Qofka Qiimahaaga Garan Qalbiga Ka Dhaawacay kaategay Sidan uga aarso Darbo uusan kaa fileyn ku Dhufo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Qofka Qiimahaaga Garan Qalbiga Ka Dhaawacay kaategay Sidan uga aarso Darbo uusan kaa fileyn ku Dhufo #BadbaadoChannel

Комментарии • 109

  • @nawalusman-ue3zd
    @nawalusman-ue3zd 11 дней назад +2

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤

  • @marianmohamed968
    @marianmohamed968 Год назад +3

    Qofkiis u aadaybo Shar inaas kalakulmo wpaligiisna nolashadiisane ooskufarxin murug joogta masiibo joogta ilmo iskadadanaayaan calool xumo farxada oodhan inaas ilaheey kafogeeysiiyo inta xaaskooda ka ooysiinaso aamiin yaarab gawarkasta iyo qof Kasta oolaga calool xumeeyo ilaaheeyhabariso docadiida waa musatajaabo koo kaqeerbadan ka quraxsan kadabecad fiica Kubari ilaheey waakuu aqbalaa docadaada waa mustajaabp❤❤❤❤❤❤ guul gawarhayeey❤❤❤❤❤

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Год назад +37

    Wlhi Cawa Ano la Qof talo isiya Ayan Ku Arkay Alle Haku daye Isla qoralka an qorayo Wa dhaCdo an Ku suganaHy Qlbi jabku 😭😓

    • @umusucaadistarmaxamed7948
      @umusucaadistarmaxamed7948 Год назад +1

      Masha Allah sheekh alle qeyr ha ku siyo

    • @ahmedfiiraan3383
      @ahmedfiiraan3383 Год назад +1

      Amiin wllo

    • @shukriinaumumumtaz6857
      @shukriinaumumumtaz6857 Год назад +3

      Sorry walal maalin murugada waad ka baxaysaa niyada degso adkaarso insha Allah khery ayeu noqonaysaa xldada

    • @zamiii5017
      @zamiii5017 Год назад

      sorry aduunyo waxwalba wala arka bt adkarta badso walagabaxa

    • @hoodoqaali2429
      @hoodoqaali2429 Год назад +4

      Sorry wlhi wa xanun lakin ilhy bari saliga nabiga badso wll

  • @Ubaxbashiir-qn9xg
    @Ubaxbashiir-qn9xg Год назад +9

    Mahadsanid sh badbado 4sano ku dhawad ban kugu xiranahay wllhi wax badan ba iska key badalay ilaahay aya ku mahadsan adaana u sabab aha jazaka laah aad ban u daneya shacarada nocan ah noso badi

  • @زينهمرحبتين
    @زينهمرحبتين Месяц назад

    Masha alah waruntah walaahi jisakal qeer

  • @beastmode.4012
    @beastmode.4012 Месяц назад

    Allah Subaxana watacala waxa waliba ugu wanagsan runtii 😢

  • @يونسحمزه-ظ2ج
    @يونسحمزه-ظ2ج Год назад +8

    اللهم صلى على حبيبنا ونورنا سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Год назад +1

    Alahu akbar jazakallah sheikh badbado 🙏

  • @umuqadar
    @umuqadar Год назад +3

    Wlhi shiqan taloyin fican obixinaye aya sameya weyna ihagagen waxwalbo ❤❤❤ mahadsanid shiq allaha kuxafido

    • @somalimaxamed-f7z
      @somalimaxamed-f7z 11 месяцев назад

      Maxa sameyse iso sheg pls aan samee ado mhdsn

  • @shariifomaxamed6282
    @shariifomaxamed6282 Год назад +4

    qof walba oo xariir leh labo shey haku tashado qofka xariska lahedahay wuu xumaan karaa wuuna fiicnan karaaa waxaa wanagsan qof ilaahay kuxiran wuuku ixtiraami balan kaga biximaayo

  • @rikimoh3296
    @rikimoh3296 Год назад +3

    I being watching ur videos my life changed it being better now thanks

  • @namcoali2327
    @namcoali2327 Год назад

    Masha Allah sheekh Jazakalaha khair

  • @farhiaalinur9564
    @farhiaalinur9564 Год назад +1

    Wallahi wa idhiri galiyay ilahow ku barake

  • @abdisalaad618
    @abdisalaad618 Год назад

    Sheikh ahsant jizakalah masha allah

  • @ayanmohamed7470
    @ayanmohamed7470 Год назад +2

    Sheekh waad mahadsantahy aduunyo wax walba waa arkee walhi ibnu aadamka wax anad kafilaynin ayaa kaga sobaxaya

