Masha'allah ! Reer shabeele Muqdisho wey nuuriyeen Canbo iyo khudaar 😊 Allaha noo daayo ❤ Bakaaro hadaa u noqoto duuduub soo cun 😅 Thanks wll waqti badan aa iigu dambeeysay dalkii hooyo 🇸🇴😍
ASC Mansha ALLAH soo dhowoowda suuqa bakaaraha runtii waa suuqweyn Mansha ALLAH soo dhowoowda reer waqooyi walaladeen .❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@@sadiyaali9508 waxba kama gelin lkn suuqaas bey ka adeegtaan bakaaraha ama suuqa al baraka maashaa ALAAH ,marka waa sidaas hadaad ogeyd iyo hadaadan ogeynba xbbti waa saase ,waa nimco ALLE ,ALXAMDULILAAH.
Suuqa Bakaaraha sadex bilood ka hor baan aadey 30 Sano ka dib markaan Soomaaliya db ugu laabtey laakiin ciriiri oo dhiiqo ah ee ha is habeeyeen nadaafadana wax haka bedelaan ee dadaala dadyaho barwaaqo aad heysataan Msh Allaah
Masha'allah ! Reer shabeele Muqdisho wey nuuriyeen Canbo iyo khudaar 😊 Allaha noo daayo ❤
Bakaaro hadaa u noqoto duuduub soo cun 😅
Thanks wll waqti badan aa iigu dambeeysay dalkii hooyo 🇸🇴😍
Khudaarta indhaha deeqda alx nimcooyinkiisa, khudaarta qaaliga xilligoodii lama gaarin weli si fican uma soo go'in😊
Mash Allah tabarakallah❤❤❤❤❤ for Mogadishu
Masha allah
Baar ubax noo soo dub iyo jid mareexaan mahadsanid .
Yaa ilahi ayad ka bixi weysay xamar cuntada iyo fruits macan badan❤❤❤
Dhulkena nimca fadhida masha Allah ❤❤
Masha'Allah, Axmed Rashid, ilaahay risiqa hakuu barakeeyo. Waxaad ogoshahay inaad wax faa'iido adigana wax lagaa faa'iido.
Masha Allah allow nimcada noo siyaadi muqdisho cadeey welcome walalo.
Masha allah ninyow waad ku qurux badanaatay muqisho ama xamar ❤
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin walaal waa mahadsen tihiin boqokiiba boqol
Hello, I just subscribed ☺️ I been watching your videos with my husband for months. We love your videos. We both now subscribed.
Thanks wll.
50 ku daran cadi mahan
@@Lagdheera maxaad uga jeedaa 50 ku daran caadi mahan
@@saidkahin7311 saxib meel qaldan baa soo galay kommentiga sorry 😢
ASC Mansha ALLAH soo dhowoowda suuqa bakaaraha runtii waa suuqweyn Mansha ALLAH soo dhowoowda reer waqooyi walaladeen .❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
suuqa bakaaraha kow iyo labo majoogo kis yar unbaad booqatay aaway qeybihi dharka macuunta shirkadaha bagaashka shoobinka hal mel bisa takty
Maansha allah war show meeshan Hargeisa khudaaar la aan baan ugu bskhtinay
Masha allaah muqdisho wan u xiisay iyo qudarti macaneyd mahadsanid walale
Axmadoow suuqa bakaaraha xamar iska daayee suuqa afrikada bari u weyn waaye ee xaqiisa sii ,soomaali iska daayee keenya iyo ithoobiya looga adeegaa halooow,maashaa ALAAH.
Somalj naceyb kudilaya
@@shucaybcabdi1991 somalia maaha waalaal waa ethiopian iska dhigaya somalia
Kulahaa itoobiya iyo kenya maxaa itoobiya iyo kenya ka galay suuqa bakaaraha Soomaali ayaa leh
@@sadiyaali9508 waxba kama gelin lkn suuqaas bey ka adeegtaan bakaaraha ama suuqa al baraka maashaa ALAAH ,marka waa sidaas hadaad ogeyd iyo hadaadan ogeynba xbbti waa saase ,waa nimco ALLE ,ALXAMDULILAAH.
Please bring all this fruits and vegetables to hargeisa, bring fruits nice❤
AlHamdulilaah ilaaheyba kumahatsan nimcada nasiyey❤😊😊
Maashaa Allah. Video qaali ah. ❤
Masha allaah muqdisho xamar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yaa ilaahi
Allow wadanka barakee xuman tana ka dhexsaar ❤️💎🇸🇴‼️🕋🌺❤️🇸🇴❤️🇸🇴💎🌴🌺🕋🙏🌸
MASHALAAH MUQDISHO ALLOOW CADAWGA KAQABO
Waa. Idiin. Salaanay. From. Buraco. Madh. Allh. Reer. Muqadiisho.
Maad horey u socotaan oo dhax gashaan horey ayaa raqiis ah waqda taga
Horumar wacan sxp❤
😂🎉💯😂SUQA BAKAARAHA Waa SUQA WAX Kasta Laga HELO 🎉👍💯😂💯👍🤣🎉❤
Suuqa Bakaaraha sadex bilood ka hor baan aadey 30 Sano ka dib markaan Soomaaliya db ugu laabtey laakiin ciriiri oo dhiiqo ah ee ha is habeeyeen nadaafadana wax haka bedelaan ee dadaala dadyaho barwaaqo aad heysataan Msh Allaah
Hadaa isku daydid inaa nadaafa sameesid. Waji duubka ku qarxinaayo, aidaa darteed ayee shacabka u cabsadaan
Xili roobad ku aaday kaalay hadda aad
Somalilanow ha cunina wax la cuno oo Ethiopia laga keeno waayo (Aids ) beey kusoo durayaan.
