لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين يارب أني مسني الضر وانت ارحم الراحمين رب لا تذرني فردا وانت خير الوارثين حسبنا الله ونعم الوكيل وأفوض أمري إلى الله ،إن الله بصير بالعباد
Ilaahey waxa uga baryaa dhaman muslimiinta in baryada iyo Sadaqada ka aqbalo gaar ahaan gabadha yar ikhlaas waa saqiiradas sadaqada alaha xanuunka uga dul qaado
Sheekh ILAAHAY darti igu soo ducee waan yara jucjucsan'nahay neefta aya i yara qabata deyn fara badana waa la igu leeyahay markastana arzaaq haddaan helo si dakhso ah ayey iga dhamaata cidhidhi ayan dareema walaalo i soo ducee walaasha oo kale ayan ahay Jizaa'ika'ALAAH kheyr wa Jizaa'a
Shikhow I fasir waxan ku riyoday ayado farjigayga ka so jidayo wax markaas waxay noqdeen wixii karoto wayn miisanka jikadan saaray wuxu noqday bahal foolxumo badan o indho leh makankana wa ka xanuunsana
Asc shiikhow ilahaan kugu dhariyee iso fasir xaley waxan ku riyodey ano joga mel qurxan o tusbax qorta igu jiro rasuulka ku salinaayo shiikhow iso fasi riyadaan aad ayaan u walwal sanahay🙏🙏🙏🙏
1)Asc macalin riimi waxaan ku riyooday anoo salad xirtay oo ku sujuudaya masjidka Kuna taagan xaafada (xaafada iyo gurahana wey isku furanyihiin) 2) sidoo kale waxaan manaam ku arkay gabar aan aqaano oo ii diibeysa boorso ayadoo masjid ku dexjirta oo kursi ku faditha aniguna aan taaganahay dhaaqada
Asc shiiqoo Allah ha barakeeyee waaxaan rabaa in aad ii fasirto riyadaan waxaan ku riyooday anigoo aaday dugsi quraan aan yaaraan nimadeyda aan dhigan jiray

جزاك الله خيرا
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
يارب أني مسني الضر وانت ارحم الراحمين
رب لا تذرني فردا وانت خير الوارثين
حسبنا الله ونعم الوكيل
وأفوض أمري إلى الله ،إن الله بصير بالعباد
Mahadsanid walaal qaali
@@SheekhRiimiChannel عفوا
Jasaka Allah kheyre wll qli
Ma shaa all
Aaah
الهم اءمين
Allahuma Sali alla Muhammad
جزاك الله خير يا شيخ الله يسعدك
allah ha ku barakeeyo sheekh. khaire badan allaha ku siyo sida aad ducoyiin badan no bartay.
Alle ha caafiyo gabadha yar cafimaad aadan ku fasahadin alle ku siiyo habaryar Insha alla Alahayow Amiiiiiiiiiiiin
Illahey xaqa hana waafajiyo insha Allah Allaahuma Aamiin Yaa Rabi 🤲🤲
Masha Allah jasaaka laahu sh riimi
Jizakalahu kharina sheekha Allah ha ku barakeyo
Jazaakalaahu khayran
Shiiq Alle haku xafido qof kastaa oo dhib heesto Alle ha u sahLo insha Allaah
ALLAAH cafimad dagdaga hasiyo insha ALLAAH amiin
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo
Jazaakallah khayr sheikh thanks masha Allah Ayadahaan anigaakuliibaanay masha Allah
Maa shaa Allah jzkallahu kheyru sheikh rimmi
وَفِيكَ بَارَكَاللَّهُ❤🕋♥️🌜☝️🤲
And may Allah bless you.❤🕋♥️🌜☝️🤲
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا يا شيخ ريمي
Jazakallahu kheyran
Ilaahey waxa uga baryaa dhaman muslimiinta in baryada iyo Sadaqada ka aqbalo gaar ahaan gabadha yar ikhlaas waa saqiiradas sadaqada alaha xanuunka uga dul qaado
Jasaakallah sheikh
Iqlaas ilaahay ha caafiyo aamiin
Masha Allah jazakallaah qeyr sheq
Sheekh ILAAHAY darti igu soo ducee waan yara jucjucsan'nahay neefta aya i yara qabata deyn fara badana waa la igu leeyahay markastana arzaaq haddaan helo si dakhso ah ayey iga dhamaata cidhidhi ayan dareema walaalo i soo ducee walaasha oo kale ayan ahay
Jizaa'ika'ALAAH kheyr wa Jizaa'a
Alaha caafiyo iqlaas masha alaah sadaqday lasobacaday muradkeda alaha usoodadajiyo
Jazaaka laah sheq
Jazaakuma laahu qeyran sheikh Riimi
Jazakalah sheikh
Alle hau zahlo muraadyadooda oo idil 🙏🙏💯
Masha Allah shiikh qeyr Allah ku siiyo
Aaaaamin ale heyno gar garo
Shiikhaw isoduce muraad ayan leyahay inu ALLAAH isahlo xogana xanun ayan daremaya ALLAAH icafiyo wll idinkuna iduceya inu ALLAAH isahlo muradkayga gbdha yarns waxy jeceshahay ALLAAH hakusiyo insha ALLAAH amiin
ربي يشفيك ويسهل امرك
amiin
khayr allah hakusiiyo
Illahay cafimad cafimaad sareecana hasiiyo aamiin
Illahay haka abaal mariyo dadalka adnokashay khair Illahay hakusiyo MachaAllah
mashaAllah tabarakallah shukran sheikh
Asc walaalo jisaakalaah kheer ilaah hakuu barakeeyo cilmiga iyo caafimaad
Mansha allah
Maasha Allah shiikh Alla ha ku xifdiyo
Masha allah muradka ay jecel yihin allah siiyo❤❤
Masha allah sheekh kheyr allah kusiiyo hory u soco❤❤
Allah Wayne eeawooda xanuunka iyo caafimaadkaba ayanu ubaryaynaa ikhlaaz yara cafimad illahay ha siiyo aamiin aamiin aamiin
Wcs jasakallahu khayr
Waan kugu xiraney yaa sheekh hore usoco
Allah hausahalo muradkeda
Shikhow I fasir waxan ku riyoday ayado farjigayga ka so jidayo wax markaas waxay noqdeen wixii karoto wayn miisanka jikadan saaray wuxu noqday bahal foolxumo badan o indho leh makankana wa ka xanuunsana
Asc shiikhow ilahaan kugu dhariyee iso fasir xaley waxan ku riyodey ano joga mel qurxan o tusbax qorta igu jiro rasuulka ku salinaayo shiikhow iso fasi riyadaan aad ayaan u walwal sanahay🙏🙏🙏🙏
Welwel mise farxad
Walaaly aqbaar farxad ah niyeeso bal.
