Gabadhii xaarka cuntay miyey is dishay? Yaa ka dalbaday muuqaalka?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024
  • Gabadhii xaarka cuntay miyey is dishay? Yaa ka dalbaday muuqaalka?

Комментарии • 516

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  6 лет назад +214

    Fadlan Muuqaalka wada daawada si aad nuxurkiisa u dhuuxdaan, Mahadsanidiin.

    • @weriyeabshirshaacir614
      @weriyeabshirshaacir614 6 лет назад +6

      shinow sxp qaali marwakba share iyo like ayaan kusaara intaas waxa idheer muqaladaada ayaan facebook soodhiga marka waxan kacodsanaya inaad shoot out iisameyso adoo raali ah

    • @munaahmed3668
      @munaahmed3668 6 лет назад +3

      Shiine Culay kaasi xalaal maaha

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 6 лет назад +2

      @@weriyeabshirshaacir614
      Zxp ana ku saraYe subscribe isar
      Wan ku sare

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 6 лет назад +2

      @@munaahmed3668
      Subscribe wll qli

    • @aslamamohamed9405
      @aslamamohamed9405 6 лет назад

      Gabada Mar Europe Somali marna uganda inten uracna somalidhan gabada Halkey kunosha????

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 6 лет назад +270

    Nacalaa sheydaan kuyaal inta ka xumaatay arinkaa Like ta Iisaara 👍👈😢😢

  • @bashaashshire439
    @bashaashshire439 6 лет назад +204

    Alle ha u fududeyo mamada gabadha yar waa laga caqli badiyay runti
    Qofki igu raacsan like ii saara thnx all

    • @dhagaxtuur3872
      @dhagaxtuur3872 6 лет назад +2

      Waaan ku tageraaaa atoraha muqdisho

    • @bashaashshire439
      @bashaashshire439 6 лет назад

      Thnx bro

    • @cimraanmire3974
      @cimraanmire3974 6 лет назад

      Bashaash adika kamid tahy gabdha somali kuwa sharaftoda so badhiko sawiradoda melaha wariijiyo kamid tahy balse gabar waakula dhalatay sida isku dhaan wll

  • @Talisada.
    @Talisada. 6 лет назад +113

    Inta falkan ka xun like sara 😳😞😞😞

    • @ubaxcooking5050
      @ubaxcooking5050 6 лет назад

      queen naa m kuusaarey abyo susbcuraab iisaar

  • @ruwedaosman5798
    @ruwedaosman5798 6 лет назад +69

    Allow gabdhaha somaliyeed
    Sharftoda dhowr yaa rabi😭😭😭😭😭😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @walaalahadeeqsi7226
    @walaalahadeeqsi7226 6 лет назад +39

    Alle ha caafiyo hooyo dambi dhaaf alle ha uga dhigo xanuunkeda😭😭😭😭

  • @mucaawiyahabuuyacquub621
    @mucaawiyahabuuyacquub621 6 лет назад +36

    Ninkii waxaa sameeyay madixiisa waa in lacag la dul dhigaa
    Gaar ahaan raga somaliyeed wa inay lacagtaas bixiyaan waa naceebeyay allaha ceebeeye
    Sharafta alle kaa qaad
    Meel xile alle ku dhig

    • @walaalahadeeqsi7226
      @walaalahadeeqsi7226 6 лет назад +1

      Wlhi xaqiiqdaa ka hadashay walal qaali

    • @mucaawiyahabuuyacquub621
      @mucaawiyahabuuyacquub621 6 лет назад +2

      @@walaalahadeeqsi7226 walaaahi meel baa i xanuuntay waligay sidaas oo kale uma ciishoon hadal waxba tari maayo hadaan ninkaas laga jaasayn waxa uu sameeyay

    • @walaalahadeeqsi7226
      @walaalahadeeqsi7226 6 лет назад +1

      Sxb ninka qaraabo ayay yihiin ilmo abti iyo ilmo eedo waaye

    • @zamanziman3461
      @zamanziman3461 6 лет назад +1

      Wlhi beenta mah wlll garadkaga oo kale raga leh allah no barakeyo

    • @boosteeyomohamed2098
      @boosteeyomohamed2098 6 лет назад

      @@walaalahadeeqsi7226 walaal mala hubaa warkas

  • @bushraachanal6182
    @bushraachanal6182 6 лет назад +28

    Ax hooyo ilaahay ha xifdiyo wlhi wxd doonto bad samaynaysaa adoon hooyada ka fakirin waayo ilaa iyo intaas bay kugu so tiir iyo tacab beeshay

