Habka Ugu Fudud Ee Aad Xirfad Kasta Ku Baran Karto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • ☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇
    Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro► bit.ly/2R8hH0w
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha► bit.ly/2RblqKX
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay► bit.ly/2XJbpae
    Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel► bit.ly/2XefNkE
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay► bit.ly/2KEPXiW
    ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇
    Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.
    🤔 Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale
    ★ ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican.
    ★ XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi.
    ★ XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada.
    ★ WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii.
    ★ DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay.
    SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY
    Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.

Комментарии • 126

  • @inspiringquotes5320
    @inspiringquotes5320 6 лет назад +207

    *Shaydaan ayaa* *lawaydiiyay* *su'aalahan nacalad* *haku dhacdee..*
    *1) Yaa kula fariista?*
    *Wuxuu yiri qofka ribada cuna.*
    *2 ) Yaa kula sxb ah?*
    *Wuxuu yiri qofka sinaysta.*
    *3 ) Yaa kula seexda?*
    *Wuxu yiri qofka maan dooriyaha caba.*
    *4 ) Yaa weeye martidaadu ?*
    *Wuxuu yiri waa tuuga.*
    *5) Yaa weeye rasuulkaagu ?*
    *Wuxuu yiri waa sixiroolaha.*
    *6 ) Yaa weeye kay indhahaagu ku qaboowsadaan ?*
    *wuxuu yiri kan ku dhaar fura xaaskiisa*
    *(Xila furaha)*
    *7) Yaa weeye xabiibkaaga aad jeceshahay ?*
    *wuxu yiri waa taariku salaadka jimcaha.*
    *8) Maxaa dhabarka kaa jabiya ?*
    *wuxuu yiri dananka fardaha markay jihaadka ku jiraan*
    *9) maxa jirkaaga tubaxiya ?*
    *wuxu yiri ruuxa towbad keena*
    *10) Maxa beerkaaga bisleeya?*
    *Wuxu yiri astaqfaarta badan ee habeenkii iyo maalintii*
    *11) Maxaa wajigaaga daboola (madoobeeya) ?*
    *Wuxu yiri sadaqada sirta ah.*
    *12) Maxa indhahaaga daboola?*
    *wuxuu yiri salaada fajariga (salaad subaxa)*
    *fadlan Walaal hadii aan wax kuu faaidiyey subscribe iisaar mahadsanid

  • @nuriye555
    @nuriye555 6 лет назад

    Maansha Allah waxan ka helay wall video gada soda casriga ah aad fikrada iyo swirada isku bar bar dhigaysid thanks

  • @mushtaaqahmed2695
    @mushtaaqahmed2695 4 года назад +2

    Weriyinimo bn kuhamiyaa ilaa yarantaydii isoo duceeya in rabi irumeeyo riyadaas😭🙏

    • @ziyamoha1436
      @ziyamoha1436 3 года назад +2

      abayo ilahay haku rumeyo anh iso ducey abyo

    • @HamseMohamett
      @HamseMohamett 6 месяцев назад

      Wali ma gaadhay hamigagii wariyenimo 😊

  • @mohamed.369.
    @mohamed.369. 5 лет назад

    Asa, Apdi'Alrazaq Faarah Allah khyrka haku siiyyo. Waxyaabo badan ayaan ka-faa'iday videos-shaada. Mahadsanid 100%

  • @farhiyaali5043
    @farhiyaali5043 3 года назад +1

    Runtii aadban ugu helay sheekadaan, waad ku mahadsantihiin sida quruxda badan aad nugu so gudbiseen🎊❤️

  • @alibarre7650
    @alibarre7650 5 лет назад +4

    2:30 buu bilaabanaya habka xirfadaha ku baran karto
    Mahadsanid sxb

  • @amiiraana5628
    @amiiraana5628 6 лет назад +3

    Masha Allah tnx ❤️☺️😃

  • @updiphatahgorse7121
    @updiphatahgorse7121 6 лет назад +2

    Macha allaH thnks macaliN aPhirasaaQ FaraX

  • @xasancabdilaahi6935
    @xasancabdilaahi6935 3 года назад

    Codsi wllo soo badi muuqalada xirfadaha ku saabsan

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 Год назад

    Masha Allah wll c rasaaq aad baad ugu mahadsan tahay Sidaad indhaha noogu furaso

  • @siyaaddaahir7033
    @siyaaddaahir7033 6 лет назад

    Thanks walal sare cabdirisaq faarax Allah kuxafido.

