Ninka kaa xiisa Dhiga sida Looga aarsado mar Dambe khalad kaama Galayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Ninka kaa xiisa Dhiga sida Looga aarsado mar Dambe khalad kaama Galayo

Комментарии • 509

  • @marwomaysa9709
    @marwomaysa9709 4 года назад +323

    gabadhii rabta in uu ninkeedu jeclaadaay Adiga iyo ilaahay xidhiidhka idiin dhexeeya wanaaji iskadaa hal shaqsiye bulshada aad lanooshay oo dhan ayaa kukaraameyn bi' idmi Allahi raxmaan ☝️

  • @hanadhassan8122
    @hanadhassan8122 4 года назад +79

    _Wll Alle Haku Sharfo Nabiga igula saliya scw scw_

  • @nimcoahmed641
    @nimcoahmed641 4 года назад +56

    wll iso duceeya wan murgysany in ilhy iga qado ilhyna khyrka i waafajiyo inshaalh😭🤲

    • @bintucabdala3238
      @bintucabdala3238 4 года назад

      Allah kadulqado murufada farxad kugu badalo

    • @hodojamac8822
      @hodojamac8822 4 года назад

      Alle kurbada ha kaqado ameen yarabi

    • @zamzammaxamud4418
      @zamzammaxamud4418 4 года назад

      ilaahay hakaa dul qaado murugta wllo.

    • @kawsarkhaalid7144
      @kawsarkhaalid7144 4 года назад

      Aaamin aamin 🤲🏻 alle kheyr hakaga dhigo aniga macaa arimo bdn iga xun inzhalh alle kheyr ha noga dhigo😥

    • @bahjabaari9823
      @bahjabaari9823 4 года назад

      Bayo rabi murugada hanaga wada qaado I.a

  • @kadroable
    @kadroable 4 года назад +38

    Hadad rabto in dhibka lamaanuhu inuu tooso saladaha isku xirta oo gabareey odogaaga ku daba tuko, khilaafku waa dhamanayaa! Insha'Allah.

  • @abwaanadsafiyaindhayare6699
    @abwaanadsafiyaindhayare6699 6 месяцев назад

    Masha Allah tabarakallah sheikh badbaado hadii aan waa hore dhagaysan lahaa wax badan ayaa iska kay badali lahaa Jzk khayr sheikh.

  • @زينهمرحبتين
    @زينهمرحبتين Месяц назад

    Masha alah alah kuxafidoh shugran jisakal qeer

  • @aishamahad2011
    @aishamahad2011 4 года назад +7

    Xiriir markii hore lagudhisay wax uusan ilaahay raalika ahayn sidah aroos jaasah heeso iyo gabadhii oolaqaawiyo arimoh diinteenu ogalayn iodhaqan gaalo lagakeenay labadaah qof in islasii joogayaan maa umaleeseen wlhi waahurudaan noqdah dad usocdah marwalbah raaligalintah ilaahay markaas baa arkaysaan xasilooni iyo khayr lkn qofwalbah siduu doono hayeelo adeerayaal idinkay idintaalaah ninkaygii baaidiiday naagtaydii baah ifurtay iyo wax kabadan baah lakulmaysaan hadaa cabsidah ilaahay badinwaydaan dadkii hore mafurniinbadneen bal ceeb bay aheed ayadoo saas diinta loofahansaneen hadanah majirin isceerceersi lkn jiilkaan hadah allah sahlo weeye arintooduh kuligood waashahwo labood ilaahay hasahlo arimaha baanleeyahay asc

  • @zuhrazhirezuhracadeey5031
    @zuhrazhirezuhracadeey5031 4 года назад +40

    Nin xun oo danaystay yaan laysku mashquulin wlhi

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 6 месяцев назад

    Masha Allah tabaraka Allah
    Sh Badbaado you are. legend ❤❤❤❤❤

  • @muniiroah6013
    @muniiroah6013 4 года назад +24

    Gabdhow nin idinka xiiso dhacay ha isku mashquulin siduu kaaga xiiso dhacay adna uga xiiso dhac. Haduu kaa baddasho adna ka badalo. Waa bili aadmi kula mida kaama sareeyo. Naftaada iyo horumarkaaga ku mashquul. Nolosha iyo farxada nin in lahaysto kaliya laguma helo. Farxadaada nin inaad rali galiso haka raadin. Be respectful and mind your interest.

