waa run ustaad MACALOOW xaqiiqada jirtuu ka hadlay waayo imika fankii wuxu noqday wax doqonkastaba iska soo gashay heesihii hore u jiray laxankoodii iyo midha hoodii uubay ku wada heesaan intay isku keen dhaaf dhaafiyeen midhihii bal u fiirsada laxanka lasaaro heesaha wa laxankii hore inta badan ila tijaabiya arintaa bal dadao'w CD midhana bay kuwad sitaan car mid live u heesa ha laga helo waxa heesaya ustaad aad ban ku salamayaa adiga iyo inta danaysa fanka ..
Thank you very much indeed.great work and great play,if you have time ? please play for us the famous DUR DUR Band melodies..Zhara,Abdinur Daljir.Qomal.Muktar Ramad,thank you God bless..Mr..I am Ethiopian and I have good memories from early 1990s,during the dark times,the years after the civil war, I was in border area adjacent to Ethio-Somalia.
Waa mid kamida heesihii la qaaday Lixdankii iyo habeenkii Xoriyadda ee 26-kii June 1960. Erayada waxaa lahaa Abwaan Saxardiid Jebiye. Waxa-na ka mid ha midhaheeda "Waa Maalin Murankiyo Makeeki Hadhee Waa Maalin ILAAHAY Maansheeyee Aan Maalno Hasheenan Maandeeqee"
musica qofka iskaleh yaa magaciisa oo sedexan yaa isin kara waan ubahanahay waxan doonaya in aan isticmaalo marka waxan doonaya in aan ilaaliyo Copyrightka
Aan maalno hashena 🐪 maandeeq
Somalia 🇸🇴 nabad buuxda iyo barwaaqo ilahayow ka dhig
From somali galbeed Ogadenia 🙏
5 ⭐ insha allah 🙏
AM FROM OROMIYAA BUT I LOVE U FOREVER
Way to go Macalow, A LIVING LEGENT MAN. God bless you my man.
Maasha Allah Ustad macalow Ahmed naajiga inoo nool allaha u naxaristee Ustad Ahmed naji sacad
Thank you awoowe. I love this 🎶🎵🎶
September 2023 well done Maclow legend
waa run ustaad MACALOOW
xaqiiqada jirtuu ka hadlay
waayo imika fankii wuxu noqday wax doqonkastaba iska soo gashay
heesihii hore u jiray laxankoodii iyo midha hoodii uubay ku wada heesaan intay isku keen dhaaf dhaafiyeen midhihii bal u fiirsada laxanka lasaaro heesaha wa laxankii hore inta badan ila tijaabiya arintaa bal dadao'w
CD midhana bay kuwad sitaan
car mid live u heesa ha laga helo waxa heesaya
ustaad aad ban ku salamayaa adiga iyo inta danaysa fanka ..
Respect for the Music maestro Sir Macalow 👏👏👏👍👌
I have been searching for 6 years this tones 💔💔
Thank you very much indeed.great work and great play,if you have time ? please play for us the famous DUR DUR Band melodies..Zhara,Abdinur Daljir.Qomal.Muktar Ramad,thank you God bless..Mr..I am Ethiopian and I have good memories from early 1990s,during the dark times,the years after the civil war, I was in border area adjacent to Ethio-Somalia.
Ader Qali aad ayaan u dhagaystaa music aad u macaan weeye guul iyo gobanimo ku waar adeer qali aad ayaan kuu salmayaa halkaa kaga wad nice son g
Msha allh musikiiste weyn maxamed maclow nuur dadki hore waaye
Macalimuu macow inaba caadi maaha respekt 🎹🎹🎸🎸🎻🎤🎤🇸🇴🇸🇴♥️♥️🙏🙏
yea
aniga waxaan ahay taageerahaada aadka u qaalisan waxaan kuu rajaynayaa guul iyo gobanimo adeer qali
Musican hada madaxtooyada aa u isticmaasha muuqaalada cod la'aanta ah 2018
caadi maaha, Yaa salaam
-Aan maalo hasheena Maandeeq
-Uur Hooyo
-Hadey Samadu Furantahay
Sir maqabe Laxankii Saciid Xaawo iyo codkii macaana Sahra axmed jaamac aun
@@ismailalihasan9519 Siciid Xarawo dheh
Musik aan codlahayn noo soo badiya sida adeer Macalow
That is my great uncle
Magowde candhadii Goolaha marisee Aan maalnoo hasheena MAANDEEQ😍
1972 ayaan daawaday Riwaayadaha uu katumijiray asigoo yar 25-30 jirr ah
The best of the best!! Maestro Ustaad Macaloow!!!!