  • @mohmmedmustafe9287
    @mohmmedmustafe9287 6 лет назад +23

    wlhi waan ku farxey walasheyda. waxaan maqley iney dhimatey wlhi waaan naxey 😭😭😭😭

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 6 лет назад +19

    *maheli karaa 10 qof oo somaliya* 🙏
    *oo Subscribe🔔 igu caawiya wll* ✋😘🙏🙏

  • @hindi3522
    @hindi3522 6 лет назад +37

    Inta hpeen utahy Frta taaga👆😊

  • @cabdishakuur7761
    @cabdishakuur7761 6 лет назад +3

    hooYo hooYo alle
    haka dhowro xumanta
    hooYo Qalbigeda naxsir
    ka buuxda HooYo ♥️✔
    inta hooyo jecel like isar

  • @istarabdullahi2021
    @istarabdullahi2021 6 лет назад +7

    Masha Allah bowe wax xaqiqa bad ka hadasha! Allaha ku sharfo, ceebtada akharo iyo adun Allaha asturo!!

  • @princessmelek6705
    @princessmelek6705 6 лет назад +29

    Kalay 3minute uu ku jiraa
    Waana 11minutes
    Goormaa inaa soo dhamesaten aad like dalbateen mase markuu idin soo dhacayba wxd so qorteen like isar waana ka sii baxdeen yaab ❤ ilaahow na soo hanuuni
    Ani xitaa liketa diidi maayee isaara 😁

  • @darmaanmedia5484
    @darmaanmedia5484 6 лет назад +17

    Asxaabta qiimaha badan fadlan nagu soo biira adinkoo ad u mahadsan 🙏🙏

  • @abdallaroble836
    @abdallaroble836 6 лет назад +13

    Odoy somali ayaad sheegatay soo laga fiicneen sawirkeeda inaa soo qaadato😭😭

  • @rabiicdiaby9167
    @rabiicdiaby9167 6 лет назад +2

    Majiraaa hal nin oo inanta walasheen ah cepteda dapolo oo guursada hduu jiro liketa iga dapa keen 😭😭😭

  • @superacc7356
    @superacc7356 6 лет назад +91

    inta shiine culey jecel subscribe ha isaarto

    • @daudic1829
      @daudic1829 6 лет назад +2

      Isoo saar anna

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 6 лет назад +1

      @@daudic1829
      Subscribe isar wan ku sare

    • @superacc7356
      @superacc7356 6 лет назад

      diyaaar waaye masul

    • @daudic1829
      @daudic1829 6 лет назад

      Gilaawe lyrics
      Adiguna iisaar

    • @daudic1829
      @daudic1829 6 лет назад

      Super acc waan kuu saarey zhp

  • @user-li9jo5lg8e
    @user-li9jo5lg8e 6 лет назад +15

    Computer-ku waa qaldamaa.
    Ilaahay baan qaldamin.

    • @Ayan-q8h
      @Ayan-q8h 6 лет назад +1

      Computer error wali malaqnin Miya ninka? Computer maqalda ku ye!!!!!

  • @evehussien2129
    @evehussien2129 6 лет назад +1

    Maasha Allah
    Ruunta u sheegtey walaal
    Gabadhas somaliyeed haddi ay raabto qof in ay lahadaasho o waano naafeed ha ila so xiirto.
    Dadka edebta xuuna warka iyo video sharing ha joojiin.
    I'm very happy she's okay and I am grateful for your up date and information
    Thank you

  • @farmaajocabdullaahifarmaaj7606
    @farmaajocabdullaahifarmaaj7606 6 лет назад +15

    Sheekadan lama aaminikaro musharax cusbo nooga dar ma ninbaa gabar eedadi dhashay oo walashiis ah inta video kaduubo eedadiis hadana udiray yaab

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 6 лет назад +1

    Ninkuu wa neceebeyay wlhi hadan ahay wiil somaliyed raaga somaliyed oo dhan wa inay bixiyaan lacaag aniga aya uu horeya naa ichaallah

