"Madaxweynihii Maraykanka ayaa ictiraafaya Somaliland ayaad...."Jamaal Cali Xuseen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 132

  • @roobleyare2351
    @roobleyare2351 День назад +20

    next precident isha allah

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz День назад +20

    Viva❤jamaal cali hussen guuleyso insha allah❤

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin День назад +7

    GOLF OF BERBERA 🎉🎉🎉AYAA HORE LOO ODHAN JIRAY 🎉🎉🎉

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg День назад +30

    Inshallah ilahayow inoo aqbaal hadalkaga vive somaliland

  • @ZY-19-MRSOMLAND
    @ZY-19-MRSOMLAND День назад +6

    Jamaalow maanta waa maalintadii mustaqbalka dhaw🎉❤🎉❤

  • @nacimocabdilahi5319
    @nacimocabdilahi5319 День назад +10

    Soomaaliland hanoolaato ❤😢

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 День назад +1

    Mansha allah

  • @AbdizamedXidig
    @AbdizamedXidig День назад +1

    Mashalah soomaaliland ha noolato ❤❤

  • @farduus_
    @farduus_ День назад +3

    Ictirafka ad ku sasten wad helesan waa in ad ogolaatan falastintan ni cayne in ad Hargeisa ku so dhawesan jahana dhaxdeda ictiraf ka doona

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar День назад +3

    maasha allaah aqoonyahan dayar dhaqaalo yaqaan jamaal cali xussein . taariiqyahan anigoo garxajisa dooranaya hadduu jamaal isasoo sharaxo maanta dalka kuu baahan

  • @AmranXaaji-g5w
    @AmranXaaji-g5w День назад +3

    Faqashta warka ka qari yey waalane😅

  • @FalmatuJabir-m1n
    @FalmatuJabir-m1n День назад +1

    ❤❤❤🎉

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f День назад +1

    Masha Allah jamaal waa madaxwanaha muustaqbalka somali land 😮🎉❤

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 День назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ciro nice

  • @abchiryou95
    @abchiryou95 День назад +2

    Somaliland iyo citiraaf khalqad cusub 2025, Somali politicians, please and please film kan waanu ka dharagnay adeer, war la qabo xiiso maleh

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 День назад +2

    Badda Cas wadamo Muslimiina ayaa kulaalaaya markaa inaynu gaalo soo xanbaarano inagoo ictiraaf raadis ah aniga ilama haboon. Haddana waxaaba laga hadlayaaba in reer Qasa loo soo raro Somaliland

    • @abshirmohamoudsuufi3002
      @abshirmohamoudsuufi3002 7 часов назад

      Gaalada sowta awalba jogaan
      Djabuti mulim maaha miyaa matka somaliland tidha xidhidhka reer galbedka ayaa danaynaya markanlayidha markaasa muslim lagu meetaysta somalia yaa ilaaliya gaalo maaha markay bafa lasexeexatay ethiopia ayay muslim wada noqdeen
      Halgu biyo cabo maraykan ama ruush aya laso dajinaya berbera cidii gaalo noqonaysa ha joqoto awalba islam may ahayn somaliland illahoow guulee

  • @ilyaasmiyir7803
    @ilyaasmiyir7803 День назад +1

    Gaalo ictiraaked ma rabno allah rabno umaduna xaga allah into hoga miya uba Hantahe

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 День назад +4

    War ninkan ween wuxuu kuhadlayo dhageeso 😂😂😂😂

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 День назад +4

      Orod soo xaar

    • @lipaaxliqe
      @lipaaxliqe День назад +1

      Siiilkii hoyada miyuu ka sheekeyay 😂

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal День назад +3

      Waa nin isagoo sheekeynaya riyoonaya 😂

    • @farduus_
      @farduus_ День назад

      @@lipaaxliqekii hoyaada ayaad caysay nacasyahow

    • @marshal1542
      @marshal1542 День назад

      Waxan fahmi maysid qadaadwayney 😂😂😂

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r День назад +1

    Waa run reergalbedku ethiopia marwalba bad an allah siin ayay laraban lakin somaliland very care full marwalba viva aqoonyahan jamaal

  • @abukarhassanabdulle4145
    @abukarhassanabdulle4145 День назад +1

    Somalia iyo Mareeykan waxaa ka dhaxeeysa in ay wadana wadanka kale amuurihiisa dakhilga ah oo faragashan.

