SİDDEE KURSİGA KU HELEEN BOQORADANİ CARABTA? 2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 42

  • @Hormar123
    @Hormar123 11 месяцев назад +6

    haloo duceeyo walaaleheen falastiin

  • @DaahirAli-zl2rk
    @DaahirAli-zl2rk 11 месяцев назад +4

    Xiligi la aas aasay sucudiga waxa joogay maxamed abdi wahaab wixi fikirkaas fidiyayna wuu ku jiray ee tariikhda dib ugu noqo ustaad abdirashidow

  • @mahatmustaf4882
    @mahatmustaf4882 11 месяцев назад +1

    M.a
    Thanks

  • @idilmohamed7213
    @idilmohamed7213 11 месяцев назад +1

    Waa i kan sxb❤

  • @abdullahia3444
    @abdullahia3444 11 месяцев назад

    Mahadsanid 👏👏

  • @cosoblefartaag2162
    @cosoblefartaag2162 11 месяцев назад

    Masha Allah waad mahadsantahay

  • @HassanAbdi-mc5po
    @HassanAbdi-mc5po 11 месяцев назад +4

    Asc ustaad waxaan rabaa in xirfadaha cusub ay dadka badankooda fahansanee inaad wax nagafahansiisid Computer 🖥️ science iyo software engineer Channel kaan Dad badan Noolasha u ifiyay waa meesha an Noolasha waxa aytahay an kubartay mahadsanid

  • @ak.2hard
    @ak.2hard 11 месяцев назад +4

    Ustaad waxad kasohadasha aasaskii dowlada cusmaniyinta

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud 11 месяцев назад

      Wxad dawata filimka lagu magacabo kuruluş osman ama guundhigi cusman waa bilawga asaski adawlalu cuthmaniya iyo saladinti duunida mahadhoyinka gaaga tagay ale haw raxmade

  • @LamelaLilowfunny
    @LamelaLilowfunny 11 месяцев назад +1

    Wahaabiya,waa ahlu towxiid

    • @Ahmedali12-
      @Ahmedali12- 11 месяцев назад

      Inaad noqotid wahaabi yaad kaga dayanaysaa

    • @LamelaLilowfunny
      @LamelaLilowfunny 11 месяцев назад

      Nabi mu xamad scws

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 11 месяцев назад

    Waa laga yaaabaa in waayihii boqortooyadu ay soo dhamaatay ayna marayso meeshe ugu dambaysay.

  • @RoblehEgueh-u1w
    @RoblehEgueh-u1w 5 дней назад

    ❤❤❤

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 11 месяцев назад +1

    arinkan waxaad uga warantay uun siday iyagu iau arkaan ee wajiyada kale soo eeg iyo sirdoonadii ingiriis ee hogaankiyo tobabarka uahaa ree aalu sucuud
    iyo sirdoonadoodu waxay ka qoreen iyo nuslimkii kalee waqtigaa noolaa waxay ka qoreen
    inaa hal il uun waxku aragtaa sax maaha

  • @XanjowYare
    @XanjowYare 11 месяцев назад

    Masuul waxaan jeclaanlahaa inaad noosoogudbiso sida dowlad islami loodhiso sawabto ah dowladan reer galbeedka inoo dhiseen noolal xumi ayeey inoo sawabtay qasatan aniga 20sano ayaan qaxooti kujiray walina dalkii matagin markaa waxaan jecleestay in sicadaaalad ah aan dowlad u helno cadaalad aan diin aheena caalamka kamajirto dimuqraadiyada madaxdooda waxaa lagu kalifa wax aan shacabkooda u wanaagsaneen markaa dowlad xor ah ayaan rabnaa ee moowduucyo noocaas inoo soogudbi💯🙏🏻👌🤞🇸🇴

  • @MIndhayare
    @MIndhayare 11 месяцев назад

    Boqortooyo faasiqiin ah waaye kuwaan

  • @abdihamidmohed6567
    @abdihamidmohed6567 11 месяцев назад

    Waar neo ilaahay ka baq cilmiga tarikhda waa lagaaga ficanyahay wlhi. Subxanallah

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 11 месяцев назад

    Qayskani hada ha inadaayo sheekh

  • @muqtaarnuur2057
    @muqtaarnuur2057 11 месяцев назад

    Sxb maanta waxaa umuuqataa in runta kameermeereeyso

  • @Munasayare
    @Munasayare 11 месяцев назад

    Asc c rashiid

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 11 месяцев назад +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين عليه الصلاه والسلام

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 11 месяцев назад +1

    Waa tuugo Boqortooyada sacuudiga waa qaa'in islamka lagu soo dhextuurey maxey tareysa kitaabo ladaabaco oo dunida islamka lagu faafiyo afkaartiisa haddii uu gaalada heshiis uu llagaley Gaalada kufaarta Muslim ma ahan Boqortooyada sacuudiga ee waa dhamaan doonta qoys lagu soo dhextuurey islamka waaye.

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 11 месяцев назад +1

    MAXAA KA JIRA IN MADAXDA CARABTA AY YUHUUDII CARABTA YIHIIN OO BRITAIN AY SIDAN U NASHQADAYSAY.

