CHALLENGE GII UGU QOSOL KA BADNAA FADUMINA BABAJEEY WIILO😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 389

  • @heemahsn2432
    @heemahsn2432 3 года назад +45

    kkkkkkkk ar baaba waa gacan gali wixii dad rafaadisid iid lugta waa laabmee mii funny faadumiina ❤️

  • @mohamedelneny3968
    @mohamedelneny3968 3 года назад +30

    Lugta malaap mee Faadumiina she is funny🤣

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 2 года назад +2

    Markii arooska gasha sidee kudheeshi. Tangada. Kulahaa. Fadumiina. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😘😘❣️❣️❣️❣️😂😂😂😂😂

  • @aroyanovic5769
    @aroyanovic5769 3 года назад +6

    Faadumina 😂🔥♥️❣️💯🙏 full respect mom ❤️

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 года назад +4

    WIILO : Refereeee
    BABAJEY : Goalkeeper
    FADMIINI : LEO MESSI
    wiilo waa gabar qalbi wanaagsan oo qosol badan niyohow kadaa qalbi jabka iyo hadalka xanafta leh eed ku rido sidaa u joogto

  • @user-jl4iz8uc6f
    @user-jl4iz8uc6f 3 года назад +47

    Wiilo qosolkeeda waa duni kale walhi m.A ❤️😘😅😅

  • @asiyasaleban6052
    @asiyasaleban6052 2 года назад +2

    😂😂😂😂😂😂anuuu wiiilo qosolkeeeda ku haystaaaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😩😩😩i love my bea gril

  • @saidomar2608
    @saidomar2608 3 года назад +10

    فليضحكو قليلا واليبكو كثيراً😭😢😭

  • @bossladyilwaad182
    @bossladyilwaad182 3 года назад +23

    Lugtaa waa laabmee miyaa 😂😂😂😂😂

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 3 года назад +2

    Wiilo abayo mcnteydii iska qosol free waxan dawaday video gaga ad leedahay dadka ii dawada iso cayey abayo dantada ka raac ilahay wa arkaya qofkii ku cayo 🥰💕❤🤩👍 keep going

  • @fahiimaiskufilan9105
    @fahiimaiskufilan9105 3 года назад +36

    Faadumiina best comedian wllhi m a ❤😂😂

  • @caashom624
    @caashom624 3 года назад +1

    Qosolka gaabi abaa wiilo oo yareey waa badisee bidmilaah

  • @zah8847
    @zah8847 3 года назад +17

    Fadumina marlabad sofadhisiya❤❤❤❤❤

  • @boqoratainaabdulahimaxamuu3824
    @boqoratainaabdulahimaxamuu3824 3 года назад +2

    inta raje neysa shahdi io fadimino inta ila sugeysa 💋♥️🥰 wiilo nasharaf shadiyo noo soqawo

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 года назад +2

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏

  • @caraayecaadil8693
    @caraayecaadil8693 2 месяца назад

    Faadumiina marlawaad soo celiya tageero fadumiino like Sar ❤❤❤❤❤

  • @abukarbaaley4364
    @abukarbaaley4364 3 года назад +10

    I'm proud of you..... Qurux badan walashey ❤❤✌

  • @queensucaad4743
    @queensucaad4743 3 года назад +2

    Qosokla wiilo basa uso galaa channelkiina baba iyo wiilo allah idin xafido

  • @ciisemuhumad4502
    @ciisemuhumad4502 3 года назад +7

    Wiloo wllo waxatahy qoslkiyo qof ah😍😂😂😂😂😂😜

  • @muscabyaasir2897
    @muscabyaasir2897 3 года назад +20

    Kkkkkkkkkķkkk inta qososhayey ismuujiya🤣🤣🙏

    • @aaminamuhumed5120
      @aaminamuhumed5120 Год назад

      Retreated and 55dfyytddfyadyfuzzoo were going the kdto

  • @cabdiraxmaansh-maxamuud9895
    @cabdiraxmaansh-maxamuud9895 3 года назад +4

    ʟᴜɢᴛᴀ ᴡᴀᴀ ʟᴀʙᴍᴇ ᴍɪʏᴀ ᴀᴅɴᴀ😂ғᴀᴅᴜᴍɪɴᴀ ᴜᴍᴅᴇɴᴀ ᴍʜᴀ ᴡʟʟʜɪ😁😁

  • @Mxedomar
    @Mxedomar 3 года назад +2

    Wiilo qosol kaaga nacay bis milah is tartiibibo

  • @ikraanhussein1925
    @ikraanhussein1925 3 года назад +2

    waaa iga dardaaran Qosolkaan yareeey

  • @salemaansalee9411
    @salemaansalee9411 3 года назад +1

    Wiilo wax yar xishood iska jiri qosolka iska yareey kuma fiicna iyo gacmaha markuu wiil kula fadhiya gacmaha kahadashaa dadka ku dhahayo qosolkaga jaclahay wa bentooda qosolkan iska yarey walal