  • @YoussoufAbdiahmed
    @YoussoufAbdiahmed День назад +7

    Ninkan wa madaxweynaha somaliland 5 sano ee so socoda inchallah

    • @Sumuni001
      @Sumuni001 День назад +1

      xisbigeebu wataa xisbiba malehe 😅

    • @AbdizamedXidig
      @AbdizamedXidig День назад +1

      Xisbigee ayuu wataa xisbaba ma leh🎉🎉🎉

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 День назад

      Reerkiisa kursi dambe loo dhiiban maayo dhibkoodii hore ayaaban laga soo kaban

    • @marshal1542
      @marshal1542 День назад

      ​@@taqwalaah5911 Ninkan iyo reerkiisa maxaa iska galay markaa

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi День назад +3

    Iska hadal miyan wadeyna

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 15 часов назад

    Waligiin ma heleysin

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc День назад +1

    Waligiinba riyoodda...Dajjaal cawar ayaa soo socda....نعوذ بالله من فتنة المسيح الدّجال

    • @cabdigujipages9358
      @cabdigujipages9358 День назад

      Cuqdad somaliland ba lagugu koriyay

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar День назад

      macaa isaga soo dir ciyaal AMISOM maxay kuu ilaalisaa

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 День назад +1

    Caqliyad isticmaar ayaad rabtaa in aad nagu hirgaliso dameer wadal dameer

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar День назад

      amisom ta sannad walba laguu soo jadiidiyo😂😂😂😂

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 День назад +2

    maaweelo 34 years 😢

  • @yonis1172
    @yonis1172 День назад

    Dee aw sota dawlada wadani somaliya ina xoosgeynaysaa.

  • @elmowarsame8883
    @elmowarsame8883 День назад

    They called gluf of aden but we called north sea

  • @KhalidHassan-j1m
    @KhalidHassan-j1m День назад

    Puntland iyo jubaland na halasiiyo

  • @fattoabdo9737
    @fattoabdo9737 18 часов назад

    Hawawi wa haagh 😅😅😅

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 День назад

    Ninkan waa Masuul i.a Madaxweyne ayan ku Rajaynaya swoon Yahan jamaal

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 День назад

    Kan Ay Soo Ciyaarsiinayaan Iminkana, Walee Waanaan U Codayn

  • @farahgashan2775
    @farahgashan2775 День назад

    Dalaka umada leh way taqaanaa sida ay uga diffaacdo adigoo kale.

  • @IbrahimFarah-d9y
    @IbrahimFarah-d9y День назад +1

    Waar dadka beenta ka daaya gaal yaad hadalkiisa rumaynaysaa ahsan ruushka

  • @farahgashan2775
    @farahgashan2775 День назад

    NIN DAADQAADAY XUMBO CUSKEY,
    DOQON DALKIISA IYO DALKIISA KA GADAYA SHISHEEYE, SOKEEYIHIINA DHABARHA U JEEDINAYA.

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 22 часа назад

    Waad riyoneysaa nin yaw

  • @homeh3455
    @homeh3455 День назад

    Waxay ahayd in adiga lagaa dhigo madax waynaha somaliland ciro waa lagu khaldamay in madax wayne laga dhigo

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk День назад

    Caac adiguna waxad ku biirtey beentii 33sano aad soo wadeen waar ninyohow waad ogtahay wadan sobobta lagu ictiraafo xaqiiqada ka hadal ninyohow

  • @BasheNotayo
    @BasheNotayo День назад

    WAR DEGDEG AH,YAA AQOON U U LEH MARIN CIR IYO DHUL ISTRATIIJI AH, YAA FAHMI KARA QIIMAHA CIRKA YAASE GARAN KARA QIIMAHA MARIN BADEED, YAASE GARAN KARA QIIMAHA MARINKA DHULKAASI,,
    (HOW OR WHOM CONSIDER THAT AIMES. GUUL SOMLAND.