  • @seynabcumar2355
    @seynabcumar2355 6 лет назад +15

    Xalal kuma dhalan hadeybo runtahay walashis ninki sas u bahdilay

  • @mohamedabdirisaqmohamed9537
    @mohamedabdirisaqmohamed9537 6 лет назад

    Masha allah Sh.culay xaqiiq baad ka hadashay masuul xushmad iyo talada wacan alle haku siyadsho

  • @abdirahmanabtidoon3426
    @abdirahmanabtidoon3426 6 лет назад +1

    Illaahow umada somaliyed cebtoda astur Hda ducada igu tagersan tahy
    click si like tas

  • @MahdiokTUBE
    @MahdiokTUBE 6 лет назад +12

    *zxp shine culay mad shout up i sameysid oo hormar i gar si sid hadi aad odaygi somali yeed tahay an ku fan no i kala kici zxp hormar ka ga waa hormarkeyga*

  • @nurhassan4167
    @nurhassan4167 6 лет назад +7

    Wa gabdh qaladgashay
    Allaha so hannuuniya
    Waxaan wa imtixaan wlh

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 лет назад +16

    Ma wallaalkedaa bisinka Cuquba kaa so baxday alaan kaaga baryee nacasyahow liiiita raga midkaaas ayaa cebeeyay uff

  • @ahmedmohamud6496
    @ahmedmohamud6496 6 лет назад +8

    Gabadhaas waxa iga talo ah ineey guursan nin somali ah hadii kale xaar cun iyo ka daran aya u taalo.

    • @fatumamohamed5420
      @fatumamohamed5420 6 лет назад +1

      Waa hadal sax meeshay jogto haka guurto ajinabi aa aqoon u lahayn ha guursato

    • @naxariisproduction3683
      @naxariisproduction3683 6 лет назад

      somalida waala guursadaa ee hal wiil oo qalad galay😢 Somali oo dhan ama Raga dhan😢 loogama tagaayo wll Ahmed

    • @mohamedabdirahman4914
      @mohamedabdirahman4914 6 лет назад

      Inaad guursatid adigu waaye bro

  • @fadumofican9616
    @fadumofican9616 6 лет назад

    Shiine sida sharafta leh hadalka xikmada iyo runta ayu ka hadla allaah haku xafido nimanka somali xaqa gabdhaha iyo sharftoda ha dhowran blz

  • @navillaahmed1274
    @navillaahmed1274 6 лет назад +22

    Anigaa igu horeeyo somaliyeey ha igu qabsanina

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 6 лет назад

      Subscribe To subscribe wll

    • @KhadarBiibshey
      @KhadarBiibshey 6 лет назад

      @@Gilaawe sxb subscribe iisaar wllhi wankuu saraa

  • @mohamedabdi5294
    @mohamedabdi5294 6 лет назад

    Waano,talo iyo caqliyeen waaye shiine culay sxb aad baan kuu taageeraa shukran

  • @nasrapuntish587
    @nasrapuntish587 6 лет назад +8

    wlhi musiibo ilahay ha caafiyo mamada gabadha alx weye mar haday noshahay inay ceebta u dulqadato ba wangsn inatay cadaab dooran lahyd

  • @dhm9262
    @dhm9262 6 лет назад +1

    Jazakallah kheyr

  • @manaalmohamed1658
    @manaalmohamed1658 6 лет назад +2

    Insaanimada wax kaqataaqan wlahi sifiican baa uwaanisay illaah Adina khayr hakusiiyo shiine anagana waaanada illaah hanagu anfaco

  • @soomalidhalad4859
    @soomalidhalad4859 6 лет назад +1

    War Somaliyey like ii sara sadaqa u niyooda

  • @jakaartamedia5564
    @jakaartamedia5564 6 лет назад +12

    Sheekooyinka shiino lagama dhargee war subscribe iigu qabta

  • @fatumamoha3458
    @fatumamoha3458 6 лет назад

    Thanks for your good advice brother

  • @Joker-es6mp
    @Joker-es6mp 6 лет назад +3

    Caqliga siiyay xaarkaga cun talow muxuu ahaa naagtu iyada khaladka leh 100% wlh naag dhimatay weyan imika