  • @fadumomohamed4460
    @fadumomohamed4460 Год назад +1

    جزاك الله خير يا اخي

  • @abdifatahhassanomar2706
    @abdifatahhassanomar2706 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid Wllo Dhiiral Galina Ilayahow waad aragta inaan daacad u ahay laakiin layigu daneysatay

  • @Leylomaxamed-o6k
    @Leylomaxamed-o6k 8 месяцев назад

    Sheekhbadbado alle hakaraalinoqdo

  • @XabiibocadeyXabiibocadey
    @XabiibocadeyXabiibocadey 2 месяца назад

    Tahn kisyou sheikhow❤

  • @SacdaJaamac-c5l
    @SacdaJaamac-c5l Год назад

    Mhadsanid sheekh ina soo duce sheekh

  • @DiyaHamdiya
    @DiyaHamdiya Год назад +1

    ❤❤ waan kaan raba

  • @SamsamAhmed-v4c
    @SamsamAhmed-v4c 4 месяца назад

    Mahad zaniid jasakaalaahu khyr

  • @faadumiinamohamed2720
    @faadumiinamohamed2720 Год назад +2

    Mahadsanid sheeq badbaado

  • @ManalQurux-dq7gl
    @ManalQurux-dq7gl 8 месяцев назад

    Mahadsanid sheq badbado

  • @asdouboy4670
    @asdouboy4670 Год назад

    mansha allah shekh

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 Год назад

    جزاك الله خيرا استاذ

  • @xayaadxirsi5376
    @xayaadxirsi5376 Год назад +1

    Masha allha alle ku barkeeyo

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 Год назад +3

    Aslm sheikh shalay iyo cawa ayaan ku jiray xaladaas xitaa waxaan jiife dhaqtar ka dariskaga ah waxaa igu kacde sokor sheikh noloshaydii dhan ayaan gacanta u galiye asagana danayste ayuu igu noqde iso ducee in ilahay qalbiga I dajiyo Faraj khayr qabo in alle I furo waba balan in aan qato taladada

    • @zakariyecadijaamac-lf3tr
      @zakariyecadijaamac-lf3tr Год назад +1

      Alllah qalbiga haku qabojiyo abayo qof kaa tegey o qalbiga kajebiyey iska ilow halmar ooy wad nafise kadibna kasar niyada is mashquli shaqo iyo waxle isku mashquli kaliga cidlo ha fadhisan wad iska ilobi donta anigaba waan so maray hada alx waa duli dadka qaar

    • @sahraahmed2916
      @sahraahmed2916 Год назад

      @@zakariyecadijaamac-lf3tr mahadsanid walal qali wan qadanaa taladad inkasto wali aan xanunsanayo balse alhmdullilah dhibka walaga dhamadaa sidaan u oyayey waye waxay sokortu igu kacde waxad I wanise sida labadii I dhashay I wanin laheed alle hau naxaristee

    • @zakariyecadijaamac-lf3tr
      @zakariyecadijaamac-lf3tr Год назад +1

      @@sahraahmed2916 Allah haku qabojiyo qalbigaga

    • @khadandualeh332
      @khadandualeh332 Год назад

      Wllo qali jacayilku waa dhib xppti saliga nabiga akhri iyo xawqalda wax kasto ad ku xasusuto iska tir suratul baqarana akhri ilahay bari raabi bad haysta talada udhibo ilahay jifka ka kaca qali hawarwarin ilahay bad haysta

    • @AsmaFiican
      @AsmaFiican 2 месяца назад

      Sahra waran dhibkada ano iheesta cawa

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Год назад +1

    Wcswrwb sheekheena barakallah fik insha Allah xifdullah mahadsanid ❤️

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Год назад +2

    Wlhi aniga wan is ciilaa😢mar walba qofaa wanaag u sameeya i xumeeyo maxa iga qaldan inkasto aan raadin waayo sabab aan kuu raadiyo maba haayo haddu irabo asiga isoo raadin lahaa wlhi ma caafinayo qofa wanaag tusiyey i xumeyey 😢

