwademedia Год назад +27

    Asc ustaad waa markii igu horeysay ee aan comment kusoo qoro magacygu waa muxiyadiin Aadan Runtii Waan ku taagera Waxana kugu xidhnaa Mudo waayo qof wax laga faa,ido baa tahay OK muhiimada ustaad waxan ahay graphic design lasoo shaqeyay youtube waxan jeclaystay inaa kaala shaqeeyo inaa Kuu sameeyo thumbnail professional ah Anoo wax lacaga Kaa qaaday waayo Qof lagu daydo baa tahay waxan rajaynayaa inaa isoo jawaabto😊

    • @naasirdeef6922
      @naasirdeef6922 Год назад

      Ustaad waan kuu maqlaa 😂🦎

    • @Buubshe
      @Buubshe Год назад

      Parkland shooting u codeeya

    • @sijtv8984
      @sijtv8984 Год назад

      Ninka ma qorshaad u wada Inta badan wuxu ka sheekeyo waa Dilal Sidaa aad ula hadlaysana U dhaca Qof aanu garanayn Lama shaqayn karo Waayo Halis badan aya Jirta Aniga maad ila shaqayn RUclips ayan leeye😂😂

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 Год назад

      ​@@sijtv8984anoon wax lacaga kaa qadeen aaan kula shaqeeyo kulahaa waa xariif doonaya inuu ka takhaluuso😂😅

  • @fertunismail7820
    @fertunismail7820 Год назад +1

    Thank you 🙏🏼

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    Respect 🙏 apowe

  • @Zaara548
    @Zaara548 Год назад +3

    wcs mr real golden voice 😊😊😊

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 Год назад +8

    Golden voice ❤

  • @maryanMaxamed-re7de
    @maryanMaxamed-re7de Год назад +1

    Alle ayaa kadhigin
    Waa ladhibi lahaa
    Muslimiinta deegaankaa

  • @IsmahanAhmed-nl3uo
    @IsmahanAhmed-nl3uo Год назад +2

    Golden voice

  • @jamaldahir-ih4fl
    @jamaldahir-ih4fl Год назад

    Zxp ino soo diyaari qisada gabadhan mackenzie shirilla

  • @SAKARIYE9
    @SAKARIYE9 Год назад

    Guul zxb sare❤

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 Год назад

    Subhanallah Boston 2 hours, 2018 ilaa iyo maanta wanjogaa mana aan maqlin., Illah hanaga badbaadiyo Ameen

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 Месяц назад

    Kanaalkan Markasta Waan Iska Daawada Ilaahay Amarkii

  • @CadnaanMaxamuud-qb7wm
    @CadnaanMaxamuud-qb7wm Год назад +1

    My favourite channel keep going zxp ❤

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Год назад +1

    Golden voice 🙏

  • @CabdirisaaqMaxamad-qx1uq
    @CabdirisaaqMaxamad-qx1uq Год назад +6

    Isheeg Hal sabab oo anad nabiga
    Ugu Salinayn scw

    • @SheekeyeSharmaarke
      @SheekeyeSharmaarke Год назад +1

      Adigu noo sheeg hal sabab od ugu maleysey inaan dadka halkan ku jiraa ku saliyin Nabigeena scw?ku dawarsiga iyo tuugsiga kala dhamoow nabiga xoolayohow

    • @HamiishAdeh
      @HamiishAdeh Год назад

      ​@@SheekeyeSharmaarkesax

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    M.a keep going bro ogaal cusub 🇸🇴 🫂 💪 😢

  • @HindaMrzuber
    @HindaMrzuber Год назад

    Diamond voice masha allah

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 Год назад

    Waa. Beentaa. Ee diib ufiirii waadan. Haaldaan. Daadka waa. Kuuwa kuu. Caawiya. Huubi sanaka like waala. Noonay. Haadaad.

  • @Nimconuura12
    @Nimconuura12 Год назад +9

    Argagaxiso weyn baa laga dhigi laha ila islam ka dlka jooga la dhibateeyo😢

    • @Khalid.3372
      @Khalid.3372 Год назад

      Walhi waan runta wll sidaas ayaa la dhihi lahaa qaab kale ayey u fasiran lahaayn

  • @nature1945
    @nature1945 Год назад

    2020 dhe i think sasad uga jeda

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 Год назад

    M.a saxib muddo 4sanno ah waan kugu xirna manta malin aan kaga tagero badanahyna majirto waana kugu racsanahay madama ad goan wangsan oo karti ubahn aad qadtay

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 Год назад

    Cid kasta oo khatar ku ah nolosha bulshada waa argagixiso.

