Facebook-ga oo Kenya Lacagta u furey | Fursada Somalida !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 мар 2024
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
    👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/lms/

Комментарии • 93

  • @Shukrijeyte
    @Shukrijeyte 3 месяца назад +7

    Insha Allah kuwii ka faaiidaysta alle hanaga dhigo

  • @maan-cule
    @maan-cule 3 месяца назад

    mahadsanid ustaad adbaad noogafarxisee alle hakaafarxiyo , muqaalada danbana waasugaynaa siwayn

  • @Saara__channel499
    @Saara__channel499 3 месяца назад +1

    Thanks❤❤

  • @abdirahmanabdisalammohamed2826
    @abdirahmanabdisalammohamed2826 3 месяца назад

    ustaad mahadsanid intee kaala soo xirira

  • @user-qe5jr1gz4f
    @user-qe5jr1gz4f 3 месяца назад +2

    Guul

  • @KalRespect
    @KalRespect 3 месяца назад

    thanks

  • @kadarabdimohamed6944
    @kadarabdimohamed6944 3 месяца назад +1

    Waa war farxad leh

  • @Techworld-x5t
    @Techworld-x5t 3 месяца назад +1

    Thanks sxp

  • @Nimoosali
    @Nimoosali 3 месяца назад

    Insh allah i

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt 3 месяца назад

    Mahasanid sxp waa usame Ibrahim oo kunol magalada Garissa Kenya waa farxad sxp i.a hada ayan social media kusobiro🎉🎉🎉❤❤ mahasanid walakey iyo ustad gelle

  • @mankaofficial3905
    @mankaofficial3905 3 месяца назад +2

    Sxb snapchat sida lcg loga sameeyo iyo sida logala baxo lcgta video noga so samey mahsanid

  • @SuAdadior143
    @SuAdadior143 3 месяца назад +1

    Sxp meel gaar ah ee lagala Soo xiriiri karo ma ledhy🙌🏿

  • @muxiyadiin426
    @muxiyadiin426 3 месяца назад +8

    Waaa arin farxad mudan ❤

  • @_caykoo905
    @_caykoo905 3 месяца назад +1

    Wallaahi waa iga farxisay 2page baan leeyahay

  • @Maliboys22
    @Maliboys22 3 месяца назад +2

    Appl live Facebook laka sogaliyo isheeka

  • @caasha_cadow
    @caasha_cadow 3 месяца назад +1

    Wll fb kaso hadal

  • @hamzebashiir
    @hamzebashiir 3 месяца назад +2

    qofkii ugu horeyay oo comment ka bixiya video gan

  • @user-uk5kq5iq1u
    @user-uk5kq5iq1u 3 месяца назад +1

    Walal aniga Kenya ayan joogaa

  • @AbwaanDahabside
    @AbwaanDahabside 3 месяца назад

    Inaad hadda page sameeysto waaye markaas

  • @user-vi3kv9er8w
    @user-vi3kv9er8w 3 месяца назад +1

    Wlhie ustad dhalinyaro badan oo bila shaqo ah oo wadanki joga ayu fursad shaqo u noqonaya aadba u mahadsanty ustad

