Wadada hargeisa paypass oo sifican usocota +cawo dhalad hotel

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 78

  • @Landers2024
    @Landers2024 2 года назад +9

    Legend, waan ku jecel. wadani somalilander ah mashallah. Sida ku waad walal. Thank you so much from Australia.

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 года назад +10

    horumar wacan jamhuuriyada barakaysan 🇭🇺

  • @fuadmohed5053
    @fuadmohed5053 2 года назад +6

    Zhb waad ku mahadsantahay sidaad horumarka wadanka noola wadaagto
    Hadaynu dhalinyarada wadanka nahay horumarka wadanka aynu ka shaqayno

  • @daoudsaad5632
    @daoudsaad5632 2 года назад

    HANOLADO SOMALILAND GUUL IY0 GOBANIMO FROM DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 2 года назад +2

    Mansha Allah. Nabada aya horemarka lagu gadhey nabada ha la ilaashado.

  • @abdimoxamed2806
    @abdimoxamed2806 2 года назад +5

    Thanks for good job about introducing,Somaliland progress

  • @ahmth167
    @ahmth167 2 года назад

    Keep going good work waddani dhulkiisa jecel

  • @hindahussein3662
    @hindahussein3662 2 года назад +1

    Salaamu Aleikum brother thanks you keep going bro Mashallah ❤️🙏🌹

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 года назад +7

    Maash Allah Tabarikalaha 🤲🤲❤❤

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 2 года назад +5

    Beautiful place mashallah

  • @ahmedalisaid7382
    @ahmedalisaid7382 Год назад

    Maashaa Allah. Illahay Somaliland mid barwaaqo ah, nabdoon oo horumarta ha ka dhigo

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale3391 2 года назад +8

    please, focus the farming,water water dam, lakes and rivers, this is very important issue for ourselves to survive any live , many thanks.

  • @abdillatifismailahmad4862
    @abdillatifismailahmad4862 2 года назад +3

    Masha alaah siciid iyo ahmad asxaata qaliga gul iyo gobanimo wax badan ayaad noo iftiimiseen wadankii 🙏🙏🙏🙏

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 года назад +3

    Masha Allaah beautiful beautiful Allaah habarakeeyo wadankena ✅💚

  • @bebarri2002
    @bebarri2002 2 года назад

    رائع
    ما شاء الله ربنا يوفقك

  • @mowlidibrahim8183
    @mowlidibrahim8183 2 года назад +8

    Saxiiib barnaamijkaagu wuu fiicanyay laakiin hees uun baad ladaba taagantay ogow saxiib waxaa jira dad badan oo jecel inay barnaamijkaaga daawadaan laakiin heesaa uga tagay

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 2 года назад +2

    Maansha alaah super

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 года назад +2

    Maansha Alaah

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 года назад

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland.

  • @guledmohamed7215
    @guledmohamed7215 2 года назад

    Maashalah

  • @ayanjamamohamed5888
    @ayanjamamohamed5888 2 года назад

    Masha Allah

  • @hafsayurub4596
    @hafsayurub4596 2 года назад

    Maasha allaah Alle hakuu barakeeyo

  • @seriousrnbro3924
    @seriousrnbro3924 2 года назад +3

    Mashaallah hore u socoda

  • @suldanabdirahman3970
    @suldanabdirahman3970 2 года назад +1

    Masha allh ilahay ha inoo barakeeyo dhulkeena

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 2 года назад +2

    Wado cajiiba weeye

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 года назад +2

    Mashallah Tabarakallah!

  • @lixle24
    @lixle24 2 года назад +4

    Channel aan taageero weyn u ahay, codsi ban wata ah inaad gacan Libaax tagtaan idinkoo mahadsan 🙏💯

  • @nucmanabdases5562
    @nucmanabdases5562 2 года назад +1

    Mashallah muuqaal wanagsan♡

  • @abdulkadirmukhtar7581
    @abdulkadirmukhtar7581 2 года назад

    Hore u soco

  • @yahyegood5458
    @yahyegood5458 2 года назад +2

    Keep up the good work 👏

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 года назад

    Fanan xusen

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 2 года назад +1

    Mashallah horumar wacaan👍

  • @deedee8934
    @deedee8934 2 года назад +1

    Maasha Allah! ❤️

  • @kinseliban6252
    @kinseliban6252 2 года назад

    Magac somaliy ha loo bixiyo wadada baybas magac ahan

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 года назад +1

    Thanks for good job

  • @hanasdaahir6033
    @hanasdaahir6033 2 года назад

    Sxb markaan dalka niyad ku qabteen ee u soo xiiso adigaan video gaga daawada thnks sxb

