2024 QAABKAN GANACSI U BILOW - TALO WALAALNIMO | open saving account

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 ноя 2023
  • Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa qorshe aad sanadka soo socdka ku bilaabi karto Ganacsi una maarayn karto dhaqaalahaaga!

Комментарии • 157

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  8 месяцев назад +39

    Fadlan Like & Subscribe! Ma leedahay Saving account?

    • @sahanofficial1589
      @sahanofficial1589 8 месяцев назад

      Haa wll FG.dhaliyaro inaaa nafteena masuul kanahay oo cidkale mas uul inaga ahayn ogaada manajiridonto cid wax iska kasiineyso walidkagaba Allah kadhigee💯🥰 Blnteenu 2025

    • @MohamedAhmed-ly4yg
      @MohamedAhmed-ly4yg 8 месяцев назад

      Haaa

    • @cabdisalaan1496
      @cabdisalaan1496 8 месяцев назад

      Sidole haa

    • @xaawoadan50
      @xaawoadan50 8 месяцев назад +1

      May malihi Bank-yada ayaa shuruudo adag ku xira

    • @sahanofficial1589
      @sahanofficial1589 8 месяцев назад

      Shurudaha ugu adag ee lis dhihikaro waa warqad dhalsdho ama passport intakle waa cambuulo carab saran marka mustaqblkaga goaami adiga I.a good life be careful your future

  • @malli_4ever601
    @malli_4ever601 8 месяцев назад +11

    Somali pple need pple like him keep the good work and my Allah bless your elmi

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 8 месяцев назад +3

    Khayr Alle ha ka dhigo 2024

  • @cmshow7720
    @cmshow7720 8 месяцев назад +6

    Ustaad sakariye ani ali baaba ayaan fiiriyaa maalin walba lknse wax aad ufiiriyaa mashiinada dhuxusha oo aan ufikirayay maalin walba sida garawaaga dhulka somalida kabuux samay dhuxul loogu badali lahaa markaa xagaa mashiinada dhuxusha nooga soo hadal oo nooyara iftiimi iyo mashiinada karajaraka jayga sameeya oo aad uqiimo jaban ❤

  • @abdiazizrashid7971
    @abdiazizrashid7971 8 месяцев назад +9

    Sakariye c.lahi cali wll qiimo badan horumarkayagana jecel ilahay haku daayo wll go forward❤

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 8 месяцев назад +1

    MashaAllah jazakallaaah qayr walle sida dacadaa o ad dadkaga ugu adeegaysid qof lagahelo wa yaryahay

  • @qaali1236
    @qaali1236 8 месяцев назад +1

    Masha allaah Zakariya Allah ku dhowro

  • @cabdilaahiali7413
    @cabdilaahiali7413 4 месяца назад

    Ustaad sekeriye cabdilaahi cali alle aqoonta iyo cilmigaba hakuu barakeeyo ajar iyo xasanaadna haku siiyo

  • @user-sl2gg5oi1g
    @user-sl2gg5oi1g 8 месяцев назад +3

    Thanks zxp alaha kaa abaaliyo youtube
    bayka iigu faa ido badan intaan daawaday youtube

  • @alimoha5512
    @alimoha5512 8 месяцев назад +1

    Aad iyo Aad mahadsanid ustad zakaria

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 месяцев назад +3

    Insha Allah, waan Raacayna
    Qodobadaa Aad noo sheegtay
    24_11_23 insha Allah guul 24_11_2024 good Saving.

  • @Worldly_work
    @Worldly_work 8 месяцев назад +2

    Maba aqaAna sida lo share gareya RUclips but I hit that LIKE button

  • @walalkashacabka
    @walalkashacabka 8 месяцев назад +2

    Mahadsanid walaal zakariye .. Jazakallah walaal talo xiligeedi kutimid weeyaan Mahadsanid Mar Labaad walaal

  • @Hoygatebiyaha
    @Hoygatebiyaha 8 месяцев назад +8

    Waxaan ku shaqeeyaa 800$ hadana markaan ka diro 400 waxa soo hadha 400 waxaanan ka isticmalaa200 waxan save gareeyaa 200 imik alxamudlilah ayaan kujiraa mar hadii aan dhul kaga iibsaday imika qaali garoobay noloshu waa hadaf ❤

