waga dugsileey aha iso xasuusisay sheedan. Sheekadan waxey ka bixi jirtay radio shabeele Hadan qaldanen magaceedna wa qoomamo waxa looga hadli jiray wacyiga xiligaas jiray Allow janadada geey marshaale iyo awkuuku iyo inti dhimatay ya rabi muqdisho maskiin korisna no nabadey raxmadaad wa waasace
Allah u naxariisto waxayna ka turjumeesa dulmiga iyo is man dhaafka dadka dhexyaala waxan jirin bay Somali isku haystaan xaqiiqduna waa SAS.. Marshalle allah yarxam
Allahu akbar Allah u naxriisto Walee waxay noo thy xasuus aan la ilaawayn,hadaa nhy reer muqdisho ❤ Jiilkeenii Madadaalo fiican baa soo marnay Lkn Jiilka hada soo baxaya Wan ka xumahay tiktok iyo pranks kusoo indho qadeen Waxa kaliya aan u xiisay waa sheekoyinkii lasoo deyn jiray sideeda duhurnimo Tartan aqoonedkii bisha ramaad oo ay ku tar tami jireen Iskuulada magalada Iyo degmooyinka
Dirir - cumar shaam
oogle - axmad taajir
Iyo marshaale
Aduunyo xusuus☹ waayihihii idaacada shabelle inti dhamtay allaha unaxariisto
2022 yaa dhagsanayo wlhi waa xasus nagu wayen Allah u naxriisto marshale awokuku 😢
14/01/2024 Ayaan dhageysanayaa waa xasuus Nagu qaali ah dhabtii Alle cimri dheer iyo cibaado suuban hanagu sugo dhaman somalia mel walba ay jogaan aadbaan u salamayaa Alle wadanka amaan buixo hanogu so dabaalo aamin aamin
Xasuustii waaygii muqdisho xasuus baad i galisay waayihii silica badnaa alhamdulilah wxbadan wee isbadaleen
2020 yaa dhagesanoyo ☝️👉👍 allaha unaxaristo
☝️
Amini yaa allah
Aniga 😭😭😭😭😭😭😭
amen alle yarxma
Xusuus qaali ah ayey noga Tagen alle ha u naxariisto
Ameen
Aamiin
Allaha UNX to Cabdi Malaaq Macoow (Marshaale) iyo Cabdullahi Amiir Rooble ( Awkuukuu)
Xusuus hore Radio shabeelle
Mahadsanid Xasan Cabdi (Radio Buulexuubey)
Wayo wayo
26.11.23 allow nii naxariiso sida inooga qoslin jirten rabi haniiga farxiyo janadisana haniigu arsaaqo❤🤲🤲❤
Waaayo waaayo xasuuso baddan ayey inooga tageen rabbi qabrigooda ha u waasiciyo
Muqdisho waqti xun ayey soomartay😭
Xasuus wlh radio shabeele
Allow idin naxariiso muqdisho waqtigaan hogaamiye kooxeedyaa ka jiray saasey tahayna qof walba wuuku farxsanaa lkin alshabab doonyo iyo dadba kama tagin 😭😭
Sheekoyinkaan musicada saaran markaan maqlo runtii caloosha iska key xanuunta xili waxaan xasuusta xamar ay jawi qaldan ku jirtay itoobiyaankii 2007😭😭😭 wlh ilaah baan ku dhaartaye wax waa nasoo mareen😢
Wlhi midas ayaa ben aheen 😪😪
Haa wlhi sxib Calol xumo wye Musicada😢
Isku si dareemoonaa 😂
@@abdiazizmohamed5781 maalin uun xabash wanka aarsan doona
Illah ha u naxariiiso walee xasuus Aan gureeyn ayuu nagu reebay
Wlh ilaah baan ku dhaartaye musikada shekadan saaran markaan maqlo caloosha I xanuunto
Waxana soo xasuusta xasuqii xabashida 2007 iyo madaafiicdii fooriyaha ooo ay nagu dabar jareen cadawgii xabashida saqda dhexe iyo jawigii cabsida ahaa😭😭😭😭😭😭😭
Waxbaan soo marnay wlhi.
