وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته warunta Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha nagu hanuniyo Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh dhamanten illahey idankiisa illaheyow dhamanten naxafid oo nawafaji Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh yaa Rabi yaa Allah
Wuu ku qaldan tahay in uu dadka keeno shaashada asad laftirkiisa waya Rag maahan waa faan waa in aad isaga dheeshay asxaankaagii wayaha iyo nolosha wax ka baro asad xajiyow waxaad ku faaneyso cidwalbaa baran kara taas ogow hada wey kaa hoosbaxday ha ulaaban
O wll marki kowbo u u furaye somu so galin wa maxay waxa qaldan wayo qof wlbo marku u furo share out u u sameynaye so logu saro subscribe mrk fikirka qaldan jojiya bisinke hadu marka hore kene wa maxay hada waxa haleynayo
ruclips.net/video/BPeojaka8Yw/видео.html
ASXAABTEEYDA KA FAAIDEESTA MUUQAALKAAN, IINA SHARE GAREEYA LIKE-TA IYO SUBSCRIBE-KANA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!
Wll layaal ilahey waxa jecshahiin anii siyo ku saliya nabigeena Muxamed scw scw scw scw 🥰😢
SCW SCW SCW
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Salaahu caleyhi wasalama scw salaahu caleyhi wasalama scw ❤❤❤❤
Scw.scw scw❤
صلى الله عليه وسلم ❤️ ❤️ ❤️
Laan dheere waxaa ah qofki Allahiisa raali geliyo oo uu Alle raali ka noqdo.
Mansha Allah ilahay ha u naxaristo hooyo mcn
Aamiin mahadsanid!
Asc waaku sallaamay wallaashey naciima adiga iyo familkaada quruxda badan maasha allaah naciimo abaayo aaqiro iyo aduun rabiyow noona xariiso dadkaan aaqiro moog waaye rabiyoo qaatumo qeer qabto allaah nasiiyo
Walaal qeerto mahadsanid waan ku salaameeynaa anagana aamiin qaatumo qeer macal IIYMAAN!
Asc wanku salamay naima ilahay haydin xifdiyo adiga iyo carrurtaada xajigaga
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
warunta Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha nagu hanuniyo Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh dhamanten illahey idankiisa illaheyow dhamanten naxafid oo nawafaji Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh yaa Rabi yaa Allah
Xayat ma weyna waa gabar aad uyar waxa lo isticmalay arrimo o eysan war uheynin Adna lagama waayo gomaar iyo challenge.
Xataa walashed Amira uma quurto iney hormar gaarto 😊
Hore waxa loo yidhi qofka socdaa salanta ayuu leeyahay ka fadhiyaana soo dhawaynta
Alahumabarik naima ilaahey ajar hakaasiiyo xaqa aad kahadashay ❤❤❤❤
Asc
Amin ya Allah 🤲 🙏
aamiin yaa Allah thanks sister ❤❤❤❤
ManshaAllah mcnto ❤❤
MASHA AALLAH WLLSHE
Xayaad way fududahay tartiib ha u soco
Masha Allah waa sax anagaba wan joogna
Thank you sister God bless ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa run martida waa la soo dhaweeyaa adigoon ku daneysaneynin adigoo xeerinaya somalinida walaaltinimada
AALLAHU AAMIIN WLLSHE
Subxanalh ninku been badanaaa laguqaad war ilaheyka baq badadkaas dagaalka dhexeyo malehe😮
Asad hagio Wuu Ku Saxanyahay Inuu Soo Bandhigo Dhalinyarada RUclips-ka U Furay Si Loogu Daydo❤
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
AALLAHU AKBAR
aamiin
Subxanallah adna xaraash muu u hayaa
Maybe he did for motivation purposes others to do the same
Kan islaamaha ayuu laquutaa
Dadkan isma dagalsana e ninkasto dantisa u racday bari ayago isla jogo ala arka
Amiin ❤❤❤❤❤
Ani waxan la yaabe meshas ninki tago asad qasab miya inuu so dhaweyo inu gurigisa tago somaliyey wilkas halaga dhamado maskinka asaga curiyan eh ruuxi dhaqaaqabo inu daba socdo ma,aha qofka iqtiyaar asaga leh wax yar haduu dhaco asagaa dusha laga saaraa
Xayaad meeshay rabtay tagey meeshay rabin ma tageyso dhibmalahan.