  • @HassanAbdi-mc5po
    @HassanAbdi-mc5po 11 месяцев назад +1

    Waxaan ahay arday school dameesay labasano kahore aad ayaan u niyad jabay Shaqa la aan darteed aniga iyo dalanyara kale waxaan iskuqa cinay inaan barano hormar adagne an kagaarno xirfadaha cusub

    • @XanjowYare
      @XanjowYare 11 месяцев назад

      Zxb dhabar adeeg samee Somali oo idil ayaa dhibkaa qabtaa
      Lkn zxb lacag inaad sameeyso Haddad rabto sheey adag ma,ahan marka laga reebo maal galinta oo eey dad badan kudhibanyihiin
      Lkn Haddad doneyso naftaada iyo tan bulshada inaad anfacdo xirfad aad u muhiim ah baro waanbartay kaliye iska ilaali ee kuxeel dheeraaw

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 9 месяцев назад

    wy bur buri doonaan idimka alle. diinta ay faafiyeen ujeedo ayay ka leeyihiin waana xukun

  • @Dunyakpop2
    @Dunyakpop2 11 месяцев назад

    Hadii aad jeceshay inaad wax ka igaatid fanaaniinka K-pop channalkaan ka daawo❤

  • @abdifitax12345
    @abdifitax12345 11 месяцев назад

    Dacish illahay hasoo eliyo

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 11 месяцев назад

    Libaaax

  • @maxamedfaarax6996
    @maxamedfaarax6996 11 месяцев назад

    Asc sxb maninkan saxnimadiisa laga shikinsanyahay miyaad sheekh khayrle noogadhigaysaa sxb bal inaga hubi

    • @MucaadNuur-ep3nf
      @MucaadNuur-ep3nf 11 месяцев назад

      aniga awal sheekha khalad ayaa laiga fahansiiyay ilaa aan dhagaystay taarikhdiisi min biloow ilaa iyo dhamaad runtii waa sheekh cajiib ah alaha karaalinqdee kaligii ayaa isutaagay inuu ladagaalamo baadhilka caalamka kajiro fadlan taarikhda sheekha kadhagayso dadka kukacsan kuwa aan ahayn ama titaabu toowxid kadhagayso taarikhdiisi oodhan adigoon si sax ah uraadin hakukhaldamin

    • @maxamedfaarax6996
      @maxamedfaarax6996 11 месяцев назад +1

      Wllo ma,waxaad ileedahay tawxiid,ka macnihiisa isaga uunbaa famay ma,waxad ileedahay, diinta ayuu dib ,u,cusboonaysiiyay sidaan kamaq,lay sheekh umal kutubtay ka,qoree culimadii xiligiisii oo aabihii iyo walaalkii kabid,yihiin ma inoo haysaa wllo iifaa iidee allaha kuxafidee

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud 11 месяцев назад

    Mu ahayn qof caaqli badan sababto ah dawladi islamka ayuu ladagalamay kadiibna wuxu doortay inu hoostago tii galada maxa lagu tiil mamikara qof kaso kale alle ayuunba oog manta xuukunkisu wuxu noqday

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 11 месяцев назад +1

    Malaga yaabaa in illaahay na dhaafiyo boqoro ku sheegyadaan nala dagay

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 11 месяцев назад

    War naga teg tuugtal yuhuuda hanoosheegin

  • @CabdiqaadirMaxamid83
    @CabdiqaadirMaxamid83 11 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @matey7
    @matey7 11 месяцев назад

    Hadiba 100 sano ka hore saudi qabiil iskulan jiren cajalada qabiilka ayaga nagusoo tuurey .
    Kadib 1970 .
    Dowlada aduunka ugu wayn waxa ay ka baqan waa dadkoda isdagala hdi dadka is dagaalan dalba majirayo .

  • @CabdiqaadirMaxamid83
    @CabdiqaadirMaxamid83 11 месяцев назад +1

    😂been weeyn ayaad sheegeeysaa maxamed cabdiwahaab wuxuu ahaa aala sheekh aala sacuudna waxay ahaayeen kuwa xukunka haayo marka uu fikirkaan qaldan faafinaayey maxamed cabdiwahaab waxay isla shaqqeeynaayeen gaalkii la dhihi jiray haanfareey marka c/rashiidoow beenta naga daa

  • @ibraahimabdinoorhassan
    @ibraahimabdinoorhassan 11 месяцев назад

    fashil weyn video wax kama jiraan ragan dad yahuuud la dhaho udhiibtay aduu shiikh udhiibayo quraysh u dhiibi laha waa fashilanthy nin wahab layirahdo xitaa cusmaniyiinta la dglsanaa xitaa

  • @nasriali5751
    @nasriali5751 11 месяцев назад +1

    boqor tooyada reer allu sucuud waxa xukumka keeney ingiriska iyo rer gakbedka oo markas la dagalsanaa dowladii cusmaaniyinta taarikhda yaaa la qaldin
    muxamed c.wahaab wxaa hashiis kala dhexeyay reer aalu sucuud
    aalu sucuudna reer galbeed shirkii ugu dambeeyay oo loogu hadlayay arimaha falastiin qodobadii ka soo baxay yaa ka horyimid waa sucuudi iyo imaaraad baxren iyo kuwe kle adeer waan so jeedna barnaamijkn dadka haka gadin