😭😭😭😭😭
Xamar bile adoo dagan marki laso weeraro stadium muqdisho fooriyo gormoo so dhici dona saa ugu jirtay calool xanun waa dhafyay midas 😪😪😪
Inta dhimaday illaahey ha u naxariisto cumar shaamna allaha cimrigisa ha usiyadiyo amin
Yaa dhageysnayo 2023😆🤣😂😂
Allah u naxariisto wllhi waa xusuus muqdisho wan u xiisay my home I LOVE YOU MOGADISHU PEOPLE 😘😘😘😘❤❤❤
Allahu naxariisto sedex dhamaan musliminta xasuus
😭😭😭😭Allah yarxamka wlhi xasuus bee nooga tageen😭
Allaha unaxaristo awkuwu iyo marshaale allow idin wada naxaristo
Wlhi ciyaal dugsi ahaa xaax xasuus macaan
Dadki tayada laha mahayna mantay allaah yaraxma intii dhimatay marna mailowi karno anaga
Alle ha u naxaristo dhamantood kuwa nool iyo kuwa geryooday
Wxay ahayeen rag Naga qusliyo sida ay inoga qusliyeen alle ha ugu qusulsiyo
😭😭 marshaale iyo awkuuku Allah idhin naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wlh ilaa hada waanjeclahy inaan dhageesto afarsaac habeenimo aa lasoodeen jiray 😍😍😍 waan isudiyaarin jirnay xaax mcn badana dhulki hooyo
Wa waqti aaan solabndonin
5:00 galabnimaan ku ogaa 04/05 tii. Xili bay ahayd
Wlh wayo wayo inkasto markiin indha kusokala qadey eygeriyoden allah haunaxariisto dhamantod
Allah unaxariisto waxaa lajoogaa maalin eid dul Adha
waga dugsileey aha iso xasuusisay sheedan. Sheekadan waxey ka bixi jirtay radio shabeele Hadan qaldanen magaceedna wa qoomamo waxa looga hadli jiray wacyiga xiligaas jiray Allow janadada geey marshaale iyo awkuuku iyo inti dhimatay ya rabi muqdisho maskiin korisna no nabadey raxmadaad wa waasace
Allaha u wada naxafisto inta dhinatay. Sheekoyinka soo badiya Reer buula xuubey
2023 yaa fiirsanaya😢❤
Waa hore ayaaba isoo xasuusisay allaha u naxariisto
Waad mahdsanthy wll
Allaah adunyaa walaalkay allha unaxariisto soonkaan kiisa wudhageysanaye kana majoga allow kunaxariiso aamin yaarabi😢😢😢
Inta dhimatey allah haunaxariisto wlh dadki hore dadbey ahayeen hadaladoda lama ilobikaro wlh wadkumahad mahad santahaY xususintaxa RaadiYo buulo xubeey
2024 :01:20 SATURDAY 😢 JANUARY
Waa 21/02/2024 aduunyo
Hhhhhh ilaahay haunax riisto inta dhimati umada nabi Mohamed swc
حب واحد الثقة حبيبي انا احبك
اميين يارب العالمين
Aaamiin
Alle ha u naxariisto dhamaantood xasuuqii soope haday ogaan lahaayeen way yaabi lahaayeen
Ilahow qabriga u waasici marshaale iyo owkuuku labadaba dad waa dhasha waana dhimaha
Musicada ugu horeso sidan u radinaye wan dalay 😂😂
Alla ha.unaxriisto marshaale iyo awakuuku
Ilaah ha unaxariisto marshaale 2021 yaa ila dhageysanya
2022 yaa dhageysanaayo sheekadaan
Shekadaaan waa sheeko xikmad badan wlh waxey kamid tahay dhibatada bulshada kadhex jirta
Ayaa yaa ila dawanaayo sanadkaan 2022
6/8/2023 yaa habeen nimo dawadooyo 3:20 saac
#mogadisho my hometown
Bright light city
aduuynyoy xaalka ba aakhiro hala xasuusnaado ilhey hano danbi dhaafo intii dhimatay janada allaha geeyo dad wa dhashay wana dhimanaa
Dad maxasthy wu dhashay wuna dhimanaa wax warayo ma jiro😓😓😓
Allow u naxiiso
Allaha Karim. allaha unaxaristo awkuku iyo marshalle
Allah u naxaristo marshale iyo inta dhimatay wan jeclhy clipkan
2021 yaa dhageysanooyl✌️😁
Alle qabriga ha u nuriyo
Amin
Allah ha'unnaxariisto inta dhimmatay
waxn xasuustay xiligan dugsileey ahaa wlhi
allow unaxariiso intii dhimatay
Walee waa run . Waa xaalka yaala
Mogdişu 'da hatirliyorum .