  • @fatimafariid6790
    @fatimafariid6790 2 года назад +1

    Masha allaah walhi runta kahadasha balse dadku wa isbedelen adow dacad ah ayaa lugoyo lagu bilaba markas ayey kalsonidi dhime qaladka ugu horeyay waba kasa shikh allaha ku xifdiyo

  • @nalkaiman401
    @nalkaiman401 4 года назад +21

    Nin sii jeedsade laad baa loogu daraa Somali ragoda ayagoo ewalba biriq ahaa sii jeedsi ku darsadan hhhhhhh cakuye dumarka Somali caqliga allaha usiyadiyo 😴😴😴👾

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 4 года назад

      Kalaay now imow biriq nahay imaan laan baa ku haysa filaaa

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 4 года назад +20

    Wallhi. wadaadkaan waa qossol miiran 😂🤣😂wuu iga qosliyay waxaad moodaa in uu kaamiro ku hayyo gurigayga bissinka illaahay khayr hakusiiyo sheeqo. Waad iga soodaahday. Wallee runbaad sheegtay Allaha kubarakeeyo

  • @muntaz990
    @muntaz990 4 года назад +5

    MashaAllah Sheick ajar iyo xasanaad Illahay ha kasiiyo... Amin

    • @raxmamiiney7417
      @raxmamiiney7417 3 года назад

      Jasaaka laaahu khay abaalkaada janatul firdoowsa allha ka dhigo

  • @umuxafsa8653
    @umuxafsa8653 4 года назад +9

    Rabbi haidinka raali noqdo isoo duceya waxan ahay xamilo 9 keedi dhamaday foosha bes sugeyso iso duceeyo axbaabii

  • @ashajama4594
    @ashajama4594 4 года назад +3

    Jasaakalaahu khyr sheekh gabdhahaad uhiilisaa awlaas wanagsan alaha idinsiiyo hadaa haysataa haidiin barakeeyo

  • @umuzakiya3874
    @umuzakiya3874 4 года назад +1

    Masha Allah wlh aadbuu iitabtay hadalkas alla shekhu akhli badanaa allow kuuziyadi waaruntaa waxa dadka iska horkeeno waxa dadka iska horkeeno waadhaqalaha

  • @sacdiyabariise18
    @sacdiyabariise18 4 года назад +1

    Asc shiiq jasakalh qeer aniga taas cagsigedan qabaa wayo nimaka qeer ma u ogala xasaskoda horamar iney garan marwalbo waxey amiinsan yahin nusqa diin nusqan caqli marka hoyanaa kasto gaarto ma jeclo inaa kasara marto ilaa in ilhey u naxariisto moye

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 4 года назад +1

    Masha allah Sh cabdala waxaad tahay ruux xaqiiqda kahadla marwalba shukran shukran

  •  4 года назад +4

    🌹🌹جزاك الله خيرا يا شيخ 🌹🌹

  • @jinaanjookho5187
    @jinaanjookho5187 4 года назад +3

    mansha allah xaqiiqda ka hadasha shekh alle haku xifdiyo adiga iyo ehelkagaba

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 4 года назад +3

    Sheekh raga somalida wax hakusoogalo ama yey kusoo gelin waa iskugu mid xiiseentoda yurbaha ayaan kunolahay waana ku arkay xisahas iyo isfahan la aanta

  • @naimam.9551
    @naimam.9551 Год назад

    Labada midab an ugu jeclahay white and green waliba olive oil waxaa ii soo raaca color ka beige