Fikradisa qaldan ayudadka lawdagay koley xayat rermaleyziya sifican aye usodhaweyen
Shariif.masajidka ka daa ciyaarta saxiib
Soomlida qaarkood are mentally ill waaye. Ilaahay hasoo hanuuniyo ninkaan.
Ani hada waxey haleysay xayati maujeedi qof walba weylaqosleysaa mideeda kale nasrada ninkeedaa lasocdy maahan
Aaaaaaaaaamiiiiiin, allaahuma
Wax inlahubsada fiican
Xayat walaasheed AFGOYE DAGAN maba aadin 😢
Run taaa kuugu jecelahay naciimo asad dadkuu soocaan baxiyey waxaa fiican wuxuu sameeyey oobaramij ah inayba ka cararaan kana xi shoodaan xayaad waa gabar daacad iska ah laakiin adna way ba iga yaabisay bisinka yaab waaye
Shariif kulahaa asad iyo reer xaajiyo inay la soo hadasho ayay ahayd iyo cunto yay cunin waa yaab
waruntis mar hadaa tahay rux caanoo oo social media daneynaayo oo lacag ina kasameso rabtit asad ayaa uga ficnaa iney dankisa aado xita youtube kor buu uga kici lahaa adna iyo ayako moogy iyada waxbo kamafaideyso magac iyo samen asad dhankisuu jiraa hadan lais xaqireyn
Scw scw scw ❤❤❤scw scw ❤❤❤
ninkan waynee war iyo maalaa yacni uunbuu ka sheekeeyaa maxaa ka qaldan
Dukaamleey iyo youtupeleey cadaw iskuyihiin meesha ka baeiiseeyo haso gelin cml
Ragi masida Bay kudabeyeen War inay duban iyo xan
Nasro abtidoon naag hotel dagtay beey aheed cid dulsaar ku ma dul noqon xayaat waa loo talinaa iyadala dagtay amiira 😂
Somali maa yaa waaye dhahdo iga fur meqo saac ku garacaayi laga hor keena😂😂😂
Naima tiktok cinwaan maku lahan ha iiga harto
Aaaaaaaamiiiiiiiin
SCW
Nin kan sandad ka uja ifeya
Wuu ku qaldan tahay in uu dadka keeno shaashada asad laftirkiisa waya Rag maahan waa faan waa in aad isaga dheeshay asxaankaagii wayaha iyo nolosha wax ka baro asad xajiyow waxaad ku faaneyso cidwalbaa baran kara taas ogow hada wey kaa hoosbaxday ha ulaaban
O wll marki kowbo u u furaye somu so galin wa maxay waxa qaldan wayo qof wlbo marku u furo share out u u sameynaye so logu saro subscribe mrk fikirka qaldan jojiya bisinke hadu marka hore kene wa maxay hada waxa haleynayo
Amiiro io asad xita we is dagalen mia
Naciimo abayo sas hadhihin qof walbo meshan waxa keno shilin adna xitaa hadey koobiyeyso asad inu oga xumado aad buu oga qaldanyahay irsaaqada adno miyu quurawa kuyahay runta wanibcahay raga dumarka ximiyo asad wa xaasid xun adno iyo ciyalked wey so garab istagen iyo walashed amiira xitaa saxaaf ee abaal malaha nacaska xun uuf walahi adno aqon uma lihi isku rerna manihi lakiin xaqa jaclahay gabadhas waa halyey nool inta maleysiya jogto asadna waa quurawaa xun
Isuguba cadaanka kasoo daawado markaas buu sameeyaa soo copy mahan
@ sax waruntaa kawaran taas hadii loga maserayo adno walee wayab
Wcs wrb
AALLAHU AKBAR
AALLAHU AKBAR