    • @FaadumoCusmaan-xb2yv
      @FaadumoCusmaan-xb2yv 7 месяцев назад +4

      Wlo shaqo ma ihelesa

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 7 месяцев назад +1

      ​@@FaadumoCusmaan-xb2yvaniga shaqo kuu haya walal hada waxbarasho 3 bilood ah diyar utahay aniga si free ah wax kuu baraya

    • @cumaryuusuf7836
      @cumaryuusuf7836 7 месяцев назад

      Xagee jogtaa❤❤❤❤

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 8 месяцев назад +2

    Aad baad ugu mahadsantahay taladaada wanaagsane waan qaadanaynaa taladaada inshaaa Allaah

  • @madoobadheere8953
    @madoobadheere8953 8 месяцев назад +16

    Saxipayaal ani hada hal sano ayaan dhigayay bishii 20$
    Wax ku uruurin jiray naf taada hag bad lagal oo ah barmaamij edahab dadbadan uga mahad naqeen oo aad halsano aad udirikarto lacagtaada bil way leedahay laba bilood way leedahay 😂

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  8 месяцев назад +1

      War celin wanaagsan nasoo mahadsanid

    • @WayeelkaJaqafsada-qy7tn
      @WayeelkaJaqafsada-qy7tn 8 месяцев назад +1

      Zhp dad ka nolasha guul ka gaadhaya ayaad tahay runtii hore usoco keeb going❤

    • @SHUCAYBCABDIMUXUMED
      @SHUCAYBCABDIMUXUMED 8 месяцев назад +5

      Sandkii 240$ ayay noqonaysaa markaa waa fikir wanaagsan dadka qaar ayaa intar need kushubata inataa aad uruurinaso aduu markaa nin adag uubaa kabaxaya nolasha horaa loo dhahay waxna cun waxana meel dhigo ❤ fikir wanaagsan ayaa nasiisay

    • @cmshow7720
      @cmshow7720 8 месяцев назад +1

      Mansha allaah zhp

  • @AHMETH00
    @AHMETH00 8 месяцев назад +3

    Jazaakallah walaal .●Aad baad Umahadsantahay waad nala talisaa marwalba Shukran
    ●Lkn waxaan keedsado Hada mahaaye .Allaha iisahlo .

  • @sahankaciyaaraha
    @sahankaciyaaraha 8 месяцев назад +2

    Wll jiro cimriga allaha kuu barakeeyo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 8 месяцев назад +10

    Thanks for sharing wllo 🙏🏼👌🏽aniga stationery and book shop ayaan leeyah, insha allah bakery iyo green house ayaan ku talo jiraa inaan sameeyo, alhamdulilah

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  7 месяцев назад +1

      Alle hakugu guuleeyo nimcada hakuu Siyaadiyo walal

  • @aminina100
    @aminina100 3 месяца назад

    Your super walaal mashallah ku xiifdiiyo Aduun iyo aakhiiro

  • @zeinabhirsi94
    @zeinabhirsi94 7 месяцев назад +1

    Jazakalaahu khayr

  • @hamidmohamed537
    @hamidmohamed537 7 месяцев назад

    Jazakallah qeyr

  • @Ugaska252
    @Ugaska252 8 месяцев назад +2

    THANK YOU VERY MUCH BROTHER ❤

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 8 месяцев назад +2

    جزاك الله خير

  • @guulkhayrleh7215
    @guulkhayrleh7215 8 месяцев назад

    Wcs wallkey mahadsanid jazakallah kheyr

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 8 месяцев назад +1

    Mnshllh waxa ka faidna wax aad u wngsan mhdsani wll qlii❤🎉❤

  • @Amiinze7
    @Amiinze7 8 месяцев назад

    Jazakallah bro zaki

  • @user-en3ln1vw3q
    @user-en3ln1vw3q 7 месяцев назад

    Thanks wllo taladadu waxn rajanaya in noloshda badli donto❤

  • @ayajama84
    @ayajama84 8 месяцев назад

    walal iyo bare aad u wacan ba tahy mahadsanid zakariye

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid sakariye

  • @XanjowYare
    @XanjowYare 8 месяцев назад +3

    Zxb aad baan kulasocdaa
    Halgamaa somaliyeed baatahay Somalia waxey isku laayneso waa baahi adigana dagaal waxaad oogu jirtaa sida baahidaa aaad ooga saari laheed ugaas manta xassan sheeq adiga inooga qiima badan muwaadin somalina ah 💯💯🇸🇴 Thanks wll
    Lkn waxaan jeclaanlahaa inaad noosoo badiso barnaamijada adigoon lacag haasan lacag loo abuurto ama loshaqeesto