  • @Farsamo10
    @Farsamo10 6 лет назад +37

    Commentigi ugu horeyay like isara plzzz

  • @marwanabdalla8029
    @marwanabdalla8029 6 лет назад

    Masha. Allah alle hacafio hoyada dhibateysan. Tan gabdha na midii hore uga socoto Alle haka yeelo

  • @nimcocadey9696
    @nimcocadey9696 6 лет назад +1

    Nacaala sheydaan ku Yaale shiine culye aallh haku xifdiyo guuleso Mara walba 💔💕 qof igu qliye shiine💕

  • @saynabjimcale3187
    @saynabjimcale3187 6 лет назад +4

    Oo hada sheekadaa ma runbaa koley ani ma,aaminsani lkn lagayaabee inay dhacday

  • @husenigale8490
    @husenigale8490 6 лет назад +6

    I'm so sad wllhi 😢😢😢

  • @maryamabdirashid1530
    @maryamabdirashid1530 6 лет назад +1

    Shiine culay alle haku sharfo Wlhi garaad bad rag dheertahay guulayso

  • @user-rh4bm6nd2h
    @user-rh4bm6nd2h 6 лет назад

    Masha alaah wllkey ilahey kheyr hakasiyo sida xanunka ula wadagty cidaas daren iyo hadalba ha ahade maxa qabta qalbige urontahy ba layiri

  • @DjLovechannel
    @DjLovechannel 6 лет назад

    Alle halaga baqo dhalan yaradiina gabdhaha xumanta noocaas haku sameyninaaa

  • @yasminali74
    @yasminali74 6 лет назад +1

    isma dilin wee Noshahay alx ilaah qalbiga ha u dajiyo

  • @cumardeeqmustafemuuse1258
    @cumardeeqmustafemuuse1258 6 лет назад +1

    Nin fican waku tageera sificN baad dadka udhiiri galinaysaa horay usoco

  • @zamuutv7634
    @zamuutv7634 6 лет назад +5

    Been maadan sheegin shiine culay musharaxi shilinku reebay shout out iisamee taageere wayn kuu ahay adinkana subscribe iisaara asxaabta😍😍😍😍

  • @whome4851
    @whome4851 6 лет назад +2

    Video ha laga saaro facebook iyo socialmedia, dadkan yeeyna siifaafin bifadlak, ninkanna halaga gaayo wuxuu dhigay sawirdiisana hasoo dhigo socialmedia gabdhigi ha iska ilaaliyaan ee

  • @umuikhlaasjanal3240
    @umuikhlaasjanal3240 6 лет назад

    Alow awlaad saalixa ayanku weydiiste gabdhas weytodan keeni allahna wuka aqbali donaa insha alllaah waxasi wa iska dhama. Imisa ilmo wacal ah dhashey hadana nol

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 6 лет назад

    Gabadha waxan maqlay iney Kampala jogtay markey vedio iska duubeysay kadib ey baxeyn familkeda oo hada Belgium joogto wan ka xumahay qadarta ku dhacday qalbiga allaha u qaboojiyo.

  • @honeylove4100
    @honeylove4100 6 лет назад

    Walaal mahan kaas waa cadow gabadhii dhiiga lahayid bu sa ugalay ma midkalu udaahin ilaahay kusooqabay oo sida gabdha yarta usilcisay Rabi kuusilci

  • @bushraachanal6182
    @bushraachanal6182 6 лет назад +4

    Qof eedadii madax furasho ka qadanaya gabdhii u sharafteeda ilaalin laha uu sharafteeda dilaya qof caqli qaba maha

  • @suldaanqadar741
    @suldaanqadar741 6 лет назад +41

    first sheetaan nacalaa ku yaal like ii saara

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 6 лет назад

    Waxaan lawyaabay kuwan meel walba la taagan like ii saara,you guys get life.

  • @suhaibabdikader5413
    @suhaibabdikader5413 6 лет назад

    Commentiga u horeeya waa ka u sareeya ee Like ta Sara.

