SHAREECADA İSLAAMKA MAXAY U DHİBSADAAN? SİRTA KA DAMBEYSA?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Комментарии • 112

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 5 месяцев назад +30

    Mahadsanid shareecada islaam aya ka wanagsan fikirkooda

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 5 месяцев назад +16

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @abuusudeysabuusudeys-gy4lx
    @abuusudeysabuusudeys-gy4lx 5 месяцев назад +18

    Insha allaah kitaabka rabigay wuu talin doonaa

  • @user-ej9wp3mx4f
    @user-ej9wp3mx4f 5 месяцев назад +11

    Thnkz ustad Xalada afganistaan video noogo soo sameey

  • @Nuurali-dv1ur
    @Nuurali-dv1ur 3 месяца назад +1

    schoolada ladhigto wllhi waxa dhaama
    ragan annaga production iyo waaberi media iyo adan sahan waa rag wax laga faaiido runtii waad mhdsanthy ustaad

  • @user-qh6ft9oo9l
    @user-qh6ft9oo9l 5 месяцев назад +11

    Teacher ka soo hadal sida ugu macquulsan ee dawlad islaami ah oo aduunka ka talisa loo sameeyo ❤❤ please

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 5 месяцев назад +7

    جزاك الله خيرا وافصح الله لسانك يا أخي

  • @YacquubahmedHuzzein
    @YacquubahmedHuzzein 5 месяцев назад +12

    Illahayow dastuur kayaga kadhig shareecadaada

  • @user-fv8nc4qy7i
    @user-fv8nc4qy7i 5 месяцев назад +5

    Wuriyaha kiliya xaqiiqada iyo cadaalakaxadla baatahay oo aan xamaasadiis aanaan kaxadlin waad mahadsanid ustaad

  • @wadanihuubaysan1142
    @wadanihuubaysan1142 5 месяцев назад +4

    Ilhay iitus dalken somaliya oo sharecda islamka iyo kitabka Rabigay taliyo

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 5 месяцев назад +3

    اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا ❤

  • @ABDIWAHAP23
    @ABDIWAHAP23 5 месяцев назад +6

    الله اكبر 🥺❤

  • @cabdulahinuurwarsame9944
    @cabdulahinuurwarsame9944 5 месяцев назад +3

    Mahadsanid ustaad

  • @user-yr4cb7hz3i
    @user-yr4cb7hz3i 5 месяцев назад +3

    Mahadsanid ustaadh wali waxey ilatahy inay dhiman yihiin sababaha ugu weyn oo aay udiidhan sharecadha islamka

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 5 месяцев назад +3

    Masha'allah maanta meel muhiim ah ayaad taabatay allah ku barakeeyo

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 5 месяцев назад +3

    جزاك الله عني وعنك في كل خير يا اخي العزيز

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 5 месяцев назад +5

    Hadii si dhab loo qaato allah ayaa wax walba ku fillan

  • @XanjoowYare
    @XanjoowYare 5 месяцев назад +3

    Waad mahadsanthay wll aad baad ii fahantay silsilado ayaan karajeyneynaa taxano

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 5 месяцев назад +1

    Mashallaah sxip waad kunahadsantahy sidee ayey auburburayaan hadii ladhaqan galiyo shareecada islaamka🎉

  • @Abwaanbulay6692
    @Abwaanbulay6692 5 месяцев назад +2

    Ustaad Afghanistan 🇦🇫 muuqaal gaar ah kaga soo hadal adoo mahadsan

  • @user-rg3rh8ot4d
    @user-rg3rh8ot4d 5 месяцев назад +5

    Mansha ilahow kuxafid abdirashid sh Ahmed sifcn baa ugaa jaahil bixisay dhalinta soomaaliyed mowduucan siyaasada Islamic ah mexe ushaqeen weesay

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 5 месяцев назад +1

    Jazaaka Allah ❤❤❤

  • @CanoleXasan
    @CanoleXasan 5 месяцев назад +2

    Haa wll daalibaan kasoohadal

  • @ArafatSaid-qr9jo
    @ArafatSaid-qr9jo 5 месяцев назад +1

    Hadalki imaamu shaafici baa ahaa (hadii jacylka ahlu beytka nabiga(scw) shiiico lagu noqonayo calamka dhan ha ogaado shiiican ahay eh).
    Hadaba shareecada islamka dabaqideeda hadii argagixiso lagu noqonayo ha ogaado calamka dhan argagixiso baan nahy eh😇

