Marabta Dantaada 100% inad Hesho aayadan 12 jeer Akhri wax waliba kuu imaan arimo ku Raali Galiya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 146

  • @ruweyda__ccasiis___9878
    @ruweyda__ccasiis___9878 3 года назад +55

    Wllhi xili an ciriiri iyo cules an daremayo aya alle ika so direy alaha aduun iyo aqirapa ku naxaristo 🤲

  • @amtaffirahs3790
    @amtaffirahs3790 3 года назад +88

    قل هَلْ تَرَبَّصُونَ بِنَآ إِلَّآ إِحْدَى ٱلْحُسْنَيَيْنِ ۖ وَنَحْنُ نَتَرَبَّصُ بِكُمْ أَن يُصِيبَكُمُ ٱللَّهُ بِعَذَابٍۢ مِّنْ عِندِهِۦٓ أَوْ بِأَيْدِينَا ۖ فَتَرَبَّصُوٓاْ إِنَّا مَعَكُم مُّتَرَبِّصُونَ
    QUL HAL TARABASUUNA BINAA ILAAA IXDAA ALXUSNAYEYN WA NAXNU NATARABASU BIKUM AN YUSIIBAKUMULLAHU BI CADAABIN MIN CINDIHI AW BI AYDIINAAA FATARABASUU INAA MACAKUM MUTARABISUUN

  • @nimcoahmed641
    @nimcoahmed641 3 года назад +14

    😭😭Yaa waduud Dhamaan Muraadyadeena no rumee Yaa rabi ducooyinkeena naga aqbal adaa raxmne🤲🤲🤲

  • @cabdinasirabiikarnuur8266
    @cabdinasirabiikarnuur8266 3 года назад +7

    Maasha allah sheekh channelkaaga aad baan ula dhacay waxaana usabab ah channelkaaga inaan soo booqdo saaxiibkeyga qaaliga ah Abdirahman markaawi oo ibaray channelkaaga aad iyo aad baad umahadsantahay sheekh faaruuq nooloow

  • @cirfaanofficial9559
    @cirfaanofficial9559 3 года назад +8

    Asc wllayaal 40qof ducadooda waa aqbal ee isoo duceeya🤲 muraad ayan leeyahahay🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kuulowgalhareeri9019
    @kuulowgalhareeri9019 3 года назад +2

    Masha allah shiikh adaa umahad santahy sida aad khyrka iyo wanaga inoo xasuusisid oo ad nogu dhiri galisid in aan alle ku xirnaano thanks

  • @abukaromarmohamed2003
    @abukaromarmohamed2003 3 года назад +1

    Asc sheikh masha Allah
    Waxan codsanaya inad fataxada iso marto waxan aad u jeclahay inan xafidul quran balse quran ka na sifican uma aqan ee side ama qabke ku xifdin kara ama ku baran kara
    Jasa kumulaha hu qer. Insha Allah jawab sheikh Allaha ku xafido

  • @qurxiinaftada6928
    @qurxiinaftada6928 3 года назад +3

    Walahi xili an u bahna ban halkan so galay rabiyow i aqbal ducada

  • @xaajiibraahim7170
    @xaajiibraahim7170 2 года назад

    Jizakumullahu kheyr Ilaah Haku barakeeyo Sh.Badbaado

  • @umuabdirahman3441
    @umuabdirahman3441 3 года назад

    incha allh dhamaan inta muslim ah muraadkoda aaan macsi iyo tuugo aheyn allaha siiyo aniga isoo duceeya muraad ayaan leeyahaye

  • @haniibrahimhuseinrihaan4942
    @haniibrahimhuseinrihaan4942 3 года назад +2

    M.a sheik illhy dartiis ayn kuu jeclhy mr walpo qalbigyga holac kushidanyhy waad ii qaboojisa illhy qabriga hakuu nuuriyo

  • @raiizahassan2303
    @raiizahassan2303 3 года назад +1

    Jazakallah qeyr

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج

    جزاك الجنه يارب🙏♥♥

  • @zamzamgedi8297
    @zamzamgedi8297 3 года назад +2

    MashaAllah jazakumulaaho qeeran❤

  • @ijaabomahamed2284
    @ijaabomahamed2284 3 года назад +1

    Jasakallaau kheiran sheikh

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 3 года назад

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq

  • @Iseeishoot
    @Iseeishoot 3 года назад +4

    Mansha’allah allaha kubarakeeeyo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 года назад +4