  • @mumtazonlinemarka919
    @mumtazonlinemarka919 3 года назад +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 saaan u qoosaley wa ilmey wlhi ar fadiiima ika qabta lugta wa labmeysa yaaaah

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 3 года назад +1

    Wiiloy qosolkan iskadhaf gabar ayaa tahy subxnnlh codkaga dheeraaa

  • @fatawatey1814
    @fatawatey1814 2 года назад +1

    Wiilo qeybta qosol mey qabilsanthy iya 😂😂😂😂😂😂😂

  • @daacad5731
    @daacad5731 3 года назад +3

    Faadumiina lugtaa waa laabmee idna kulahaa 😂😂😂

  • @sadkafarahjama3050
    @sadkafarahjama3050 3 года назад +1

    Babajey io wiilo wlhi best Comedian aya tihiin wlhi

  • @hikmaali8664
    @hikmaali8664 3 года назад +3

    Masha alh washidntihin qolka adunka fadumini shctaradeda wanjeclahy

  • @alliyaabshir5446
    @alliyaabshir5446 3 года назад +1

    wiilo uf qosolkaan.iska.dhaaaf gabara tahee walba tartiibso

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 3 года назад +5

    Lugtaaaa wataagmee beee kkkkkkkkk istafuralulaah love you guys wiilo qosolwanaag

  • @rahmamohamed8602
    @rahmamohamed8602 3 года назад +1

    Waan ku taagera lkn wll qosol kga hoos udhig inan ba tahy

  • @warishassan4599
    @warishassan4599 3 года назад +1

    FAADUMIINA UMADEENA MAAHAN🤣🤣🤣🤣 BANTALOOLA LA'AAN MABA SOCDO 🙈🙈🙈🙈

  • @ugaasadii
    @ugaasadii 3 года назад +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 lugtaan wee labme miyaa iyadaneh😂

  • @farxiyocali6098
    @farxiyocali6098 3 года назад +1

    Istaqfurulaha hhhh luk taada weey laabmee miyaa kulahaa fadumiina io baaba jeey io wiilo wn idin wata 🥰

  • @miaali3353
    @miaali3353 3 года назад +2

    Fadumina wallhi waa qosolki oo qofa 🤣🤣❤🥰

  • @epow_adde1
    @epow_adde1 3 года назад +4

    Nagtan. Qosol Xumaa 😂😂

  • @AliMohamed-ff6gi
    @AliMohamed-ff6gi 3 года назад +3

    Wiila wan salamay
    walashey qosal badanidaa ma daashid miyaa?

  • @xamdicalixamdicali573
    @xamdicalixamdicali573 3 года назад +1

    Wiilo ilahey mataqan qosolkan naga daa 1 sinkin kadib waa qosle xita wax an lagu qoslin 😂😂😂😂😂😂