  • @sahroaxmed2
    @sahroaxmed2 4 года назад +1

    Shukran shekh khayr allaha ku siiiyo

  • @niciimasiciid3107
    @niciimasiciid3107 4 года назад +10

    Wllhi sheeg nafdayda ayaad kahadashy aniga iyo xijigyga Africa iyo America ayan kala joognaa dhibadanaa

    • @xalimaqali8565
      @xalimaqali8565 4 года назад

      alaha isu kiin keeno albi

    • @hodanjama2125
      @hodanjama2125 4 года назад

      Niciima anab kulimidban ahey indery

    • @kaafiyohussein904
      @kaafiyohussein904 4 года назад

      ilahay ha idinka dhigo kuwi mel kuwada nol ana ilamid ayan ahay ee iso duceya walalayal

  • @ratiyoutube4589
    @ratiyoutube4589 4 года назад +1

    Masha Allah jazakallahu kheyr wll

  • @abdirizakmohamed1658
    @abdirizakmohamed1658 4 года назад +2

    Bitari qaraf qaraf kukaha shekh alle haku barakeyo waa runta

  • @ijabomaxamed7913
    @ijabomaxamed7913 2 года назад

    Jazakallaahu kheyr sheikh aqligaga alle haku barakeyo amiiin yaa rabbii🙏

  • @umuxanaan2717
    @umuxanaan2717 4 года назад +27

    M.a ana uhoreyo shekh mnta waligayns community mabixin wandawan jitay bas☺️

  • @amuu8286
    @amuu8286 4 года назад

    Jazakallah kheer Sheikh

  • @umusalmacraxman3693
    @umusalmacraxman3693 3 года назад

    asc shekh jazakalahu khayr allaha ku barakeyo waa runta biyo sacabadada aya lagaga dhargaa

  • @aminaayan4806
    @aminaayan4806 4 года назад

    Man Shaa Allah sheikh,,Allaha akuxafido insh

  • @عاءشةحسين-ض7س
    @عاءشةحسين-ض7س 4 года назад +1

    مستشار اسري 💌😅💚
    shukran macalim 💎

  • @keyfabdiwli1534
    @keyfabdiwli1534 4 года назад +1

    Sheeq Alle haku barakeyo waxan rabay in aan kula so xiriro arimo iheysto awgod halkeen kala so xirriraaa

  • @thegoat04962
    @thegoat04962 4 года назад +12

    Anigu ma aminsani inawakhti layskaga lumiyo nin isxarifiyey edantyda inan karacdo ayan kador bidaya

  • @farhioahmed7548
    @farhioahmed7548 3 года назад

    Sheikhu ano intaso dhn usamenyo hdne imaba so jedo waxan ku dhawahy inn reerko dhn iskga tgo sheiqow ila tali jwb

  • @queenistaahil6376
    @queenistaahil6376 4 года назад +8

    M,a sheikh dhiira galinta kugu jclhy ilahay haku xafido♥️♥️♥️♥️♥️💞💞

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 года назад

      Queen Istaahil l subscribe iisaar please

    • @MR.X-Somalia
      @MR.X-Somalia 4 года назад

      Waa kuu saaraa ii saar

  • @intisaarhassan4075
    @intisaarhassan4075 4 года назад +1

    Alle hakubarakeeyo shiikh runtaad asiibtay waa arimo waaqiciya alle haku sharfo

  • @fatmahenaofficial6421
    @fatmahenaofficial6421 4 года назад +8

    maasha allh sheq waxaan ubaaxanahy arin inaan kula wadaago ma aqaano meelaan kaala sooxidhiidh waa iga codsi iisoojawaab waxaan ahy qof dhi.......