Tusbax+salliga rasuulka csw+meel aad u qurux badan
Amazing 💐
Mashaa allaah qofka ugu horeyan ahay
Mahadsanid
Asc sheikh illahey rali hakanaqdo mash Allah waxatahya qof inoo dadaley ee sheikh Qofkii iskudarsadey sedaxdii ugu xoreyse ee aad sheegtey na
Thanks
Jizakumullah khayra sh
Manshallh sheikh alle cilmiga hakuu siyaadiyo
Aamiin yaa rabi
Jazaaka LAAH
Asc sh ale hakubrakeeyo
Aaamiiin
Sheikh aniga xanuunsan duco fadlan jazakum allah
Mansha Allah jasaakallah
Waad mahad San tahay
Kheer alaaha kusiiyo
Sunday doco yinka caafimaadka.
Masha allah ilahey hakaa abaal mariyo
Masha allaah
Maasha allah
Ellahay hacaafiyo gabadhaas yar
Asc sheekh waxaan kaa codsanayaa inaad ii sheegto suurada ay ku jirto ayaada aad tidhi xanuunka ayaa lagaaga qaadayo 🙏
@@user-ps5es4nd5d mahad sanid wll jasaakallah
ACWW sh Riimi walee waa yaab Aduunkii maanta umadii dulmigooida waa batee dhabtii noo sheeg baarakalaah cunri dheer iyo caafimaad Ale ha idin siiyo Adiga iyo Qiysjada iyo Ehelkaaga iyo axsaabtaada àamiin Alaah VIP thanks lot and good night and good bye dear NB Dro Mogadisho Soomalia maaasha Alaah dear waxàa kaa codsan Afarta Qalaaqil micnageeda ii qeex xaga af. Soomalia si àan u garto dear VIP
Scw maasha allaah sheeq jazaakumulaah waxwetn ayaad no faaideesay alaha ka abaal mariyo
1)Asc macalin riimi waxaan ku riyooday anoo salad xirtay oo ku sujuudaya masjidka Kuna taagan xaafada (xaafada iyo gurahana wey isku furanyihiin)
2) sidoo kale waxaan manaam ku arkay gabar aan aqaano oo ii diibeysa boorso ayadoo masjid ku dexjirta oo kursi ku faditha aniguna aan taaganahay dhaaqada
Asc shiikh qeyr allaha ku siiyee .shiikh waxaan ku riyooday hooyadeey oo garbasaar gaduudan isiineyso hadiyo .tan 2 labaad naagbaa hadiyo badan isiisay ii fasir shiikh
Asc shiiqoo Allah ha barakeeyee waaxaan rabaa in aad ii fasirto riyadaan waxaan ku riyooday anigoo aaday dugsi quraan aan yaaraan nimadeyda aan dhigan jiray
Riimi sixiroole xalay waxay ahayd dulxij waxii aad sameysay adigaba waa ogtshay ilaaheeyna waaa ogyahay waana kuu qoratahay maalinta caadilka maxkamaddisa lagu saari ma dheera adkeyso maalintaas Rimi riyo fasira ilaah ayaan wali I ii ah iyo xaskim caadil ah oo xagdaradii Iyo xumaantii aad igu sameysay waa lagaa goynaa ee ha is dayin inaad ila Soo xiriirtid
Bisinka muxuu kugu sameyay abyo shiikhu
Shikhow waan xanuunsanhy ila afar sno xanunsana isoduceya wll lahayow ducada igu .soronada ale haydin fududeyo muradada aadledihiin
Allah ha cafiyo amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Whtsp maledahay sheikh
Ajar allah kasiiyo
Alah caafiyo inta xanunasan
maaha allaah
Asc sheq iso fasri immadan ayaa kusoo wayydiya please waxa kiriyody anigoo ukun urban oo laigu tilmamayo sarirtey lkn riyada ad bey udhert lkn waa so gabiysy
Amiin Amiin Amiin Amiin Allaha cafiyo gaadha yaar
Ilahow sii gabadha waxay rabto cafina yard alah
Asc sheeqa an isku wada duceyno
Asc sh.riyada libaxa lagu riyodo iga waran Mar ano eryanaya ayan ku riyoday marna isago i eryanaya
Alle haguxafido melkasdi
Sheikh riyadayda wa wax ka so bsxaya farjigayga o karot u ekaay hadana bahal noqday
Asc sheikh xld kwrm marabadan ana gabaryay numberka sheikh plz
Tankys
Asc
Alle gasago wan kubaryaa telephanka isoter wan gubaryaa walo
Suall muhim ah ana guhayaa walo