Xogta Abiye oo fariin calaacal ah xasan sh usoo dhiibay, & Xoghayaha IGAD oo kulan culus la leh Xasa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 17

  • @Maalikixuseen
    @Maalikixuseen 2 дня назад +8

    Ku sali nabi maxamed scw scw scw

  • @AdenOsmanaden
    @AdenOsmanaden 2 дня назад +2

    Xarunta igad waa Djibouti

  • @abdulaahikulmie5570
    @abdulaahikulmie5570 2 дня назад +3

    maba ahan in itobiyo lala hadlo somaliyey

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 дня назад +2

    Looma bahna IGAD waxaa ay sheegayso waana meel muusmaasuq ah.
    IGAD waa koox Mafia oo doonaysa boob.
    Waxaay raban inay isku sawiran Xasan Sheikh Maxamud.
    Ethiopia waa caqli xuntahay.

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 День назад

    Jabuuti bay ku task xaruntu

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 2 дня назад

    IGAD 👎war kheir badaan haka filanina walalayal ee cadowgeenu haa burburo, Somalia, Eriteria, Masar, Jabuti hawl ka gabta afqadmuunkaan

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 дня назад

    Asc ninkani wrqi gabayow waa nin oromo ah waa mid aad uxun isku dhacii soomaalid dds iyo oromadu hadaladiisu sida dibida ayuu uciyay 😊

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 2 дня назад +1

    Dowlada soomaaliya waa iney ka badadaa qaranimada igad maxaa yeelay danta soomaaliya ka shaqey meyso

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 2 дня назад

    Waa yaaaaab tolow maxaa laga wada hadlayaa.ma.dalkauaga

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 дня назад

    War igd yahsan lahadlin saa gabayow bayba watane waa orom reer shawo ahe yuusan lahadlin mw xasan sh neefta haka furin neefta kuceli yaan leehay

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew День назад

    Wadahadalki turkiga ee baaqday ayaaba ah. Dhaawac weeyn ku ah itoobiya

  • @ClqaniCalicumar
    @ClqaniCalicumar 2 дня назад

    Ttt

  • @ziyadayanle
    @ziyadayanle 2 дня назад

    WARIYOOW MUDANE MADAX WEYNE XASAN SHEKH IN AAT DGAHDO MAXAA KUUDIIDAY
    TABINTA WARARKU AKHLAAQ AYEY U BAAHAN TAHAY

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 2 дня назад

    IGAD🇪🇹dude👎🏽, he’s not Sudanese with that accent. Soomaaliyeey Y’all reading the body language of our🇸🇴president? Our🇸🇴government’s & country🇸🇴 are under attack & held hostage by🇪🇹governments in/out of🇸🇴.

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 2 дня назад +1

    XARUUNTA I G.A.D. WAXAY KU TALAA WADANKA JABBUTI

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 дня назад

    😂😅 waqinow gabayoow waa oromo liita ee xasan yuusan lahadli waa dibdii geesaha ka xidhnaaye yuusan lahadlin neefta haku xidho gibigan warqinow gabayoow wa oromadii lakiris taamiyay lama hubo cid uu udhashaydameer kama duwano

  • @abdalladubow
    @abdalladubow 2 дня назад

    Ethiopia maanta soomaaliya kacalaan calimeyso.waa suaal?Somalia dawlad miyaa kajirta waamaya somaliya laba qabiil ayaa kajirto waakuwee? Danjir iyo damuljadiid.laakin ogaada mugadisho waa lagu kala carari doonaa waqti aan fogeyn.