  • @justnana3541
    @justnana3541 3 года назад +3

    Wiilo vlog xamar noo badi 😍 iyo shaadiyo soo qabo xita

  • @kamaalahmedabdi635
    @kamaalahmedabdi635 3 года назад +2

    Waan ku salaamey faadumiina like saara

  • @akarimpro
    @akarimpro 3 года назад +3

    Masha allah waxaa ilowaysaa qof dhinacaga fidhiyo .saan u qoslay cawada

  • @ibrahimyusuf760
    @ibrahimyusuf760 3 года назад

    Wiilo waan kujeclahay ii soo jawaab quraxey qusulkada waaba kuheystaa

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 3 года назад +4

    Lugtaa waa Laabne miyaa😂😂😂😂😂

  • @najiibabtidoon7396
    @najiibabtidoon7396 3 года назад +1

    M.a wiilo farxad kunolow inte Nololi kuqoran tahay wllshy

  • @abaazmohamed1544
    @abaazmohamed1544 3 года назад

    Lugtaan waa laabmee iida miyaa Fadumina umad Ma ahan Wlhi🤣

  • @user-sf8po8bc7f
    @user-sf8po8bc7f 8 месяцев назад

    Baabajeey faadumiini majoogtaa aad ayaan ujeclahay

  • @ramlaahmed1980
    @ramlaahmed1980 3 года назад +3

    Faadumina iyo baab jeey wa is hayaan wlhi love you wlhi bshala kina💝😂💋

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 3 года назад +3

    Wiilo shaf milatiri qosalkan beenta kugu nacay ee naga dhaaf please😁😡

  • @okbolabty6406
    @okbolabty6406 3 года назад +2

    Kkkkkkk lugtaan waa laabmeey iitna miyaaa
    Kkkkkk tannaa laabmee ma is leeheeyn bee so funny i like this game

  • @alphaboss1773
    @alphaboss1773 3 года назад +2

    Wiilo maxa no cidlese abayo adi iyo baab jey la antiina abar 🥰🥰

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 3 года назад +1

    War gabadha 10000 gaadhsiya somaliyay

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 года назад +5

    Masha allaha keep going wallahey kkkkkk so funny walhi kilyaha ifuray walhi walkey

  • @libanahmed3575
    @libanahmed3575 3 года назад

    Gabartaan qosolkeeda looba fiirsan Karin walahi.Fadlan qosolka yaree ee iska socdo😚

  • @aishocabdikarin6238
    @aishocabdikarin6238 3 года назад +9

    Fadumina funy waa 😂😂

  • @maxamedfarax8042
    @maxamedfarax8042 3 года назад

    Naagtan dadki dhalay away wllhi waxa ugu ayan xuun dadka carabka dheer oo raga ajanibta ka aah ka xiishonen qosolka badane

  • @seenabcabdi5830
    @seenabcabdi5830 3 года назад +2

    walahi si Kal iyo lab uqoslay allh wiila wey IGA yabisay

  • @hassanoscarlyrics4792
    @hassanoscarlyrics4792 9 месяцев назад

    10:01 qalpigaa xnn maskiinta wax buu og yhy shekada wuu u badale ey ey dhale 😂😂😂😂

  • @filsanmaxamed588
    @filsanmaxamed588 3 года назад +3

    Fadumina iyo wiilo baabjey ❤🙏

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 3 года назад +11

    Masha alhaa

  • @yasminabdibulle4959
    @yasminabdibulle4959 3 года назад +3

    War naga amus qosol badanaa qofkan

  • @misshamdi1801
    @misshamdi1801 3 года назад +2

    😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂 qosol ikumaharin wllhi faadumina logtan way lamee Miya aaaa 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂

  • @waayotegay2895
    @waayotegay2895 3 года назад

    Wiilo abaay wlh waa caatowday baaba jeey feraa weyna sii ku dhahaye dhamad noqotay

  • @soulsista117
    @soulsista117 3 года назад

    Yaakheey RUclipsrs hakaa, ahaadaan dadkaan. ❤️❤️❤️😀😀😀😀

  • @najmanadar9453
    @najmanadar9453 3 года назад +1

    Manooli wlh lugtaa waa laabmey miyaa kulahaa😂😂😂baaba jey cawda waala hely wlh😂😂

  • @alihashiyare8368
    @alihashiyare8368 3 года назад +1

    Wiilo Riwayad Soo Sameya Inte Fadumina idin la Jokto please 😢

  • @ibrahimabdi1737
    @ibrahimabdi1737 3 года назад

    Faadumiina waaku gashay lugta waa laabmeysaaa cmlee taagantahay

  • @yartasanadka2870
    @yartasanadka2870 3 года назад +2

    Wax kale fadumiina waali hooyadeed wlhi

  • @Kiiney2883
    @Kiiney2883 3 года назад

    Wlhi halahaas lugtaa waa laabme ay dheheeyso meeqa Mar kuso ceshtey manoli wlhi waafuurey🤣🤣🤣🤣🤣 ar faadumiinaaaa

  • @dheeman____qalbi__kaaba1297
    @dheeman____qalbi__kaaba1297 3 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waan fuuray cwa lugtaan wey laamey iida miyaa 🤣🤣🤣 haddey dhimatay madow noqon leheed kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣 faadumiina umad ma ahan🤣🤣🤣🤣

  • @axlaambeautychannel3800
    @axlaambeautychannel3800 3 года назад +2

    Masha allah dad aan taageero guulaystaH

  • @azizakhan9565
    @azizakhan9565 3 года назад

    wiilo qosolkaaga dhan ayaan meesha usoo galayba kuwa kudhaliilaya wxn leenahay dadkii idhaliili jiray dhooshaan ucadeynayaa from dubai