  • @Haashim895
    @Haashim895 3 месяца назад

    followerska sidee loo badsadaaa zhp pls reply me pro

  • @user-uk5kq5iq1u
    @user-uk5kq5iq1u 3 месяца назад

    Sida lacag loga sameyo fb muqal kasosamey

  • @DhaantoChannel
    @DhaantoChannel 3 месяца назад +4

    Sxb sida loogu xirto muqaal nooga soo samee adigo mahadsan

  • @AbdullahiAhmed-po9ws
    @AbdullahiAhmed-po9ws 13 дней назад

    Ustaad soo dhameestir video waa ku sugoonaa

  • @qatratu_taah
    @qatratu_taah 3 месяца назад

    goormad noso dubaysa wlle aniga wan udhawahay facebook inan payment ka helo

  • @zaami166
    @zaami166 2 месяца назад

    Uganda maloofuray

  • @mohamedheybe1566
    @mohamedheybe1566 3 месяца назад

    Maxa cwda qaaqle kor u qoslaya 😊

  • @SharqanYare
    @SharqanYare 3 месяца назад +1

    Sxb kasoo kawaab su.aashayda taala inistagaramka

  • @Kahin12
    @Kahin12 3 месяца назад

    Ma kenya kaliya Ethiopia meday

  • @AnasMohamoud-wz3ep
    @AnasMohamoud-wz3ep 3 месяца назад

    Zxp side investment u sameeya aniga oo somaliland jooga

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 3 месяца назад

    Anigu dhalin yaro maahi maamo ayaan ahay lacgana waan u baahanahay weli aad waaweyenku ka sameyenkaraah

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa 3 месяца назад +3

    Zambai xitaa lo furay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 месяца назад

      good news too

    • @Zamaara_official
      @Zamaara_official 3 месяца назад

      Walal mad iga caawin sida Facebook page loo samaysto

  • @saadaqcalimahamed1388
    @saadaqcalimahamed1388 3 месяца назад

    Hdda so masii furan karo

  • @muparikmohmedducale9848
    @muparikmohmedducale9848 3 месяца назад

    Asc ustaad geelebashiir facbook profile ma loo badali karaa facbook bage suasha ban u bahan ina iga jawabto ustaad

  • @mohamedaarsade
    @mohamedaarsade 3 месяца назад +1

    Sharuudaha waan buuxiyey waa sugi la ahay😂

  • @Mazin.aep1
    @Mazin.aep1 3 месяца назад

    Ethopia micnaha somali galbeed maku jirta❤

  • @Gadhladaal
    @Gadhladaal 3 месяца назад

    Zhbpy youtb kayga halasoobuupdo palles

  • @fadumokayton
    @fadumokayton 3 месяца назад

    kenya adrays wayledahay

  • @guutaaleaxmed2992
    @guutaaleaxmed2992 3 месяца назад +3

    Sxp mahadsanid pagekeyga wey ii furantahay xayeeysiinta ilaa 300$ ka badan ku jirto lakiin ma isoo direeyo maxaa xala sxb

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 месяца назад +4

      kenya marki loo furo , bn kaso hadlaya qaabka somalida igu xiran karaaan

    • @Videofunny479
      @Videofunny479 3 месяца назад +2

      Zhp page iga caawi sidee xayasiin lagu xidhaa

    • @Zamaara_official
      @Zamaara_official 3 месяца назад

      Walal mad iga caawin sida aan u samaysan lahaa page Facebook please isoo jawab

    • @guutaaleaxmed2992
      @guutaaleaxmed2992 3 месяца назад

      @@GelleBashir sxb Kenya ma joogo Yurub joogaa oo PayPal ayaa iigu xiray , intaa shaqeyay unbuu ii shegaa lkn weli paypal ka iguma so dhicin

    • @guutaaleaxmed2992
      @guutaaleaxmed2992 3 месяца назад

      @@GelleBashir Kenya ma joogo Yurub joogaa oo PayPal ayaa iigu xiray , intaa shaqeyay unbuu ii shegaa lkn weli paypal ka iguma so dhicin

  • @user-kb4fx7yv3r
    @user-kb4fx7yv3r 3 месяца назад

    Mudane Facebook page ma samaysan kara anoo account ku xiran marku ii koro kadib ma ku xiran kara

    • @_caykoo905
      @_caykoo905 3 месяца назад

      Haa anigaba waxba kuma xidhan 60k buu ii marayaa

  • @xuneyfi
    @xuneyfi 3 месяца назад

    youtube ama tikto goormee lacagta loofura

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 3 месяца назад +1

    Wcm wllo Gmail kaaga ban raba plz in ad arin iga jaahiltirto ban rabaa plz

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 месяца назад

      website kayga ka helaysaa email kayga wll

  • @user-ju9is6ed1r
    @user-ju9is6ed1r 3 месяца назад +1

    Wllo waxan hyaa Facebook 15k maray markaa sidee lacagta looga xidhiidhaya ka so hadal zxp qll