  • @drmaanlule1042
    @drmaanlule1042 6 лет назад

    First one nacalaa sheydaan ku yaale like ta igu qabo anbo kuma dhaafeene

  • @umusalmanyarechannel9875
    @umusalmanyarechannel9875 6 лет назад +7

    Gabadha xage jogta wll

  • @nimcobakaal3612
    @nimcobakaal3612 6 лет назад

    Shiine alle haku dhowro nasab ayaa tahay reerkas abaalkaaga ma gudi karaan waayo waad la qeybsatay xanuunka

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 6 лет назад +1

    hooyadeed niyada hawdhisto waayo maanta waxay ubaahantahay in ay hooyadeed gacan qabato qof xaaladaa jiraa uma baahna dhib iyo dhaleecayn waayo in tuu dareemayo ee dhib ah baa badan qofku marku kujiro xaalad xun oo niyada loo dhiso waxaa suuro gal ah inuusan dib ugu noqon wax yaalahaa oo maskaxdu. ufadhiisato

  • @khaledjr9140
    @khaledjr9140 6 лет назад +10

    #keep,#going

  • @abdirahmanali2765
    @abdirahmanali2765 6 лет назад

    Ilahay kaas ha cinqaabo kan gabadha sa u galay bal like saara eygaas doqonka

  • @raxmadrabbi1578
    @raxmadrabbi1578 6 лет назад +4

    Shina culey malinba meel bay uga shidantahay cabdi iley halkee kudambeyay waa kujedaa xaarkii bay kaga shidantaye😂

  • @ayanahmed8948
    @ayanahmed8948 6 лет назад +13

    Shine num one waa ani

  • @ayaanaxmed1430
    @ayaanaxmed1430 6 лет назад +3

    Ilaheey hano wada dambi dhaafo kaasna ilahey hakaso ifiyo calamad aduunka Allaha uga jaro ayadana Allaha cafiyo

  • @cabdilaahicabdirashiidsici6833
    @cabdilaahicabdirashiidsici6833 6 лет назад +1

    inta,allaah,iyo,nabi,maxamed jecelba like ha,ii,saarto

  • @ektazulthan3482
    @ektazulthan3482 6 лет назад +1

    Wlhi doqon weeyi baastarka xun lkn wlhi nabsigaa uu dhigtay qof uu ka xano ayey saasi ku dhici baastarka xun cuqubadii uu hooyadaa ka galayna alle waxan uga baryayaa inuu si dagdaga u tuso baastarka xun inanta yarna waxan leeyahay alle toobad waydiiso noloshaadana hore usii wado wllo

  • @hooyowamacalinkakobaad6818
    @hooyowamacalinkakobaad6818 6 лет назад +1

    Shiine oday somaliyeet bad tahay thanks walalo

  • @salmamohamud3277
    @salmamohamud3277 6 лет назад

    Wlhi waa nacas kaas walashiisa saas ugalaayo illahey gabdhaheena ha xifdiyo kuwa jecel ineey xumeyana illahey dhagartooda haka badbaadiyo

  • @dreamqueen8277
    @dreamqueen8277 6 лет назад +7

    Aniga shukansi waxa udan raba sawir qawan iso dir oo bilahi ah😢

  • @sadekali5707
    @sadekali5707 6 лет назад +1

    Nacalaa sheeydan ku yaale like isaara

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel2335 6 лет назад +10

  • @boosteeyomohamed2098
    @boosteeyomohamed2098 6 лет назад

    Walaalayalow warkan wan ku wareernay Somalia ayeey joogta sowti laa lahaa bisinka.gabdhow an illahey ka xiishono plz waxaa nagu dhacayo waa caro allah waa in an xalaal iyo xaran kala saarna.iska dhaafna in jirkena an tusno nin an ki ku qabin plzzzzz gabdhoow an taxadarno oo illahey ka baqno plz

  • @naghamlvly6306
    @naghamlvly6306 6 лет назад

    alle ha u gar gaaro subhana allah subhana allah waxaas baa walal waaye lagu yirahdaa suhana allah ragu qaar waa bahal subhana allah naxris daranaa subana allah ,shiine alle ha kaa ajar siiyo farinta wanagsan aad nala soo wadagtey gabadhaa in ay is dishey baan moodayey aad ban uga xumaa lahamdulilah hadeyba noshahay.