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 День назад

    Qofku siyaasada waxba kama garanayo illa taariikhda uu barto

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle День назад

    Madaxweeneha mustaqbalka

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 День назад

      Habar Awal dambe kursi la saari maayo

  • @cadaadochannel
    @cadaadochannel День назад

    Waali basanaa

  • @MaryamXuseen-b8i
    @MaryamXuseen-b8i День назад

    Cawaaan cadi ah Wye wlhi kuwaan gobolada waqoyi o idil aye rawaan nin Trump ladhoho inu siiyo qaaadka walay siyasi ilko leh soyeesha😂😂

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane День назад

    From harvad to geela isugu kaaya jira to indrkay madaxwayne ayaan ka meeermeeeray, marka mujtamacii waynaa waxba uma taqaaanid caaaqil iska noqo

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 День назад

    Waxa loo socdo ama loo taaganyahay ee dowladnimo .waa aqoonsi in laraadiyo. Si aan aduunka ula.saaxiibno .

  • @AB333East
    @AB333East День назад

    Ninkasto kursi raadis ah shacabka uku sheekeenayaa ictiraafkii ayaa soo dhow

    • @farduus_
      @farduus_ День назад

      😂😂😂😂😂

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 День назад

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 День назад

    Jamal waxba yuu na aqoosanin odayga waalan somaliland ayaan qaadani ayuu odhan doonaa ilayn waakan dalkale waan qaadanaa leh

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg День назад +3

    Aaga cadowgi ou haaba tacayaa naxidin taay kaa naxaan ictirafka doulka barakaysan aa SOMALILAND isbaaha

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc День назад

    Dhulka Allaah baa iska leh...cadwga Allah lama saaxiibayo..... نعوذ بالله.....war diintiina barta oo fahma....

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 День назад +1

    TOOS
    WAKE UP PEOPLE 😂

  • @Jrmugabe-hq6bv
    @Jrmugabe-hq6bv День назад

    Allow shafta muslim ka dhowr (dowladii somalia reer waqooji riday ) hadana wadan ka qabiil dowlad been been ah ka abuureen qabiiladii kale ku daydeen. Ila manta dhib ta iyo tahriib waa socda

  • @nimcomaxamed7052
    @nimcomaxamed7052 День назад +4

    Aqoonyahan Jamaal Cali xuseen

  • @Mohamed-t2y
    @Mohamed-t2y День назад

    ISKA HADAL, WAA LOO HADLI KARAA...LAAKIIN , MAXAA LAGA FA,IIDI KARAA, LAGAMA FIKIRO ... MARKASTA OO AAD HEEL BIDO: CID AADAN ISKU DHASHO & DIIN AHAYN: WAXAAN LA KULANTAA: CIIL & CARO JOOGTA AH.
    ** INTA AADAN FALIN, KA FIIRSO** WARSAN & WAR KHAYR LEH**

  • @Masago2025
    @Masago2025 День назад

    😂😂😂 mesha ku taalo muhiim mahan adiga sidaa tahay muhiima mesha jogtana biyah xitaa dhib idin ku ah inaa heshan ee marka hore dal la imoow mel dadka joogan ee hurdan xilina marqa mayan ayaa tihine

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 14 часов назад

    Kkkkkkkk Aar Dadkan Ayaan Daranaa

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 День назад

    aqoon diiley ninkkii aqoontii kaa doortay reerka

  • @ApdiRaxmaanMaxamed-k1u
    @ApdiRaxmaanMaxamed-k1u День назад

    Kkkkkkkkkkkkkkk wax kasta miyeynu ku wada hadalnaa maxud u ictiraafi waayey tayland haduu wax ictiraafayi wlhy ilaa waraqada soomaliya ee ogolaanshaha aan ka helno jamaaal naga xishood

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 День назад

    Mash Allah this is a smart man 💚🤍♥️🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸💚🤍♥️

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar День назад

    Aqoonyahanki reerkisu wasiirku amini wayey.soomaliyu waxkubartey dugsi hoose dgexe safe marki dambena machadki sidam .waxbarasho bilasha marku dambena jaamacadaha mareykanka..wuxu bartey dhaqalaha.bang I yo caalamiyana kaso shaqeyey.Ana deer hebela beykudambeysey .qaranimadi oqabyalad lava dortey.wanna laguwayey.qabyaladey abaha was

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 День назад

    balse hal mar muu odhan dawlada cusub halagu garab galo mise wuxuu isu haystaa dawladii