  • @user-uk5kq5iq1u
    @user-uk5kq5iq1u 3 месяца назад +1

    Mpesa wey noofurantahay

  • @Liizaynaanbouofficial311
    @Liizaynaanbouofficial311 3 месяца назад

    Azc wll wxd iikala cadeesaa ma xayaysiimo basbaa lacagta looga samauniyaa mise vedio markaa soo galisid baa lacag looga samaynaa wll qaabka lacagta looga samayniyo iyo sida Kenya address ugu xiran karo naga caawi mahadsanid wllke❤🙏

  • @CabdulaahiMaxamedcabdi-cs2ov
    @CabdulaahiMaxamedcabdi-cs2ov 3 месяца назад +1

    Sxb kasoohadal cick😊

  • @Ossi41
    @Ossi41 3 месяца назад +8

    I'm no one1😂😂

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 месяца назад +2

      thanks

    • @Ossi41
      @Ossi41 3 месяца назад +1

      @@GelleBashir my brother guleyso❤️👑

    • @zakariyawaheri
      @zakariyawaheri 3 месяца назад

      Am in Kenya zxp sidha looga sameya lacagna ma kasya ee ..please yaa ila shaqeysna ...oo share noqona..am perfect in both eng /kiswahili

    • @dalkaab1436
      @dalkaab1436 3 месяца назад

      ​@@GelleBashirAsc Ramadan Mubarak waxan rajaynaya inad wanagsan tahay ad bad U mahadsan tahay. Waxan kamid ahay dhalinta Somaliyed e kunol Kenya Facebook page 📃 isticmasha mana garanayo sida loga dalbado aids iga waxan kacodsani inad iga Caawiso please!

  • @wlla.s.k7829
    @wlla.s.k7829 3 месяца назад +1

    Nio page sharuudihii buuxiyay ban haysta marar badan wan kula soo hadlay wx jawab ah kama hayo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 месяца назад

      maxan ka caawiyaa marka wll

  • @FunnyDuck-1
    @FunnyDuck-1 3 месяца назад

    Somalia maxaa loogu furi waayay, Anna shirkada youtube u tagi Doona ee isdajiya dhalinyaro

  • @qorahmgn
    @qorahmgn 3 месяца назад +1

    Ethiopia 🇪🇹 ma loofuray

    • @Kahin12
      @Kahin12 3 месяца назад

      Maxd maqashay
      In loo furay miyaad maqashy

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 3 месяца назад

    itoobiya waa gaajo iyadu wali wx monezattation ah looma furin

  • @ayaanhussein3753
    @ayaanhussein3753 3 месяца назад

    Ugabdana kaso waran

  • @Abdallaofficial30
    @Abdallaofficial30 3 месяца назад

    Somali marka loo furo ii sheeg sxb !!

  • @Sudani_somali
    @Sudani_somali 3 месяца назад +1

    Lkn nio somaaliland xilima ayaa loo furayaa

  • @anasmohomed6471
    @anasmohomed6471 3 месяца назад

    Somaaliya goormaa loo furidoonaa sxp Somalia aad baalooga baahan yahay

  • @Kaahin7-11
    @Kaahin7-11 3 месяца назад

    1 like 3 push up

  • @luckydaahir1381
    @luckydaahir1381 3 месяца назад

    Marka belo waye

  • @C.k990
    @C.k990 3 месяца назад

    Somalia cid aminto ma lawayeyy😂

  • @SuAdadior143
    @SuAdadior143 3 месяца назад

    Sxp meel gaar ah ee lagala Soo xiriiri karo ma ledhy🙌🏿

  • @AnasMohamoud-wz3ep
    @AnasMohamoud-wz3ep 3 месяца назад

    Zxp side investment u sameeya aniga oo somaliland jooga