  • @meaktooni
    @meaktooni 2 месяца назад

    Mahadsanid walel

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 8 месяцев назад +2

    Mashaa Allaah

  • @HalabuurMedi
    @HalabuurMedi 8 месяцев назад

    Video yada soolarka soo badi ustaad

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 8 месяцев назад

    W.c.s jasaa kumu allahu kheyr jasaa akhii or brother

  • @hoodoaxmed6343
    @hoodoaxmed6343 8 месяцев назад +2

    Mansha allah wlo mhdsnid

  • @Jamal-bs8rg
    @Jamal-bs8rg 7 месяцев назад

    Thanks U so much sir❤

  • @abdullahigaani3544
    @abdullahigaani3544 8 месяцев назад

    Mahadsanid sxb saki

  • @ahmedd9046
    @ahmedd9046 8 месяцев назад

    Jasakallah walaal

  • @daadir2020
    @daadir2020 8 месяцев назад

    Mahadsanid walaal

  • @MaxamadYare-vi9yx
    @MaxamadYare-vi9yx 6 месяцев назад

    Aad u mahad san tahay my brother

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 месяцев назад

    Good job 👍🏾 saxib

  • @mariyaadam4865
    @mariyaadam4865 7 месяцев назад

    Watalo quruxbadan masha allah

  • @FardowzahHussein
    @FardowzahHussein 7 месяцев назад

    Masha allaaaah shugran

  • @hibobaarleex1644
    @hibobaarleex1644 7 месяцев назад

    Thank you my pro

  • @mohamesabdirahman8613
    @mohamesabdirahman8613 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid walalkayow❤

  • @abdirahmanceenaanshe338
    @abdirahmanceenaanshe338 8 месяцев назад +1

    wll zakeriye mahadsanid

  • @cmcdaacad8934
    @cmcdaacad8934 7 месяцев назад +2

    Masha allh

  • @melmi3299
    @melmi3299 2 месяца назад

    ❤Mash Allahu ❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 месяцев назад +4

    Waa talo muhiim ah mahadsanid wll Zakaria

  • @maryanfarah7150
    @maryanfarah7150 7 месяцев назад

    Mhdsanid walal qali

  • @user-mu7sg6pe7h
    @user-mu7sg6pe7h 7 месяцев назад

    Ustaad zakaria noolow❤

  • @cabdisalaan1496
    @cabdisalaan1496 8 месяцев назад

    Wow thanks❤

  • @nasteexoziidali6356
    @nasteexoziidali6356 7 месяцев назад

    Masha Allah

  • @abdisalanarab6517
    @abdisalanarab6517 7 месяцев назад

    Wallo shugran qali

  • @bisharkhalif7808
    @bisharkhalif7808 8 месяцев назад

    Mashllah ❤❤

  • @asrar_saad8027
    @asrar_saad8027 7 месяцев назад

    Wad mahadsantahay walal inshaallah this Dec coming ayan bilabaya waxan rajeynayaa by the end of 2024 or mid of 2024 inan wax fcn save gareeyo

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 8 месяцев назад

    Fikardan waa succeed bro

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 8 месяцев назад +4

    Salaam alaykuma first one thanks my teacher

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 8 месяцев назад +3

    Nin adag oo caawimaad lagarab taagan dhalinyarada ilahay ha kuguuleeyo wll

  • @Nasiib724
    @Nasiib724 8 месяцев назад

    Thnkz ❤

  • @sahanofficial1589
    @sahanofficial1589 8 месяцев назад +3

    La gal naftada challenge wax qabadka naftada oo laimow qorsho fog dhaliyro 2025 iska wardon xagga ganacsiga io kordhinta xgge dhaqaale