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar День назад

      ciro muxuu yahay intaa inleeg wlli ciro mayiri

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m День назад

    ❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 День назад

    Aqoonyahan dadka ku bahan

  • @Abduu-o3m
    @Abduu-o3m День назад

    30 sano ictiraaf been ah aynu isku maaweelinaa
    Waar shame on you ninkan dhulkisa isaga dhistay adna dhulkava dhiso wax beero warshado samayso dadkaaga si daacad ah bilaa.musuq ah aynu ugu shaqayno ictirafka la shegayaba iayagoo ina baryayay ayay albaabkeena soo garaaci isku filnaasho aduu gaadh waa laguu imane

  • @AminaOmarxassan
    @AminaOmarxassan День назад

    It's true jamais ward

  • @jamajama2594
    @jamajama2594 День назад

    Icteraf kkkkk😂Injakshan💉 kalei bu ko sixniaa masakentaa shacbkaa reer somliland maxa been ko shopian 😢

  • @Jimcaledhuxul
    @Jimcaledhuxul День назад

    Jamal cali xuseen

  • @salehmohamed-p4s
    @salehmohamed-p4s День назад

    WE LOVE YOU JAMAC AND I AGREE WITH YOU ON EVERY POINT. BUT NOW, BECAUSE WE LOVE YOU AND WANT YOU TO LIVE LONG AND HEALTHY LIFE. THAT IS WHY I WOULD SUGGEST THAT YOU LOSE WEIGHT, AND RETURN TO YOUR RIGHT WEIGHT BY APPLYING THE BODY MASS AND LENGTH FORMULA. WATCH YR BLOOD PRESSURE AND BLOOD SUGER. LOTS OF LOVE. SPORTS IS THE SECRET. BUY A NEW HOME TRAINER, DRINK LOTS OF CLEAN WATER, AND WALK. JAPAN.

  • @AdanQeyrow
    @AdanQeyrow День назад

    KKKKKKKKKKKKK

  • @ozzylink
    @ozzylink День назад

    MMTV CANT STOP ADVERTISING THEIR CLAN MAN. 🤦🤦🤦

  • @Qalaska
    @Qalaska День назад

    War xishood aqoonsi waaa idinka xaaraane maxaaa laydin ku aqoonsadaaa yaaab dalkan xasan shiikh baa kataliya joojiya beenta 34 sano aad wadaan

    • @cabdigujipages9358
      @cabdigujipages9358 День назад

      Qadaad ween ciil u dhimo INa amizom

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal День назад

      ​@@cabdigujipages935834 sano baad riyooneysaan subxaan 😂😂

    • @Lugooye101
      @Lugooye101 День назад

      Goof kii Abgaal waa laga maarmay, loo noqon maayo insha Allah 😂😂

  • @mahamednuur9477
    @mahamednuur9477 День назад

    Maraykan markay maqlaan way lugadagaan

  • @keysa9579
    @keysa9579 День назад

    Kuwan hadal ayaa dilay aqonsi ilahay Ayaa haya dhulka somaliyed mashad ku talan ayaa oogu faqri babadan

  • @abdulahimohammed9099
    @abdulahimohammed9099 День назад

    Khiyaaliga dhibkiisuu wataa

  • @hanaLafaise
    @hanaLafaise День назад

    kkkk.taywaantii.diyaradaha.samaynaysay..wax.ictirafa.way.wayday.macadala.qabiil.benlan

  • @moseskaahin
    @moseskaahin День назад +2

    kani waa xoolo
    nacas ah
    yaa yidhi ninkan
    waa ciise muse
    lkn haduu yahay
    waa aadan ciise oo ah
    nin gumeedka isaaq

    • @aasiyacabdi
      @aasiyacabdi День назад +2

      Waryahe miyanad ILAAHAY SWT ka cabsanayn maxad u caawi umadadiisa

    • @fardawsaaadan9598
      @fardawsaaadan9598 День назад

      Gobta isaaq from hj🦊

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 День назад +1

      Xanuun aan daawo lahayn.

