Deg Deg Xasan Sheekh Oo Damaca Itoobiya God Mugdi Ah Ku Tuuray, Calaacalka Madaxda Ethiopian Airlin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 мар 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 16

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 5 месяцев назад +2

    Mudane Madaxweyne Hassan guul iyo gobanimo

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 5 месяцев назад +1

    Darwiish

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 5 месяцев назад +1

    Asc anuga ahaan waxan ugu baqi lahay umada somaliyeed in somali ogadenya lasiyo bad itobiyana boqol kiiba sideetan canshuur dhimis lo sameeyo somali ogadenya ne lagu so warejiyo somaliya masarna biyaha wabiga udeeyso somaliyana fatahadah kadeeyso somaliya 🇸🇴☝🏽🫡🦁

  • @qaalidfarah3797
    @qaalidfarah3797 5 месяцев назад

    Yes mudane madax weyne guul insha allah

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown 5 месяцев назад +2

    Ethiopia waa in loo jaraa xiriirka gebi ahaan

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 5 месяцев назад +2

    Itoobiya waa in xuriirka loo jaraa si toosa oo aan waxba loo xeerin

  • @user-hy5jg6mu8d
    @user-hy5jg6mu8d 5 месяцев назад

    Asc

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 5 месяцев назад +1

    Ethiopia waa in laga joojiyaa hawada soomaaliya oo dhan iyaga ayaa ka danbeeya carqaladaynta hawada iyagoo isticmaalayo muuse handaraab oo khaa,in ummada soomaaliyeed dhib u keenay.

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 5 месяцев назад

    Benale bahuko ayn 2007 maqli jiray
    Waaba kan hadaba
    Waligaa waxad jeceshahy war makadhigtay😂😂😂😂😂

  • @nasra277
    @nasra277 5 месяцев назад

    Muuse Carre Sharafkii ka dhimay, Shaambaddii boqore
    Shaalkii Galladduu ku hadhay, shire hog-guu yiile
    Cirkuna wuu shanfaxay Aw Guhaad, shuguguxdiisiiye
    Guuleed shallaytada ma ledo, shawr caloosha aha'e
    Waayadan karuur looma shubin, Shaaxin iyo Laane
    Wixii uu Digoow shalac ahaa, shay ka fududaaye
    Kol danbuu Ilaah uga shiddayn sharafki saarraaye
    Shaarubo engegan ina Si-Arag, shaah u soor noqoye
    Shawdii Cabday ku habbanayd, shalaxdi caanuuye
    Dhaaxaa hadhuub wiil shaqladay, sheedda loo rogaye
    Fircoonbaa cilmiga sheegi jirey, Sheekhna ma ahayne
    Isaguba shirkiga Eebbeheen, Shiqi gadaalkiiye
    Shed nimaanu celinayn asaan, shar uga taag waayey
    Amase cirradu sharaaryaha dhigtoo, shubaya xaaraanta
    Shafkana aan ka qaadayn hablaha, waw shin tiriyaaye
    Naagaha Siddeed baw sharciya, shayna dheer yahaye
    Haddaan Maxamed(SCW) sharaftiisu jirin shamis ma nuurteene
    Shaki geliysey nebigii (SCW) arliga, shaaca ku ahaaye.
    Shiinena an keennee haddaan, sharacgal kaa weyney
    Waynoo shihiid dirir xumaad naga shaqayseene.

  • @user-tu8in2sk3t
    @user-tu8in2sk3t 5 месяцев назад

    Muusow lughaya hakuu dembeyso ee inoo fuli goaanka labada gole ee doorshooyinka silo kala badbaado.

  • @user-tu8in2sk3t
    @user-tu8in2sk3t 5 месяцев назад

    Cudurka hadheeyey reer Somaliland oo ah ... ( Cudurka saarka la yidha Saarka amase boorane amase mingoska ) Oo u baahan inlaga tumo oo ictiraafka raadinta. Ictiraafka oo somaliland oo ah .mid aan lahay daawo lagu dabiibo.

  • @halimab5796
    @halimab5796 5 месяцев назад

    Waar Xasan sheekhna waa wax matare wixiisu waa Qawda Maqashii waxna haw qaban. Farta uu ruxayo waddan difaaci mayso.

  • @khalidcumar3342
    @khalidcumar3342 5 месяцев назад +2

    Xassan iyo Abiy wey is og yihiin. Ugu dan been waxaad maqli dontaan ethopia dowlada soomaaliya eyee soo martay oo naga codsatay dakad kiro ah dowlada soomaaliyana wey u saxiixday dowlada Ethopia. Waxa socda waa madadalo shacabka soomaaliya la jah warerinaayo oo kaliya.

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 5 месяцев назад

      Dekada waa is ticmaali kartaa laakin zero ciidan 50 years kiro ah ma garan hadii guri aan kaa kireeysto waxaan doona baan ka sameeynayaa 50 sano kadib muse biixi ma noolaanayaae sidaas ayey Ethiopian ula wareegtay 20 kilometer ka badan 😢