$2000 Bil walba Ganacsiyo aan ka helay | 5 Business Ideas

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 май 2024
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
    👉 Join Our Newsletter - mailchi.mp/e2da28163cfa/dadwayne
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    👉 Register Crypto.com - referral.crypto.com/signup?_b...
    👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
    👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/lms/

Комментарии • 91

  • @salmaan_saciid8685
    @salmaan_saciid8685 Месяц назад +4

    Lacagta ad course-ka samyso aya ka badan lacgha ad ka heshid onlineka
    Good marketer aya tahy🔥

  • @mansuurmadia2795
    @mansuurmadia2795 Месяц назад

    Mahadsanid Saaxiib

  • @muxumadsaleebaan7846
    @muxumadsaleebaan7846 Месяц назад

    ❤ mahadsanid

  • @XafsoMaxamed-rj8yw
    @XafsoMaxamed-rj8yw Месяц назад

    Happy link kasohadal

  • @hirsiibrahim
    @hirsiibrahim Месяц назад +1

    Bashiir inaa bartaan rabaa sida qadka lacag looga sameeyo

  • @HubaalMedia308
    @HubaalMedia308 Месяц назад +1

    M.a Aad iyo aad Ustaad 🙏

  • @Yusuf11Online
    @Yusuf11Online Месяц назад +2

    Ustaaad gella bashiir macalin wacn

  • @idil_onlion
    @idil_onlion Месяц назад +1

    Geel bashiir walal intaa kaal so xiriira course baa rabaye thanks

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад +2

      Website kena Gellebashir.com wll

  • @zakariyekubad6494
    @zakariyekubad6494 Месяц назад +1

    waaaw!!! it's good idea caadi maahan walaahi maanshaa"alaah

  • @AliGuled-pt2ot
    @AliGuled-pt2ot Месяц назад +4

    Keep going ❤❤

  • @user-bw9uo7kg2b
    @user-bw9uo7kg2b Месяц назад +4

    First person like haila dabamarin

  • @aishamacallanmaxamud2335
    @aishamacallanmaxamud2335 Месяц назад

    Igu caawi inaa noqdo yutuber

  • @allinonechannel-foreal
    @allinonechannel-foreal Месяц назад +3

    Abwe goggle news ayn raba articles in an kashaqeysto .. muqalkada ayn sodawdi lkn kama hadlin sida ayn lacagta an shaqeysti igusogareyso .. waxan kunolahy nairobi kenya.. isojawab

  • @Nimoosali
    @Nimoosali Месяц назад +3

    No shilling brother

  • @user-fh8qz3vo7c
    @user-fh8qz3vo7c Месяц назад +1

    malinwalbo inaa halxabo kaluun sii ruuxa waxa ka fcn inaad barto sida lo kaluumeysto.Abti aniga nafteyda an ka hadlee ibar sida loo kaluumeysto diyaar ayaan ehe aduun iyo akhiro Allah hagu cnaface waxaa barate 🤲

  • @King_Mo208
    @King_Mo208 Месяц назад +1

    Sxb suaal ubahnay iigasoo jawaab.
    Account-gayga hore ee tiktok ma ufurankaraa creator reward program mise account cusub baa loobahnyahy fadlan iigasoo jawaab?

  • @CiiltireGemar
    @CiiltireGemar Месяц назад +4

    1:05 🎉

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre Месяц назад +1

    waxaad inoosoo galisaa crypto da week waliba ugu muhiimsan oo mustaqbalka wanaagsan leh

  • @MahadAbdullahi-gp1cv
    @MahadAbdullahi-gp1cv Месяц назад +1

    Aad Baad u Mahadsantahay wll

  • @abdifatahdekabdi8191
    @abdifatahdekabdi8191 Месяц назад +1

    guulayso saaxiib waxad tahay qof aad u daacad ah habtebin wanaagsana alle ku galladay