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 года назад

    Waaw hees macan bad so galisay fidyoka

  • @najiibtwodays1277
    @najiibtwodays1277 2 года назад +1

    Legendary

  • @exhargeisa1540
    @exhargeisa1540 2 года назад +2

    Dadaala dheh idinka laydin sugayaaye melihii kaloo dhan waa ladhisay

  • @guledciidle3713
    @guledciidle3713 2 года назад +1

    Hore usoco sxp

  • @muuseboqor6837
    @muuseboqor6837 2 года назад +1

    Guul somaliland dhulkaygii

  • @hasanabdiqani5039
    @hasanabdiqani5039 2 года назад

    Good job 👏 👍

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 года назад

    Wa bypass macnoha waa aagmaareen amba leexiin

  • @Memahaco
    @Memahaco 2 года назад +1

    200 maxaa laga wadaa

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 года назад +2

    Inaadeeraw weliba mashruuc kasta sidaa u dabo joog inuu inoo dhaqaaqay iyo in kale si aad u ogaato. Markad ka shakidana haka caajisi inaad la xidhiidho cida u xilsaaran haday kuusoo jawaabi waayan halkan kusoo gudbi kuwa xilkooda gudan waayey adigoo ka fiirsaday waxad ku dhaliilayso. Xaqle waa baastar waxaaga ilaasho

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 года назад

    Horumar ka dalkeena baad noo soo gudbisa kun jeer baad mahadsan tahay . All somalilanders wanaaga ku taageera walaalkeen. Waxan ahay muwaadin reer burco ah

  • @jamalismail3465
    @jamalismail3465 2 года назад +1

    By pass

  • @midnimostudio9868
    @midnimostudio9868 2 года назад

    What is the paypass or you mean
    Bypass

  • @sakiguray3248
    @sakiguray3248 2 года назад +1

    Wadadani miyanay Ahayn mid dhamata

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 2 года назад +1

    suldaan waa masha allah. waar waxaad tagtaan magalada naasahablood agteeda ee aan dhulka ku leeyahay waxa la yidhaa jin iyi insi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  2 года назад +1

      Insh allah

    • @QURXINTAGURYAHA
      @QURXINTAGURYAHA 2 года назад

      @@Akvlogs_2023 jinsi iyo insi inaadeer oo markaad tagtaan meesha waxa ku nool sadex qolo ee si reer magaalnimo leh u dhaqma. sadexdaa qolo waa
      jin
      insi
      iyo daanyeero kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 2 года назад +1

    war ninkii axmed xaguu baryahan kadhacay?.

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 2 года назад

    👏🏻👏🏻✌✌♥️

  • @khadarcali8678
    @khadarcali8678 2 года назад +1

    Zxp maanay noqonayn Afarta haad 😓😵

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 года назад

      Sxb dadkenu wy ka qoslinyaan wllhi , wxy kga dhegtay wado afar haada kkk sxb togba taagii buu rogmadaa hdba sidad u jbta lo dhutiyaa , ama afar ha noqdeen ama laba mrwlba wxay muhiimdu tahay bal horta wado casriya oo isku xidha dalka iyo dibeda aynu helno , qsb marba heer buu maraa dhismaha dal 👈

    • @AyaanleFX
      @AyaanleFX 2 года назад

      Ayaanle

  • @YMe-hp7hi
    @YMe-hp7hi 2 года назад

    Ma paypass ba mise waa Bypass

  • @bayle2236
    @bayle2236 2 года назад

    Wadadan waqti badan ayay qaadatay goortay dhamaanayso ilaahayba og

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 года назад +1

    Mnsha Allh waa mid kmida horumarka jmhryda Somaliland 👈
    Edit ; wxa idiin dhisay wadoyinka siyad barre kkkkkkkkkk

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 2 года назад

    Waar yaa Hargaysa paypass wase iska ilaali miinooyinkii Aanu dhignay dhilayaay Ciyaalkii

  • @sallicalee9801
    @sallicalee9801 2 года назад

    Wado maaha waxaasi, musuq maasuq ayaa ka muuqda meeshaa

    • @abdirashiidahmed5382
      @abdirashiidahmed5382 2 года назад +3

      Kkkkk waxaad ka mid tahay dadka buka ee aan is ogayn

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 года назад +1

      Warxumo tashiil inta so tabiya been goormaa laga ilbaxay kkk

    • @yassinibrahim5511
      @yassinibrahim5511 2 года назад +1

      dawladii xirsi iyo inaa xaashi musuqa yaqaanay tan waad aragtaa tayada meelahay wadoo dhan handrab ku ciyaar ha moodin

  • @maxamedcarab191
    @maxamedcarab191 2 года назад +2

    Maansha allaah

  • @muuseboqor6837
    @muuseboqor6837 2 года назад +1

    Masha allah

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 года назад +1

    Maashalah

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 года назад +1

    mashaalaaah

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 2 года назад +1

    Masha allah