Ninka ma kala yaqano 😊qalifo waa qeyta hoolwadag
Masha Allah suuqa bakaaro raqiiis waaye
Mashlah muqdisho mKusoo dhawey ninoo aniga dadkadi horaa Ahay wagii guryaha hargeysa asoshigi jirtay
Masha.alaah bakaro wa kudaale hada ku dhax lugeeso
Horay usoco sxb xamar 💪💪
Asc a rashiid iyo c naasir aad baad ugu mahadsan tihiin sida muuqaalkii quruxda badnaa ee s bakaaraha yaa illaahi a rashiid markii aad qaybta saliidaha iyo madaawaadka waxyaabihii aad weydiinaysay sida roosmeeriga wuxuu fiican yahay basharada timaha iyomicidada amaan karkadeega ee kulahaa suudaan laga keentay wuxuu u wanaagsan yahay dhiig karka mahadsanidiin
Afgooyaa kuu dhiman
nala saayir dadkaan ma yaqaanaan ahmedow
Yaa rabbi wadeenka nabad nooga dhig
masha Alaah
Axmed Rashiidow waad ku cayishay Xamar(ماشاء الله).
Maa shaa allaah
Masha allllah❤
يا الهي
Mahadsenid walal
Masha allah
Ahmed rashid 😂🎉kayfa xalka
Babaay dheh cabo haku darin
Saliida qimbaha bosaso buuxda wllhi 10 shirkadod aqan marabta imow 0.5 waye 1liter
Fooxa buraha bosaso beeyada maydiga luuban ta somalia iyaga caan ku ah
Qurbo joog hda nhy wad na daaweysy mhdsanid abowe❤
Lakin Axmed Rashid iminka bil dhan ayaad wixii khadrad Xamar yaalley dhamaysey welina ma aad caddaan ee maxaa dhacay?😭
Mashallah
Wax.fiican ayaad soo bandhigtay
Garanka ugu rasiisan aad uqurxooo❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ad iyo ad
Waxaa I tusta xafadaydi ,wana fiiriyaa waxaa noo soo duubto
Wlle waad la qabsate hbo aaa😂
Afgooye tag beeraha qudaarta
Dadna wadamo hormaray bee so dubaya adna ana bakaro noso dubaysa balo ku disho😂
Aqoon la aantu caadi jilib sh/hoose .miyaaa marka
adiga iska soo firi aqoontada .. jilibta waa badan tahay
السلام عليكم
Muuse liin kuma siinayo hayey kkkj🤣🤣🤣🤣
Muuqaal qeeb 2aad maa kasameysaan wa ubognay mana dhamestirna mhdsndn
Suuqi hargeysa iyo kan bakaraha kawaran yaa weyn horta
KELYAHA AYUU U FIICAN YAHAY WAR ARMAAD REER HARGEYSA NAGU SOO QAXISAA
Yaaa ilaaaahi
❤️❤️❤️
Banbeelada iyo liin parbuushtu isku mid maaha waa kala laba nooco
ISBANDHEYSKANA IIBSO INTAAD XAMAR JOOGTO KA NOOLOW QUDAARTAA KAMA HELEYSID HARGEYSEE
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
❤❤
❤❤❤❤❤ 5
Boss please stop standing in one place for 10 minutes
Try showing and exploring more of the bakara instead of a small area 👎👎
Axmed Bakaaro
Bakaaro waa 3 degmo wali yaa is gaaaray haku dhumin lee
Wa in wadan inad noqonin ayan rajeynaa kulee kule intabah nafsak
o
yaa khawdhan sommaliya oo dhan ayuu uwenyahay ee barShawacn.
Nisa kuqorotay
yeah 😂😂😂
Moos bokeeni alla mxa uxiise ciyaal kismayo iyo re koonfur Aya micnihiisa yaqaan
Banbela ma aha bab,beelmo waaye
Bakaro dhamanti wuxuu ku yaal howlwadaag ninkan magalaada ma kala yaano
Wardhiigleey wuu gaaraa dhanka kale hodon wuu gaaraa waay aniga ayaa ku dhashay bartamaha suuqa bakaaraha 50 sano ka hor
Adaan kala aqoon pro isgoyska bakaraha ayaa kala qeybiyo hodan iyi howlwadag to qeybta qudaarta guud ahaan waa dagmada hodan
plantin banana
Qa in
nimcadan somaliland wey ka qadan yihiin oo khudaar la duray ayaa ethopia looga keena ilahow somaliland wax garadsiii..........
Ilaahay ha idiin barakeyo anagana allah hana siiyo khudaar fresh ah
Subaga iyo sugar baa lagu kariyaa
Warya talo maqadanaysa mamaqlaysa
Inaderow iskaga socarar muqdishadada moyane yan
Laskuka qarxin no safe
ku dhawaaad 4 milyan oo umad somaliyeeda ayaa ku nool muqdisho dadkiisa ayuuna dhexda uka jiraa ee hadalka wanagsan ku hadal ama iska aamus.
Xanunkii dhimirka miyaad qabtaa wll alle haku cafiyo ina allaah
Waad xanuunsanesa ama waad hinasesa ee yaan laga dareemin
Can you please tell me where I can find the (Amiiro hair mask) it is displayed in one of the shops you visited?.
Sorry, I don't know that place, my sister. You can find it on Instagram or maybe on TikTok.
@AhmedRashidvlogs1 Thank you.
Waa. Idiin. Salaanay. From. Buraco. Madh. Allh. Reer. Muqadiisho.
Mash Allah ❤❤❤