Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Thanks, Astaan, Wow 👌 Heesahii Hore Oo La Casriyey Caadi Maha Miraha Iyo Musikada Masha Allah Maxamed Gacal Iyo Caasha Kiin Xasuus Qaali Ah Heesahii Hore ❤
Waad mahadsantihiin bahda Astaan Music, sidaad u soo cusboonaysiisen heeskan oo ay hore u wada qadeen Axmed Cali Cigaal, iyo Boqoradii Khadra Daahir Ahn. Waa ereyadii Xasan Genay, laxankana waxa lahaa isla Axmed Cigaal ogaantay. Saaxiibkey xildhibaan Dheeg ayaan heestan u hadyeynayaa.
Halkii adeerkay alfanaan ustaad cigaal U dhigay buu halyey Gaan gaarsiiyy🎉
I love this laakiin afkeenu ha jire walalayaal aan dagaalka dhexdena joojino
Halkeedii ayay dhigeen asha kiin iyo mohamed 🥰🥰
Maxed ibrahin gacan caadi maahan ee astan tv megsarka ka daaya fannanka
waad keenteen alalahe mahadsanidiin❤❤❤
Khadra dhool lama gaaree ilaahaw unaxriso inshalh cigaal long life inshalh from galkacyo Somalia guul
Labaduba barteeday dhigeen aadbad u mahadsantihiin Team Astaan❤
❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️
Ninkan si wacan buu Cigaal u keenay laakiin fanaanada waan saluugay
❤️ Axmed. Cali. Cigaal iyo khadro daahir Eesh. Calaa waad mahadsantiihiin 💙❤️😂
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉waaaw my legens
Absolutely fine ❤❤❤
Axmed Cali cigaal iyo mama khadro daahir
Fananka barteda ayu dhigay axmed cali cigal codkisa astaan TV 3:59 hor mariyaha Fankii hore
Magaca saxa hirta waa al fannaan maxed ibraahin gacan Midda xiga codka gacan iyo caasho megsar uma baahna ee halagu noqdo duubida codka
Hooygii fanka waa xamar eeshcallaa hees caasha kiin fanaanada sanadka🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
Shan shan miyeey aheyd mise shan shub hadalku kuugudhacay ?
Woow
Meesha waxaa ka maqan siksofan.iyo vijooliinki.gitarki .lidka.
Astaan ayaamahan cod duubistiina waxbaa ka qaldan ee iska hagaajiya
Eesh calaa Flanaan kuwan ayaa keenikara muuqaalkii hore.
ruclips.net/video/pWzjHEyn0_Y/видео.htmlsi=tWLSVst6xH3SRjQm
Originalkii aamina claahi aun iyo Axmed cali cigaal
Walaal waa khadra daahir, intan arkay anigu.
Sahara axmed original
Khadra daahir ahn axmed cali cigaal aya lahaa heesta.
Thanks, Astaan, Wow 👌 Heesahii Hore Oo La Casriyey Caadi Maha Miraha Iyo Musikada Masha Allah Maxamed Gacal Iyo Caasha Kiin Xasuus Qaali Ah Heesahii Hore ❤
Waad mahadsantihiin bahda Astaan Music, sidaad u soo cusboonaysiisen heeskan oo ay hore u wada qadeen Axmed Cali Cigaal, iyo Boqoradii Khadra Daahir Ahn. Waa ereyadii Xasan Genay, laxankana waxa lahaa isla Axmed Cigaal ogaantay. Saaxiibkey xildhibaan Dheeg ayaan heestan u hadyeynayaa.
Halkii adeerkay alfanaan ustaad cigaal U dhigay buu halyey Gaan gaarsiiyy🎉
I love this laakiin afkeenu ha jire walalayaal aan dagaalka dhexdena joojino
Halkeedii ayay dhigeen asha kiin iyo mohamed 🥰🥰
Maxed ibrahin gacan caadi maahan ee astan tv megsarka ka daaya fannanka
waad keenteen alalahe mahadsanidiin❤❤❤
Khadra dhool lama gaaree ilaahaw unaxriso inshalh cigaal long life inshalh from galkacyo Somalia guul
Labaduba barteeday dhigeen aadbad u mahadsantihiin Team Astaan❤
❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️
Ninkan si wacan buu Cigaal u keenay laakiin fanaanada waan saluugay
❤️ Axmed. Cali. Cigaal iyo khadro daahir Eesh. Calaa waad mahadsantiihiin 💙❤️😂
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉waaaw my legens
Absolutely fine ❤❤❤
Axmed Cali cigaal iyo mama khadro daahir
Fananka barteda ayu dhigay axmed cali cigal codkisa astaan TV 3:59 hor mariyaha Fankii hore
Magaca saxa hirta waa al fannaan maxed ibraahin gacan
Midda xiga codka gacan iyo caasho megsar uma baahna ee halagu noqdo duubida codka