Gabar yahay ninkaada inu ku Daryeelo marabta Dhaqankan iska ilaali ciqaab tan ugu xoog Badan kusamee

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 185

  • @amaalhassan5196
    @amaalhassan5196 2 года назад +8

    Mansha allaah ilahay haka jasai siyo wllo walahi cawa waxbad ikordhisay afurki kahor ayaban waxyabahas kudhaqmayay talo fican nasisay alxm mahadsanid akhi casisi walahi🥰🌹

  • @ashoahmed2882
    @ashoahmed2882 2 года назад +19

    Maaalintaa bilaaabay inaa ku dhageesta ayaaa ka baxay daciiif wlh

  • @sahraibrahim5716
    @sahraibrahim5716 2 года назад +13

    Waa qaladad aan horay ugalijiray weeye waxad kutalinayso xaqiiqdii waa talo fiican oo aad umuhiimsan thanks

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f 4 дня назад

    Jazakalah shikh wlh cawo Ayan kusuganahay wankafaiday

  • @sihamlajcley5695
    @sihamlajcley5695 2 года назад +4

    Mashaallah good advice ilahey haku xafitho

  • @ifrahmahamuudhasan6282
    @ifrahmahamuudhasan6282 2 года назад +32

    sheekh walhi talo fcn ayad nasiisa lkn nimanka wey naga aqli badan yihin jaceylka dhaqse nagu aburan hadana dhaqse nagatagan dumarka somaliyed iyo ayeyo aboto iyo abuulan wey heysate arintan anaga kaliya maha anigu hadan san ku sameyo wuuba jilcan cagaha ayuu iqabsa miskin markan ujilco ayuu asna dhulka illa jara ano jecel ama jilacsan le igu sameyna kajinka kibirka illen naag adag wax kasto laguma samen kare mida kale ayeeyadey aya hada kohor itiri mandhadey nin waa loo xola tabcadaa oo laga marma marku kibro marka gabdha waxan ushega aroosyada iyo lacaga ad dhameysin marku ninku idin jelcayahay aruursada oo wax ku tabcada shekha wa ku mahads santahay talada

    • @caaliyocawil5283
      @caaliyocawil5283 2 года назад +2

      Adban oga heley farintaafa

    • @hibonuura8705
      @hibonuura8705 2 года назад +1

      Wan ladhacay farintada abayo Wana mid jirto

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 Год назад +2

      Waaruntaa xbbti wan wax jira inshallh ilhayn talo sarataa gabdho ducoyinkaa afkiin kuu hayaa inshallh

  • @hamdamed8280
    @hamdamed8280 2 года назад +3

    Shukran sheikh alé haku xafido iska farxsnow waliga i.a

  • @hodoharir4596
    @hodoharir4596 2 года назад +2

    Aaadba umahadsanty sheekh alleh ajar iyo xasanad haksiiyo waxbadan noo faidaysaa runtii

  • @amiira8902
    @amiira8902 2 года назад

    xilow sheekh talo cajiib ah
    جزاك الله خيراً وبارك الله فيك اخي

  • @hamdiali3406
    @hamdiali3406 2 года назад +1

    Wallahi nin aqli badan aya tahay sheik manshallah my allah blessed you

  • @Ndembeleosman
    @Ndembeleosman Год назад

    Masha allah
    Taloyinkaga way I anfaceen shukran

  • @hennamedia4753
    @hennamedia4753 2 года назад +3

    Thanks sheikh noo Soo Badi ✔️

  • @luulamuhammed8389
    @luulamuhammed8389 2 года назад +3

    Sheikh wlhi mar walba waan ku duceyaa wlhi taladada waan ku dhaqmaa kamana niyad jabin wali waan wadaa I.a maalin un sidaan jclhu waan helayaa
    Adigana qyr alh ku siiyo sida mar walaba niyada nogu dhistaa rabi hakaa ajar siiyo

    • @cumarsheikhaxmed7996
      @cumarsheikhaxmed7996 2 года назад

      Manshaalh sheeq wad mahadsanthy ala anigad itilmaantay hada ayey ihaysataaa midaas qer alaha kusiya

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 Год назад

      Wllo saliga nabigaa badso inshallh sallhu calayhi wasaln

  • @Africa569
    @Africa569 2 года назад +2

    Waa talo fiican aanku wareersanen hada dumar nahay in raga asbuuc leeyihin markay kaso qubeestan asbucas ama bishas ban lahadlena.Thanks our sheikh.

