Thank you very much indeed.great work and great play,if you have time ? please play for us the famous DUR DUR Band melodies..Zhara,Abdinur Daljir.Qomal.Muktar Ramad,thank you God bless..Mr..I am Ethiopian and I have good memories from early 1990s,during the dark times,the years after the civil war, I was in border area adjacent to Ethio-Somalia.
Aad iyo aad ayaad umahadsan tahay Macalin C/fataax inbadan ayaan daawaday Music lkn mafahmin karayn sababtoo ah ritam KU diyarsan piano ayay Ku samaynayeen hadaa waan hubaa 💯% in aan so fudud udiyaarin Karo waana. KU Soo diri doonaa shukran Macalin
Big respect ✊ Inaba caadi maha 👍🏾producer music gagu lkn qaybta 📝 hip hop somali ka iyo 💪🏽freestyle hadaynu somali nahay waynu ka lidana👎🏾 lkn plz🙏🏾 ku sodara barnaamijaka iyagoo dhamystarn si anu igu killing keep cleaning the beat I,m the rapper new generation 🧠👀👂🏾📝✊💪🏽🇸🇴 We need you We the best no khali
brov salaan sare sxb horta dadka qaar waxaysan aqoon ayay wax ka sheegaan lkn waaan rabaa wax yar inaan wax yar inan kuu sheego music wa samayn karta qofka manta ku dhaha masamayn kartid wa qof aan aqoon music meeshuu ka bilowdo. wan ku taageersanahy sxb hadi aad noo kordhin lahayd inta aad taqaano wan kaaga mahad celin lahaa hal su aaal ayaan rabaa inan ku waydii logic pro markaa samaynaysid drum basska maxaad isticmashaa
Bro waa nii salaamay akhyaarey waxaan ahay rapper free style afsomali hip hop hatan casriga ah waxaan jogaa paris 93 ee xageen kahelaa adreska studioga
Sxb meesha alaab baad ku haysa Bal waxd nooga sheekaysaa Hees iga yaabaisay heesahan dambe xaga muusica waa Heeska DHAHAR gulled ahmed qaado sidii loo sameeyay Ta labaad Album ma soo saartaa
Sxb Marka hore Wan kusalamay hal codsi aya wata hati aad awodid heesaha hata kacsan e dambo ow somalida ah eqado musikadeda natus sida lodumay adigow rali ah Wana mahad snthay sida ad wax noogu faa idesay
Sxb Nin aan saaxibo nahay ayaa Piano cusub isiiyay balse ma aqaano waan jeclaan lahaa hal hees oo somali hadaad i bartid amaba se aad isii sid heesta Piano codes ama xarfaha heesta. Email waan ku wada hadalni karnaa. Thanks. Please get back to me.
Walal waan jecelahay ee seen ubartaaa magaca ha eegin ee waxa ku lahadlaya waa wiil magaca walaashay baa iigu qoron ee seen ubartaa wll macaan aad baaan uxiiseeyaaa music ka waxaanan kaala soo xidhiidhay soomaliland
Comments ka ayaaba kala kacsan dadki oo dhan fanka ayey u kulul yihiin anigaa idiin kala kicinaaa beats waalan hadii Aad rabtiin somalidii iyo fanka ha isku waashaan American hip hop ayaan kala kiciyaaa ee number kiina hoos ku so qora hadii kale calaacalka naga daaya
Waxaan arki karaa hadda sida ay ugu sameeyeen kombuyuutar su'aashaydu waxay tahay sidee fannaaniintii 90-meeyadii u sameeyeen muusik sidan u qumman iyagoon lahayn kombuyuutar
Big legend aidaruus Halyey
Thank you very much indeed.great work and great play,if you have time ? please play for us the famous DUR DUR Band melodies..Zhara,Abdinur Daljir.Qomal.Muktar Ramad,thank you God bless..Mr..I am Ethiopian and I have good memories from early 1990s,during the dark times,the years after the civil war, I was in border area adjacent to Ethio-Somalia.
mansha allah .. away xerta musishanada ahaa ee music bilaa base ah nagu dilay waar kusoo yaaca somali beats
ABDIWAHAB GULED haha :)
@@somalibeatz walaal waxaan ubaahanahy in aan hees qaado xagee laga sooxiriiraa
nice bro sweet music 😅
Aydarus wow sounds live Real Drum
Abdifatah is a legend
Macalimiin waaweyn
amazing! I am trying to get into making Somali style beats and instrumentals, this is so nice!!