AAN 🐪MAALNO 🐪HASHEENA MAANDEEQ ERAYADII SAXARDIID MAXAMED JABIYE A.H.U XANSASKA SHIDA🔥 SUUGANTA AMA FALKIYA WAA REER SOOMALILAND GUUD AHAAN SOOMALIDA WAANA MID KAMIDA HEESII HILAADII 1960 MARKAY SOOMALILAND HESHAY XORNIMADA LOO TIRIYEY XAQIIQATAN
Somali Keyboard Legend Ustaad macalimoo
W W
W
Waa Heestii Sirmaqabe RaxamaanKow
Maandeeq ahaaa
Aan maalno hasheena Ee mandeqay
Madhawda candhadii candhadii
Ustaadka markii hore carab baanba moodayey.
Big Respect your you ustaad Macaloow 👏 👏 👏
The legend of music
ustad maclow waa kooxdii shareero nin ka u garaacaaye, mama faduma khaasim Aun aamiin heesa heeda dhan ayada iyo ahmed naajo waxaa tumay ustaad maclow
Sahara axmed allaah ha u naxariisto a 🤲🤲🤲
Still watchin 2022
Awesome!
Marka la qorayo xarafka T la ma labanlaabo. Waa qalad "Mattaanaha". Sidan ayaa sax ah "Mataanaha".
WELL DONE DAD 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
I enjoyed tonight your sweet hand, thank you
Dowlad la anta waa sidan.
Siyad bare haduu noolan lahaa maanta ninkan qiimo ayuu lahaan lahaa
Waryaren ragani sida wanagsan u garacaya wa inad ka fa'ideysatan melaha sidi eyda lama ciye
I like your video
Mohamed Sheegow Bishaar Meesha Hadoo Yimaado Maclow Arday Oo Noqohaa, qofkii yaqaan aa yaqaan qofkaa ka seyn youtube ama I tune haku qoro dheegow bishaara oo macalin kii iftin ahaa
Maclow ayaa ka fiican, mohamed sheegow bood bood waaien wixiise
Labadaba cabdisalaan Jimmy baa kaga gacan macaan waloow ay iyaba rug cadaayo yihiin
@@mhassan0163 hos
@@yusufajama Bal waxaad noo sheegtaa. Jiimiga aad sheegeyso hal ruwaayad uu music u tumay
Music mcn iyo ustad fara fudud waw 👌👌👌👌
Well done dad 😊 :D
Ustaadku wuu gacan fiicanyahay
Il Maestro Maxamed Macalow Nuur
Saas aan kaa raba adeer
nice one
macalin abihii ustaad
Ustaadka wax ka barta waaaw
Musicga ugu horeeya heesteeda magaceed plz
Ahmed Issa # aan maalno hasheena maandeeq
Maandeeq wll
Deserves infinite likes maraxyaalooow
Amazing
Ustaadka muskiga maandeeq caadi maaha....
macalow waa kusalàmay eesh calaa muusic waa gamayba markaan dhagaystay noolow waligaa
Geat musician Camaloow Laabta usii daa adeer
amizing ....
Music macaan badan weeyaan
🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙
Heeta koowaad magowdo candhadii
Heesta labaad uurhooya hayoow - Tubeec -
Tan sadexaad ma garanin anu Ii faaiideeya.