    Asc walalhey soomaaliyeed chanalkeena soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍😍😍💞🙏

  • @abshiromaxamed7382
    @abshiromaxamed7382 3 года назад

    Sheeqoow ii soo ducey inan owlaad alaah ha i siiyo aamiin ayaa rabi

  • @dahraangeedi9123
    @dahraangeedi9123 3 года назад +2

    جزاك الله خير الجزا

  • @axmeddeeq4723
    @axmeddeeq4723 3 года назад +3

    Mash allah duco quraan lugu xifadis

  • @qayaadiina2394
    @qayaadiina2394 3 года назад +4

    Jasakallah sheikh badbaado 💯💯

  • @abdallaabdalla1943
    @abdallaabdalla1943 3 года назад +3

    ماشاالله جزاك الله خيرآ

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 3 года назад +1

    Ilaahay khayr haku siiyo wad noo faa’iidaysa

  • @sacidcali322
    @sacidcali322 3 года назад +2

    jazaaka laah sheekh

  • @hodanmohamedahmed6068
    @hodanmohamedahmed6068 3 года назад +1

    Asc sheekh jazaaka Allaah khayr waan African in shaa Allaah

  • @nasroxassan6864
    @nasroxassan6864 3 года назад +3

    Mashaallaah shugran shiiq

  • @caliganey7677
    @caliganey7677 3 года назад +2

    Masha Allah Sheikh badbaado Allaah haku xafido

  • @adnahusein2457
    @adnahusein2457 3 года назад +2

    جزاك الله الجنة الفردوس لاعلۍ

  • @almaz100
    @almaz100 3 года назад +1

    Masha allah

  • @ayaanbaale3056
    @ayaanbaale3056 3 года назад +5

    insha alaah ilaahay hanasiiyo waxaan jeclahay

  • @hanihassan6821
    @hanihassan6821 3 года назад

    Sheikh the is something I want to ask u waxan kuriyodey mas gaduud muxuna iga dawacey labo carur iagfadisey so I need to know what is that plz Badbaado channel

  • @samsammuhamed2241
    @samsammuhamed2241 2 года назад

    Alle khayr haku siyo shikhow

  • @salmaxuseyn378
    @salmaxuseyn378 3 года назад +2

    Mash allh ,Jazakallah

  • @bkstudio77
    @bkstudio77 3 года назад +1

    Masha Allah shiekh Allah ku barakeeyo

  • @abdijabaribrahim5462
    @abdijabaribrahim5462 3 года назад +6

    Waad mahadsantahay badbaado channel

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 3 года назад +1

    mashaa allaah allaha ku barakeeyo sheekh

  • @abdullah_Ahmed_Noor60
    @abdullah_Ahmed_Noor60 3 года назад +1

    *(SHEEKH CABDALLA KHEYR BADAN ALLAHA KUGU DEEQO*

  • @ruweyda__ccasiis___9878
    @ruweyda__ccasiis___9878 3 года назад +4

    Alaha ku xifdiyo 🤲

  • @ikraanhasanosman7458
    @ikraanhasanosman7458 3 года назад

    wlhi sheeq badbaado ilaahey swt ijanadiisa hakugu casuuumo

  • @abdilahihasan7415
    @abdilahihasan7415 3 года назад +3

    Qofkii ugu horeeyay allaha ku xifdiyo

  • @katraqali3132
    @katraqali3132 3 года назад +2

    Kheir Allah kusiiyo sheikhow

  • @sacdakayse1212
    @sacdakayse1212 3 года назад +1

    Shukran sheekh alle khayr haku siiyo

  • @malyuuncire5813
    @malyuuncire5813 2 года назад

    Yaa rabbii cariiriga dareemayo igasaar amiin

  • @fardowsoyuusuf7719
    @fardowsoyuusuf7719 3 года назад

    Jazaaka laah shiiq noo soo badi ducooyinkan

  • @saciidahappisaciidahappi4660
    @saciidahappisaciidahappi4660 3 года назад +2