    • @nawalibrahim2908
      @nawalibrahim2908 4 года назад

      Ana sido kale quraxey mel aan kala soxarira an rabay sister sidhagsi nog so jawab plz

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 Месяц назад

    sheikhow ani waxa amin sanhy quf aho quf jecelyh kama marmo qufka jocelyhe ino dhiwato uogolen😮

  • @bisharoali2095
    @bisharoali2095 3 года назад +1

    Masha Allah😄😄😄
    Alle hakubarakeyo hadii lagu wana qadanayo wax waad ushegtay.
    Alle xaqa hanatuso

  • @jawahermohamed8114
    @jawahermohamed8114 Год назад

    Jezakalah kheyr shiiq badbaado

  • @hodanjama2125
    @hodanjama2125 4 года назад

    Mansha Allah tabarakallah alle haku xafido shiikh wlaobahnayhey wcyagelinata qoeyssaka islamka anagaba dhiba nagaheysta saowjkeee alle hano so saqirobshukaran

  • @umumalapzan4220
    @umumalapzan4220 4 года назад

    masha Allah xafidullah sheikh alle haku barakeeyo wax badan ayan ka faiday

  • @mayom9372
    @mayom9372 4 года назад +1

    Masha allaha wallahi waa run taa

  • @anisaali1526
    @anisaali1526 4 года назад +1

    Saxiix waye waxkaste la cusbobesiya farxada ayey kaqayb qataan runta ayan kugu jeclahay walal barakalahu fik

  • @hamdiabdirahman8403
    @hamdiabdirahman8403 4 года назад +2

    Shekh jazakalah

  • @luljimale9725
    @luljimale9725 4 года назад +3

    Waa runtaa.waaba aragnay. Thank you

  • @ji8698
    @ji8698 4 года назад +3

    Sababta owged ban odaygayga gabadh kale ogu daray in u qoska no bato iskuna so xiisno sabti iyo axad kastana Mel ban ku wada cashayna anaga iyo 7 dena caruur masha allah noso duceya in allah no siyadiyo adinkana wax khayr qaba ha idin siyo qofkasta asaga ayaa is og

    • @saamdahir7444
      @saamdahir7444 Год назад +1

      Maseer majirdo Miya xajiyo kkkkk mashalh allha idin barkeyo

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 Год назад

      Abaayo ilahay haydin barakeeyo

  • @fadumoali9741
    @fadumoali9741 4 года назад +1

    Masha Allah tabaaraka llaah wallaalkey Allah ku xafido waxaa tahay buraarujiyaha bulshada iyo barbaarinta bulshada..👍🌹👍👍👍

  • @aaminoyasiin3741
    @aaminoyasiin3741 4 года назад +1

    Shaykh masha alh ilahay janada hakugu abaal mariyo

  • @nasriinmoha5751
    @nasriinmoha5751 4 года назад

    Masha allah barakallah sheikh

  • @xaliimoaxmad5732
    @xaliimoaxmad5732 4 года назад +1

    Masha allah shiiikh alle hakuxafido

  • @aminawardheere5366
    @aminawardheere5366 4 года назад

    Maashaa alaah sheeqow qayr aan marnab laga dhargeyn ayaan noosoo sameeysaa midba midka kale ka qurxban , ka wax tarbadan , meel laga ooman yahay ayaad qoosaska dhistaa
    Laakiin aniga sidaan aaminsanahay ayaa ah in diinta ku dhaqankeeda laga dheeraaday qoosaskana aburburayaan
    SHEEQ WAANADAADA KUWA QAATA ILAAHAY HANAGA DHIGO.

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531 4 года назад +1

    Masha allah sheekh kheer allaha ku siiyo

  • @استاهلعبدالله
    @استاهلعبدالله 3 года назад +2

    اللهم صلي وسلم وبارك على النبي محمد صلى الله عليه وسلم 🌺💖💖💗💗💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💚🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 4 года назад +1

    Mansha allaah shiiku run badanaa dumarka farxadoodu waa markay wax cusub soo gataan ama guri ha bedeleen ama dhar cusub ha soo gadato amase dahaba aad bay farxaan

