Goorma ayaa la furayaa Mashruuca biyo balaadhinta Hargeysa oo dhamaaday?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 70

  • @cabdilaahishiine3698
    @cabdilaahishiine3698 2 года назад +7

    Maareeye waad dadaashay ilaahay haku garabgalo thanks Mr daarood

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 года назад +5

    mashalla waa farxad..khayr baan idiin rajaynayaa MMTv.....

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 2 года назад +5

    Mansha Allah guul Somali land cadowgaa ha Hajabo
    Maareeyahana. Alle haxafido

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 2 года назад +3

    Maansha Allah, markale biyo dhaamisk halagabox,,markaasay caasumad dhamaystiran, wadooyinkii waa maansha Allah waa quruxda magaalada,

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 2 года назад +5

    Mashaa Allah ❤

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 года назад +5

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah.

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 года назад +4

    Maansha Allah ❤ ♥
    Shaqo Wacan Mareeye Mohamed Ali Ahmed Darood ❤❤

  • @abdirahmanmahir3975
    @abdirahmanmahir3975 2 года назад +7

    صلو على الحبيب صلي الله عليه وسلم 🌹❤

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 2 года назад +3

    ASC ma sha Allah aar booyadii aan maruun
    Ka Raysano.

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 2 года назад +3

    gambalyo somaliland !!

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 2 года назад +4

    Ilah ba meel dhagax ah inagu beeray, dadku ciyaar bey u haystan biyo baladhinta.

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 2 года назад +4

    Mansha allah

  • @sabs3875
    @sabs3875 2 года назад +5

    Mash allah

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 2 года назад +4

    Masha'Allah 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @axmeddaahir8102
    @axmeddaahir8102 2 года назад +5

    Good Joob 👍 👍 👍 👍 👍 👍

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 2 года назад +1

    Waiee kulmiye labadiisii teeram wuu guuleeytay

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 года назад

    Well done Maareeye. Waa maareeyaha kaliya ee intaan arkay su’aalaha sidey yihiin uga jawaaba aqoon buuxdana u leh shaqadiisa.

  • @ishaakismail9458
    @ishaakismail9458 2 года назад

    Masha allah waa guul

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 года назад +4

    Eng. Osmanito huu haa
    Waa si wanaagsan, magaalada oo dhami ha hesho biyaha. Degmooyinka oo dhan waa laga sugayaa biyaha inay wada cabbaan, oo laga baxo booyadaha biyaha shubaya ee ku iibinayaa lacagaha fara badan.

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 года назад +1

      Haa wlhi dhamaan magaalada Hargiesa waa in ay hesho

  • @RitaMia000
    @RitaMia000 2 года назад

    Maasha allah 😍😍

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 2 года назад +2

    Baadida ninbaa kula dayday daalna kaa badane
    Aan doonayn inaad hesho daain abidkaa

  • @saiddahir2809
    @saiddahir2809 2 года назад

    mashalla

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 года назад +1

    ASC WR WB MUDANE WASIIR MAALINTA DAAFURKA AMAANKA AAD U ADKEEYA CADAAN IYO MADOWBA ISKA EEGA SI AAN LOO TACAB QASAARIN KHAYR ALLE HAKA DHIGO

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 2 года назад +1

    Goorma ayayey biyo baladhinta heyaan xafadaha gacan libax iyo gudhacdher

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 2 года назад +1

    10sanno booyad ayaan shubanaynay midbaa maanta igu yidhaa biyihii qasabadaa naga goay shalay oo maan soo fooldhawan wuxuu sitay dawadii cadayga iyo kiniin iyo quraacdii isagoo isticmalay biyihii shaqada ana waxan idhi alle idiin ma keeno biyo qasabadeed ilaa aanu helayno anaguna 😂❤

    • @mbaqasvlogs7147
      @mbaqasvlogs7147 2 года назад

      Hhhhhhh ma ku digasho ayey ka ahayd

    • @ahmedshaani5604
      @ahmedshaani5604 2 года назад

      @@mbaqasvlogs7147 waa dadka labada gacmood ku maydha ee qasabada ku istijooda 😂

  • @Hanad3
    @Hanad3 2 года назад +2

    Waxan Gudoomiyaha sheeganaayo een hal su'aal saanu uga jawaabeyn eeg!

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 года назад

    tuuugo horumar malle ilaa 2016 biyo balaarin WAXU MA XISHOODAAN MA QAJILAAN TUUGBA TUUG HAWDHIIBO ILAHAYBA UMAQAN UMADAN CAWARONA SHILINKAA DHIBAAYO

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 года назад

    For 31 years … unacceptable.

  • @CALLME694
    @CALLME694 2 года назад

    Marka hore weriyuhu wuxuu noo sheegay in ay kula kulmeen geed deeble naareeyuhuna wuxuu ku leeyahy waxad soo aragtey saacadaha ku xidhan barkada

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 года назад +1

    koodbuur.baan daganahay booyad ayaa sacadaa aan qorayo ii shubaysa hargiesa inay biyo hesho waxa ka horaysa in ninkaa xilka laga qaado oo nin ilahay.garanaya hlo dhiibo

  • @abdiarinbaallaalejcyl3451
    @abdiarinbaallaalejcyl3451 2 года назад

    Wuu ogyhy inaan hargeisi wada cabayn bajuun aaway lqcagtii wakaladu 🤦🏾

  • @galaydhyare7501
    @galaydhyare7501 2 года назад

    Walee adhi daasad kama ilbaxo walegeed hadaad intii dawladii siyaaad bare samaysay hadaad wax ku dartaan adeer intaasuun ha bililiqaysanina dhuuma badan oo lala baxay ayaaba lasheegayee

