Hadda hadii ee iga dawa imaaday Nin walbo ul Moo ii soo qaadanaa aniga . Dollarka Marki aad xisaabi jirtay waxa i dhihi jirtay Nin wanaagsan baa tahay Nin wanaagsan baa tahay Marshalle Nin Culus allaha Xafido
Hhhhhhhh Iga Odayee Kulahaa Caadi Maha Marshaale Allow Kuu Naxariiso Nin La Tabay Wllhi Ninkaan Hadaa Arko Iska Qoslaa Wllho Allah Ha U Naxariisto Janatul Fardowsa Allah Ka Waraabiyo😍😍😍😍
Kkkkkkkkkkk ilaahay ha unaxariisto al fanaan marshaale majaajilo aw lee yahay oo i dhaaftaa ma jirto waa iga qosliya isma dhibo marka majaajilada wado ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo
2/8/2023 inta iga dambeeso marshaale docoda yaan lala dhaafin alle ha u naxriisto😢
Allaha unaxaristo
🎉
12/8/2024 Allaha unaxariisto Marshaale io inta,dhimatay
Allow janadaada ku cazuum❤
11/10/2024 sacadda🧭4:06 Pm Alle ha idin wadda naxriisto
Hadda hadii ee iga dawa imaaday Nin walbo ul Moo ii soo qaadanaa aniga . Dollarka Marki aad xisaabi jirtay waxa i dhihi jirtay Nin wanaagsan baa tahay Nin wanaagsan baa tahay Marshalle Nin Culus allaha Xafido
Qosol wlh 21 11 2019 hdad firsane like sar
Nabiga mohamed an ku salino scw
scw
Nin maa ii dhiman ku lahaa lawareego lee ma nin lagu noqonaa😁😁😁😂😂 ma fnny wlhi marshalle allh u naxristo
Ahahhahah
Runtisa mahino allah u naxriisto
Ar qosol badana😂😂😂😂 Marshale alow ku naxariiso amin
Hhhhhhhh Iga Odayee Kulahaa Caadi Maha Marshaale Allow Kuu Naxariiso Nin La Tabay Wllhi Ninkaan Hadaa Arko Iska Qoslaa Wllho Allah Ha U Naxariisto Janatul Fardowsa Allah Ka Waraabiyo😍😍😍😍
9:54 Camiro maanka qosol la dhacay wlhi Marshale Janada Alle hakaa Warabiyo
Wlh waarun taada
Who is watching this 2023
Me
Aww, yartaanaaa wadajir gabadha khatraaaaay leeee tttttt waaaamaaya.dumaaarnaaagodumaaaaar tii kujirtaan ahay.
ilaah Haa uu naxristo yarab
Ninmiya mise naag waye kulaha hhhhh marshale Allah ku naxristo waxad tahay qof lataway wlhi الله يرحمك ويغفر لك
Ar marshaalaa Aduunka dhan wuxuuba ku soo gabagaabeeyayay Ruwaydan Cun Cab Jiifo
#Allah ha u naxariisto
Wllkyn muslimka ah Ee Marshaale
kkkk Allah ha u naxriisto sidii Dumar sidii dumar dharkeega in as jeexjeexmo maa rabtaa
Allah inda Muslim oo dhemade unaxareso
talefenka waa is kadan saday waa i soo wac wacayaan kkkkkkk allaw ku naxaroso mar shale
Illahow marshaale iyo intii islama ee dhimatayba u naxariiso 😢
ilaahey hakuu naxriisto marshaale
Allaah unaxaristo
Filinjiyeeerka hilibaa iigu jiro haduuiga uro kawaran hhhh alow kuunaxariiiso marshaaaale
2019 Hadaad daawanoysid Allah unaxariisto Marshaale Amiin so qor
Amen
Aamiin allow unaxariiso
Aamiin aamiin yaa allah
2 wadoo kunah Qaad Banaanka Ku firdhi yaqey Ishiisa Waaye Kulahaaa hahahahaha Allow Kuu Naxariiso 🤲🤲
n. vnjlplllnnlnnnnhkpppplknjbhb. vnju8uy. vtt437
Rabi janatul firdowso haka waraabiyo
kkkkkkkkkkkkkk aloow kuu naxariiso marshaaale
marshaale alle ha u naxariisto
Aabe marshaale allaha hakuu naxariisto❤😢
Waa tacbaaniin hahahaha. Allow u naxariiso
😆😆😆😆😆😆
😂😂😂😂
Mas makuu kariyaa kulahaa xabadan funny waye🤣🤣
.nt55x55,5,did 9i
7
A S,Z,, n nk9 m.p OP
Waa tacbaaniin kulaha ar marshaalaa alow kunaxariso
allah u naxariisto marshale aad ayaan u jeclahay riwaayadahiisa
Alaha unaxaristo qabrigana alaha uwasiciyo nin hal dor ah ayu ahaa wlhi shaxa ha u kenin xasid keyga waye
Ini sharaf maa ii dhiman tacbaaniin ilaahay ha unaxariisto marshaale kama daalo majaajilooyinkiisa
2024 Ayan dabtay ilahay ha unaxiristo
farajeerka hilibaa igu jiro hadu iga qormana kkk Alle haunaxariisto marshale nin lataway waayee
Kkkkkkkkkkk ilaahay ha unaxariisto al fanaan marshaale majaajilo aw lee yahay oo i dhaaftaa ma jirto waa iga qosliya isma dhibo marka majaajilada wado ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo
Allow u naxariiso jannatul fardowso ilaahow ka waraabi
MARSHAALE ILAAH HA U NAXARIISTO, WAXOOW AHAY JILAA WEYN.
