Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Suugantu wxay muujinaysaa hodannimada afkeena hooyo ❤
Been maha
Wow Abwaan Talasame keep going bro❤
Zakariye kobciye wllhi hada kento legend ba thy❤❤
Walaal Zakariye kobciye haddii waraysi laga qaadi lahaa waraysigaas wuu kala kici lahaa. Maxaayelay waligaa lama waraysan waana hiboole dhammaystiran. Waa ninka qudhee adoo lajoogo halmar sootuurayo Erayo +laxam isla wada socda.
Abwaan Talasame his Super Hit Songs🙏Gulled Simba_Jano Duni 20M, Taaj-Mahaal 13M Views. Cabdirisaaq Anshax_Nasri 8.5M. Cabdikariin Cali Shaah_Afar Dhaan 1.7M🙏
Abwaan maciisu muuqiisa kadheeraa❤
Mahadsanid in aad ninkan na hor keentay Legenki jaylaani soo qabo
Abwaankan sideee ku heli karaaa in aaan laxiiro baaa rabaaaye zxp meel aaaan ugu hagaaago bal ii sheeg
Sxkay abwanka talasame aad ayan u slamay legend weye
Warbaahinta kf media waa idin salaamay zxpyaal mar labaad waxaan codsanayaa inaad ku xigsiisaan abwaan Aamiin samadoon abwaankii jaceyl waa iga codsi zxpyaal mhdsanid 🙏👍🫵
Abwaan Talasame masha Allah keep going my bro
Nin weynbad soo qabatey Abwaan talasame the best 🔥🐐✋️
Eesh calaa Abwaan 💯💯
Waraysigaan waan dhamaystyy anoo sii rabana waa iga dhamaadayy waa markii iigu horayy oo muqaal ahaan u arkayy talasame ereyadiisa uun baan arki jirayy
Manso ayaad illowday Heeztii Nazri🎉Part2 inaD samYsaan kaa codsanlayn
Dab jacayl ku xigsii zhp
Mashallah abwaan cousin ban wataa
Nin waynbaad keenteen Siciid Maxamed Cilmi Talasame 🫡
😂😂😂 talasame karan basima
𝗔𝗯𝘄𝗮𝗻𝗸𝘂 𝘄𝗮 𝘅𝗮𝗱𝗮𝗮𝗿𝗶
Thanks
Sxbkay walalkay siciid mahamed cilmi oo loo yaqaan abwaan talasame nin maskaxda maalay allah haku xafido walal❤
Dhammaantiin waad mahadsan tihiin sidaad ugu xidhan tihiin barnaamujkan.🙏
Subxana Allah war abwaankan muxuu ahaa Abwaan maxaad quluubtanada la hadashay
Abwaan siciid mahamed cilmi hubaashii waa sheekaawi murtiile m.a
❤❤❤❤❤❤
Next Abwaan zakariye kobciye ka so dhiga sxpyL
Abwaan siciid maxamed cilmi talasame Waa abwaan murti culusAdigana axmadaw waxaan kaasugaynaa abwaan cabdiqaadir qalinle iyo baashe bogaaye labaa nin sooqabo
Bashe bogeye ma abwaan ayad u taqana abwanada ayu sxb la yahaye kkkkk
@@Indhoxaad nio ka hadana erayadisu mafadhiyan
Next xamse xadaari soo qabo bahda kf media wllo qiimo badan
Subhanallah 😂muxu idhi
Karama daadeheeye sare salamaa
Zakariye kobciye so qabo zxp mcne axmed karaamo
Talasame❤
Bro Next Noo Keen Xamse Xadaari
Abwaan sare🎉🎉
Nin weyn somalinimadu kuweyntahay weeye abwaanku
Abwaan weyn
Abwaankan mar kale nosoo celi
Abwaan garaad iyo garasho badan ale uugu deeqay mar walba guulayaso
Nin waynbaaa soo qabateeen axmed karaamoow
soo celiya abwaan talasamepart Two (2)
Abwan Talasame Hore usoco Abtiyo
Abwaan talasame
Legend hore..keep going ❤
C/rashiid cali zhaah kulahaa 😂
Walaal zakariye Kobciye maad sooqabatid.
