Maxamed Fitaminos || Hay Gabin || 2025
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.co...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv Развлечения
This is absolutely marvelous great voice talent man
Laacibintii fanka soomaalida. I don't normally listen music but I could not ignore this master musicians
Waayo waayo, xusuustii Faysal Cumar Mushteek.
Ustaad muqbil
Thanks
Mahadsanid, heesta oo Faisal Cumar Mushteeg caan ku ahaa, Dararamle isna qaaday, waa heesaha aan dhicin ee Somalida, one of the top 100 Somali songs ever produced, in terms of lyrics, music, timing, singer etc
Waw 10/10 ku qiimeeyey
WAAAAW NICE SONG. AXSAN. FANAAN QIIMO BADAN SALAN SARE ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️💯💯 HORE U SOCO GUULEYSO MAR KASTA INSHA ALLAH❤❤❤❤
Extraordinary
Woooooow ax yaa fanaan🎉🎉🎉
❤❤❤ Arooskeyga Mustaqbalka Fitimiinoos ayaa ka heesi doono!
Insha Allah dheh waad dhaarsantahaye😂
Caaadi buu ugu raaxaystay jiniyaha iyo khaamahaan la yaabayba😂
😂😂😂 anoo asaga layaban ba adigina igasiqoslisay wa super fanan classic nacala shaydankuyaal fanankan cimamadisa tuuray
Ilaahey ha u naxariistee
Dararamle iyo Mushteeg
Markii iilka lagu hubsadey
Waa iska sidaan oo kale 😢
Armuuba isagu uga cod wanaagsan yahay.
Masha ALLAH Abwan Abwan dhalay ...... hadaad garasho leedahay godey lama colaad sheenee ❤
Best song 🔥🔥🔥
Faisal Mushteeg codkiisa xabeebta lahaa lama keeni karo hasa yeshee ninkan fataminoos caadi maaha. Heeeska waxa aan dhagesanyaa galab jimco ah 17-jan-2025 waxa aan qorayaa Buggii thesis-ka Jamacadda SIMAD Universty Mogadisho sido kale waxan aad diyaarinaya Exam-ka semester seven waqtigu waa mid ceriir ah oo adag lkn waqtiga adag ayaa soosaaro qof adag Allah ha u fududeeyo aniga iyo inta lamidka ah. qoralkan xasus ahan ayaan uqorayaa waan uso laaban donaa insha allah.
in lakeeno muhiim maha qofkastaba cod u gaar ah ayu leyahy
Fiitamiinoos boqorka masraxa ee casrigan❤
Waaaaaaaah waaaaaah
Waa heestii Faysal Cumar Mushteeg Alla ya raxma 😊
Niyow hees aan original keeda aqaan marka qof kale qaado iguma socotoba
Indr isku meelba ma geli karaane. Faysal AHN marku codkiisi xabeebta lahaa ku qaadayo waad jidhiidhicoonaysaa. Se waynu hanbalaynayna fanaankan dib u soo qaaday.
Waa runtaa
@@cabdiraxmaancabdilaahi2840 codkii faysal cumar mushteek oo duuban
Waxa dhegeysanaya ama cidda ay macno u samaynayso baanan garanayn
Heesaha dadkan halaga daayo. Kolay xiiq uma dhinnee heeso cusub haloo sameeyo.
Imika codkii heesta hor dhaca u ahaa ee ahaa aaaaaaaa ....... H. g. m. leda ooo
wan wiswisay markuu ku dhuftay
Wxn hayska dhafaan dhalintani heesta xasan aadan Samatar qaaday ma cusboonaysiin ayey u baahan thy xasan A Samatar ayaba qade
👍😇
Aniga hadey igusocota faysal horan udhageystay fanankan cimamadisa banankas allow saas quranka nojecleysi
Masha Allah❤
axyaa fanaan
❤
LEGEND FITAMIINOOZ SXB SARE
Vitamiinos waan ku ogaa karaamadaas ee qofkaanan aqooninow iska baro, waa Fanaan Fawqal Fanaan
Ninkani waa Macalin. Top Man.