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 День назад

      Xaarbi baad tahye noodhig magaca👊👊👊

    • @Fouziaabdi-bq1rz
      @Fouziaabdi-bq1rz День назад

      Wewe aadiga aah nacas hanagacain inaderkey hahuda we wewe ndiye umbwa tena takataka mjinga sana Huna adabu hata kidogo chunga mudomo yako

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora День назад

    Halku kaso toosay?? Kani wa nacas waxbana ma oga!! Sheekooyinka suuqyada ayu ka hadlaya!!

  • @AxmedMuxumud-tc5sw
    @AxmedMuxumud-tc5sw День назад

    Gaahgaahgaah;idoorku wuxuu aqoonsiga uyaqaan warqad shikad laga soo qaato

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 День назад

    Somaliland aan wada socan weligeed la ictiraafi maayo walaalayaal...beenta kaddaa..ictiraaf wuxuu iman marka aynu is wada raacno oo qabiil aanu "uff" niraahno

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm День назад +2

      Somaliland cid baa majority ah cidaasina waa burco berbera hargeysa ceerigaabo aduunkuna berbera ayuu rabaa berbera cida majority ga ah ayaa wax laga waydiinayaa oo ah reer sheikh isaxaaq basba hadal ba gam

    • @zakariapoi2514
      @zakariapoi2514 День назад

      ​@HiboNour-oe5xmwhere is Somaliland hadii xataa lagu ictiraafo ssc khaatumo kaliyah kuu haynaa

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm День назад +1

      Sool, sanaag waan joogaa maxaa iga maqan magaalada laascaanood taasi qiimo somaliland ugu ma fadhido waayo wax soo saar ma leh so who cares

    • @yiiyaanmadadaal4457
      @yiiyaanmadadaal4457 День назад

      @HiboNour-oe5xm horta dadkiinaan ee Nacayb kaliya wado.. maxaad runta mar walba uga xanaaqdaan???SSC Khaatumo waa dad walaalahay ah oo muslim ah beritana haddi loo baahdo yaqaaana sida cadawga Ethiopian ka ah loola dagaalamo...anigu waxan leeyahay qof walba meeshiis ha xukumo oo nabad ha ku joogo...midnimo way iman oo ilaahay(cazza wa jal) nagu jecel inaan diinta ku midoowno.

    • @yiiyaanmadadaal4457
      @yiiyaanmadadaal4457 День назад

      @HiboNour-oe5xm berberra Carab iyo Itoobiya baa "majority" ka ah...hadaad inoo maldahaysana qabiil waxba kama heshid ee mid tuug ah ayaa lacagtii umadda daldalanaya adna waan hubaa waxba kuma soo gaariin ee yaad u ilaalinaysaa dekedda...marka Ethiopia ay la wareegso meesha kale maadan ogayn in carabtu Ethiopia la saaxibtahay ayna Soomalida necbantahay oo marwalba reer miyigeena xoolahooda soo celiyaan si ay lacag hoos ah noo siiyaan...war meeshan illeen waa la hurdaa

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 День назад

    Wax aqoonsi la yidhaahdaa ma jiro waxaa G21 baa lacago ku bixisa joornaalada qora iyo xildhibaanada u ololeeya aqoonsiga somaliland ilhaan baa qaybisa marna CBBday u qaybisaa SL waa la aqoonsaday marna ilhaan waa laga guulaystay waxaasna waxay u samaynayaan si ay xasan shiih kaalmo lacageed iyo mid huba ugaga helaan isuguna diraan xamar jabuuti iyo hargaysa arinta badduna iyagaa soo tuuray markii hore gogol xaadh bay ahayd iminka se inay ka dhabeeyeen bay u egtahay illaahay kama dhigee dadkani waa dad khatartoodu badan tahay illaahay shartooda biyo ha ku shubee

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x День назад

    Habar isaaq kooda aqoon yahanka isku sheega xataa waa madhan yahay oo been indho cadeys ah ayuu hayaa

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud День назад +3

      Bax soxaar😂 wadno xanuun bad ka qaadeen isaaq somaha

    • @khalidqawdhan3265
      @khalidqawdhan3265 День назад

      Faqash darood weye weye kani

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk День назад

    Caac adiguna waxad ku biirtey beentii 33sano aad soo wadeen waar ninyohow waad ogtahay wadan sobobta lagu ictiraafo xaqiiqada ka hadal ninyohow