    Mahad sanid amuuraha allaah xa inoo sahlo walalyaal iisoo duceeya hooyadeyda kaam igu jirtaa inoo allaah sharcigaas inoo fududeeyo yaa rabi amin amiin

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 3 года назад +1

    Asc Walaalkiis jezekullahi ilaahey ha ku xafido

  • @istahilhassan3638
    @istahilhassan3638 3 года назад

    Shiikhow horta aad baan kugu xirnaha, Illaahay khayr badan ha ku siiyo, su aal iiga soo jawaab fadlan, ma u akhrisan karaa dad cadow igu ah oo Muslim iyo gaalaba leh, oo mudo dheer I dhibayey.

  • @anabmohamud4832
    @anabmohamud4832 3 года назад +1

    sheikh aayada noosoo qor qeyr allah kusiiyee

  • @MYBROSKI190
    @MYBROSKI190 3 года назад

    Manshaa allaah jasaakumu laahu qayran

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 3 года назад +9

    Allaw ciriiriga igasaar🤲😭😭

    • @hodanabdi2863
      @hodanabdi2863 3 года назад

      Aaamiin abayo alle ulaawo istaqfar la imow iyo saliga nabiga scw insha allah wad kabaxeysa

  • @maxamedcabdikariin9990
    @maxamedcabdikariin9990 3 года назад +3

    Waad mahadsan tahay walaal

  • @badboyforever8894
    @badboyforever8894 3 года назад

    Video kastp aad soo dhigto kama tago alle haku xafido wll

  • @sailadoosman3119
    @sailadoosman3119 2 года назад

    Allaahu akubar

  • @umunashaad5341
    @umunashaad5341 3 года назад

    Masha allh qeyralle haku siyo sheekh

  • @dekafarah5809
    @dekafarah5809 3 года назад

    Jazaakallaah shiq

  • @ayaanabdiqalinle1376
    @ayaanabdiqalinle1376 3 года назад

    Masha

  • @namiishnalka9556
    @namiishnalka9556 3 года назад +3

    Horey usoco sheikh Allah hakubarakeye❤😍

  • @dcygrdghvmaanshala9355
    @dcygrdghvmaanshala9355 3 года назад

    Sheekh mahan sadi

  • @hamdasuleiman1190
    @hamdasuleiman1190 3 года назад

    jasaakulaa khayr sheekh

  • @xaruntalatalintadadkaiyoho3835
    @xaruntalatalintadadkaiyoho3835 2 года назад

    Jisaajalaah sh

  • @aragsanjamac4725
    @aragsanjamac4725 3 года назад +1

    Mansha allah ilahay haku xafido

  • @abdullahimire974
    @abdullahimire974 3 года назад +1

    asc .waxaan i heysta culus kala ah caafimad xaga indhaha iyo culeys xag deyn murugu igu heysa waan arkey ducada deynta majita ayad loo aqristo deynta ama caafimadka

    • @hamdihussein5231
      @hamdihussein5231 3 года назад +2

      Saliga Nabiga Scw Iyo Istiqfaarta Badi Wlh Waad Cafimaadaysaa Dayntana Way Kaa Gudmaysaa Gacantaada Saliga Nabiga Scw Ku Tuf Indhaha Marso Istiqfaartana Allah Ayaa Qur’aankiisa Ku Sheegay In Maal Lagu Helo Marka Maal Ayaa Ku Helaysaa Dedna Deenta Ayaa Iskaga Gudaysaa Insha’Allah 🤲

  • @abdirashiidmohamudissack7812
    @abdirashiidmohamudissack7812 3 года назад +1

    Asc sheekh ayaamahan waxaa media ku Soo kordhay aalad la yiraahdo TikTok wuxuu socon karaa 3 daqiiqo fadlan casharada ku biis gareey aaladaas plz plz plz