  • @hidaayocabdullahi7021
    @hidaayocabdullahi7021 Год назад +3

    Taas anee igu dhacday ilaheey qalbiga haii qaboojiyo

  • @FaadumoSaed-en8ve
    @FaadumoSaed-en8ve Год назад

    جزآك الله

  • @samiyusuf9440
    @samiyusuf9440 Год назад

    Walalo ii soo duceeya Murugo ayaa iheysa dhibaato ayaa iheysa jazakumullah kheyr

    • @maanuroonchannel6756
      @maanuroonchannel6756 Год назад

      😥kurbada allah kaqado

    • @DrsSusan
      @DrsSusan 5 месяцев назад

      Alle hakugu badalo frxd wax walba 😭😭🤲🤲

  • @qamarqalanjo1993
    @qamarqalanjo1993 Год назад

    M.a sheikh mahadsanid

  • @samiramusa4422
    @samiramusa4422 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sahroosman1138
    @sahroosman1138 Год назад

    Allaha ku barakeyo sheikh

  • @hoodoqaali2429
    @hoodoqaali2429 Год назад

    Shugran shekhe ilhay haku dayo ❤

  • @XamdiJaamac-p4t
    @XamdiJaamac-p4t 4 месяца назад +1

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nasraaxmed1535
    @nasraaxmed1535 Год назад

    Mahadsanid wllo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Leylomaxamed-o6k
    @Leylomaxamed-o6k 8 месяцев назад

    Allamaxan kafaaiday wllhy malinkaan dhegaystay noloshaydii dhanwayisbedeshay ruuntasheega wlhy

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Год назад +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @sahroosman1138
    @sahroosman1138 Год назад +1

    Dirigaliyaha kaliya ee hawenka

  • @marianmohamed968
    @marianmohamed968 Год назад

    Walaal sifudud aay oogu aarsabeysaa noockasta oo hawaar ah docaa madmuum musatajaaba

  • @marianmohamed968
    @marianmohamed968 Год назад +1

    Walaal gawparkasta ookuusoo sheegato dhib ooku sameynayo ninkeeda hadaay ilaheey gacmaheeda uhoorsato ilaas ilaheey u aqbalaayo waxkasta oo hudoceyso inaalaga aqbalaayo usheeg fadlan

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 Год назад

    Masha Allah

  • @rikimoh3296
    @rikimoh3296 Год назад

    Mash allah good advice ❤❤❤❤sheik idid that and I win ❤❤❤on that part

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 Год назад

    Shukarn sheq

  • @deeqocumar1414
    @deeqocumar1414 Год назад

    Sheeq ala hakubarakeeyo amiin

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 Год назад

    ❤😢😢😢😢mhdsanid shikh

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 Год назад

    Mahadsanid wll

  • @hassanmucalim6811
    @hassanmucalim6811 Год назад

    Mashalaah wll

  • @umuqadar
    @umuqadar Год назад

    Nasibkeyka ficana 999 anika 1k ku ahha ❤❤

  • @allalehguedid44
    @allalehguedid44 Год назад

    ka Aarso iintaad ledahaay maxa ka ga ba ay iis ka samaax xajiyadada amba xajiga ga eebo wayne wuxu jecelyahay ku wax samaxa ebo dartii aweey xadiis tii abu hureyra ka so wariyeey Nabi Muxamad SCW maad lumiseey waa nasiib inaad qalbiga shaqsiyaad iska murugeysaan inaad ku xiyaartiid no goooooooooooood

  • @marianmohamed968
    @marianmohamed968 Год назад +1

    Walaal docaa madluuma mustajaab waaye hawaar noockasta noockasta aay uhaw0are0ysaa ilaheeyna waa u aqbalaa

    • @lulymusse8977
      @lulymusse8977 Год назад

      Ucadaas noo sheeg qayr allaha ku siiyee

  • @kadogopoi9463
    @kadogopoi9463 Год назад

    Qof Ath jeceshahay hatho kataggo seethe bath kusoceshan karta shegow mashkiladass Ba jirto

  • @baabazyoung5663
    @baabazyoung5663 Год назад +1

    Mashallah

  • @anisa577
    @anisa577 Год назад

    Asc sheekh wan ku salay qeer alah kusiyo ee so Al an rabey in ku weydiyo o ah cudur oo indha iyo qoorta iyo garabka 1 dhina ku dhoco oo indhaha isku qaba nayay. o said ah.qortana wuu qaloocina weliba maxa uroon o dawo u ah somali shimbiro in e dhahan u malina