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Месяц назад +1

    M.A hormarwacan

  • @SakariyeHage1
    @SakariyeHage1 Месяц назад +1

    Understood me🎉

  • @ogaantv9021
    @ogaantv9021 Месяц назад +1

    impact Affiliates kazoo haddal zxp gellow

  • @abdala707
    @abdala707 Месяц назад

    Geele xagee lagaala soo xariiri karaa brother waxaan rabaa inaad iisameeso ecomarce

  • @ahmedtimojilic9620
    @ahmedtimojilic9620 Месяц назад

    Halkee kahelnaaa muqulka aad ali baba kasameysay

  • @cabdalleismail7564
    @cabdalleismail7564 Месяц назад

    Wll sidee coursiska kuheli karaa

  • @YAYA-033
    @YAYA-033 Месяц назад

    Sual waxan qaba mowducan ahen wxn jclan lahaa qofki igu dhaamo inu ishego
    Suahasha waxa waye payoneer qofkle leeyahay maku xiran karaaa accountkeyga affiliate marketingka kadibna bankigeyga premier bank maku si xiran karaa thanks

  • @icc.concepts
    @icc.concepts Месяц назад +1

    isoo booqo hadaad rabtid sidaan lacag uga sameyo online

  • @user-kd3cf3ix2m
    @user-kd3cf3ix2m Месяц назад

    Waxaan rabaa inaan barto sida boonbalaha codka loosaaro iga cawi

  • @MaryamoAbdinur
    @MaryamoAbdinur Месяц назад

    Asc wallo sidee whatsapp business lacagta looga saartaa noo fa idee hadaa taqano pls😢

  • @Gobaadshow12
    @Gobaadshow12 Месяц назад

    Flim carton Ka sida loo sameeyo noo soo geli ustaad plz waa codsi

  • @AbdicazizWali
    @AbdicazizWali Месяц назад

    saxiib casharo kasoo samee fahaahsan mid walbo

  • @quizunlimited1
    @quizunlimited1 Месяц назад +1

    Wll waxa kuweydiina bombalayasha iyo codka side losameeya

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад

      cartoon animation sofware ku qor youtube ka

  • @Haybiye
    @Haybiye Месяц назад +1

    Qh❤❤❤

  • @zalmansultan9679
    @zalmansultan9679 Месяц назад

    Cryptomania kasoo hadal

  • @Maskai.
    @Maskai. Месяц назад

    sxp wxaa rabay website yada ama sxp meel aan ka heli karo videos cayaalka iyagoo bilaacod ah iisheee mee aan kahelo

  • @AtoreMuslim
    @AtoreMuslim Месяц назад +3

    The first one comment

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад +2

      thanks

    • @252Crypto
      @252Crypto Месяц назад

      Pro the first comment
      Ma wax lagu faanaa
      Vedio faa'ido waa leeyahay
      Lkn inaad tahay qofkii ugu horreeyey wax micno ah ma sameyneyso

  • @yasminmoha736
    @yasminmoha736 Месяц назад +1

    xagaan kalla soo xidhidhaaa websites baan rabaaaa inaad isamayso sida amizon ama ali baba

  • @AbdiqaadirGalaalabdicaziiz
    @AbdiqaadirGalaalabdicaziiz Месяц назад +4

    Waxaan ahay video editor saxiibayaal yaan wax u editing

    • @hurdaaye8
      @hurdaaye8 Месяц назад

      xagen kala so xarira sxb gmailkaga I reeb

  • @Maida74
    @Maida74 Месяц назад +1

    Teacher waxaan ku yadiinayaa RUclips ka ma ku xiran karaa prime bank

  • @CthMan
    @CthMan Месяц назад +1

    Asc zxb Shirkad laga Sarifto crypto
    Xamar inaa ka furtid ma qorshene wll

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад

      Customer meelkasta ay jogaan wn u adeegeyna qaab online ah lkn office weyn waa Belgium kan kalana Somalia , maagaalada gadaal ban kaso shegeyna wll