Waxaa laorahaayaa inaa shaqeesidaa la orahaayaa 🤣🤣🤣
kkkk la.wareego maa nin lagu naqdaaa dhigid keyga Lee ma rabtoo
Mashaa Allaah Wan Kuu Saray Ee Isaar
allow kuu naxariiso
gbLeBronv 23 hi
kkkkkkkkkkkkkkkk marshale allow u naxristadi ka warabi janatul firdowso
Bal maxay ku dileen wkaase miskiinkaa muxuu ku sameeyey
A raxman wll xegee lagu dilay
Yaasin Axmed muqdisho
Kkk waxaa la orahaayaaaa kulahaaa
allaha hu naxaristo
kkkkkk allow kuu naxariiso cabdu jeylaani malaaq marshaalle lawa reega maa nin lagu noqo haa
Maasha Allah
hadey iga daba imaaday ma.ihine besa wa hesan juray
Riwayadihiisa mida ugu jclahy marshaale allaya raxma
اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين أجمعين يارب العالمين 😊😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢
Irida markii ciyoo ka fureesan ogaayba
alow kuu naxariiso marshaale aamiin
Labado kun qaad bananka kufardhi alow kunaxristo
Who is watching 2024
kkkkkkkkkkkkk waxaa la orahayaa waxaa la, orahaaya_ lahjad boosaaso boosaaso oo kula yimid kkkkkkkkkkkkkkkkk akakaakkakaka
2025 /27/ inta daawanesa farta taaga irida markii ciyoo ka furtay ayan ogaaday
Lamadoo kun qaad banaanka kufirdhi ishiis waaye hahhaha
Kkkkkkkk ani damer ma ahay
Allaha u naxariisto
2022-08-27 ilaahow u naxariiso marshaale iyo inta kale oo dhimatay
kkkkkkk shaah ha ukeenin
Allaha u raxmado insha allaah
Aallo kuu naxriis marshaale
Wrs 19:18
Allow kawarabi janatul fardowsa
kkkkkkkkkk , ninka marshaali waaninaayo caadi ma ahan , waa afmiishaar siduu wax u xalinaayo , ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, HABARGEDIR MIYAA NINKAASI , CAADI MA AHAN WEE KA MUUQATAA , marshaale waa very funny
ahmed mohamed waraa caadi Iska dhigg Looxow
waa is wa wacateen miyaa
Waa is wacwacateen miyaa. Hhhhhhh. Ma Nooli Wlhi Dhulka Illahoow u naxariisto.
Allah naxaristo dha mantodba😢😢😢
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
kkkkkkk wlhi marshaale dad aasku dheedheeli
kkkkkk warkaan kakanlee maa wadee
Abdi Xalwo Abdi Xalwa
Hoy and
Marshale Allah ha u naxariisto
kkkk iga odayeey kkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Allah kuu naxiisoto marshaale
ilaahay hawnaxariisto intii dhimatay
Allow kuu naxariiso marshaale
Daawosheeko xiisa
allow ku naxa riso marshale
Marashle naxarso
Xasan aadan samatar qasaYidkauuqaado 5:09 5:12
Kkkkkk marshale ayada ayaa fikiri kulahaa
kkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķk
Allow ku naxriis rabiyow
2021 hadii aad daawaneysid like dhac ku sii.
Anaa rbtaa miyaa inaa dharka iga wasaqowo xasidkey aa thy
man
Ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin
20/9/2020 ayaan fiirsadey
Allah ha u naxariisto marshaaleh
Ganjeel xitaa uma saarneen kulah
Marshaale caadi ma,ahyn
Allha unaxariso 😭
Hhhhhhh firijka hilibaa igu jiro hadis iga uro kulahaaa
Kkkkkk Allah ha unaxriisto marshaale
Hhhhhhhhhhhhh Ganjeel Xataa Ma Usaarneen kulahaa
Faran jeer ka hilibaa iigujiro hadiis iga uroneh
Sheekada wan fahmay wana sheko dhab ah
Maxay ku saabsan tahay I fahansii
Allaha ku naxariisto marshaale
Marshaale
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😂😂😂
AllHa u naxariisto marshale
alle u naxariisto
ALLE hakuu naxariisto kkkkk nin wanaagsan baa tahay ayaad i odhan jirtay kkkk