  • @BkBool-p9g
    @BkBool-p9g 9 месяцев назад

    6.sano

  • @sacidofarah3842
    @sacidofarah3842 Год назад

    Sax waa arin wanaagsan

  • @sagalxasan1308
    @sagalxasan1308 Год назад

    Wcs sheekheena

  • @fadumofarah8370
    @fadumofarah8370 Год назад

    Shugran badbaado

  • @hawoapdikani5797
    @hawoapdikani5797 Год назад

    Woow

  • @qaaliofficialtube3502
    @qaaliofficialtube3502 Год назад

    Mahadsanid

  • @MunaXuseen-q2z
    @MunaXuseen-q2z Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wlllky alle haku xafido

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Год назад

    Wcs walalkey Masha Allhhh walalkey 👍💖

  • @FaadumoCali-yu3mt
    @FaadumoCali-yu3mt 9 месяцев назад

    Wll shugrn

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Год назад

    Waa sax

  • @qaaliofficialtube3502
    @qaaliofficialtube3502 Год назад

    Jasaaakallaaah

  • @marianmohamed968
    @marianmohamed968 Год назад

    Yaay ka aargusanin hawaalee noockata oo sacadaas qalbiga kaasoogalo seeytahay uhawaar

  • @MumtasCabdi-h6v
    @MumtasCabdi-h6v 3 месяца назад

    Lkn wlhi zid u jeclhy hadane izma daren siiyo sidi ann waligen wax na dhexmariin izka dhiga 😢

  • @papatyababa7226
    @papatyababa7226 Год назад +1

    😭😭😭😭😭😭

  • @qaaliofficialtube3502
    @qaaliofficialtube3502 Год назад

    Sheeekh

  • @katrajama8077
    @katrajama8077 Год назад +1

    Wuu ikhiyaaney runtii balantii wuigabaxay 😢 sorry qalbigayga

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Год назад

    SHEEKH BALAAYAA LA DHAHAA KAN CBBDA SHEEKHOODA WAYE ANIGASE KUMA JIRO BERI SUN CABA HADOW IDIN DHAHO CABAHEE GRUOP WAAW AATIHIINE

  • @Haawa-l6h
    @Haawa-l6h 4 месяца назад +1

    Ani dhiibka ku hayo isma lihi naag kala ku nool intuu ka hadlo shiikhan wa waxa I haysta mawduuc kasta u ka hadlo way I haysa hada muso sanada laysma qabo laymana furin 😢 xataa caruurta ana laygu xumeya mobilka laygama qabto sms laygama jawabo wicidada badan hayso wicin bu oran marku iga qabto ana ileen ani iyo ilmihi masuul bu naga yahy marku Ilma iga buko an waco Wu i canana igamana qabto sarirta korkeedu nagaha kula shekaysta waxa inakada kada dhoho shukaan siga kugu cusub miyaa tan iyo Xawo iyo aadn bu jiray fc naago so dhigan asago faranti u xiraya naag ano uur leh o 8 bila Marka waydiyy Wu i canantay maxa ka galay sonkorta I dhacday

    • @ducowaalid649
      @ducowaalid649 Месяц назад

      😢😢😢😢😢😢 sorry abyo mkula hadli karaa wll😢

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 7 месяцев назад

    Your so right ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Год назад

    SHEEKHAAN AHAY WAA KAA DIIDAY ALLE CAFOYA OW DHAHAY LAKIN ADIGA WABA KU FAHMAY SHEEKH MASLAXAA TAHAYE SHEEKH DIIMEED MAAHID KAWARAN WAXOW NOO SHEEGAAYO MARNA BASAL DABADA HALEESKA GALSHO WAR NAGA TAG CASHAR BEELE DADKAABA ISKU DIREEHE WAR ADIGA NAAG KALE NASIIBSO AYADANA ALAHA HADEEYO MA DHAHOO SHEEQ AARSAAYO WAAALSHABAB ARIGA DILAAYO HADOW XANAAQO HAYEEY KANAABA KADARANE

  • @MohamedismaelIsmaelmohamedTout
    @MohamedismaelIsmaelmohamedTout 11 месяцев назад +1

    Dit moi une famme qui a tronbe Sen mari

  • @CumarCato
    @CumarCato 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoSulayman-x7b
    @NimcoSulayman-x7b Год назад

    ❤❤❤❤