  • @mahadonkostshaur2871
    @mahadonkostshaur2871 Год назад +1

    Sheikh 2ladii surad waa Aqriyey waluxaa iyo alam nashrax lkn halkee kasoo wacaa insha allaahu.... no.kaga isoo sheeg....plz

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 2 года назад +1

    Allow ku barakee allow ku barakee allow ku barakee adiga dartaa ayaan youtu.be ugu jira sheikh jazakallah khayr 🥺🌺

  • @drsnaimasaidmohaed9322
    @drsnaimasaidmohaed9322 2 года назад +2

    M.a sheekh badbaado alle cadaabta ha ka dhowroo

  • @shamhaadabdalleiidow8021
    @shamhaadabdalleiidow8021 2 года назад +3

    Alx sheikhow weligey jeceyl iyo naceyb midna kuma soo qorin facebook iyo story

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 2 года назад +4

    Waxaan ahay hooyo soomaliyed waxaan nacay nin soomaliyed iyo dreams hisa

  • @hoododaahir9181
    @hoododaahir9181 Год назад

    Maashalaha sheekh ilahay haku barakeyo waa taloficaan wanqadanana

  • @malabey197
    @malabey197 2 года назад +4

    Sh Badbaado waaba tahay Naar aya naga badbaadisa Yacni wixi ankaga badbaadi leheen ayad noo sheegtaa

  • @amaldayib284
    @amaldayib284 2 года назад

    Shukrn sheeekh daaci Allh. Jazaaka allh

  • @fartunabdallahali8812
    @fartunabdallahali8812 2 года назад +4

    Asc sheq alle ha ku xafido waxan raba inan ku waydiyo suaal sheq alle amarkisa riyo waliba aan ku riyodo waxay noqonaysa sida aan ugu riyoday mar mar ka qaar kisa is dhaha allow yana ku riyeon qof ad taqano dhimashadisa sida aan uga baqayo riyoyinkan ku riyonayo sheq alle janadisa ha kugu casume iso jwb wan la yabanahay arinkin qof an u shegana waye madama adiga kugu xiranahay ayaan sas kugu shegay jasaka allah qeyr sheq

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Год назад

    Masha Allah sheekh ilaahay ha ku xifdiyo

  • @umuabdirahmanchannel3169
    @umuabdirahmanchannel3169 2 года назад +4

    M.a shiiq dumarka ayad ad ula talisa m.a ❤👌

  • @AyaanAli-bm2mg
    @AyaanAli-bm2mg 2 года назад +12

    Alla sheekh abdallow noo soo baddi sabaaxadaha raga loo dhigo aan dhulka la dhacnee😂

  • @nasroc.qaadir9485
    @nasroc.qaadir9485 2 года назад +1

    Sh mahadsanid

  • @fadumocawale312
    @fadumocawale312 2 года назад +5

    Wallahi shiiqow arinkaas anigaa sameeyay anigoo adigs ku dawan waana helay darajadeyda

  • @Haawa-l6h
    @Haawa-l6h 9 месяцев назад

    Iso duceeya sawjkayga dhib igu haya

  • @amalfarah5237
    @amalfarah5237 2 года назад +1

    Masha allah tabarakallah sheekh wad kumahadsantahay

  • @mohamedabibi6160
    @mohamedabibi6160 2 года назад +4

    Masha Allah sheikh badbado Chenelkaga wan xiiseye Kheyrka badan Leh Alle ha ka abal mariyo