  • @rrryuuhhji5531
    @rrryuuhhji5531 6 лет назад

    Walalkey abdirisaq aad aya u madsantahy walal inten Kala soo xariira inaan aqoon Kala gororsado ayan u bahanahaye thanks

  • @SakariyeAli-cy1mq
    @SakariyeAli-cy1mq Год назад

    cabdirisaaq mahadsanid wll

  • @sahruujsaxardiid8065
    @sahruujsaxardiid8065 6 лет назад +3

    Maashaa allah mhdsnd waan kahelay video-gaan

  • @qayzfayz9774
    @qayzfayz9774 6 лет назад

    Hore u soco wll noso wad hana nagala daahin mahdsanid

  • @dekatooxyare3929
    @dekatooxyare3929 6 лет назад

    Mahadsanid walal hore usoco

  • @nafisamohamuds9685
    @nafisamohamuds9685 5 лет назад

    Zhp xirfada kubada. Maaad. Soo ban dhigtaa Kaas Oo Caalamka. Lagaxiiseeyo

  • @qoojechannel9416
    @qoojechannel9416 6 лет назад

    Aad iyo aad ayuu ii cawiyey fikirkaas sxp qaaliya waad mahadsantahey horey u soco👌

  • @aysermaxamuud6557
    @aysermaxamuud6557 6 лет назад

    mahadsanid macalin carisaaq

  • @shideyare3062
    @shideyare3062 5 лет назад

    Thanks c/risaaq faarax

  • @mohamedahmedidleh
    @mohamedahmedidleh 6 лет назад +3

    merci! je vous en pris

  • @caalim111
    @caalim111 6 лет назад +1

    Masha allah zxb abdirisak

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 6 лет назад

    mahadsanid nooso badi

  • @saidmuhudinahmed2278
    @saidmuhudinahmed2278 6 лет назад +1

    thinks maclin c.risaq

  • @rooblesalaad4541
    @rooblesalaad4541 5 лет назад

    walaahi waa arin cajiib ah
    oo kudayo mudan
    waa mid aan doonayay in barto

  • @aaminackaadir705
    @aaminackaadir705 6 лет назад

    Shukran wllo

  • @Zahra-channel1
    @Zahra-channel1 6 лет назад

    mashaa allaah tbrkllh. wllken. jazakallahu khayrn

  • @naimaibrahim6672
    @naimaibrahim6672 6 лет назад

    mahadsanid walaalo maalmahan video gaagi ma arko noo soo badi plz.

  • @kadaromar1189
    @kadaromar1189 6 лет назад

    Mahadsanid my brother

  • @maxamudcilmi4613
    @maxamudcilmi4613 4 года назад

    Okay waa fikrad fiican

  • @abdirahmanashire7534
    @abdirahmanashire7534 6 лет назад

    Thnx cabdirsaaq

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 6 лет назад

    Shukran zhp

  • @c.ladhifsalah4367
    @c.ladhifsalah4367 6 лет назад

    Walal waad kumahadsanthy dhiirigalinta aad nola wadaagtay

  • @xasanidea5162
    @xasanidea5162 6 лет назад +3

    masha allah

  • @maxamedakram3493
    @maxamedakram3493 6 лет назад

    mahadsanid.