Sahra axmed hadee samadu furan tahay
Ustaadka hal hees miyuu noo kala qeebiyey
Lgn macalaw ✌
mahad sanid ustaan 100%
aar maxuu senior yahai waxbo lagama qabaan karoo wlhy.. m.a
@Mataanaha , second hees baad tiri,,, lkn halkaas aad ku sheegtay heeska 2aad,, aniga waxaa igula jira labo hees,, macnaha hal hees keliya ma garaacin ustaadku haddaan isagu wax ka qaldamin,,, 01:27-01:40 wuxuu garaacay heeskii Maryan ee INANYOHOW RAG IYO DUMAR,, ka dibna heeska UUR HOOYO ee Xudeydi,,,, ma aqaan inay isku garaac yihiin,,,, bal dib ugula noqo ustaadka ,, anigu halkaas gacan baa ii taagan in la garaacay labo hees not mid keliya oo UUR HOOYO ah. Mahadsanid
Abdiaziz Ahmed ,halkaas laba hees baa isasa saaran ..maryan iyo xudeydi
Waa sidas labbo hees ayaa isku saaran.
Abdiaziz Ahmed aniga xataa waaa mooday heesta igu horaysa tii mhmed salebn ee hudaydi laba aaba wada dhalay lkn maaha malaha waa iaku garc
7 year ago🥺
Asxaabey waxaan idinka codsanaa
In aad ee sheegtaan music heesta kowaad
Waa mid kamida heesihii la qaaday Lixdankii iyo habeenkii Xoriyadda ee 26-kii June 1960. Erayada waxaa lahaa Abwaan Saxardiid Jebiye.
Waxa-na ka mid ha midhaheeda
"Waa Maalin Murankiyo Makeeki Hadhee
Waa Maalin ILAAHAY Maansheeyee
Aan Maalno Hasheenan Maandeeqee"
Nice beat
Ustad
❤
LEGENDY MACALOOW JEENYO
Ala yacisak Wn u bogay walahi If all Say you will teach Me
Kabaxsatay
macalin waaye
The best
Macaloow Muusigiisa yaa gaari kara? Taageeraha weeyn ee naadigii Jeenyo LLPP
Cabdisalaan Jimmy baa kaga leh
@@yusufajama Ma tiri
musica qofka iskaleh yaa magaciisa oo sedexan yaa isin kara waan ubahanahay waxan doonaya in aan isticmaalo marka waxan doonaya in aan ilaaliyo Copyrightka
Macalimuu Macow ayaa la dhahaa Uk London ayuu degen yahay
Ustaad wlee caadi maaha
ustaadka see cml bidix malaga dago miyaa saas lee ma loo saarnaana fudud iga dheh
saas ayan karabaa ustaad
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Woow
Pure legend
Ustaad Macloow Mashallaah
leento waaye music adag oo hit ah loo bahan yahay ustad gubata ku laabo hee
Ustadka cadi ma ahan u codeya
Eshcalaaa barteedu dhigay
wwwww indhahaygu nuurkay kk
kan baaba iikar ayaan u keensanaa wlhi halaga yaabiyeee
dad dadki hore maahee ilmaha hada cd ku hesa
Hhhhhhh iyaga isku fac ah ukeen kkk
Baaba ikar markii musikada la baraayay. Macaloow koox dhan ayuu organiiste u ahaa
Wwww
Oday gu waa xaasid
😮À La km
tanan sugaayay sidaan nahay usheegaa
4 hees isku nuuc maxa ugu tumee xitaa kala badel .
2:5 sida laba aabo wada dhalay
توبه يا حاج
Odaygaan caadi ma'aha si fcn ayuu u garaaci yaqaan walee
lkn
Waa
Sida dadka ajaanibka ah oo kale somalidu dadka deganaan wax uma baraan bal hada hadaad piano soo iibsato kan maxi ka fahmee
Abdallah Osman ajaaniibta markey wax ku barayaan wey ku fahan sinayaan somaliduna ayagalee iska garaacayaan
caleeeyk ooowf
sirmaqabe