  • @marwo2285
    @marwo2285 2 года назад

    Kuma wayno sheekh badbaado maxan ka faaiday wallhu illahay khair haku siiyo

  • @ismahaanibrahim9929
    @ismahaanibrahim9929 Год назад

    Masha alaah shiiq wax badan og baa tahay

  • @aminailwaadai1555
    @aminailwaadai1555 2 года назад

    Asc Sheikh jazakallahu qeyr

  • @suleekhciise6813
    @suleekhciise6813 2 года назад +1

    MashaAllh dhagysigag ayn nolshydi ku xidhahy sababto ah wax badn ayn ka fa'id illahy ha ka abal mariyo

  • @mataneysalamen303
    @mataneysalamen303 2 года назад +1

    MashaAllah ,thanks

  • @khadramaxmed7649
    @khadramaxmed7649 2 года назад +1

    illahay haku xafido sheikh

  • @fatoumaabdallah6586
    @fatoumaabdallah6586 2 года назад

    Jazakallah khair sheikh

  • @niciimaaadam2156
    @niciimaaadam2156 2 года назад

    Masha allah sh alle haku barakeyo

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 2 года назад +1

    ASC sheikh badbaado waaruntaa jazaa ka allahu kheyran

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 года назад +1

    Sheikh adigoo daacada hadii dumarkale lashukasanayo balkawaran

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 года назад +3

    Mashaa Allah Mashaa Allah🥰🙏🙏🙏

  • @KhadroCali-o4y
    @KhadroCali-o4y 2 дня назад

    shiikh

  • @safiyayusuf4279
    @safiyayusuf4279 2 года назад +2

    Halmar haudhameystirin si uu udaneeyo dhamaadka Walaahi waa runtaa 🙃

  • @nastexacadey8875
    @nastexacadey8875 2 года назад +5

    Shiikh ninkeyga waa nin dabeecad adag oo xir xiran ilama sheekysto wqti ima siiyo fraxad ima siiyo ima soo xiriiro sdokle garsho ma leh ahmiyad ima siiyo mxaa Ku sameeya dhinac wlba waa Ka xir xiranyahy 😭💔

    • @roodaabdirahman1861
      @roodaabdirahman1861 2 года назад +1

      Nasteexo caday abyo mcn allaah bari ino allah qAlbigiisa ku so jediyo kana bixiyo xaladan aad ku jirto abyo mcn 😢👏🙏

    • @falisahmedhussen5440
      @falisahmedhussen5440 2 года назад

      Al mid sidaan ban xarir la leyahy bari hadan mustaqbal la yesho amuu ka Daraa haduu yahay qof xirxiran qof aan ifahmeyna wlhi Sanka yabnahy waxn. Ku sameyo garan la ahay Kani kii Ku fahmaye dunida ka laheyna ma ahan ban is dhahaa

    • @qaalicadey3640
      @qaalicadey3640 2 года назад +1

      @@falisahmedhussen5440 abaayo iskaga har hda ayaa dhawdahay nin hadaba xirxiran hadhow wuu ka daraa lee ee ka fiirso in aad mustaqbal la gaarin

  • @khalidaadammaxamed9088
    @khalidaadammaxamed9088 2 года назад +8

    سبحان الله و بحمده
    سبحان الله العظيم

    • @sihamosman1138
      @sihamosman1138 2 года назад

      @umu ruuxi subxaanallaahi wabixamdihi subxaanallaahi alcadiim

  • @HaniMahamed-s1t
    @HaniMahamed-s1t Месяц назад

    Mar aan kalatagnau baa kusooaaday😮😮😮😮

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 2 года назад

    Masha Allah khayr badan Allah ha ku siiyo

  • @mumtazesther199
    @mumtazesther199 2 года назад +1

    I'm in Nairobi nasteha shariff wayaa

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 года назад +3

    Asc walalhey channelkeen noo soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍🙏🙏🙏💚❤💙

