“Hadii aanu nahay qoyska ilma Indho deero annaga ayuu noo xayiran yahay ...” Mawliid indho deero
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Illahay afgarad iyo wada shaqay walaalnimo iyo maqaalufo ayaan idinka baryayaa dhaawac baay idin ku tahay isqabsigiinu anagana dhaawac baynu tahay ee illahay wanaag haydin ku dhameeyo Aamiin yaa rabi
Amiin yaa Rabi🤲🏾
Allahu naxariisto nin dadkiisa iyo dakiiisa isku wada ayuuu ahaa hantidii uu tabcayna waakuwaas kuheshiinwaayay
Alle tawfiiqda ha idin waafajiyo wllalayaal
Ilaahay dhexdiino ha ka dhaliyo walaalnimo meel ka soo jeeda
Waanu ka xunahey khilafka ilma cabdi awad ilaheyna qulubtooda xaqa hakumideyee. dhaqanka iyo Tujaarta H/jeclo ha saxaan wlloha
Illhy ha idiwaafajiyo walaalnimada. Annakanna shaqada noofura dadkiibaawada wadajeceldadkeee
Waa hadal cad, cidii kale ee ka hadashaaba muraad gaara bay leeyihiin. Ilmo Indhadeerona Ilaahay sida xaqa ah haydin waafajiyo.
Alle haykiin fahansiiyo dadka Ku dhexe washayna hakla dhax baxaan dadka kale
Waa hantidoodii haday xidhayaan iyo haday furayaan waa xaqoodii.
SCW MAXJARKU.WAA KA XOOLUHU KA DHOOFAAN
HJ NABSIGII MISA HAYSTA
Nabasi maxay Waa arin famli eee maaha mid hjeclo
Weli Dhaxalkii Hawshii sii ayaa socota
Anigu wax ka hadlaya oo aan Buurmadow mooye ma maqal
Mayna ahayn kuwii dhaxalka isku haystay
Maxjarkana ma Kun jiraaa
Ilaahay imanka idinka qaad 😢😢
السلام علیكم maxajarku ma kii burcaa😮
Waa run dowlada somaliya waxay u aqoonsan tahay haysta license 🪪 qoyska indha deero group LLC.
Somali? Oink oink oink 🐖 🐷 🐽
Aduun kii Tacbeyba God Kaga jiro Ayaa leysku heystaa
Ilma indherow waliba raga ayaan lahadlayaa waliba kuwa uguwayn aduunyo haiskuqabsani oo haisku nicina wax iskagataga oo isu tanaasula waad ceebawdeene
Maxjarku waxay
Waa hangarada xoolaha lagu xareeyo
Aduunyadu inay wax baas tahay waa taas kalaqaybisay walaalihii wada dhashay, ogobey qabyaaladuna baha,ha ayay kasoo bilaamata
Buurmadow markii labad ay qac ka yeedhsiyeeen 😂😂😂
Nio reerkan ganacsi wayn oo inbadan aabihiin kusoo tabcayay ha burburinenee ku heshiiya suldaanada haayadu arrintan ha xaliso
Maad Heshiin kari waydeen, inaad heshiisan ayaa idin fiican
Ya is haysta walal ma burmadow iyo iga?
May iyaga dhexdooda wllo isku haysta dhaxalkii abahood
@@khalidgamer8938السلام علیكم ma sharkedii taydha😮
Asc anagu waxaanu ogayn isagoo wasiirka xanaanada xooluhu yidhi macjarkaa anagaa xayirnay
Ilma indha deero idinkiibaa is cunaya oo dhaxal isku haystee sideen mashaqaystayaal dhaxal u joogayaal bay wada noqdeen tijaartii waxay dhaleen maalinta waalidku dhintay is boobaan oo tacabkii waalidkood waxay ku kordhiyaan daayo iyagii maxkamad isla galaan.
Kama hadli Karitid waxaanadwhayn intaas kugu filan
diinta islamaka dhaxaalka lagu kala baxa.
Isbadalkii mee Habar love . Ma ganacsatadii iyo intii wax haysatay ka daadiba isbadalki?
Maxjarku wa maxay muxuuse qabtaa ???
Wa mesha xolaha la galiyo lagana dhoofiyo
Waar tolku ha idin so kala dhex galo magician aabihin ha baabiininee😊
Bal maxajar ku muxuuyahay?
Waa Livestock Laboratory.
h@@mohamedadam4754afsomaali ku sheeg dee waxay ingiriisidani
waa meesha xoolaha lagu xareeyo lagana dhoofiyo
Ma arrimo qoys ayaad bulshada u xannibaysan, bannaanka ku soo dhammaysta khilaafka.
Waar ma dhaxalki la isku hystay ba maxjarkana galay maxkmad haday gashay waa dhaxalki uunba filaya
Waar paganism dhaxalbay isku haystaan