Igasoo eega heesta cusub maxamed maame masoo habeeyay
May war anigu wan iska jeclaady markuu uumigeedu igu baxay sidaa ku wataa 😅
Talasame
wxd ku jirtaaba cadaaba wllo eee rabi u noqo
INFORMEDHIN KAS WUXU IGU NOQDAY gantal wadnaha iga dhacay cajiib
Abwaan Ahmed xaraf next meet zhp ku casuum
Abwaanku sidu soomaaliga u akhrinayaa adagaa!😮😮
Adiga somaliga aqoon mala
walaka allow kulaha wlhi tik tokga ayuu dawadaaa😂😂😂
Bal eega ilaa qamar suugani ninkan xitaa waa lasoo shaqeeyey
Abwaan cumar dab jaceyl soo qabo
Ma jogo wll
Abdirahman qoslaaye soo qabo
Waxaad soo qabataan abwaan cabdiqadir qalinle
Abwaan shilka so qabo
waxad nokentah abwaan dabjacal
Aad baad umahadsantihiin bahda KF media waxaad noogu xijisaan abwaan xamse xadaari
Abwan wayn baa lasoo xero galiyey maanta s. Talasame salaan sare
400 ee Heesood5% kamid ah ayaa saameyn leh Inta kale waa ka guur Hhhh
Waa abwaanka ugu heesaha caansan fanaan walba oo uu hees u dhiibay ama heesyaal u dhiibay dhawrka mid ee ugu caansan fanan walba isagaa iska leh markaa su’aashu wax weeyanba imisa fanaan ayuu hees u dhiibay waakii lahaa tiro kuma haayaba ninkan marka aan la xaqirin waa abwaan culus runtii
Zakariye kobciye keenna qiimo kasta oo uuku kacacaayo
Qalinle soo qabo
Noo so celiye abwanka i.a abwan talasame moh talasame
😂😂😂😂
400 oo heesood kolay waa iska hadal un
Somaliland waad ka amusten idinko eganaya pasbor Ethiopian wa laydin bartay weriyayasha isku sheega
Absolutely
Sxpkey siciid school baan wada dhigan jirey sannadkii 2006
Imikana xagad jogta
Bokhor bokhoraduu bokhornimo bokhray
Suugantu wxay muujinaysaa hodannimada afkeena hooyo ❤
Been maha
Wow Abwaan Talasame keep going bro❤
Zakariye kobciye wllhi hada kento legend ba thy❤❤
Walaal Zakariye kobciye haddii waraysi laga qaadi lahaa waraysigaas wuu kala kici lahaa. Maxaayelay waligaa lama waraysan waana hiboole dhammaystiran. Waa ninka qudhee adoo lajoogo halmar sootuurayo Erayo +laxam isla wada socda.
