War Deg Deg Ah Xanuunka Cusub ee Faafaya Dunida Lagaga Dhawaaqay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #SubcribeHashi

Комментарии • 52

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED 28 дней назад +9

    Allah ha inagarabmariyo🤲

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 25 дней назад

    ilaaheeyoow inaga Badbaadi

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 27 дней назад +1

    Ilaahay hanaga nabad galiyo

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 27 дней назад

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil.

  • @yasinbarre3682
    @yasinbarre3682 27 дней назад

    Allaha naga badbaadiyo

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 28 дней назад +10

    Israel haku habsado idan Allah

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 25 дней назад

      Aammiin
      israaiil (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
      Dheh:Kooxda Gumeeystayaasha Sahnuuniyada
      israaiil= Cabdul-Laah= Adoonka ilaaheey.

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 28 дней назад +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET 27 дней назад

    Ilaahow somaaliya waad aragtaa

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1e 27 дней назад

    حسبنا الله و نعم الوكيل

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 28 дней назад +1

    Furuq markad araagtit warawow. Fara kaa dhuqwaye allah ha namutiyo

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 28 дней назад +2

    Ilaaheyow Israel ku rid uduradan la sheegayo

  • @XusseinCabdiduqow
    @XusseinCabdiduqow 26 дней назад

    Alla hanagabadbadiyo

  • @user-ot5rf7dk5o
    @user-ot5rf7dk5o 28 дней назад +5

    Mr xaashi maasha alaah aqbaarta cafimaad alaha na hayo calade 2

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 28 дней назад +3

    Illaahoow naga haay

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 27 дней назад

    waadmahadsantahay walal xaashi

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 28 дней назад +1

    Afrique bay rabaan in ay dadka kulaayaan

  • @jamaal2014
    @jamaal2014 27 дней назад

    Waa bus bus uun dee soomaha

  • @wwewokeup8917
    @wwewokeup8917 28 дней назад +1

    Cudurka daanyerta soo kama soo baxeynin qanisinta ayaa horeed isu soo baxay

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q 28 дней назад +1

    Reer galbeedka yagaa abuuraya xanuunada 100&100.
    Waa pharmaceutical company business talaal xanuunku kabuuxo intay siiyaan dadka ayaay rabaan xaqiiqdi. Inay laayaan dadka danyarta ah vayay rabaan si'ay uqaataan qayraadkooda wadamadooda kijira. Allah SWT balaayo nagu salidi maayo Beithnillah.

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 28 дней назад +1

    Monkey box ilaahay ha inaga ilaaliyo oo naga badbaadiyo

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 28 дней назад +3

    Allaha naga Badbaadiyo Cudurada Ha lista ah

  • @AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
    @AbdullaahiWadaadyare-qu6zx 28 дней назад +2

    😂😂😂dadka iskuda waa dad najasa

  • @csbdiksriincabdikariin8478
    @csbdiksriincabdikariin8478 28 дней назад +1

    Allh ha inaga bad baadiyo amiin

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 28 дней назад +2

    سبحان الله وقالو حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 28 дней назад +3

    Salaamaad minkuli aafaad

  • @CabdirashiidMuuse-l1n
    @CabdirashiidMuuse-l1n 28 дней назад +2

    Cudurkaan noociisa waxaan ku arkay caruurta aan dhalay lkn waxaan uhaystey cudurka layiraahdo busbuska ama isnadaamis jirkoo dhana waxaa kasoo baxay nabaro afka hore malax kuleh cuncun aad udararana leh alxamdulilaah qaarna waa bogsoodeen qaarna weli waa kujiraa waxaana deganahay magaalada gorowe

  • @saynabnuur6922
    @saynabnuur6922 27 дней назад

    Soomaali dayacan allaha na wada mootiyo

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 28 дней назад +1

    Bismilah raxmani raxiim allow naga Badbadi

  • @Umo580
    @Umo580 28 дней назад +2

    XASBUNALLAAH WANICMALLWALII

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 28 дней назад +3

    Inakastoo loo baahan yahay ka hor tag aad u wayn iyo qorshayaal waaweyn hadana somalidu warkaa ma hayso wax kalay ka doodaysa oo micne ugu fadhin,lkn ilaahay waxan ka baryayaa inu xanuunka naga hayo 🤲waata somalidu tidhaahda:(SIDAY U INDHO XUN TAHAY UMA ALLE LA'a)ilaahow naga hay ma hayno dawlad wax noo qabatee.

  • @user-mp8ly5gp5f
    @user-mp8ly5gp5f 28 дней назад +3

    Allha naga qabta

  • @jamaal2014
    @jamaal2014 27 дней назад

    Yaa xasuusta bus buskii xiligii uu ahaa

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 28 дней назад +1

    Caano feel iyo dhegayare la isku karitiyey ayaa soomaaliya la iskaga daaweeyn jirey corona virus.

  • @abdifitahaabdirahaman7576
    @abdifitahaabdirahaman7576 28 дней назад +1

    Allah naga bed-baadiyo

  • @user-ot5rf7dk5o
    @user-ot5rf7dk5o 28 дней назад +2

    Anpecs ilaahay hana hayo

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 28 дней назад +1

    ❤❤❤🎉😂😂😢😢😅😅
    Ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh Ee Daafaha caalmka ❤❤❤❤❤❤

  • @calixasan6688
    @calixasan6688 27 дней назад

    Somali waxey utaqanaa bus bus ✅️ wllhi wuxunyahay xitta xishodka wukaqadaa wayo adigo bananka socda kugukaco dharka dhan watureysaa yasir allaah

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p 26 дней назад

    Busbus miyaa ilàahey Umada Somaliyed ha mooyiyo umadaha kale😢

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 27 дней назад

    Kongo waxey noqotay meelaha virus ka lagu tijaabiyo اللهم نجنا من كل شر الوباء

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 27 дней назад

    Africa howga xanunada lagu tijabiyo miyey noqotey 😂
    Anigu busbusku horey buu igu dhacey

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 28 дней назад +1

    Laacibiintu maalintuu qarxay Corana. Ayey sheegeen. Corone kadib loo diyaar garoobo.saxariirkii. dadka ku dhacay. Dagaalkii kowaad iyo labaad. Anigu kolay. Waxaan maqlay in dadka Adunka 50% ay dhiman donan 2024 dhamadkiis iyo 2025 horaantiis.. alaha sahlo

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 22 дня назад

    ducada iyo seliga nebiga ka adag waxaas wax weyn ma aha somaaliyee sadaqada baxsada qur,aanka aqrista

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 28 дней назад +1

    Kogo daanyeerka bay cunaan

  • @MahadmaxamedCadhays-v1d
    @MahadmaxamedCadhays-v1d 28 дней назад +2

    Kkkkk hhhh reer.gabeed ahortag kulahaa talaal cudurka faafinaya bay wadaan maadaama ay sumcadoo aysumcadoodi luntay iska ilaaliya hadaydoonaan hawada hakubuufiyeen taasna quraankaa ka.adag

  • @user-mg5qt4jz1l
    @user-mg5qt4jz1l 28 дней назад +2

    Mdxwene Xasan sheekh maxanuud hakudhaco

  • @abdisoomaane3034
    @abdisoomaane3034 26 дней назад

    Gifis Bala dhaha cudurkn waxksto carfayo Wala iska ilaliya dabesha Loma baxo biyha Wala Isla ilaliya rer badiyha wey iska daweyn cirbad iyo kin lama cuno GED la isku dhido qicisa BA jiro lkin reer maglku mayqanin

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 28 дней назад +1

    Furuq markad araagtit warawow. Fara kaa dhuqwaye allah ha namutiyo