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 Год назад +1

    Ustaad mahadsan tahay

  • @Nimco_dhamays
    @Nimco_dhamays Год назад

    My favourite channel ❤️❤️

  • @haarabinyaxye201
    @haarabinyaxye201 Год назад +1

    The golden voice

  • @siciidwirdaniproduction4572
    @siciidwirdaniproduction4572 Год назад

    Waa Argagaixiso ayaa La odhan lahaa wlhi😮

  • @Budeeye
    @Budeeye Год назад +1

    Masha aalah mahadsanid kanaalkeena ogaal cusub

  • @Nooreen9
    @Nooreen9 Год назад

    Codka music maanan jecleysan ee kadaay please

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Год назад

    OMG that's my city I used to live there Austin.🎉🎉🎉😢😢😢😢

  • @Niciimanajax
    @Niciimanajax Год назад

    M.a 🎉🎉chanel aan jeclhy golden voice❤❤❤

  • @Nabiil-1
    @Nabiil-1 Год назад

    Mahadsanid 😊

  • @AliYare-h2z
    @AliYare-h2z Год назад

    So kurdaye sxb keep going

  • @mustafelamo
    @mustafelamo Год назад +1

    Anaa ugu horeeya caawa🎉

  • @CabdirisaaqMaxamad-qx1uq
    @CabdirisaaqMaxamad-qx1uq Год назад

    Walahi saan ku ahay muqaladada mo ogid pro mahadsanid

  • @Ilhaan1234
    @Ilhaan1234 Год назад +1

    First👋🏻

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk Год назад +16

    Asc wll waxn ka cab sanayaa somalidu inay saa noqoto😢
    Ilahy ayaan ka magan galayaa ☝️

    • @Cr71251
      @Cr71251 Год назад +1

      Like raadis maa tahay wll😢😢😢😢

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 Год назад

      ​@@Cr71251hhhh waad fahantay

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk Год назад

      @@Cr71251 isaar kuma dhin zxp 🥺🤣

  • @mohafaaid7443
    @mohafaaid7443 Год назад +1

    The legend

  • @deeqdacad9901
    @deeqdacad9901 Год назад

    Best youtuber

  • @AxmedPanda
    @AxmedPanda Год назад +1

    Zxp masha allah wx fcn ayaa so gudbisaa, wana oghy wakhti faro bdn ka gala ha ka dalin ama ha ka cajisin hadda is dhahdo sabuscribe ta ad doonay say ayaa heli wayday yanay ka dhigin mid ku niyad jabisa

  • @Ahmtruush
    @Ahmtruush Год назад +1

    Waxa kasoo hadashaa tiktok waxa kadambeyey in laxiro❤

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 Год назад +1

    Tnx

  • @YahyeSaid-er7oo
    @YahyeSaid-er7oo Год назад

    Hanbalyo 270k 🎉🎉🎉🎉

  • @md__m4210
    @md__m4210 Год назад +2

    wll waxad ka codsanayaa inaad video nooga soo samayso.. janada iyo is xususinta maalinta danbe ...😭😭 سبحان الله 8:07

  • @abdikariinahmed2782
    @abdikariinahmed2782 Год назад

    Zxp video dilka soo badi❤

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 Год назад

    Masha allah cod qurxoon ayaad leedahay🎉

  • @Yuukeypoi61
    @Yuukeypoi61 Год назад +5

    Sacaan wuxuu noqo lahaa argagixiso weyn allow gaalada naga qawo. Mida kle wll waxan kaa codsanaa inaad muuqaalada si dhaqsi ah noogu soo deysid wad daahisaa adiga noo soo bobsii

  • @calimaxamedjimcale1347
    @calimaxamedjimcale1347 Год назад

    Waa argagixiso aa la dhihi lahaa magac muslim hadii uu lahaan lahaa

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Год назад +2

    Marka hada ma Dadku u Bushaaraynaayay,Argagax delivery update ah buu dadka ku hayay

  • @Junanilll
    @Junanilll Год назад

    Niyahow baryahan video yadada way yaradeen nosoo badi 😮

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Год назад +1

    Waxa laga baqayay inu muslin noqdo lakiin marka lasheegay ba la nafisaye🥰🥰🥰

  • @mahamedibrahin-nk4ih
    @mahamedibrahin-nk4ih Год назад

    Waad mahadsanty
    😊

  • @Chelseafan-rf9mi
    @Chelseafan-rf9mi Год назад

    First 🥇

  • @SalmaanMaxamed-iy1je
    @SalmaanMaxamed-iy1je 4 месяца назад

    11:43 markaas buu isfashilay lamaqabteen😂

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 Год назад

    Waxaa lagu tilmaami lahaa alqaacido

  • @hodanismael2611
    @hodanismael2611 Год назад

    Anaa uhoreeya maanta❤

  • @mustafebootaan6727
    @mustafebootaan6727 Год назад +1

    Coranaha 2018 kii muu dhacay mise 2020 gii

  • @CumarXesicalised
    @CumarXesicalised Год назад +1

    Hadii uu magac Muslim wadan lahaay waxey dhihi lahayen waa argagix

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI Год назад +1

    😮

  • @naseemabdullahi9843
    @naseemabdullahi9843 Год назад

    Ana u horeeya😅❤❤

  • @mahamedibrahin-nk4ih
    @mahamedibrahin-nk4ih Год назад

    Waa sax

  • @Buubshe
    @Buubshe Год назад

    Waxaan codsan lahaa inaad kasoo sheekeyso dhacdadii parkland shooting florida 2018