Thanks 👍
To induce memories of my past, this song 🎵 brings back such fond memories of my childhood. Allow nabad Nogadhig dalkeenii hooyo! ❤️
Waaa hees zusuus badan
Ax yaa sout mahamad fitaminos 17.01.2025 time 12.42Am
Absolutely
Fitamionoos is not easy!
ViiTAmiinooz ovvv🔥❤
Shaqsiga Vitaminos aan codkiisa la dhicini, aqoon uma laha fanka ee taas ha ogaado
Aad iyo aad
Masha Allah Ha Gabin Ha Goy'nin Anba Kuma Guhaad Sheene Xasuus Hore, Maxamed Fatiminos Caadi Maha ❤
😂😂odaygan macasha wayn cod malahn naga hor leexiya astaan tv
Caayda waa ceyb
Amus somali aboow ayaatahay Orom hees somali muxu kayaqaanaa, fanaankaan meesheeda ayuu dhigey heesta
Waaw
Sawkan heestii gawracay reer koonfurku waa noocan hadii fanka lagu deyn lahaa
waa runta idinku fanka iyo marqaanka ayaad ku dheereysaan anagana caqliga iyo aqoonka hahahahahahahha
Anigu reer waqooyiba ahay lakiiin ninku si fiicanbu uqaadayaa wana fanaaan heer sara
Fitamonoos iyo karamooyinkiisa ❤❤❤❤❤
❤
FAYSAL CUMAR MARNA UMA SOO DHOWAAN
Wiil ogaden wiil Cabdalle from godey gacalo Ader maxamed guuleyso
Feeysal cumar mushteeg By baaay
💯💯👌😢👏
Codka 💯
Qaab masrexeedka 💯
Kalsoonida 💯
Mohamed Vitamin anagoon caiyari jirin baad naga ciyaarsiisey 😂
Aysh calaa hees yaa fitamiinoos rug cadaagii so rugaal celi.
Heestan Waxa Cutinteeda Lahaa
U/ Cabdiraxmaan Xasan Rooraaye AHN 1970
Laxanka waxa saaray
A/ Maxamuud Ismacil Xudaydi AHN
-Music
1- Kaban : U/ Maxamud I Xudaydi AHN
2- Violin 1 : U/ Maxamad C Nahaari AHN
3- Violin 2 : U/ Cabdi Afweyne AHN
4- Durban : U/ Cali dheere AHN
Mushteeg iyo dararamle
Mahadsanid walal
taaarikhda wa lo bahna..
Codka Amizing but qaab jiliinkisa😅
Haygabin
2025
sax
Heesta meel wayn baad kaga dhacdeen Astaan iyo ninkan odayga ahba laxnnka codka dheeri iyo ku dardar baa ku jira
Heesaha qaraamka ee horay looqaaday haddii aad dib uqaadasaan sideeda waxba ha ka bedelina haddii kele sideedda udhaafa fanka ha ku ciyaarinee
fatamiinoos waa kuwataaa ish calaa sowt waxaa dib noo xasuusiday faysal cumar mushtaq
Jaaska khalad Uuuu uuu wa dumerka Maxan qiimiyee marka
Vitaminoos heeska xaqeedii waad siisay Saxib
Sawka ku xaroogaday heesti AHN faysal cumur mushteeq
Ninkaan Motorka ku jirah halkee ka helaa waaba Suuuro garguuranayah
Koley kante u dhaamaa 😂
Waar maxamed jacaylka garbaa ka sheeg oo luqunta kasheeg oo sinaha ka sheeg waar balku lafta huu kaa galay okey let’s invite the lovers
Waar Faysay Cumar Mushteek iyo Dararamle haddii ay maqli lahaayeen way murara dilaaci lahaayeen. H3estan baadi sooc iyo sumad gaara ayay leedahay nin nin ka tagay ayaa u badheedha xaajigani se xanjo la calashanayo ayuu ka dhigay ba. 😂😂😂
Meeshaada dhigtay kaapo inkastoo sanka aun aan la gaari karin
Hadad garasho lee dahay