  • @AliGuled-pt2ot
    @AliGuled-pt2ot Месяц назад +1

    Sxp ani graphic desing ayan kuficanahay ee fivver ayan kashaqeya ee adi makulashaqenkaraa interveiw xitaa waa i ga qadhikartaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад +1

      hada qof wn hesana wll thanks

    • @AliGuled-pt2ot
      @AliGuled-pt2ot Месяц назад

      @@GelleBashir ok walal mar un ayan kurajaqawaa inan kulashaqeyo ? Keep going

  • @JimalleDeick30
    @JimalleDeick30 Месяц назад +1

    blogging maxaad ooga tagtay szp

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад

      kama tagin wll ee muuqaalo horey ku sheegay

  • @issackhussein-cu1tl
    @issackhussein-cu1tl Месяц назад +1

    Sxb sidey amazon affiliate association ogashaqey hadii youtube qabin

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад

      facebook ads, google ads and instagram ads bala semeeyaa wll

  • @zaari4072
    @zaari4072 Месяц назад +4

    Aad ba umahadsan tahy ustaad cilmi badan baa kaa faaidnay

  • @HusenApdi
    @HusenApdi Месяц назад

    Ustaad malin walba wax bad sheegta waxbana nooma faiidaysid

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад

      Information is power bro , waxan ku sheego adiga laga raba in ad sii baarto ama courses kena kuso biir oo toos u baro wol

  • @wllatam
    @wllatam Месяц назад +1

    Ustaad zoom no fur

  • @ZamzamshariifZamzamshariif
    @ZamzamshariifZamzamshariif Месяц назад

    Wllo wabsed wlige ma isticmalin mela ka maro ma aqaani

  • @ahmeddeeqsi2442
    @ahmeddeeqsi2442 Месяц назад

    Zxb wax waad taqanaa lkn marabtid dadka inaad wax fahansiisid

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад +1

      wax faahfahan oo waqti badan hadad rabtid , academy kusoo biir oo courses qaado ,halkasa casharo badan oo step by step ah ku jiraan wll , youtube muuqaalka waa in uu gaabnaado .

  • @AnasMahad-eo7lu
    @AnasMahad-eo7lu Месяц назад

    H

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor Месяц назад +1

    Zhp Maxad Igu Soo Jawabi Laadahahy 😊😅

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z Месяц назад

    heriteej wqa maafiyooo ‼️

  • @AnasAbdirisaaq-zi1ip
    @AnasAbdirisaaq-zi1ip Месяц назад

    Sxp free courses ma bixinoo sid miyaa sxp hadaa bixinay sid ani waa kaa cod saday

  • @sadaqahmed2816
    @sadaqahmed2816 Месяц назад

    Ilaahay kacabso waxaas haday been yihiin nagadaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад

      adiga ma dhawid bro , youtube waxan u furey in an dhalinyarada fahamsiiyo in online business sax yahey lkn soo dhowow qof nagu cusub tahey filayaa , waxan ka hadley waa xaqiiq soona baar thanks

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 Месяц назад

    Beenaale scamer ah ayd Tahay ee umada beenTa ka'daaa isla adiga ayaa raba inaad bulshada lacag ka samaysid oo Courses been ah aad ka iibisid.
    Hadaad lacala bishii 2000$ ka samaysid youtube madan soo fadhiisateen oo Course been ah maad iibiseene

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim Месяц назад +3

    Waan ku sugeynaa Facebook ga dowlada keniya

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Месяц назад +1

      ok wll

    • @NaaimaShafi
      @NaaimaShafi Месяц назад

      Asc setahay waxan bilabay Bi ilasaxidhidh​@@GelleBashir

  • @zalmansultan9679
    @zalmansultan9679 Месяц назад

    Cryptomania kasoo hadal

  • @zalmansultan9679
    @zalmansultan9679 Месяц назад

    Cryptomania kasoo hadal