  • @لولوالجنوب-ص5ق
    @لولوالجنوب-ص5ق 4 года назад +1

    ماشاء الله شكرا لك يا شيخ الله معك وفقك الله يسلمك دنيا واخره الله يحفظكم دنيا واخره 🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍👍👍👍💝💝💝💝🤣🤣

  • @wiilomohamed7405
    @wiilomohamed7405 2 года назад

    Wllhi sax wye wa waxa igu badan oo qoysaska haaysto aniga yeyna ihaysata wllhi sheihkh wad mahadsan thy alle haka ajersiyo

  • @mushtaqcabdullah2698
    @mushtaqcabdullah2698 4 года назад +3

    Wlhi shiiqan runtan kujeclhy♥️🙏🙏🙏

  • @fcw5695
    @fcw5695 4 года назад +2

    Asc walalky shiiq faaruuq alle dambigaga iyo danbi waalidkaba hadhaafo kuma abal gudi karno lkn waankuu ducayn karaa jisaa kalaahu khayr

  • @samrahappy4029
    @samrahappy4029 4 года назад

    Jazakallah khayr 👏

  • @sahanhassan356
    @sahanhassan356 4 года назад

    Asalam aleykum shekhow.....waxan ahay gawar riyootay oo kuriyotay libaax iyo xawayama oo cirka kusiwiran....midedhakale cirka ayan ku arkay lawa bil oo dhaxdooda ratiil ama miizan.....sheekhow taasa aya ihaysataye war bixin igasii wexey noqon karto waxas....mahadsanid....cinwaankatha halkee kaheli karna wan uwadabahanahye.....

  • @anfachassan385
    @anfachassan385 4 года назад +3

    jazakallah sheg wlhi waxbadn ayan kafaida marwalbo

  • @nimcoarab6363
    @nimcoarab6363 2 года назад

    Sheikhow maalinkan is baranay sidii uu aha maanta maaha markan waydiyay waxa uu ileeyahy waxan nahay labo qof oo is leh ayaan aaminsahy hada shalayna waxa ahayd markan ku kabsanayay lkn hada inaan ku haysto dareemaraya inay runtahy maxan ku ogaada🤔

  • @farhiyomacalimgaraare178
    @farhiyomacalimgaraare178 4 года назад +2

    Walal waxan kurajeyha cafimad iyo farxad in alle kusiiyo ilaahey idinkiis

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 2 года назад +1

    Kawarama sariir aad toban sano kujiifteen naga badal markad dhahdo lagugu jawaabo xiisoleey baad tahay lama badalaayo

  • @qalbidacdamahugoboqalbidac7771
    @qalbidacdamahugoboqalbidac7771 4 года назад +1

    Maashalh sheekh Alle khayr haku siiyo

  • @maryanmude7973
    @maryanmude7973 4 года назад +1

    Asc asxabta wan idin salamay salan kadib sheekh aniga wiil baan wada socnay mudo ok wu iga tagay oo ilama so hadlo ana maradsan oo asaga ayaa ku fican inu iso radsho wayo dumarka waxa fican in laso radsho ma ficno in ay ragga radsadan wa ceeb ok saas ayu iga maqan yahay waxuu raba in aan aniga waco markasto waxuu dhahaa ma iso wacdiid ana waxan dhahy maso wacayo ee adi iso raddii marKA ISO DUCEYA mid aan is faheyno oo guur dacad u ah ino alle I sahlo insha allaah

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 4 года назад +1

      Wlll allah wax fiican hakulakulmiyo , lkn iska ilaali nin aan haydaan iskaqbain lahalkiisa kan oo kala siyaasad wadaa ugu soxeragaliyo raga noocooda fican mahadalbana, kolay mudo kadnabaysay farinta waxaa lagayaaba in aad wax heshayba

