Qisadan wan arkay wlhi waliba qof idow ayay ku dhacdey wana saxibkay intan iku aan sxb naahy wlhi wxn kaa bay sidad uka sheegay nayso waxa baa moda inu asagu warayamay ayan baan mododeye wlhi wlhi baa wn wey diyey sxb kay lkn qofna u ma shegin ani iyo gabar klay ay sxb ahayen gabarta u jeceylka walida ah u qadey wlhi is laydahay runti
Qofkii Aad U Boholwoyoday Haduu Taada Bogan Waayay Badan Way Danbaysaaye Daraadii Qof Kaa Beedhay Ha U Bur Burin Nollshaada Adoo Biday Itaal Buuxa Qofka Baydh Ku Tari wayay Bada Raaci Magiciisa Xusuustana Ha Baadh baadhin Buuq Iyo Is ciil Kaambi Wax Ka Biiri Maayane Halka Kugu Banaanatay Qofka Buuxin Kari Waayay Ku Badalo Qof Booskiisa Xidhiidh kaad Bilowgiisa Wakhti Badan Ku Bixinaysay Hadii Uu Bur Buray Maanta Beer Nugaylku Waa Ceebe Xidho Beelka Samirsiinta Dadna Barasho weeyaane Si Kastood U Tahay Baylah Ama Aad U Boholyowdo Yaanay Lumin Burhaantadu Buuq iyo is Ciilkaanbi Wax Ka Biiri Maayane Halka Kugu banaanatay Qofka Buuxin Kari Waayay Ku Badalo Qofkale Booskiisa
Bahda kf media tv waa salaamayaa salaan kadib zxpyaal ku xigsiiya abwaan maxamed shilke ,kafibna abwaan Ali haybe
Laakiin horta abwaan maxamed shilke soo horaysiiya codsigaa iitixgaliya 🫡
Mhdsanid abwaan bogaaye fadlan waraysiga xiga u yeedh soona casuun abwaan maxamed shilke Waa raaca abwaankani iyo kaasiba aan fududayn soo dhugo silsida bisada iyo liinta xoorka leh ninkaasi doon adigu hadii uu maqanyahayna Life u warayso mhdsnid
Fadlan shilke noo Keena waliba heesi heesu siday ku yimaaden iyo laxamadooda noo weydiiya fadlan
Nin weyn baad soo qabatay Abwaan #Baashe @Bogaaye
Wan salaamay bahda kf media
Wa waraysi fiican ka xigana abwan
Kobciye kadhiga ama abdirahman qoslaaye
Legend weeye, Baashe-bogaaye. Waa hal-abuur gaasa-baxay. 👏
Abwaan qisooyin haya inoogusoo xigsiiya kf media thanks ❤
Waan idin salaamay KF Media. Waxaan idinleeyahay Abwaan+Mulaxan+fannaan:Zakariye Kobciye noosoo qabta waligii lama warraysan, fankaan danbana saamayn xoogleh buu kulleeyahay.