  • @Cadceed72
    @Cadceed72 5 месяцев назад +3

    Keep going bro 💪💪💪💯🏁💯

  • @user-rk6lo6uw7e
    @user-rk6lo6uw7e 5 месяцев назад

    Mahadsanid brother 🎉❤ Soo badi video yadaan camal

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 5 месяцев назад +2

    War heedhe maa soomaaliya naf iyo sheydan intan la dirirno ku dhawaaqno awal weyso nooma dhowrna oo mar horey na,shabadeeyeen meel walba argagixisad tihiin iyo burcad badeed ayaa tihiin illahey aan talo saarano awalba gaalo raali nagama noqoneyso oo ilaahey ayaa quraanka noogu sheegay oo yiri ilaa waxey aaminsan yihiin oo gaalnimada ah ilaa aad la noqoto kuma soo dhoweysanayan oo maa marka tii ilaahey noo sheegay mar hore aan raacno oo xeerarkooda iyo qawanintoodaba iska deyno

  • @ahmedabdirashiid983
    @ahmedabdirashiid983 5 месяцев назад +2

    Taasu waa sababta cid walba oo shareecada qaadata ay Argagixiso ugu shaabbadeeyaan.
    Argagixiso waxaa ah ciddii Sharciga rabbaaniga ka hortimaadda. Ree galbeed ayaana kow ka ah.

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 5 месяцев назад

    Allaha ku barakeeyo wll

  • @Hadraawi52
    @Hadraawi52 5 месяцев назад +3

    Maanta qofki sharecada kudhaqma waa argigixiso ayeey ugu yeran

  • @adenaboubaker8446
    @adenaboubaker8446 5 месяцев назад +1

    Waan kahelay falaan gaytaan ustaad

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 26 дней назад

    Shareecada islamka dad baa diidan in laku dhaqo lknse weyba soo dhaw dahay shareecada islamka oo laku dhaqmi doono Iinsha allah

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 5 месяцев назад +3

    Nidaamka islaamku waxuu ku salaysanyahy in dalwalba isu filnaan karo
    Afganistan marka eegto iyado dhanwalba cunaqabatayn laga saaray waataa 2sano gudahood dhaqaale intay samaysatay aduunka waxii daymo lagaga lahaa ku bixisay
    Lagamana yaabo in afganistaan laga qaado cunaqabataynta sababtuna tahay in shirkadaha dunidoo dhan ay lacagtooda ku shubayaan afganistan oo maalgalino badan helayso
    Ilayn wax dulsaaroo laga qaadayi majirto iyo cashuur nidaamka islaamku maalgashadaha 0.5sako ah xita kma qaado

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 4 месяца назад

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته walal waxaad tahay ruux loo duceeyo laga ilaaliyo cadowga guulayso dambigaaga iyo kii waalidkaa alle hadhaafo ❤❤❤❤

  • @CabdalaCabdala-ig2gv
    @CabdalaCabdala-ig2gv 4 месяца назад

    Allow kitabkaaga cizey allow natusi diinkaga oo talinayo☝️

  • @cabdallachannel6346
    @cabdallachannel6346 5 месяцев назад +1

    Islamki waa la afduubtey😢😢

  • @caadilmusdhaf8129
    @caadilmusdhaf8129 5 месяцев назад +2

    Alxamdu lilaah waxa mahad iska leg alihii inaga dhigtay muslimiin walagu wll Keenan hadal kii waa xaglqiigo dunidan lacag ayaa lagu kala geeyey 😂😂

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 5 месяцев назад +2

    Masha allah ustad guuleyso ❤❤🎉🎉

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 5 месяцев назад +2

    Inta markay sheerada islaamka maqleen maskaxdoodu xasuusatay arsenal iyo qarax😂 lkn shareecada islaamka uma afduubna As ee waa kutaabka alle oo laysku xakumo

