😂😂😂😂😂😂waa caadi dee hidahooda bay dib ugu laabteen sax dameer dal ma xukumi karo dhurwaa dabaq kuma 😂😂😂Hoya karo ileyn waa duur joogee 😂😂😂😂😂😂😂heestani waa top 2025 😂😂😂😂😂
Inta umadaha aduunku muslin iyo gaal dhisanayaan wadamadoooda in ay cirka dagaan ku hawlan soomaali hadaan nahay wadankeenii waa duminay qaxooti yaan u hayaanay tahriib qaxootinimo .markaasaana qabyaalad iyo is dil isugu soo fadhiisanay waxaasina waa cuqubada wadankeenii hooyo iyo calankeenii buluuga aa karinay ilaahay hay noo gar gaaro
Talada aad bixisay waa muhiim Zakiyow. Inkastoo aan mar mar ku dhaliilo will yar oo qalbi furan baa tahay. Qabiilo ka mid ah beesha Hawiye in colaad caruur la baro looma baahna
WAAKAN U SAARA FROM ZAKI U QORA 🙏 👉 ruclips.net/video/aE9-uFp1uCc/видео.htmlsi=9AN-Iyk4H7pBG2ys
From zaki
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
Maanshallah waa labada fanaan waa ku haystaa I'm from murusade 🎉
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂
Saki eddo waanku salaamaya.
Aniga somaalidan wanka daalay laakin
1.CODSI:wataa
Nuunaha qoslaaya ku qoslaa M..a marwalbo qosol loo baahdo NUUNAHAAN NOSO DHIG ❤
❤zaki❤yarisow❤🎉❤🎉❤🎉❤
😂😂😂😂😂😂waa caadi dee hidahooda bay dib ugu laabteen sax dameer dal ma xukumi karo dhurwaa dabaq kuma 😂😂😂Hoya karo ileyn waa duur joogee 😂😂😂😂😂😂😂heestani waa top 2025 😂😂😂😂😂
Thnks
Dagaal maahane wax kale maleh,Aduunyadii tagtay Badiiini la qaatey, Wali dagaalad ku jirtiin😢
Zaki iska waran👍
Masha allah
Wardhalinyaro waxa aan fiinan oo aad bubunineysaan koojiya oo ilaahay kacabsada dhalinyarda soshalmidiyajoogta haka qayab qadanina in aad bubunisan dadka qaligayar waxay sogidbinayan butland 🤚🤚🤚🤚🤚🤚🇸🇱
War qabyalada iska dhiga badina iyo dalkina u halgama 🎉
Inta umadaha aduunku muslin iyo gaal dhisanayaan wadamadoooda in ay cirka dagaan ku hawlan soomaali hadaan nahay wadankeenii waa duminay qaxooti yaan u hayaanay tahriib qaxootinimo .markaasaana qabyaalad iyo is dil isugu soo fadhiisanay waxaasina waa cuqubada wadankeenii hooyo iyo calankeenii buluuga aa karinay ilaahay hay noo gar gaaro
Aamiin
Asc zaki murusade iyo abgaal waa dadka xamar lagu dagan yahay.
La antood xamar cusbo malleh
Abgaal iyo murusade waa walaalo weryaada edeb yaasha . Ceeb malaha murusade iyo abgaal waa dad walaalo. Gabadha Habergidir
War dalkaan dalkaan dhalinyaroy utashta waxba dameer iyo waraabe idinkama galine idinkuna qosol baad ka hadleysaan ceelna idiinma qodna cidna idiinma maqna kaca oo hubka qaata qabyaaladana god dheer ku rida isna saamaxa halgan iyo jihaad dheerna naf iyo maal gabar iyo wiil udiyaar garooba hadii kale gumeysi udiyaar garooba oo khiyaaliga iska dhaafoo kabadii lagu saari lahaa sii samayso ogowna siyaasigaagu inuu ku iibsaday magaca soomaalina uu noqondoono wax laga xishoodo
Talada aad bixisay waa muhiim Zakiyow. Inkastoo aan mar mar ku dhaliilo will yar oo qalbi furan baa tahay. Qabiilo ka mid ah beesha Hawiye in colaad caruur la baro looma baahna
Waa kaftan aan xumaan lahayn kkkkkkkkkkkkk
Walaalchanelkayga
🆎🦁👑🫡
Linking isoo saar
😂😂
Kkkkkkk
Hawiya xamar dega waxa ugu fiican oo tariikh wanaagsan leh waa #MURSADEE Allah haa cizeeye.
Hada ayaa arkeeysa xasan sheikh waa kii bada iyo barigaa somaliyaa 20million oo dollar siistay marka abgaal wax taariikh ma leh. Haala is dhaafiyo