Abwaan Talasame his Super Hit Songs🙏
Gulled Simba_Jano Duni 20M, Taaj-Mahaal 13M Views. Cabdirisaaq Anshax_Nasri 8.5M. Cabdikariin Cali Shaah_Afar Dhaan 1.7M🙏
Abwaan maciisu muuqiisa kadheeraa❤
Mahadsanid in aad ninkan na hor keentay
Legenki jaylaani soo qabo
Abwaankan sideee ku heli karaaa in aaan laxiiro baaa rabaaaye zxp meel aaaan ugu hagaaago bal ii sheeg
Sxkay abwanka talasame aad ayan u slamay legend weye
Warbaahinta kf media waa idin salaamay zxpyaal mar labaad waxaan codsanayaa inaad ku xigsiisaan abwaan Aamiin samadoon abwaankii jaceyl waa iga codsi zxpyaal mhdsanid 🙏👍🫵
Abwaan Talasame masha Allah keep going my bro
Nin weynbad soo qabatey Abwaan talasame the best 🔥🐐✋️
Eesh calaa Abwaan 💯💯
Waraysigaan waan dhamaystyy anoo sii rabana waa iga dhamaadayy waa markii iigu horayy oo muqaal ahaan u arkayy talasame ereyadiisa uun baan arki jirayy
Manso ayaad illowday Heeztii Nazri🎉Part2 inaD samYsaan kaa codsanlayn
Dab jacayl ku xigsii zhp
Mashallah abwaan cousin ban wataa
Nin waynbaad keenteen Siciid Maxamed Cilmi Talasame 🫡
😂😂😂 talasame karan basima
𝗔𝗯𝘄𝗮𝗻𝗸𝘂 𝘄𝗮 𝘅𝗮𝗱𝗮𝗮𝗿𝗶
Thanks
Sxbkay walalkay siciid mahamed cilmi oo loo yaqaan abwaan talasame nin maskaxda maalay allah haku xafido walal❤
Dhammaantiin waad mahadsan tihiin sidaad ugu xidhan tihiin barnaamujkan.🙏
Subxana Allah war abwaankan muxuu ahaa
Abwaan maxaad quluubtanada la hadashay
Abwaan siciid mahamed cilmi hubaashii waa sheekaawi murtiile m.a
❤❤❤❤❤❤
Next Abwaan zakariye kobciye ka so dhiga sxpyL
Abwaan siciid maxamed cilmi talasame
Waa abwaan murti culus
Adigana axmadaw waxaan kaasugaynaa abwaan cabdiqaadir qalinle iyo baashe bogaaye labaa nin sooqabo
Bashe bogeye ma abwaan ayad u taqana abwanada ayu sxb la yahaye kkkkk
@@Indhoxaad nio ka hadana erayadisu mafadhiyan
Next xamse xadaari soo qabo bahda kf media wllo qiimo badan
Subhanallah 😂muxu idhi
Karama daadeheeye sare salamaa
Zakariye kobciye so qabo zxp mcne axmed karaamo
Talasame❤
Bro Next Noo Keen Xamse Xadaari
Abwaan sare🎉🎉
Nin weyn somalinimadu kuweyntahay weeye abwaanku
Abwaan weyn
Abwaankan mar kale nosoo celi
Abwaan garaad iyo garasho badan ale uugu deeqay mar walba guulayaso
Nin waynbaaa soo qabateeen axmed karaamoow
soo celiya abwaan talasame
part Two (2)
Abwan Talasame Hore usoco Abtiyo
Abwaan talasame
Legend hore..keep going ❤
C/rashiid cali zhaah kulahaa 😂
Walaal zakariye Kobciye maad sooqabatid.
Igasoo eega heesta cusub maxamed maame masoo habeeyay
May war anigu wan iska jeclaady markuu uumigeedu igu baxay sidaa ku wataa 😅
Talasame
wxd ku jirtaaba cadaaba wllo eee rabi u noqo
INFORMEDHIN KAS WUXU IGU NOQDAY gantal wadnaha iga dhacay cajiib
Abwaan Ahmed xaraf next meet zhp ku casuum
Abwaanku sidu soomaaliga u akhrinayaa adagaa!😮😮
Adiga somaliga aqoon mala
walaka allow kulaha wlhi tik tokga ayuu dawadaaa😂😂😂
Bal eega ilaa qamar suugani ninkan xitaa waa lasoo shaqeeyey
Abwaan cumar dab jaceyl soo qabo
Ma jogo wll
Abdirahman qoslaaye soo qabo
Waxaad soo qabataan abwaan cabdiqadir qalinle
Abwaan shilka so qabo
waxad nokentah abwaan dabjacal
Aad baad umahadsantihiin bahda KF media waxaad noogu xijisaan abwaan xamse xadaari
Abwan wayn baa lasoo xero galiyey maanta s. Talasame salaan sare
400 ee Heesood
5% kamid ah ayaa saameyn leh Inta kale waa ka guur Hhhh