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 4 месяца назад

      Ashabaeb waa kjawaarij cidii rabaan haaleysiinaya

  • @Abdikadir.M
    @Abdikadir.M 5 месяцев назад +2

    👍

  • @Alldays000
    @Alldays000 5 месяцев назад +2

    Waxa lagu shubay umadi fakir ah argagixiso lkn way xorobidonan i.a

  • @SafiyoMohamedShariif
    @SafiyoMohamedShariif 5 месяцев назад +1

    Ustaad mahadsanid maxay tahay sababta dunida muslimka ay u soo sameysan waayeen lacag si wadajir looga isticmaalo dunida muslimka I kasta oo ka mid tahay midas ujeedooyinka ururka jaamacada carabta iyo ururka shirweynaha islamka maxa hortaagan. Mahadsanid ustaad

  • @user-jz2vq1yf9v
    @user-jz2vq1yf9v 5 месяцев назад +1

    shareecada naga badn❤❤❤❤

  • @MicraajMacalin
    @MicraajMacalin 4 месяца назад

    ❤❤ustaaad

  • @maxamedshariifxasan-hx7gr
    @maxamedshariifxasan-hx7gr 5 месяцев назад +1

    sidee cunaqabadeenta ka iskaagacaabinikaraa

  • @suleymanmohamed2827
    @suleymanmohamed2827 5 месяцев назад

    Asc ustaad forex ayaa bartaa ribo masoo galee maxaa igula talinee

  • @naam9190
    @naam9190 5 месяцев назад +1

    Waxay nola dagaalamayn waxy diidayan inan hor marno

  • @ciisecawil
    @ciisecawil 5 месяцев назад

    Cryptocurrencies ka soo hadal sxb plz

  • @xooyoqali6884
    @xooyoqali6884 5 месяцев назад +1

    First Comment

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 5 месяцев назад +2

    🎉❤❤🎉❤🎉🎉🎉❤❤🎉

  • @Brother_1444
    @Brother_1444 5 месяцев назад +2

    Waxan la yaabay dadka markii shareeco laga hadlo AS lee soo qaata sida inay ayaga u afduubantahay OO kale. 😂😂😂

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 5 месяцев назад +1

      Wllhi waa la yaab ani arsenal maskaxdayda kuso dhacday 😂

  • @heersare6628
    @heersare6628 5 месяцев назад +1

    Lakin dadka intooda badan magaranayaan balse insha alah dhalinyarada ayan rajo ka qabnaa

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 5 месяцев назад +2

      Haday Alison baxan baxan taagerada besha calamkana somaliya lga jorto waa khasab dalku xaalkii Afghanistan camal buu galaya

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 5 месяцев назад

    Inagu dalkeenu waxa uu u baahan yahay conservative dhanka siyaasada , dhanka dhaqalaahana neo liberal waa hadii la rabo dawlad tayo leh in aynu dhisano

  • @user-jl1pn6pc8r
    @user-jl1pn6pc8r 5 месяцев назад

    Dunida muslimka ahi ha isku tashadaan

  • @user-qh6ft9oo9l
    @user-qh6ft9oo9l 5 месяцев назад +4

    2060 --2070 insha allah waxaa dhalan doonta dawlad islaami 😅😅😮😮

    • @deeqismaaciil6714
      @deeqismaaciil6714 5 месяцев назад +1

      Saadasha waad fogaysay.

    • @user-yp1iq8ib2q
      @user-yp1iq8ib2q 5 месяцев назад +3

      Way ka soo horaynaysaa

    • @user-qh6ft9oo9l
      @user-qh6ft9oo9l 5 месяцев назад

      Niyow horta dawlada islaamka saan u jeedno waa kuwa ugu tabarta daran inta ay ka soo kabanayaan ayaa waqti dheer qaadanaysa saas daraa deed baan u dhahay nio😢😢

    • @xasancalixuseen884
      @xasancalixuseen884 5 месяцев назад +2

      2028 insha Allah

    • @user-qh6ft9oo9l
      @user-qh6ft9oo9l 5 месяцев назад +1

      Ogaaw muslimiinta waxaa mideen doona nin loo yaqaano MAHDI nabiga ayaan inoo sheege marka intuu mahdiga kasoo baxaayo waqti ayee qaadani ayaan isleeyahay😊😊

  • @Abdirihmanhasan3255
    @Abdirihmanhasan3255 5 месяцев назад

    Sxb dalibaan video kasoo samee

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 5 месяцев назад

      😂😂😂😂

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 5 месяцев назад

      Al shabaab camal bay ahayen taliban 😂

    • @Abdirihmanhasan3255
      @Abdirihmanhasan3255 5 месяцев назад

      Sxb alshabab qofkasta somalia way dilayaaan lkn daliban saas mahan farqi baa udhexeeya