  • @hibaaqmaxamed4909
    @hibaaqmaxamed4909 Год назад

    mashaallh shiq ore usoco

  • @nimcoxasan-rq1xx
    @nimcoxasan-rq1xx Год назад

    Waarutsi wlhi wllo ❤❤❤ shugran wllo

  • @Fatuma..v22
    @Fatuma..v22 2 года назад

    Shukrn shiek

  • @aaminomcln1017
    @aaminomcln1017 2 года назад

    MashA allah allah haku xafido telo ficn ayaad nasiisey

  • @sahrafarah7718
    @sahrafarah7718 2 года назад +2

    Waxaad mooda inaad Ani IGA hadleysid shiikh wax badan ban ka faiiday shugran

  • @nasteexokhaliif8080
    @nasteexokhaliif8080 2 года назад +1

    Maasha allah

  • @safiyoadan8541
    @safiyoadan8541 2 года назад +1

    masha Allah tabaarakallaah sheeq insha allah ilaahay haku xafido insha allah yaarabil calamiin 🤲😘😘😘😘😘

  • @sacdiyoshirwac4106
    @sacdiyoshirwac4106 2 года назад

    Walaahi sheeqow Aniga hada marxalad xun ayaan kujiraa oo waali ah Aniga walhi wandaalay rabaa

    • @jamiiladek7172
      @jamiiladek7172 11 месяцев назад

      Kula mid Ayan ahy maskaxda ka daalay aniga furiin baa xal ii ah 🥹

  • @hayatabdi1488
    @hayatabdi1488 2 года назад

    Ilh hku barakeeyo wll🙏🥰

  • @ayanatteyeh2938
    @ayanatteyeh2938 2 года назад

    Mashallh cheikh 🤗🤗🤗👏

  • @Bintuabdala
    @Bintuabdala 2 года назад

    Markaston ciil iyo caro daremo ayaad idhiiri galisaa jazkllah allah shekh

  • @HodanMaxamed-k4k
    @HodanMaxamed-k4k 8 месяцев назад

    Wlhi wxn wan sameeya lkn wan dhaafya

  • @amalmusa6230
    @amalmusa6230 2 года назад

    Mansh Allah ani waa tan la libanahay subhanallah qofka iska joogo amusayo

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 2 года назад

    Masha alah walalky qeyr alahakusiiyo

  • @maryamahmed1185
    @maryamahmed1185 2 года назад +1

    Msh allh Shukrn lak

  • @ikraanaragsan7569
    @ikraanaragsan7569 2 года назад

    Shukraan dr

  • @hudahuda5943
    @hudahuda5943 2 года назад

    Mash allaah tabaarka shiikh fani ayaad tahaye

  • @umuabdirahmanchannel3169
    @umuabdirahmanchannel3169 2 года назад +2

    Walhi inad i ogta ayad moda shiqow sababto ah waxan irahda markaston isku dhacno dan tada gartay 😥

  • @dahabodolar2875
    @dahabodolar2875 2 года назад

    Mash alah qer badan ala hakusiyo

  • @cabdiwaaxid1237
    @cabdiwaaxid1237 2 года назад +2

    masha allah yaa sheyq cabdullaahi

  • @ayaanmowlid3969
    @ayaanmowlid3969 2 года назад

    Mashallah sheekh

  • @nffamily3240
    @nffamily3240 2 года назад +2

    Wcs shaikh

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 2 года назад

    Sheekh dumarka la saftay

  • @abdilkaderhassan1891
    @abdilkaderhassan1891 2 года назад

    Mashallah jazzakaha khair

  • @hoodomaxamoud156
    @hoodomaxamoud156 2 года назад +1

    M . a

  • @shamhaadabdalleiidow8021
    @shamhaadabdalleiidow8021 2 года назад

    Wcs sheikh badbaado

  • @malie101
    @malie101 2 года назад

    Sheekh xagee lagala so xiririkara?

  • @nuuraibrahim6364
    @nuuraibrahim6364 2 года назад

    Wll nabarkaaga isoo qor

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 2 года назад

    Sheekh jannah ayan kugu duceyay talooyin kada waa kuwo wax ku ool ah

  • @ahmedabdirahman762
    @ahmedabdirahman762 2 года назад

    Mash allh Sheikh

  • @sahramahad6147
    @sahramahad6147 2 года назад

    Mashaa.aallh

  • @ayandahir910
    @ayandahir910 2 года назад +6

    Asc sheekhyga qisi yera ihaysataa intana kama so kubi karo fadlan waqti i sii meel aan kugula so xariiro ii sheg😰😰😰😰😰

    • @quruxbadan4043
      @quruxbadan4043 2 года назад

      Aniga sidoo kale melaa kala xariiraa

    • @abdullahishaden3460
      @abdullahishaden3460 2 года назад +1

      Culimada iyo dadka caqliga usaaxibka aha etaqanan ugudbista

    • @ayandahir910
      @ayandahir910 2 года назад

      @@abdullahishaden3460 wllo waa runtaa lkn sidee su aashyda ma qalad baa?