  • @cabdiaadannanismastaana2110
    @cabdiaadannanismastaana2110 6 лет назад

    Asc shiine culay sxb tagerahaaga ayan ahay sxb e mida kela asaxab too dhan wan salamayaa in sha allah

  • @ayanosman9928
    @ayanosman9928 6 лет назад

    wa sax wll allah yaraxma wlhi allaha u dhib yareyo mel wliba ay jogtoba

  • @fartuunmuhammud7469
    @fartuunmuhammud7469 6 лет назад

    Masha Allah waaye. Mahadsanid

  • @Alberta-q4e
    @Alberta-q4e 6 лет назад

    Shiine culey wax ka edeb daran ma jiro maxaad gawadha sawirkeda aad videogada ugu dhigtey hor dhac waraa isku xishow gawadha sawirkeda hordhaca ka dhaaf hadii aad ale taqanid waxaa ku haboon in aad calamad ? Mesha aad sarto mesha aad sawirkeda sari laheed kana saar hadii aad ale taqanid

  • @asiaabdikadir4152
    @asiaabdikadir4152 6 лет назад +7

    Shiine aflaaar reer sanaag xoog bay ku salaamayaan🤣🤣

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed2407 6 лет назад

    Alx that’s good news and good advice from you as well

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 6 лет назад

    Amiin amiin illahy haudambi dhaafo hooyada dhashayna illahy hacaafiyo

  • @carebahmed2321
    @carebahmed2321 6 лет назад

    Oday somaaliyeed hore u soco ugaas

  • @wannaagmedia3824
    @wannaagmedia3824 6 лет назад +5

    Shiine good advicer

  • @falisgubjac9591
    @falisgubjac9591 6 лет назад +1

    ax im sorry wlhi inta kaxun falkaan like iguqabta

  • @لمحبينالطبخ
    @لمحبينالطبخ 6 лет назад +1

    Gbdha wajigeeda mxad ugu soo dhajisatay

  • @user-rt3so9yt4k
    @user-rt3so9yt4k 6 лет назад

    mashaa allah U did good job

  • @nomashquul1956
    @nomashquul1956 6 лет назад

    Anaaa arooosaaa ii sooo raaadi shiiine culeeey anaaa ceeebteda asturaaye wax lacag neh kama rawo allaha ceeb teeena asturo

  • @kaltunnuux3428
    @kaltunnuux3428 6 лет назад

    Hada waalid baa Caayaysaa ismana ogid,, ilma shiqi ah waa jiraa waana jiri jiray e Waalidka dhaley ha u Gefin Walaale Xalaal iyo Xaaraan midna kuma marag kici kartid key ku dhaleene.

  • @carebahmed2321
    @carebahmed2321 6 лет назад

    Alla ilaahow iimaanka hanaga qaadin

  • @rukhiahassan
    @rukhiahassan 6 лет назад

    qof walbo sheeko gooni ah ee sheegeysaa yaan aaminaa

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 6 лет назад +2

    Naagtu MA 0.5 baa mise #shiine #culay ayey ilmaadeer yihiin,,

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 6 лет назад

    Alleylehe iyadaa doqon ah xaarka cunta doqona kheyr ma leh lamana difaaco saa wuxuu ku yiri xaarkaaga cun iyaduna weey cuntay ma kheyr beey leedahay

  • @saynabbahad229
    @saynabbahad229 6 лет назад

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun
    Ileen garacu wax foolxun bukukacay walee kaasu mucjusu arkaaya hadii waxa lashegayo ay runyihiin oo muu shaqaysto
    Allah waxba kuma aha inuu dad dhiigle oo somaliya gacanta ugalo oo cashar loodhigo Ala ciil badana

  • @hudaamuun2403
    @hudaamuun2403 6 лет назад +2

    Ceeb udhimo dhex allah ku kashif subxanallh

  • @ummuhanan5918
    @ummuhanan5918 6 лет назад

    Subxanalaa xayiwaan kaas uf

  • @hunterstrawberry9392
    @hunterstrawberry9392 6 лет назад

    nin jileecbaa helay gabadha yar ee miskiinta ah lkn ilaahaybaa kajari doona

  • @sulekhocumar8133
    @sulekhocumar8133 6 лет назад

    ilAhaa haka ajar siiyo shiinow

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 6 лет назад

    Allah caafiyo maamada. Gabadha yar ilaahay ha caawiyo.shiine guulayso