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 Год назад

  • @Aisha-f6j9t
    @Aisha-f6j9t 3 месяца назад

    Alshawab le maxa kle 😭😂

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 Год назад +1

    wan ku salamay in badana wan kugu xidhanahay🎉

  • @cadeeadee
    @cadeeadee Год назад +1

    Moment before disaster

  • @ismailhomar5142
    @ismailhomar5142 Год назад

    Kiiska Lucy Letby kalkaalisada oo ingriiska caruurta ku laysay noo soo diraari wll

  • @rasmiosman377
    @rasmiosman377 Год назад

    Weey ka weynaan laheed waa waxa lagu yaqaan iyo waxa nuuca bey dhihi laheeyeen 😢

  • @saidmostaphe3361
    @saidmostaphe3361 Год назад

    Zp waa sidaa sheegtey haduu magac muslim lahaan lahaa waxay oran lahaayeen waa argagixiso lkn haduusan meesha dhigi lahayn boodh wey adkaan lahyd sidey kusoo qabtaan ama uusan magaciisa iyo adresskisa uusan ku qorin wey adkaan lahyd sidey kusoo qabtaan😊 waad mahad san tahy mclin ❤

  • @xuseenaxmed8027
    @xuseenaxmed8027 Год назад

    Horay ayey udhaheen gaaladu sxb muslimiintu ma ahan argagixiso lkn argagixisadu waa muslimiin.

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec Год назад

    Guuryaha qomaluudka inuu abaaro ee aheed Doqonka

  • @MasterSaki
    @MasterSaki Год назад

    Waxa la dhihi lahaa muslimiintu waa dad xun😢

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS Год назад

    🎉

  • @amazing-143-tamer
    @amazing-143-tamer Год назад

    Sxb hadu qof muslim a haan lahaa muslimiinta meeshaas ku nool oo dhan xta qos kiisa ku jiro wa la xakumi laha runti

  • @BssoBri1997
    @BssoBri1997 Год назад

    Argagixiso ba la oran laha

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 Год назад

    Okaalay America madawgu ma ajaanab ayayey ka yihin

  • @fartuunadenahmed4983
    @fartuunadenahmed4983 Год назад

    FV channel❤️

  • @yaasiinmaxamad2777
    @yaasiinmaxamad2777 Год назад

    Waxa la odhan laha wa argahixiso

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Год назад +1

    Inay dhahan ha furina box 📦 yada😂

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- Год назад

      waa kugu racsanhy🙂😂

  • @AbdullahiPavard
    @AbdullahiPavard Год назад

    Ogaal cusub❤

  • @foozia426
    @foozia426 Год назад +1

    Madadka madoow buu necbaa malaha 😂

  • @AlisaMoha00-lt4wt
    @AlisaMoha00-lt4wt 3 месяца назад

    Argagaxiye

  • @GureyIbrahim
    @GureyIbrahim 4 месяца назад

    Hadii uu muslim ahaan lahaa markiiba argagixiso ayaa lagu sheegi lahaa Hada wa ninka sidan u argagixisada ah
    gaalo ayaa ah argagixiso ta ugu xun

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Год назад

    Dabcan argagixiso

  • @cabdirashiid8123
    @cabdirashiid8123 Год назад

    Qufkii muslin shegto wey dhiwateyn lahayeen runtii 😢lkn Alle Ayaa umaqan qufwalboo muslim ah

  • @nasroibraahim-g5z
    @nasroibraahim-g5z Год назад

    dadka uguhoreyo ka mid noqday caawa oo dawada video

  • @bossyareoffical5027
    @bossyareoffical5027 Год назад

    ❤️👑

  • @EimanJama
    @EimanJama Год назад

    Suuuuui🐐❤

  • @SumayoAli-t1m
    @SumayoAli-t1m Год назад

    arsenal 😭😂

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 Год назад

    Haduu gaal ahaam laha xitaa lkn magac muslim.meel un kazo gali laha argagixoso ayaa lagu tilmami lahaa

  • @Apthi_kareeM
    @Apthi_kareeM Год назад

    Zhp tiktok ka soohadal waxayba haa laga sheegayo

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh Год назад

    gaalada maruu steers iyo walwal kudhaco malaha diin celiso iyagaa ubada xitaa waxa isdilo

  • @AbdirahmanHussein-bv5nt
    @AbdirahmanHussein-bv5nt Год назад

    eeya wa waxey dhihi lahayeen wa argagixso muslum ah

  • @mahamedibrahin-nk4ih
    @mahamedibrahin-nk4ih Год назад

    Halxidhaale