  • @ismalure-25
    @ismalure-25 8 месяцев назад +1

    Talo wanagsan💯

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 8 месяцев назад +2

    Jazakillah qeyr walal talatadawanagsan

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  8 месяцев назад

      Wa iyaaki wll soo dhowow

    • @munaxuseen5456
      @munaxuseen5456 8 месяцев назад

      ​@@ZakariyeCaawiye asc sakariyr bangiyadu qaabkee wax ubixiyaan

  • @cilmi833
    @cilmi833 8 месяцев назад

    Waad ku mahad santhy wax shee gaaga wll,

  • @user-zz7ku1od7u
    @user-zz7ku1od7u 8 месяцев назад +1

    thanks

  • @MohamedAhmed-ly4yg
    @MohamedAhmed-ly4yg 8 месяцев назад +7

    waan ku mahadsnthy wll talooyinkaaga quruxda badn
    Ani.ahaan lacagtayda waxaa u kaydiyaa 2 qaab 1 qaab hagbadeed iyo qabkaa account save
    Thanks 💯

  • @juniornight7789
    @juniornight7789 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid Bro maka soo hadli kartaa qalabka lagu baadho maacdanta iyo qiimaha ay turkiga ka joogto iyo tayadeeedaba.

  • @waheliye44
    @waheliye44 8 месяцев назад +2

    Keep going bro from cardiff🎉

  • @khaliv67
    @khaliv67 8 месяцев назад

    Wll Salariyeh Arin Ayaan Kaa Lahaa .
    Ganacsi laxariirta xageen kaala soo xiriira

  • @Ogaansh
    @Ogaansh 8 месяцев назад

    Waa talo fiicanoo wax ku ool ah.

  • @aqoonhanochanal1245
    @aqoonhanochanal1245 8 месяцев назад

    Zekeriye mahadsnid wll

  • @user-ew4it6bw9h
    @user-ew4it6bw9h 8 месяцев назад +1

    Aad ayd umhdsantey wll

  • @Maxamed-wx7eb
    @Maxamed-wx7eb 7 месяцев назад

    Mash alh tanks wll hdan bilawaya in sh

  • @abdinasirmohamedhassan4804
    @abdinasirmohamedhassan4804 7 месяцев назад

    Bulsho Sacco limited waa halka aad ku sameyn karto saving account hadi aad 12 bilood dhigaal sameysato waxan lagu sinayaa 3-jibaar wixi aad keydsatey oo maal-galin ah sido kle waxad heleysaa kaar caafimaad hadi aad wax dheeri ah og bahan. Tahay waad ila so xariri kartaa❤
    Mahadsandi ustad zakariye

  • @caydruussalah-qb2oz
    @caydruussalah-qb2oz 7 месяцев назад

    Mnshallh

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 7 месяцев назад

    Wcs sxb zaki❤❤

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 8 месяцев назад +1

    Qofki ugu horeya ahay love i saar wll❤

  • @user-nc4be2fr2c
    @user-nc4be2fr2c 7 месяцев назад

    Ihyahaku barkeyo wll❤❤😢😢

  • @Abdinasiryussufabdille-tx7wm
    @Abdinasiryussufabdille-tx7wm 8 месяцев назад

    Allah is great I love somalis h

  • @hareed114
    @hareed114 8 месяцев назад +1

    Afkaaga caano lagu qabay❤❤❤

  • @abdirisaqzuuzi326
    @abdirisaqzuuzi326 7 месяцев назад

    Waligay talo kawanaagsan Waa yartahay intaan arkay ❤

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 8 месяцев назад +5

    Ina shaqeysa kahoreyso ina saving account sameysto akhiyow😢❤

    • @Yaxye12
      @Yaxye12 7 месяцев назад +1

      Lkn sxp shaqa wahele kaliya same ina guriga kaso baxdo dhaiyarada sxpyalka shaqeyo mifwaliba isku fcn tihiin shaqo isoradi dheh qarawada gal shaxad idinka narawe shaqa ikena dheh lkn hada sexdo sokaca wax imaan maayo saas same wll wana iga talo ❤