    • @maryanmude7973
      @maryanmude7973 4 года назад

      @@hassanomar294 insha allaah shukran

  • @muniirahassan664
    @muniirahassan664 4 года назад +1

    Masha Allah marwalbo runta kugu jeclahay ♥️ shukran

  • @faatimacadey271
    @faatimacadey271 4 года назад +15

    Ninmanka badanee ma rumeysana in nolasha lacusboneysin karo waxuu ka dorbidayaa inuu banaanda wareego uu mid kale meelaha ka deydayo intooda badan ixsaan malaha ,

    • @abdikadirfarah3817
      @abdikadirfarah3817 4 года назад +5

      Tan..uu.da.dayi..miyuu.ogyahay.siduu.xaalkeeda.noqondoono.maadaama.tii.horeba.uu.fahmiwaayey

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 4 года назад +7

      Faatima Cadey beentaa maaha anigey igu dhacday aaqirkiina waa uu isa soo saxay laakiiin aniga iima cuntamin inaan dib u midoowno waayo ruuxii adigoo caawintiisa u baahnaa kugu digtay lama aamini karo mar kale

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 4 года назад +2

      Abdikadir Farah Raggu isku si uma fekiraan alle kuwa wanaagsan ha kugu daro wllalkey.

    • @shegowabikar8542
      @shegowabikar8542 4 года назад +3

      @@umuraage2984 xabiibti ma qaldami waa ilaah hadii uuba awoodo in uu wax iska badalo caruurna aad u leedahay waxaan kugula talin lahaa in aad iskiiga noqotid sabarka waa shey muhiim walashey asina waxay u tahay cilmi qaadasho taxadar badan in uu sameeyo

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 4 года назад +4

      shegow abikar wllal thanks laakiin wax hada ah maaha hadii aan caruur u hayana micnaheedu maaha awoodii caruurtii korin laheyd in la bahdilo amaba maskaxda laga duleysto alx illah ayey mahadaa u sugnaatay hadaad alle isku xirto wax walba wey kuu toosayaan.

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 4 года назад

    Mansha allaah sh Mahadsanid yaan leys cuskan walhi waa arin muhiima 🙏👍👍👍👍

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 4 года назад +3

    Xafidakallah sheikh qalbiga dawadisa adga hayaa

  • @museabdi7101
    @museabdi7101 4 года назад

    Masha allah sheikh khuna jzklhu kheyran

  • @quenahlaanmohamud5351
    @quenahlaanmohamud5351 4 года назад +2

    Excellent shekh alla yabarak cumrak

  • @hiissaid6477
    @hiissaid6477 4 года назад +1

    Macalinkaygaad tahay mahadsanid kunjeer

  • @manaminaahmed8788
    @manaminaahmed8788 2 года назад

    Walahey waa qosley Ana cuskada adeygaga anigo weliba haysta Shahado saro

  • @barliinqueen4302
    @barliinqueen4302 4 года назад +5

    Shiiqu run badanaa alaah hakaahayo nimanka ishooda

  • @ssnnbb70ssnn69
    @ssnnbb70ssnn69 4 года назад +2

    Waa xaqiiq aniga xaajigayga waan ka dheernay dhibkana nahaysta

  • @hamdaabdi6108
    @hamdaabdi6108 4 года назад +3

    😂Balaa ku bilaabmaysa buu yidhi sheekhu wlhi anigaa yaraan dhiikar ku qaadey ilmihii labaad allah ayaa iiqadaray lkn sabab waxaa u ah arimaha qoska

  • @ECLISpe.
    @ECLISpe. 4 года назад

    I like your idea

  • @quruxbadanmaryan9289
    @quruxbadanmaryan9289 4 года назад +1

    Maschallah maschallah chez walahi ton parole sa me touche

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 4 года назад

    Wcs,waa sax Jazaakallh qeyr,Waxaa ka hadashy wax jiro oo run ah Mnsh Allh Allh dadka wax fhmsiiyo, Insh Allh