  • @nimcoxusein6856
    @nimcoxusein6856 6 лет назад +4

    Waaw Masha Allah walaalkay horay usoco

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 6 лет назад +2

    MnzHa alh WaD Ku mahad Santahay wll sida aad DaDka uDHiiriGaLineyso

  • @cabdizhakuurmohamed1974
    @cabdizhakuurmohamed1974 4 года назад +1

    M.a keep going my dear bro

  • @luulismaiil1801
    @luulismaiil1801 4 года назад

    Maansha allah ilahay hakudayo

  • @saidsomali6690
    @saidsomali6690 6 лет назад

    Thanks brother I miss you best advise

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 6 лет назад +2

    Wlleh waa lugu xiisey Abdirisaq farax

  • @aysermaxamuud6557
    @aysermaxamuud6557 6 лет назад +3

    qaabka aad ii tababartay yaan ladhacay ana shaqo yaan bartay kadibna in tifaacsaday

  • @saxanefaarax5781
    @saxanefaarax5781 6 лет назад

    msha allah maskaxdada allaha kuu barakeeyo sxb

  • @samanbadanchannel5846
    @samanbadanchannel5846 6 лет назад

    Thanks

  • @jibriilabshir1789
    @jibriilabshir1789 6 лет назад +1

    mnsha allah mclin

  • @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
    @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 6 лет назад

    madsanid wllo C.rasaq

  • @abdifatahbarbareye8779
    @abdifatahbarbareye8779 6 лет назад +8

    mahad saniid taladada wanagzan 💯/💯

  • @maxamedismaciil1504
    @maxamedismaciil1504 6 лет назад +1

    Dabaashu waa waxa ugu howsha yar ee labarto

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 3 года назад +1

    walaal noo soo geli magac nuura
    xaraf kasta waxa uu utaagann yahay please 🙏

  • @annagaiyaga3465
    @annagaiyaga3465 4 года назад

    Waw HDLkada runti aad ayu iitabtey 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zadrizamonchannel9836
    @zadrizamonchannel9836 5 лет назад

    ad ba uga hele farintad aniga ma ihi xas lkn adba u xise ya inan wax ka barto mhdsnid wllshey

  • @hamsenour2326
    @hamsenour2326 4 года назад

    Ilaahay haku dayo wallkay

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 6 лет назад +2

    Mansha Allah mahad sanid wllo

  • @asmaarawello9162
    @asmaarawello9162 6 лет назад

    Wad ku mahdsantaydhirigelinta walalkay ilhay ha ka jisayi siyo
    😘👏👍

  • @ismailxasankaliye1400
    @ismailxasankaliye1400 6 лет назад

    Masha Allah I wll aad iyo aad ayad umahadsantahay sxp

  • @diirsheduwe
    @diirsheduwe 6 лет назад

    Mash Allah macalin

  • @aniso8807
    @aniso8807 6 лет назад +12

    Cabdirisaaq faarax wllo ilhy dartiis ayaan ku jeclhy

  • @saxaneali7891
    @saxaneali7891 6 лет назад

    Absolutely

  • @maanhalable5059
    @maanhalable5059 6 лет назад

    Macalin Guulayso

  • @c.ladhifsalah4367
    @c.ladhifsalah4367 6 лет назад

    Mashallah

  • @walwaal3533
    @walwaal3533 6 лет назад

    Soo laabasho wamaagsan wll QLI

  • @aynlefantastic3535
    @aynlefantastic3535 6 лет назад

    Rijaal wayn...🙌🏻🔝😘

  • @sakariyedhamac5592
    @sakariyedhamac5592 5 лет назад

    Sakariye

  • @jaabirahmed6360
    @jaabirahmed6360 6 лет назад +2

    My teacher said aya noga so daaahda wlhi wan ka xumahay RUclips dardada aya uso gala 😭😭😭

  • @Abdalebulbul
    @Abdalebulbul 6 лет назад

    allh keep u

  • @زهوراحمد-ط3ث
    @زهوراحمد-ط3ث 6 лет назад

    Aad baad umhadsantihiin wll

  • @julienhutter7489
    @julienhutter7489 6 лет назад +6

    😍😍😍😍

    • @julienhutter7489
      @julienhutter7489 6 лет назад

      Wallo waankujeclahay Horo Usoco haniyadjabin hormar ayaad gadhaysa wanjeclahay inan kumaqlo