    • @abdullahishaden3460
      @abdullahishaden3460 2 года назад

      @@ayandahir910 maya wll qaladma aha eetalabixin unban saas kuleyahay

    • @sofiaaden4999
      @sofiaaden4999 2 года назад +1

      @@abdullahishaden3460 walalo sheikh uu fican yahay inte kala janqatay

  • @sucdifarah2393
    @sucdifarah2393 Год назад

    Yaaa

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 2 года назад +1

    Sheikhena walaahi wax run ayaa sheegee maxaa yelay anaga dumar ayaa nahay waxas waan sameena insha allaah Wan jojineena

  • @maxamedabshir5843
    @maxamedabshir5843 2 года назад

    M.a shik ilay qayrhaku siyo

  • @mulkimuhammed9385
    @mulkimuhammed9385 5 месяцев назад

    Salallahu caleyhi wasallam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rukiaali2309
    @rukiaali2309 2 года назад +1

    MashAllah

  • @sophiaahmed2651
    @sophiaahmed2651 2 года назад

    Masha alaah sheikh

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 2 года назад +1

    Maasha Alah good advice ilaahay ha ku xifdiyo

  • @mumtazesther199
    @mumtazesther199 2 года назад

    Sheikh badaado channel asc

  • @afnaanabdikadir933
    @afnaanabdikadir933 2 года назад +3

    Masha allah dr mahadsani

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 2 года назад

    Lkn ninkii waasii jeestay anigana waan iska daayay markuu soojeesto hadana anigaa siijesanayo waayo qofka markasta siduu asiga doono inuu iladhaqmo ma ogolaan karo markuu isoo jestana siduu rabo iga helo

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 2 года назад

    Jasakalaah qeyr

  • @umumuminchannel7460
    @umumuminchannel7460 2 года назад

    Masha allha noso badi sheaq

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 года назад

    masha Allaha shiikh🙏

  • @ilwaadqurux3482
    @ilwaadqurux3482 Год назад

    Scw😔😔😔

  • @queenikrish8941
    @queenikrish8941 2 года назад

    Aasc sheekh jajaakumulaah

  • @faisahassan8623
    @faisahassan8623 2 года назад +1

    Shikhaan 1malyan waa inaan gaarsiinaa dumarow cid naga tirabadan maleh

  • @NimcoCali-oz3rj
    @NimcoCali-oz3rj 3 месяца назад

    Shekh allh ku xafido ani un ba iga hadlaysa miya ❤😂😂

  • @amina7327
    @amina7327 2 года назад +4

    Sh wallahi wax badan baa kaa faisay sanado ka hor Alxamdulilah sh please waxad kaso hadasha dadka is qaba oo 2 wadan ku kala maqan suu u jogo ayuu amusaa hadana wana dad isku cusub

    • @AyaanAli-bm2mg
      @AyaanAli-bm2mg 2 года назад +4

      Sis tas wu ka jawaaabay wuxu dhahay waa week uu caadada raga qabo ayuu amusaan ee ha ka wrwarin taas hana u joojinin 😃

    • @Africa569
      @Africa569 2 года назад

      @@AyaanAli-bm2mg Hhhh wale wax lagu wareersana buu nosheegay sheekh badbado

    • @malabey197
      @malabey197 2 года назад

      @@AyaanAli-bm2mg 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @queenali9475
      @queenali9475 2 года назад +1

      Abyo angab waan kale fognhy

    • @queenali9475
      @queenali9475 2 года назад +1

      Kula mid ahy laba wadan kale joogaana allah noo gargaaaro inshalh