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 5 месяцев назад

      @@Abdirihmanhasan3255 hhh sotay 2019 arosyada qar inayen arosyada shacab ma joogin miya 😂

    • @dahirfarax3611
      @dahirfarax3611 5 месяцев назад

      Sxp aros ka lagu tumanayo miyay qarxinayen
      Manta ka waran dalkoda iyo dhulkeni somali inogo 20 years ago amison wax ma ka dhicinayan dalka siba sii bay dhantaye manta AS yado wadanka qabsata inaga inoo wacn
      ​@@user-th7zj8yk1q

  • @Dramiin
    @Dramiin 13 дней назад

    Xaqiiqada caalamka kajirta ayuu kahadlay youtuberkan waana sababta caalamul-islamy dagaal iyo mashaqo uga bixi la'yahay

  • @dejiye247
    @dejiye247 5 месяцев назад

    Nuclear Dad Heysta Shareeca islaam Side Logu Xukuma Dadkaan Maanta Dadka islaamka Leynaaya Kim john Un Kaliya iskama Celin Karaa Markaas Aye Ku Dhahaayan Dunida Ayan Xoog Ku Qabsaneyna

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 5 месяцев назад +1

    Lkn sawirka sooqadatay ma fiicna dadakaasina shareecadda ma matalaan.

  • @axmadcumar9260
    @axmadcumar9260 4 месяца назад

    hada umbaan ogaaday khawaarij bad tahay

    • @IbraahimMohamud
      @IbraahimMohamud 25 дней назад

      munaafaq iyo dofar midna madaa hiran marki ladha haaye ben ma eheen

  • @ahmedmursal1516
    @ahmedmursal1516 5 месяцев назад

    Sharecada maa dadka islamka hala qarxiyo meydihi waa maya maxey dadka u qarxinayan marka

    • @XanjoowYare
      @XanjoowYare 5 месяцев назад +1

      Dagaal qalad mawaayo

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 2 месяца назад

      Adi xaa kaa qaldan diin ladirir maa tahey kuwaan dadka qarxinaaya iyafa waaba gaalo cad oo munaafiqiina oo muslinana sheeganaayo dhiigba in laddaa diyo shareecada weyba diidey qofkii dhiig daadiyana in laqisaaso fartey

    • @ahmedmursal1516
      @ahmedmursal1516 2 месяца назад

      @@user-zk8bs1hn2m war ani shabab kahadlaya xalane iyo amisom maqarxinaya shacabka maskinta ayey qarxinayan

  • @suemohamed3905
    @suemohamed3905 5 месяцев назад

    Thanks bro Noo soo badi sababta ka danbeeso arimahaan somalida dhibtay oo diinta uku ciyaraan laga soo bilaabo 77 alahu akbar next siyaad bare alahu akbar next ceydiid iyo cali mahdi alahu akbar next al itaxaad alahu akbar bakaistankii laku laaye masjid xareed 1995 alahu akbar next maxakiimtii next suufiyada next alshabab😂next ilaa xassan shiiq oo cidanka dowlada loo baxshay cali binu khadab oo ah alahu akbar 🤔 waa fahmi waaye alahu akbartaan qaladka laga galayo bro ika jahil bixi thanks 🇸🇴🫡🫡

