"Ha ii qaban waayaha" intaa ka dambaysa ayaa noo saxa? Haddayba sidaa ku saxan tahayna, ayaa noo fasira? Ma waxa weeyi: "hana noqon looma weetaan. Weligeed looma soo war doontaan"? Bal hadde dadkeenna fahmayaa ha innaga caawiyaan. Ku sii mahadsanidina.
Ha noqon looma waytaan ( looma ciishoode = qof aan la isku ciil kaambi karin oo aan xagiisa wax loo soo doonan karin ha noqon ) Sidaas ay ila tahay aniga Waytan = ciil dartii in uu qofku erayga WAY ku celceliyo
Looma wetaan Waxaa laga wadaa ruux loo baahnen sikastoo Warmaqaba Waxaa waa anigoo waxbo ogeen Ha iiqaban wayaa Waxaa waa waqiga ha ii qaban 27-1-2024😂😂😂 RABI HA JANEYO CABDI TAHLIIL WARSAME❤❤❤❤
@@badarmacune113Aad baad, saaxiib, ugu mahadsan tahay sharraxaaddaadaas. Markaa u dambaysa ayaan aad kuu sii fahmay baan u maleeyay. "Waytan" waa runtaa oo waa "way"-daa haya oo ciishoonaya oo ooyaya. Markaa, waxa aad tidhi, waxa ay ka dhigan tahay, in uu inanta ku baryayo in ayna ku noqon qof miciin ahaaan loogu soo ooyo oo loo soo "way" yidhaa? Si wanaagsan.
@@horseedchanel59Aad baad u mahadsan tahay, saaxiib. Laakiin bal hadde sii sharrax waxoogaa dheeraad ah waxa uu ka dhignaan karo eraygaa "waqdoontaan" laftiisu. Mahadsanid mar kale.
Waxa jira wax kuu daran hadana kula wanaagsane erayo miisaaman oo mug wayn rageedi👍
Alaha u naxariisto
Ilahay haw naxariisto cabdi tahliil janadana allaha geeyo ragedii waad mahad san tahay walal qaaliya
Waa saxantahay adaawe siciid cabdi tahliil guul Allaha janada fardouso xagalyo guul guul somaliya xanolaato
Cajabay cajiib❤
Godka lagu Janney ina tahliil aun
Abdi tahliil legend
Tahliil iyo tubeec no so badi bro
"Ha ii qaban waayaha" intaa ka dambaysa ayaa noo saxa? Haddayba sidaa ku saxan tahayna, ayaa noo fasira? Ma waxa weeyi: "hana noqon looma weetaan. Weligeed looma soo war doontaan"? Bal hadde dadkeenna fahmayaa ha innaga caawiyaan.
Ku sii mahadsanidina.
Ha noqon looma waytaan ( looma ciishoode = qof aan la isku ciil kaambi karin oo aan xagiisa wax loo soo doonan karin ha noqon )
Sidaas ay ila tahay aniga
Waytan = ciil dartii in uu qofku erayga WAY ku celceliyo
Looma waaytaan, looma soo waqdoobtaan , waligeed looma aayaan isaga lomasoo wax doontan ayuu qoray lkn maahan wllky
Looma wetaan
Waxaa laga wadaa ruux loo baahnen sikastoo
Warmaqaba
Waxaa waa anigoo waxbo ogeen
Ha iiqaban wayaa
Waxaa waa waqiga ha ii qaban
27-1-2024😂😂😂
RABI HA JANEYO
CABDI TAHLIIL WARSAME❤❤❤❤
@@badarmacune113Aad baad, saaxiib, ugu mahadsan tahay sharraxaaddaadaas. Markaa u dambaysa ayaan aad kuu sii fahmay baan u maleeyay. "Waytan" waa runtaa oo waa "way"-daa haya oo ciishoonaya oo ooyaya. Markaa, waxa aad tidhi, waxa ay ka dhigan tahay, in uu inanta ku baryayo in ayna ku noqon qof miciin ahaaan loogu soo ooyo oo loo soo "way" yidhaa? Si wanaagsan.
@@horseedchanel59Aad baad u mahadsan tahay, saaxiib.
Laakiin bal hadde sii sharrax waxoogaa dheeraad ah waxa uu ka dhignaan karo eraygaa "waqdoontaan" laftiisu.
Mahadsanid mar kale.
Yaasalam sxb slan sare wan kutageersanahay legands
Jaceyl baa iweeraray waqti samada furantay anigoo warma qabaa tahliilow naxariis Ku led🖤
Salaaam rageedi
Hees iyo bar
Cabdi Tahlil what a legend and many thanks to @Rageedii
Lakes