Nic Beats keeep it guyz🇸🇴😍👌
Hees aya iqoran lakin music igu caawi saxib macan
Wwww sxb sare guuleso sxbka ceydaruus ugu salaam
super hit abdiftx
Thank you
Faladagan is watching and learning 🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhhhhhhhh you very funny
😂😂😂😂😂 cajaaib sheekhoow
Well done 👍, we proud of you brother
Go forward I’m really excited 😆
16:50-56 Caydaruus🤣😍✌️✌️
Super hit. Hore u soco bro
New subscribe
Your music is unbelievable 👏👏
Jamal Koranto Thank you
Saxophone sogali
Maansha Allaah you are very talented bro
Macha allah madax sareH
Bro best music masha allha
Hal abuur ruux leh baad tahay brother maasha Allah
Sowad zhb❤
Macalin ardaykagi kowad waa ani bro guul ayan ku rajenya
My brother lamabarkaaga isii inaan kula soo xariiro ayan rabaa
😍😂Good job 👏👏👏👏
Masha Allah waxaa tahy sxb macalin
good job bro
Boss barashadiisu intey qaadata
Thanks
Aad iyo aad ayaad umahadsan tahay Macalin C/fataax inbadan ayaan daawaday Music lkn mafahmin karayn sababtoo ah ritam KU diyarsan piano ayay Ku samaynayeen hadaa waan hubaa 💯% in aan so fudud udiyaarin Karo waana. KU Soo diri doonaa shukran Macalin
more love from. home music should be like this
Caadi maha good jop zhp
Waa sifiican
Abti wax kale ba thy wlhi
Waxaad is tahishaa in lagugu
Daydo horay u soco
Waan ku garab taaganahay mar walpa hore usoco waan ku tageerna
Legends hormar idin rajeynaa
Waw caadi ma aha waan kahely......
Waan idin salaamay re France Frankrig fransiiska iyo germany sweden Denmark intiinaba
Musicion kan somalida ugu horeeya zhp0 qli what's up kaaga isoo sheg ustaad fataax
J'aime good job
Jamad Mohamed salut jamamaad wa ku salaamy
Sxb runti aad ayan Kaga helay Sidad Bar naamijka usoo ban dhitay insha Allah wana kaa faaidesan doona guul wacan Macalin fitaax
hore soco walahy nin macquula tahaye
the best ever 💓
Macalin macalinkiis heeso bilaa music ah bay nagu dileen Nigeriyanaka Naga barajee nio
1❤❤❤❤❤❤ ko
Inaba caadi maaha macalin Abdifatax hore usoco legend
Fadlan heesihii hore oo music qudha noo soo tun
👌❤🤙
Asc wallka waa asal ee what's up kaaga isoodir nio hawshuu masahlano oky 🎻
Big respect ✊
Inaba caadi maha 👍🏾producer music gagu lkn qaybta 📝 hip hop somali ka iyo 💪🏽freestyle hadaynu somali nahay waynu ka lidana👎🏾 lkn plz🙏🏾 ku sodara barnaamijaka iyagoo dhamystarn si anu igu killing keep cleaning the beat
I,m the rapper new generation 🧠👀👂🏾📝✊💪🏽🇸🇴
We need you
We the best no khali
Nice
mashalllah halka ka isi wada
Ustaad Fitaax yare iyo c/duruus fanaankena wayn marka hore salaan guud
IYADUBA SED WEEYE HADAY
SAMAKU JOOGTE
Music my life
Horaa loo soconaa
Waa Ramadan lkn waan saxay good job heestayda waa inaad iga kala kicisaa cizmaanaw
Make suldaan seerar type beat xmar bilay
Si fiican mashquulkaada ayaa badan bro noolow intey nololi jirto
Somali Beat xaqiiqatan karti iyo dadaal ayad leedahay runtii
Gaal iyo islaam weligay bass noocaas ma arag hambalyo caydruus halyeey sxb
🔥
ceydruus heesaha aad tunto
dadka ugu horeyo ee dhageysto aan noqono
Hore u soco bro
thansk¨
SomaliBeatz any time
wooow cadi maha
Somalibeatz Sxp Cabtifatax Macalin ayaad tahay Aad iyo aad niyow inan barto aadban u jeclahay runtii sideen isu heli karnaa??