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 3 года назад

    Masha allah 🤲🤲💙💙

  • @ayannapretty4705
    @ayannapretty4705 3 года назад +2

    Mnshacallh hore usoco wllo

  • @samiirasaid1957
    @samiirasaid1957 3 года назад

    Mnsha allah shekh

  • @amiishalove9795
    @amiishalove9795 3 года назад +1

    Jasakallah sheekh

  • @aqoonsid12
    @aqoonsid12 3 года назад

    Mahadzanid zhekhena wanaga badnaa🙏🙏

  • @saciidomuudeey2535
    @saciidomuudeey2535 3 года назад

    شكرا لك يا اشيخ الله يحفظك ويحميك ويوفقك ويسهل كل شيء ويرعاك من كل سوء

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 3 года назад +1

    Subxaanahu watacaalaa waa xaqiiq

  • @user-ei1qd7yn2j
    @user-ei1qd7yn2j 3 года назад +2

    الله اكبر

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 года назад

    Mashaa Allah

  • @isabellaali7835
    @isabellaali7835 3 года назад

    Mashaa.allah

  • @axmedcabdulahicadawe3196
    @axmedcabdulahicadawe3196 3 года назад

    Masha alah

  • @kowsarabdiqadir6753
    @kowsarabdiqadir6753 2 года назад

    Ninba jeclhy block ayu isaray ane wan jeclhy plz icaawi mx sameya

  • @khaderjama2633
    @khaderjama2633 3 года назад

    Mashaa Allaah

  • @maxamedcabaaz6535
    @maxamedcabaaz6535 3 года назад +1

    In sha allaah

    • @ruweyda__ccasiis___9878
      @ruweyda__ccasiis___9878 3 года назад

      Jazakalah qeyr wllhi xili an ciriiri an daremayo ayad i fa ideysay alaha aduun iyo aqirapa ku naxaristo 🤲

  • @manaalfarah4222
    @manaalfarah4222 3 года назад

    Jazakallah sheikh

  • @shugrishacni8376
    @shugrishacni8376 3 года назад +2

    Suraday kujirto iyo ayada imisad wll waanrabaa

    • @hamdihussein5231
      @hamdihussein5231 3 года назад +1

      Suuratul Towba Ayay Ku Jirtaana Waana Ayada 52

  • @khaalidoficeal3974
    @khaalidoficeal3974 3 года назад

    Wadaad wajigaaga wax baaa iga muuqdo yashekh

    • @lifeisallabouthappiness.4808
      @lifeisallabouthappiness.4808 3 года назад

      Are you g…. who came here to watch his face or you came here to listen his ayah? Watch and think before you post your comment and respect the person.

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 3 года назад

    Mansho alah

  • @husseinabdullahi5691
    @husseinabdullahi5691 3 года назад

    M.a allaha ku xafido.

  • @munibalovemuniba316
    @munibalovemuniba316 3 года назад

    Mansha alle 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @quenchmanai
    @quenchmanai 3 года назад

    M.a sheikh

  • @warsancadeeymohamed2473
    @warsancadeeymohamed2473 3 года назад

    Maan sh alaah skiiq

  • @hasanhusein1530
    @hasanhusein1530 3 года назад

    M.a

  • @khadiijomaxamed8738
    @khadiijomaxamed8738 3 года назад

    Wllheyga comeentika ikuso qora ixsan jazakalah kheyra

  • @shukriabdi2587
    @shukriabdi2587 3 года назад

    M.a shiiqow😁☺

  • @kismaayochannel4296
    @kismaayochannel4296 3 года назад +1

    Maansha allaaah

  • @fardowsafardowsa4459
    @fardowsafardowsa4459 3 года назад

    Sheq denta ma u aqri karaa

  • @queenneyruush
    @queenneyruush 5 месяцев назад

    Maraa u bahnaa buu isoo garay😭

  • @qunesfakhy9403
    @qunesfakhy9403 3 года назад

    Suratu towba ayada 52

  • @queenneyruush
    @queenneyruush 5 месяцев назад

    5:01

  • @ishwaaqdagan4169
    @ishwaaqdagan4169 3 года назад

    Shekhoew culayskalo ku haysta ma u akhrinkartaa

  • @dahaboali8452
    @dahaboali8452 3 года назад

    ii soo aqri adiga

  • @farxiyomaclindaahir2703
    @farxiyomaclindaahir2703 3 года назад

    M.a m.a m.a

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq9489 3 года назад

    🥰🥰🥰

  • @najwahussain642
    @najwahussain642 3 года назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @caaisha2245
    @caaisha2245 3 года назад

    SAsc