  • @dehaabdiaamiin9871
    @dehaabdiaamiin9871 4 года назад

    jisaka allah kheyr shikhena

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 4 года назад

    Masha Allah ilahey haku barakeyo shikh cabdala

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 4 года назад

    Msha allah Sheikh baraka allah

  • @queencaisha9836
    @queencaisha9836 4 года назад +9

    Cudurkayga waadba sheegtee dawadeydi maadan haleelin ilaa hada sababto ah isku wadan majoogno naagna wu guursaday saaid buuna isku badalay illaahay waxaa ka baryaa inuu qalbiga iso jeediyo oo reerkana farxadiisa iyo qanacsanaantisa no so celiyo illaahow ii nabad keen walaalayal iso duceeya qalbiga allaha idajiyo

    • @fatumaosman5563
      @fatumaosman5563 4 года назад +1

      Alah hakuqabojiiyoo walal

    • @aymanyare1655
      @aymanyare1655 3 года назад

      Me too amin abayo 🥺😥

    • @umamuctazem162
      @umamuctazem162 3 года назад +2

      Amiin yarabi illah hakuso celiyo

    • @umamuctazem162
      @umamuctazem162 3 года назад +2

      Abayo surataul albaqara aqriso mrkey kuguso dhacana waxad afka ku bobta فان تؤلؤ فقل حسبي الله لا الله الاهؤ عليه توكلت زهر رب العرش العظيم wa dhamadka suratl altowba,ama salaiga nabiga allahuma sali wasalim cala nabiyana mohamed, abayo waxad dareemi doontaa farhad iyo qabow mcnto adunyadan illah nguma dhibo naag kaste wxey jeceshahy iney ninkeda isduugan,ninki caqli lehna wow daremaaa mesha laga jecelyahy mrka laga yabaa naagta ow xiseyna iyo asaga inow xaqa isku diro, dulqaad yelo mcnto guul ayan ku rajeynaa 😗👄

    • @umamuctazem162
      @umamuctazem162 3 года назад

      فان تؤلؤفقل حسبي الله لااله الا هؤ عليه تؤكلت وهؤ رب العرش العظيم،، ayadi hora iga qaldontay cafwan

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 4 года назад +5

    Masha allah sheeqow runtan kugu jeclahay shugran waaba lagu dawaqay raga

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 4 года назад +1

      Waa runtaa waanba kudawaqnay inbadan

    • @canabmaxamed8076
      @canabmaxamed8076 4 года назад +2

      Taladaan qaata badaluu kulu shay

    • @asmacabdi9326
      @asmacabdi9326 4 года назад +1

      Walahi waanku warernay raga illaahay haso hadeyo

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 4 года назад

      canab Maxamed dhamaantood waa isku mid aniga 4 ayaan gursaday waxna isma dhamaan kk

    • @canabmaxamed8076
      @canabmaxamed8076 4 года назад +1

      @@fadumonuur7264 abaayo samir o sulqaad yeelo kii mustaqvalkaaga ifinaaya welcom dheh kii masiiba noqdana maya kudheh waxaan layaabay ràga somaalida hadaad guri qurxiso iyo hadaad naftaada qurxiso maba kuu oga wayba kulayaabayàn qaarbaa oranaya xoogbadnidaa maxaa dhibkaan kugu xaqsaday halkaad kasugaysay bbe m allah waad kumahadsantahay saad guriga noogu qurzisay marka abaayo illaah xaqa hatuso ragena

  • @laxhendrik8895
    @laxhendrik8895 4 года назад

    Asc wanku salamay mida xigta aniga iyo Ninkeyga lawa wadan ayan ku kala nolnahay walina ikuma imanin aniga waxan kunolahay wadamadan yurub asiga wuxu kunolyahay somalilaan dhibka ihesto waxa ah ino markan is mehersayany xererka ino iga gostay maxan igu talili lehed

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 года назад

    Masha alh shkh alha kasiyo ajir iyo xasanad

  • @Diamond-ud8wx
    @Diamond-ud8wx 3 года назад

    Asc shiikh nin fadhi ku dirir fadhiya reer umadhaqna waana nimankaas nimanka aan ogalayn isbadalka