  • @erhanjirdeerhanjirde9328
    @erhanjirdeerhanjirde9328 3 года назад

    M Allah🙏

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi 2 года назад +1

    كيف تجد حرفة ينفوع نفسي بنسبة ىذة عالم عسرى احتاج كثيرا

  • @ARAYE10
    @ARAYE10 6 лет назад +2

    M.a

  • @indaoman4624
    @indaoman4624 4 года назад

    Okok

  • @mohamedradwan5125
    @mohamedradwan5125 6 лет назад

    NIN ADAGBAAD TAHAY.LKN HOOS UDHACWAYNBAA DHACAY🙂 SOO DADAAL

  • @abdishakurdayib9790
    @abdishakurdayib9790 6 лет назад +1

    Sxb sidee u samaysa video yaashaada

  • @abdulfatahmohamed8852
    @abdulfatahmohamed8852 6 лет назад

    Afsoomali engegan waxan ahayn noomaad sheegin ugaaas.
    Sheko sakariye iyo isku day
    Labadaas waxan ahayn ba kamaan maqal

  • @abdirashidarabnuurcade17
    @abdirashidarabnuurcade17 5 лет назад

    Waaa talo fiican

  • @maxamed9735
    @maxamed9735 6 лет назад

    I'm zakariye really

  • @rerershow2275
    @rerershow2275 6 лет назад

    Wll Software isheeg

  • @mohamedabdi8713
    @mohamedabdi8713 6 лет назад

    Asc Cabdirisaaq, contact-kaaga email isii waxaan rabaa inaa kulaxiriiro walaal.Mahadsanid

  • @ducaysaandeeqa2307
    @ducaysaandeeqa2307 6 лет назад +1

    Mansha Allh mahad sanid

  • @lammaanechannel1448
    @lammaanechannel1448 4 года назад

    Mahad sanid Mu alim Aad Baan Wax Kaaga Faa iiday Run Ahaantii

  • @cilmisheekeeye4127
    @cilmisheekeeye4127 3 года назад

    Aniga computer ayaa igu adag😥

  • @ifraaxmohamed7677
    @ifraaxmohamed7677 6 лет назад

    halkaan kara xiriiri l
    karaaa qofkan blz

  • @Hijabnaturalsom
    @Hijabnaturalsom 6 лет назад

    Masha Allaah wll Mahad sanid

  • @acmprincess5605
    @acmprincess5605 6 лет назад

    Waxan doonaya inan barto cafimadka see ku baran kara wll fadlan i cawi

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 6 лет назад +1

    Masha.allah

  • @laasgalolmedia2614
    @laasgalolmedia2614 4 года назад

    Ma runba Markaa Xagee Lacagta Lagala Bxi

  • @muscabsabriye1082
    @muscabsabriye1082 6 лет назад +5

    Kaaape intee ka baxday

  • @XaawoXudun-fm8sb
    @XaawoXudun-fm8sb 11 месяцев назад

    Karate sxp lobarta❤❤

  • @xaliye3240
    @xaliye3240 3 года назад

    Mhdsnid wll

  • @aishajama5536
    @aishajama5536 6 лет назад

    wlhi beenta maha my bro taas aniga sameyey wan ka gaadhay inaan dhowr skils baro mahdsnid

    • @mumtaazsaid3103
      @mumtaazsaid3103 2 года назад

      Apyo ma iga cwn krtaa inaa aanna barto rpye

  • @xamdixasan2534
    @xamdixasan2534 5 лет назад

    M,a

  • @hammihalgan2631
    @hammihalgan2631 3 года назад

    dh

  • @cabdirisaaqkaabe333
    @cabdirisaaqkaabe333 6 лет назад

    Waa talo fcn

  • @anasabdulrahman4925
    @anasabdulrahman4925 5 лет назад

    Mahad sanid

  • @radhas2411
    @radhas2411 6 лет назад

    Isaara subscribe asxaabeey

  • @waxkabaro6388
    @waxkabaro6388 6 лет назад

    halkaa kasii wad

  • @ahmedadizorro5048
    @ahmedadizorro5048 5 лет назад

    shukran akhii filaah

  • @maxamedismaciil1504
    @maxamedismaciil1504 6 лет назад +1

    Dabaashu waa waxa ugu howsha yar ee labarto

  • @caalim111
    @caalim111 6 лет назад

    Mahadsanid

  • @CabdijamaalAbdi
    @CabdijamaalAbdi Год назад

    Masha lah