i wonna be bro to study instrument music how many years aan ku baran karaa
Woooow cabdifataax amazing bro aniga ridamka igu socda iyo bass ka
Thank you broo :)
Umtaa lipx music iyo some
Asc runtii waan ladhacay music kadan waxaana rabaa in aad iisamayso oo kaliya
Zxp wanka helay laxnkaga ee hees maad itumi
Music gii iyo fan is helay
Gobeey liicoo ha jabin
No one can come before me
:) :) aha
brov salaan sare sxb horta dadka qaar waxaysan aqoon ayay wax ka sheegaan lkn waaan rabaa wax yar inaan wax yar inan kuu sheego music wa samayn karta qofka manta ku dhaha masamayn kartid wa qof aan aqoon music meeshuu ka bilowdo. wan ku taageersanahy sxb hadi aad noo kordhin lahayd inta aad taqaano wan kaaga mahad celin lahaa hal su aaal ayaan rabaa inan ku waydii logic pro markaa samaynaysid drum basska maxaad isticmashaa
Aada weyn sxp waan kula soconaa
Wlhi Taagere Buuxo aan kuu ahay kaaape
Musica somalida nin kan oo kale ayuu u baahan yahay
Bro waa nii salaamay akhyaarey waxaan ahay rapper free style afsomali hip hop hatan casriga ah waxaan jogaa paris 93 ee xageen kahelaa adreska studioga
Sxp waxna ka codsanaa music heestii( qoloba calankeedu waa caynoo .....) Aniga ayaana u baahan
horta sxb shaqada mesheeda kawad lkn balanta wexe eheed in tageryasha heesta ay kuso bandhigaan ina so duubtid marka waan dareemi karaa shaqada xanuunkeda, lkn waxan jeclaa heesta Liil Baliil ( Best freestyle Rap)
sxb adiga ayaa horay u dhahday hees somali adag majirto marka heestas iga jaahil bixi sida loo tumay Mahadsanid
#SomaliBeatZ❤️
hamse nuur haye Sxb Insha Allah. Markan Jaanis helo
Zxp macalin keyga gormaad noqee
waxad igula hadasha music hadalka iga daa music igula hadal
Saaxiip Raabka magaraaci kartaa
Macalimiinta Waa idinka qaday Aniga Waan jeclahay DJ yada
Inaan noqdaa rabaa
What software are you using sxb?
This one is logic pro X
SomaliBeatz can share the download link plz
thank you
kuu qiray sxb
Sxp
Sxbow wan ku slmay hestan inan ka ibsado ban raba all instruments oo dhan bro jawab iso si wan ka helay .
Ninkan cadruus xageen ka hela walhi 9 sana jacayle uhaya 😭😭😭😭😭😭
Adoo xagee jooga huuno kkk
@@yusuffamily9799 hada yurub ayaan hogaa🤣🤣🤣
@@barwaaqoqalanjo4802 waa laguu helaa kkk
Sxb meesha alaab baad ku haysa
Bal waxd nooga sheekaysaa
Hees iga yaabaisay heesahan dambe xaga muusica waa
Heeska DHAHAR gulled ahmed qaado sidii loo sameeyay
Ta labaad Album ma soo saartaa
Sxb Marka hore Wan kusalamay hal codsi aya wata hati aad awodid heesaha hata kacsan e dambo ow somalida ah eqado musikadeda natus sida lodumay adigow rali ah Wana mahad snthay sida ad wax noogu faa idesay
bro thanks aad baan ku slamyaa adiga iyo caydarus halayay lkn ma noo shegi kartaana softwareka magaciisa
Waa Logic Pro 10
Sxb Nin aan saaxibo nahay ayaa Piano cusub isiiyay balse ma aqaano waan jeclaan lahaa hal hees oo somali hadaad i bartid amaba se aad isii sid heesta Piano codes ama xarfaha heesta. Email waan ku wada hadalni karnaa. Thanks. Please get back to me.
Sxb just practice wad keeni doontaa
Walal waan jecelahay ee seen ubartaaa magaca ha eegin ee waxa ku lahadlaya waa wiil magaca walaashay baa iigu qoron ee seen ubartaa wll macaan aad baaan uxiiseeyaaa music ka waxaanan kaala soo xidhiidhay soomaliland
Maftux cadced
Saxardid sms
Axmad furil
Bulshawi
Cabdi raxin carab
Digale yare
Intasiba wa rer somaliland kuwaba ka baro sxp ha inagu cebay baladke
Sxb heeso music ina igu tunto ayan donayaa hadii suura gal tahay
Comments ka ayaaba kala kacsan dadki oo dhan fanka ayey u kulul yihiin anigaa idiin kala kicinaaa beats waalan hadii Aad rabtiin somalidii iyo fanka ha isku waashaan American hip hop ayaan kala kiciyaaa ee number kiina hoos ku so qora hadii kale calaacalka naga daaya
Waxaan arki karaa hadda sida ay ugu sameeyeen kombuyuutar su'aashaydu waxay tahay sidee fannaaniintii 90-meeyadii u sameeyeen muusik sidan u qumman iyagoon lahayn kombuyuutar
Kkkkkkkk kuwaan laga roone miyaa😂😂😂😂😂
Walahi waaku raxeestay musica intaad wax cuneeseen
Asxaabta aad ban ediin salamaya noolaada
aniga magcayga waa ayusha waana jeclahy in aan musicn oo kale saaro erayo macn waan kahelaaaa
Djsomali@gmail.com keep in touch
Laakiin waa suaalee ma bass kuu tumi jiray caydruus