Fanka iyo sugantuba waa wx aad uwnaGzn mrka noozO badi wx Yabo badan inaNn kLazO dHeX baxNo aYaa LagapaH mrka zO badiYa
Abwaan gulayso form gari konbe ❤
Abwaankii Abwaanada Baashe Bogeeye Nin Culus
Aad baad Ku Salaamay Zxb
Ninka 2019 Ayaan Guriga
Abdirixiin Ahmed Carab
Wada Joogi Jiray Waa Abwaan Buuxa Wllhi intaan Ka Arkay
Abwaan shilke kusoo xigsiiya abwanka ugu saamaynta badan waqtigan la jogo
Abwaanka legend wye 🙌 👏
Next abwaan kobciye so qabo sxp
Shilka iyo omer dabjacayl iyo abwan qosalye mid un so qabo plz
Waxad soo casuumtan Abwaan heelo ama Xasan daahir weedhsame
Abwaan jira baashe bogeeye Zhp qalia brtada ku salmanthy🙏
Next Abwan shilke
Karaama ninka shidat kf media
Abwanadu noma Kala dhacan waa garbahaygii dhaman wan salameya lkn so badiya waraysiyada abwanada Si ay U dhiradan
Legend baa soo qabatay 🎉❤😊
Yaa Baashe 🙆🏼♂️
Abwaan kii waa iskanay❤❤❤
Abti Qli guleyso baashe Xuseen Maxamuud Mahad
Waxa IGA codsiya Wllky Maxamed Cali yaasin shilke nogu xigsiya plz io Cali haybe waa codsi
Qisadan wan arkay wlhi waliba qof idow ayay ku dhacdey wana saxibkay intan iku aan sxb naahy wlhi wxn kaa bay sidad uka sheegay nayso waxa baa moda inu asagu warayamay ayan baan mododeye wlhi wlhi baa wn wey diyey sxb kay lkn qofna u ma shegin ani iyo gabar klay ay sxb ahayen gabarta u jeceylka walida ah u qadey wlhi is laydahay runti
Xusuustana ha baar baarin😢😢😢
Abwaan maxamed shilke ku xigsiiya
Abwaan Cabdiqaadir Qalinle Soo qabta next Legend Heesaha qarnigan kala badh leh weeye Team Kf
Machaallah Allaha hibada ku siyadiyo
Next Abdiqaadir Qalinle
Cali Haybe soo qabo❤
Qofkii Aad U Boholwoyoday
Haduu Taada Bogan Waayay
Badan Way Danbaysaaye
Daraadii Qof Kaa Beedhay
Ha U Bur Burin Nollshaada
Adoo Biday Itaal Buuxa
Qofka Baydh Ku Tari wayay
Bada Raaci Magiciisa
Xusuustana Ha Baadh baadhin
Buuq Iyo Is ciil Kaambi
Wax Ka Biiri Maayane
Halka Kugu Banaanatay
Qofka Buuxin Kari Waayay
Ku Badalo Qof Booskiisa
Xidhiidh kaad Bilowgiisa
Wakhti Badan Ku Bixinaysay
Hadii Uu Bur Buray Maanta
Beer Nugaylku Waa Ceebe
Xidho Beelka Samirsiinta
Dadna Barasho weeyaane
Si Kastood U Tahay Baylah
Ama Aad U Boholyowdo
Yaanay Lumin Burhaantadu
Buuq iyo is Ciilkaanbi
Wax Ka Biiri Maayane
Halka Kugu banaanatay
Qofka Buuxin Kari Waayay
Ku Badalo Qofkale Booskiisa
❤❤❤😂
Abwaan cabdiqaadir qalinle so qabo
Wr sawirbaad nagasiisay sida haween loolo macaamilo
Nin culus baa soo qabatey
Abwan Axmed xaaf lpz
abwaan shilke soo qabo
Axmedow
Booshari to mirqaan to abwaan 😂😂😂
Abdilaahi xasan ganey keen
Abwaan shilke so qaboo
Aadbaad umahadnadtahay axmedaw abwaankaa inbadanbaan doonaayay in lasooqabtee
Abwaan shilke soo qabta
Abwaan qalinle soo qabta ama shilke
Abwaan Gabadhu haday marwo tahay laabta usiidaa una Duceeee
❤❤❤
Abwaan balaaqad iyo xikmad iskugu darsantay hal fadhi ayaan ku daawaday waraysigaaga bilow ilaa dhamaad
Abwaan qalinle soo qabta
Ahmed xaraf soo qapo
ali haybe soo qabo
Mr.deep voice 😂😂😂😂
Cabdi ciise cajuun maxay isku yihiin
Lkn Ahmed xaraf ayuun baa kaa dhiman Ahmed karaamooy
Shilke soo qabta
Cabdiqaadir qanle sooqabo
𝔸𝕩𝕞𝕖𝕕 𝕩𝕒𝕣𝕒𝕗 𝕜𝕖𝕖𝕟 𝕙𝕖𝕖😊