ماشاء الله
bende sen hala turk mi yaşiyorsun
Allow idiin naxariiso aaamiiin
Allah u naxariisto waxayna ka turjumeesa dulmiga iyo is man dhaafka dadka dhexyaala waxan jirin bay Somali isku haystaan xaqiiqduna waa SAS.. Marshalle allah yarxam
Allah ha uwada naxariisto sheeko taatiikh ah ayay inoogu tageen
allaha u naxariisto owkuku iyo marshaale, waa ka hela
cumar shaam
Dad maxaas yahay Waa dhashti waaana dhimanaaa
Maxaa loogu faaanaaa Dad
Waa Hadal meeel ujeeedo alow unaxariiiso
Wlhi waa run
Alla ilma adeerayaaloow sheekadan oo dhamystiran meel iigu sheeg
#kalamashoorto
Ilahay ha u naxaristo
2024 lasiigalayaa...yaadawanaayo weli😂😂
😢😢😢😢😢😢
Wallaahi xassus galay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allaha uunaxaristo i😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 marshale illahow aamin❤❤❤
Allah ya Raxma inta dhimatay xasuus wlhi 2020 ya dawanayo
musiga ugu horeeyo
please intaa kaheli karaa
Wlhi aniga xita wan raba musik ga marki an maqlo xasus an gala,plz yaa II shegi karo
Alle ha idin naxriisto dhamaantiina
Allaha ha unaxariista waa xasuus hore runtii
Muqdisho Allow noo nabadee Ya allaah Dadkan dhintayna Allaha uraxmo
2021 yaa dhageysanaayo allah unaxariisto
Ani Allaha uwadanaxariisto + ajakis 🤲🤲
Kkkkkkk alle ha u naxariisto bajaajiliiste marshaale iyo aw-kuuku
Allaha u naxariisto aamiin
2022 ramadan yadawanaya
2024 ya dawanayo😢
Allaha unaxariisto dhamaantood
Alla ha u naxariisto waxay ahaayeen labado qof bulshada Ku dayato
Noo soo badi sheekadan sxb ayado dhameystiran
2021
Allh u naxaristo marashale iyo awkuku
Yaa ila daawanayo sanadka 2022
wlh xasuus waaye habenkii aan dhageysan jiray wlh illaahow u naxriiso inta dhimatay
Sheekadan inan mar walbo dhageystan jeclahay wlhi kama daalo
Sheekadan waxay ka hadleesa sicir bararki wagas jiray 2007 iyo 2008 ki waxa xasuusta 1 kunshilin oo sida dollar cml loo jeeykarenayo wlhi waqti waa tagay walee 😪😪😪
Sheego xasuus leh ayeey nagu. Tageen allow. Unaxariiso.
Mahad. Sanid. Radio buulo xubey
Walhi ragbaa nagabxay oooo qaaali nagu ahaaaa alyrxma alyrxma baba marshle iyo baba owkuuku rabi qabrigina haidinwaseceyo
2005tii ayaan daa waday
Musica ayaan raway sidee kuhelikara wallo
Alla ha uwada naxariisto dhamantod
2022 .... ilaahow unaxriiso
Alle weyne janadii ha geeyo
Allaw unaxriso intii dhimatey
2022 ayaan dhageysanaayaa
Allah ha u naxaristo dhamantod
Wllhi shekoyinkan rer xamarka bes aya kasayo Wllhi waa xasus malinwalbo 2:00 sidetsac aya laso dejiray 3:00 marka lagaro wacasir adigo kugu socoto shekada aya waxa lagu dhaha dugsiga at walagare waxyarsug hoyo markey dhamato ayan baxa maya dugsiga wakadahe wana lagu tuma sorry waxbaxay masolawanayo waligot lama badalayo Wllhi somalidan hada jogto waxey kuleyihin brank waxa an lobahnenen
Muqdisho allaa u maqan
Ilahay ha u naxariisto amiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ilahey ha uwada naxaristo
Allahu akbar Allah u naxriisto
Walee waxay noo thy xasuus aan la ilaawayn,hadaa nhy reer muqdisho ❤
Jiilkeenii Madadaalo fiican baa soo marnay
Lkn Jiilka hada soo baxaya Wan ka xumahay tiktok iyo pranks kusoo indho qadeen
Waxa kaliya aan u xiisay waa sheekoyinkii lasoo deyn jiray sideeda duhurnimo
Tartan aqoonedkii bisha ramaad oo ay ku tar tami jireen Iskuulada magalada
Iyo degmooyinka
Allah uu naxaristooo
asc soo badi muqaladan oo kale
Walalow shekoyinka wee badnaayen maakuso dartid