  • @cabadallahahmad7442
    @cabadallahahmad7442 2 года назад +1

    Beenta Dee soomalibaybu unahay oo adba Oromo matihid Ayan filayaa lkn ninkaa Ina Darood waa nin shaqo oo hadalyar shaqobadan hadalyar isagoo xataa nidaamka Jira dufaacaya si indhola aana arkimaysid ninba intiisa sheeg

  • @mohamedhussein8608
    @mohamedhussein8608 2 года назад +1

    Biyaha halagu wareejiyo shirkado khaas ah waa lahelidoonaa biyo sida laydhka ookale

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 года назад +1

      Exactly waa in magaalada Hargiesa gabi ahaan biyo hesho

  • @idrisali212
    @idrisali212 2 года назад

    Meesha 20 sano ayun bay leeyhin biyo ayaa la keenaya dadka ayun baa been lagu maaweeliyo

  • @galaydhyare7501
    @galaydhyare7501 2 года назад

    Waligiibaan la furayn
    Intii siyaad bare galiyay biyaha hargaysa hadii litir lagu daro aniga isoo doonta adeer waxani waa khiyaali

    • @sabs3875
      @sabs3875 2 года назад

      Waad xuusanaysaa 🤡😏

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 года назад

      Allah ka baqa biyo umadaaaane magaaaaladeee

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 2 года назад +1

    Wariyow beenta iska daa yaa laba gacmood Ku maydha waligayo laba xisho oo isku xigta biyo nooma iman imikana waabay Ka sii daren

  • @abdishakur1942
    @abdishakur1942 2 года назад

    Waa sheeg been ah waxani, maxa kusoo beegay mudo kororsiga Dhuuso Bixi

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 2 года назад

    BEENAALAHAN MAA UMMADA LAGA ERYO MUNAAFAQ BAAD TAHAY LUGOOYO AH

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 2 года назад

    war beentoodii 5 sano ayey kudhamaatay tuugtan tuugtu dhashay umada yaa kaqabta garacan miidhan baa umadii hor istaag san war inkaaar baa kugu dhame umada dhaama laydin xabaalye

  • @engRaajix
    @engRaajix 2 года назад

    Horta wariyaha isagaa uyeedhay
    wxana mahayo oo waxani uu ka hadlayo waa iidhe mafahanteen

  • @kartimaal
    @kartimaal 2 года назад

    𝒃𝒍𝒔 𝒃𝒊𝒏

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 года назад

    Imisa jeer iyuu yidhi bishaan gudeheeda ayaanu biyo helaynaa? Ninkani waa Beeneele ee meesha Ha laga eryo

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 2 года назад +1

    Faanoole fari kama qodna

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 года назад +2

    Mid iga qora ilaa cid kale xilkan loo dhiibo oo xaafada Muuse laga gaadho sidii Soltelco biyo heli maysaan kii hore ee lunsaday waa reerkaa kana kama duwana jug jug halkaaga ku haraad

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 2 года назад +3

      XAAFDA MUUSE BIYHU KAA YEEMDAN WAABA CIIDKALO LOO
      DHIIO DAAYE MAARKA AAY RAABAN BAA LAAGU QIIYSAYE DOOFAR QAABYLDA WAASHEYE
      BAAD TAAHEYE

    • @mahdifarah8235
      @mahdifarah8235 2 года назад

      Kii hore ee biyaha maareye ka ahaa ee lacakta laa baxsadaye innaderka buu ahaa ( ciidaqale). Remember that before you a shame your self.

    • @Adam-nw1vy
      @Adam-nw1vy 2 года назад

      Biyaha sow iyagu malaha marka hore orod oo baraagihii daroor biyo iyo qamandi dhacday ka doono dee hadii kale abaal ku qab wax kastoo kaasoo gaadha biyaha geed deeble nus litirna ha ahaatee

  • @ahnedbahal2574
    @ahnedbahal2574 2 года назад

    Midawga yurub kulahaa!!! Jaaahil waxan oo dhanba xaga ilahaybay ka suurto galeen. Ee waxaan is waydiiya Afrika ma nin cadaan ah uunbay sugi???

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 года назад

      Waliba Jarmalaka inta badan baxshey waa normal Adiba afrkaan baad tahey wax soo saar o gacantaa ku samee warshado waaykual fududey

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 года назад

    beenale beenale dhalay

  • @Daaqirmedia
    @Daaqirmedia 2 года назад +3

    tuugas iyo tuuga ka sareeye muuse dameer aynu iska qabano

    • @sabs3875
      @sabs3875 2 года назад +2

      Dad wadan kooda ku xaasid ah ayaad tihiin 🤢 halkii aad kufarxilahyad warkan ayaad cuqdaday naysaa

  • @idrisali212
    @idrisali212 2 года назад

    Wax buu iska sheegaya

  • @nuurhassannuur4643
    @nuurhassannuur4643 2 года назад +2

    War wadanku tuugtan waxu u bahan yahay in laga gadho

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 2 года назад

    sheeko

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 года назад

    Waar orod waxba ku hali mayside, boql milyan ayay ka biyo la yihiin dadkii, aduunku wuu idinlayaaba

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 2 года назад +3

    Waiee kulmiye labadiisii teeram wuu guuleeytay