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 5 месяцев назад +1

      Nio waa arin la yaabkeeda wadata

  • @mohamedcismaan315
    @mohamedcismaan315 5 месяцев назад +1

    Calan shabaab maad noo soo sawiri marka gaalada waxaba ka liito shabaabkee

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 5 месяцев назад +1

      Calanka As baa iska leh usheega xariifka😂

    • @user-qh6ft9oo9l
      @user-qh6ft9oo9l 5 месяцев назад +1

      Ogaaw kalmada ku qoran alshabaab maleh ee islaam ka oo dhan ayaa leh

    • @Hadraawi52
      @Hadraawi52 5 месяцев назад +1

      Allow aqli kusii
      Calankaz waa rayada islamka🏴☝️

    • @dahirfarax3611
      @dahirfarax3611 5 месяцев назад

      Hadad ma qasho shareeco ma Shababa kugu soo dhacayaaa😅

    • @osmankhalifsheikhh1609
      @osmankhalifsheikhh1609 3 месяца назад

      Caqligau waa fooraaraa dameer

  • @addeomar2784
    @addeomar2784 5 месяцев назад

    Adeer islaanimo waxba haku so gabanin wahaabiya waa la nacay

    • @user-qh6ft9oo9l
      @user-qh6ft9oo9l 5 месяцев назад +1

      Maxaa hada ugu qaylini macalinka xaqiiqada un buu ka hadlee

    • @user-yl4it6rj1n
      @user-yl4it6rj1n 5 месяцев назад +1

      xanuunka kun hayo weyna

  • @LovelyBarbecue-dv5hb
    @LovelyBarbecue-dv5hb 5 месяцев назад

    Waxaad soo qatadatay sawirka qawRjtia shaababaka waxaa tahay fikir fedeeye shaabab

    • @abdalladaahir
      @abdalladaahir 5 месяцев назад

      Xoolo ilahay baa tahay

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 5 месяцев назад

      Anigoo ah Diin laawe ilaah aan aqoon ayaan kugu qoslayaa caqligaaga wuu hooseeyaa dad islaam naceyb uu madax maray ayaa sawirada alshabaab soo qaata dadkaas marka waxaa la leeyahay alshabaab ayey taageeraan 😂😂😂

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 5 месяцев назад

      Haddii warbaahin ama qof soo qaato sawir alshabaab qasab ma ahan inay taageersan yihiin adduunka aad ku nooshahay waa adduunkee? Waxaan la yaabaa dad iyagoo wax isku soo qufalay kusoo galaya oo meel kale kula aadaya ninkan Abdirashiid ah ee Annaga Production wax ku soo gudbiya u maleyn maayo inuu alshabaab taageero lkn Aniga fikradahiisa qaar waan ku diidanahay taasi maka dhigna inuu alshabaab taageero meelo qaar waan iskaga soo horjeedi karnaa xitaa videogan waxaan ku diidanahay way ku jiraan taasoo ah islaamka la isku xukumayo waa islaamkee? Ileyn islaamka aragtiyo badan iyo madaahiib badan ayuu leeyahayee? Aniga calmaaniyad iyo dimuqraadiyad ayaan taageeraa iyo in qof kasta wuxuu rabo caabudi karo ama uusan caabudi karin

    • @dahirfarax3611
      @dahirfarax3611 5 месяцев назад

      ​@@iskahubi3264 sxp dinta islamka manad waxba ka aqon sawti yuhudu ku nolayd dawladi cismaniyinta marki yurub lagu leynayay
      Ma mantay ku baranyan inatay dadki islamka aha layey oo dawladi dhexe islamka rideen ayay yidhahdèn waxn ku baraya sida loo nolada
      Qofka muslimka ah iyo qofka dinkale haysta isku ayay u dhex jogayan

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 5 месяцев назад

      ​@@iskahubi3264islamka laysku xukumayo wakitabka alle dee iyo Sunda rasulka maxa kaloo mesha yala tedakale hadad adigu calmaani tahay ama amin santahay wa adiga iyo allahaga lkn fikirkaga qaldan cidna kaqadan mayso waku keliga

  • @engineeraymankw9989
    @engineeraymankw9989 5 месяцев назад

    Sbbta aad Alshabaab shaashada u soo dhigtay maxay tahay? Ma shareecada Islamka ayeey rabaan ayagu? Argagixiso weeyi mana rabaan nidaam shareeco ah.

  • @smaliwolf
    @smaliwolf 4 месяца назад

    niyow vedioyadaada copy right ku qabatay sababta ma aqaano lkn vedioyadaaada waa dahab in tiktok iyo baraha kale lagu faafiyo mudanyihiin si ay dadga u baraaarugaan lkn coppy🥲😡

    •  3 месяца назад

      Video-yadeydu copyright kuma xirna iska hubi.

  • @eng.yasiinyuusuf1610
    @eng.yasiinyuusuf1610 5 месяцев назад +2

    Shukran ustaad

  • @YacquubahmedHuzzein
    @YacquubahmedHuzzein 5 месяцев назад +1

    Illahayow dastuur kayaga kadhig shareecadaada