  • @qadanahmed5880
    @qadanahmed5880 7 месяцев назад

    Asc wlo waxan ku waydiyy shirkada live god qabka loga shaqaysto noso gali

  • @abdulkadirnoorahmed8281
    @abdulkadirnoorahmed8281 7 месяцев назад +2

    Asc, adeer. Waxaan ahay nin qoraa' ah oo hadda u badatay qoraalka sheeko xariirada ama sheeko caruureedka Somaaliyeed. Waxaan aad kaaga codsanayaa khayr Allaha ku siiyee, in aad iga caawiso sidaan u iibsan lahaa adeer, iyo waxaan samayn lahaa.
    I caawi Allaha ku caawiyee.
    Mahadsanid
    Abdulkadir

  • @cabdisalaan1496
    @cabdisalaan1496 8 месяцев назад

    Last year baan go'ansade inaan uruuriyo m.a this year waxaan lasoo bixi donaa $1k balse dhibta jirto aa eh i work with my family Busnes so how do i start my own busines.❤ answer plz thanks

  • @mubarakMouze
    @mubarakMouze 7 месяцев назад

    Aad iyo ad bad umahadsanty pro

  • @user-hi5pd8lk8o
    @user-hi5pd8lk8o 7 месяцев назад

    Wllo shirkada ali abaaba maka shaqeysa somaliya

  • @hassanamin5900
    @hassanamin5900 8 месяцев назад

    Walal sidee kuu raadiya fikrad ganacsi

  • @user-xn7rd8ym8z
    @user-xn7rd8ym8z 8 месяцев назад

    Sxb Nabarkad ubahanahay

  • @YTFatihGaming
    @YTFatihGaming 7 месяцев назад

    Wlhy bartaan kuyaabay ban taganahy wax kasta oo maskaxdaysa kuso dhaca waxaan arkayaa qof ka hadlaya 😮

  • @raheye2
    @raheye2 8 месяцев назад +2

    Sakariya mahadsanid .
    Wll waxaad ka ilowday bank marka account keyd laga furto
    Waxaa la saaraa dulsaar(ribbo)
    Sidee taa loogu badbaadi karaa.
    Sidoo kale markaa bank maalgelin ka dalbatid waxaa jira dulsaar(ribbo)

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 7 месяцев назад

    Asc Zakariye, aad iyo aad baan ula socdaa arinta accountiga, hase yeeshe RIBADA/INTERESTIGA SIDEE KA YEELAA??????????.

  • @user-vx7rd6np5u
    @user-vx7rd6np5u 8 месяцев назад

    Asc walal bangiyada somalia sxb waa ribo

  • @user-rc4tu4sp3c
    @user-rc4tu4sp3c 7 месяцев назад +1

    Salam Bank Bosaso ayaan ka furtay account 2018 markii aan bilaabay jaamacada account saving ah ayaan samaysta si aan u kala dhigto lacagta biika waalidka iisoo diraan Alxamdulah waxaan kaydinayay 8 bilood aan joogay Boasaso xagaa bixii ugu horeeyey ee fasaxa jamacada ayaan ku imid magalada Galkacayo kharashkii iigu horeeyey ee aan la baxay waxa uu noqodag $ 1600

    • @Maajid143
      @Maajid143 7 месяцев назад

      m.a zxb horumar wacan

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤MAANSHAALAAH ❤❤❤ ASC ZAKARIYE HABARYAR WAXAN RADINAYAA SIDA LAGU HELO ELEVATOR OPEN AH OO DABAQA 2 ama 3 KU GAYNAYA OO DUBAI DADKA BUSINESS YADA KU LEH UU GU DHEX YAAL MEELAHAY KIRAYSTEEN OO MARKI A 3 QOF WADA RACI KARTO. THANK YOU 🙏🏽 HABO AND SORRY MY LONG WRITING.

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka 8 месяцев назад

    Midkee ayaa igula talinaysaan inaam furto premier bank iyo darasalaam ? Sabab ?

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 7 месяцев назад

    👍

  • @user-nu3in8ex1d
    @user-nu3in8ex1d 7 месяцев назад

    Mhdsnd wll waan jeclhay muuqaalka waxaan ahay abdiwali oo jooga garowe

  • @gacalsame71
    @gacalsame71 7 месяцев назад

    Hormuud maledahay seving acont ?