  • @halimayassin84
    @halimayassin84 4 года назад +4

    Wllyaal bal iiso duceya si niyada oo alle dartiisa dhib aya jira xajiga wan isku fcnayn inutusan iga safrin kahor Safar ayu iga aday Wana iga maqan yahay mudo labo sano kudhaw aniga oo daacad ah ayu mar walba o u isowaco muran qaylo dood iyo maseer igu Wada wax an sameyo ayan garanla Ahay khaati ayan taganahay majecli inan sheego waxyabaha barefadka lkn waxan dalbanayaa duco iyo talo mahadsanidin

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 4 года назад

      Aac walaahay ama walalkay faraj khayr qaba alha kuu nuro faraj alaahu qarriib

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 4 года назад +2

      Asc walaha muslinka waxaan u rajwyn khayr idinkuna iisoo duceeya sano baan dad cafinayo alaa iigu soo dhigay ani waxba ma wood balse waan eeday cay iyo xuman iyo avatar iyo ladhaho baan ka qaday ee isooduceeya naftayda arintaa waan xanunsaday alx waan la danahay baae laf hanan sidediia ma noqoto ilaah iisoo barya ana waan waryaa in ii turbo feydo iimankana igu sugo jazakalaah shiikh iyo walahayga muslinka ahow

    • @ruqiyoese9522
      @ruqiyoese9522 4 года назад

      Allaah ha isu kiin sakhiro astaqfaarta badso iin sha allaah

    • @samrahappy4029
      @samrahappy4029 4 года назад

      Wa hinaasi ninkaagu illaahy haku cafio

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 Год назад

      Walaalo badi saliga nabiga xawqalada badi astaqfaarta

  • @fatushahmed7069
    @fatushahmed7069 4 года назад

    jazakalaaah alf kheyrsheikh 😗😗

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 5 месяцев назад

    😢❤mhdsnid shikhow😢😢😢😢

  • @umusafakuunlaroon2701
    @umusafakuunlaroon2701 4 года назад +4

    Asc walslyalow isoo duceeya anigay arintasi I haysata waxa kasto waan uu qabta imaa s oga hadal wangsan kuma haysto

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 4 года назад +1

      Illaahey hakuu saqiro abayo anaga dhan ayey naheysataa carur miyaad udhashay

    • @xaluuma333xaluuma6
      @xaluuma333xaluuma6 4 года назад

      Dad waliba wey haysata allow ino yasir

    • @umusafakuunlaroon2701
      @umusafakuunlaroon2701 4 года назад

      Haa sadex hablood anigo aan 25 jura 40 lay modaya feker sidaan uu ilmaynayay ayaan khayrkay ka hadhay nin xuni was imtixaan walhi

    • @fahimawarsame6044
      @fahimawarsame6044 4 года назад +1

      @@umusafakuunlaroon2701 wll alle isku xiidh

    • @hibohassan9098
      @hibohassan9098 4 года назад +1

      umu safa kuun la roon xabibti haku mashqlin naftada iyo carurta kumashqul asaga kugu nashquli midna ogow rer walba arintan way haysataa wa la adkestaa uun ani 4 wiil ban u hayaa kula midbanan ahay lkn kuma mashqulo marka xabibti i love u niyada kheer u sheeg

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 3 года назад

    Jzkallahu khayr💕💕💕

  • @shukrimahmoud726
    @shukrimahmoud726 4 года назад +3

    Mashalah sheeqow alahku barakeeyo

  • @sabirinahmed5772
    @sabirinahmed5772 4 года назад +1

    Ben mahan mansha Allah shekh

  • @nimonorali4168
    @nimonorali4168 4 года назад

    Maasha Allah mhdsanid sheekh

  • @rahmamuallim9548
    @rahmamuallim9548 4 года назад

    sheekh iil tiira ku bihiyey ilhey xa ku xafido ariina aniga xada iheysat way