  • @user-db4fi9se5z
    @user-db4fi9se5z 3 года назад +1

    Wiilo qosolka badan yareey abyo

  • @updyazizahmett7312
    @updyazizahmett7312 3 года назад +4

    100k coming soon wiilo ❤

  • @freshman6936
    @freshman6936 3 года назад +2

    Qosolka Wiilo Ayaa Igu Socdo Aniga😂😂

  • @rashkamedia5983
    @rashkamedia5983 3 года назад +3

    walashayda iyo walalkeyga qalbiga iyo gacmaha furan 👉 subscribe 👏

  • @sacido1721
    @sacido1721 3 года назад

    Maansha alaah Wiilo qosalkaaga ayaan ka helaa sister caadi ma.tahid waad iska faraxsan tahey maansha alaah

  • @moha5085
    @moha5085 3 года назад +4

    Wiilaa wax laga fiirsan karin ilmaha iyo xaaska wey kugu soo kacaayaan afka maro gisho

  • @aaminocabdullahi8109
    @aaminocabdullahi8109 3 года назад +7

    Masha Allah qosol maharin

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 года назад +7

    Www best videos and keep going willo

  • @IME0
    @IME0 9 месяцев назад

    Inta tiktok ku soo argtay hada farta taaga

  • @hodanfarah7503
    @hodanfarah7503 3 года назад

    Walaaley qosolkan tirada badan naga yarey walaaley

  • @hoodomuuse4545
    @hoodomuuse4545 3 года назад

    Wllhi wiilo waan iska jecelnahay qosolkeeda mansh allh from Canada 🇨🇦💝💘

  • @munobashiir1166
    @munobashiir1166 3 года назад +11

    Coming soon 100k Wiilo insh allh

  • @hassanoscarlyrics4792
    @hassanoscarlyrics4792 9 месяцев назад

    11:39 hdl kaas bal mx kaga baxay ey ey dhale baba jiis 😂😂

  • @najaxsuleiman5014
    @najaxsuleiman5014 3 года назад +1

    Wiilooy qosolkan aad iska keen kenaysid naga daaaaa

  • @msmyoungg6951
    @msmyoungg6951 3 года назад

    Wiilo qofkaa kaa maqnaaa waaa heshey wlh,, us malaaabmee kulahaa,, laabtoob miyaa ........#Fadumini👸🏽👸🏽👸🏽

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 3 года назад

    👈 Fadlan sodaawo routine keyga ansogaliyey

  • @zeynabmohamed1737
    @zeynabmohamed1737 3 года назад

    plz qosolka yareey abyo..gabara tahay..teda kale ajinabi kala tihin wilka gacmaha iska kala daya

  • @anbiyohussein4506
    @anbiyohussein4506 3 года назад

    Baba jeey cawa sifiican eey ukarbash tay fadumiina wiilo markale fadumina nosoceli

  • @fadumamohamed780
    @fadumamohamed780 3 года назад

    Qosolka iska yaree xooga abaayo too mach waaye

  • @mohamednuh6263
    @mohamednuh6263 3 года назад

    Wiilo in bdn Baaba jeey woo ku rafaad sady lkn cwa Fadumiina aya kga aarty oo rafaad saty 😂🤣

  • @amalabdirisakhussein8680
    @amalabdirisakhussein8680 3 года назад

    Wiilo qosolka iska yaree walashey ma wanaagsanee

  • @queenamal5046
    @queenamal5046 3 года назад +1

    Camirda marki lagaa arkayo dhafoor moordi u eg thy kulhaa kkkkkkkkkkk

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 3 года назад +5

    Wiilo qurux badan wan ku salamay

  • @dhcdgx8653
    @dhcdgx8653 8 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 lugtaa waa labmee miyaa idaa kkkkk

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 3 года назад

    Lugtaan waalaabmeee miyaa iiida😂😂😂😂😂😂

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 3 года назад +4

    Lugtaan waa laabmee iyadana miyaa😂😂

    • @xasancadde5581
      @xasancadde5581 3 года назад

      Ilahey unkisa wax haka shegin

    • @hodanizha6003
      @hodanizha6003 3 года назад

      Aniga waxba kama shegin balse iyadaa dhahoso

  • @sahrocadeey1970
    @sahrocadeey1970 9 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂😂qosol iguma harin