Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Heeskan 2005 waxan kuso xususta oo dhagaysan jiray wiil xiligas da'deyda oo kale jiray oo daris ahan jirnay muqdisho, yaqshid, jungal, magacisa wa abukar, hada 2019 waa darawal PL wada muqdisho ayu joga ana Oslo, norway, Waa iska xaal aduunyo
Caawa oo jimco ah 1:am sanadka 2021 dhamaadkiisa ayaan dhageesanayaa qofaan aa dareen dhaba u haayo asna ii haayo Alle ha isiiyo oo aan u qaado🤲 aad ayaan heestan oga helay anoo yaraa maqli jiray 💍😘👑♥️😢
Aameen walal adna s.kle Muraadkaaga oo kheyr Alle haku siiyo aameen
Cawa oo jimco ah 20:50 16/12/2022 dhamaadkiisa ayaan dhegesanayaa aniga waxaa rajeynaa anoo noloshayda isbadal badan ku imaaday aan soo boqdo insha allah sanadka 2023 intii iga dembeyso haddaa Qoralkeyga aragtaan isoo duceeya🤲🤲🤲
Wow ax ayaa hees ayay ahayd berivii da yarta aanu ahayn weliba aroosyada miyiga inta badan waa laga qaadi jirayAllah haw naxariisto fanaanada iyo abwaakii midhaheeda lahaaba
Heestan waxey iku leydahay tariiq malin uu aabo babur nagu waday ayaa isbaarada sarurka waxarcade lacag baad weydiiyeen kadib ayuu dhahay hadad iga qaadaan saruur wan isaga baxaa askarigii gariga hor tagnaa inuu baburka ku dhuftay ayaa askar kale soo carartay war cisman joqofey asiga isbaran iska leh ee aqoon uma lihid ee istuur kadib ayuu udagay askartii kle iska dhaafa ayuu dhahay waxey 2003
Remembering old days, 2001 😭😭😭
❤❤❤i remember thos days
Who still dhagysanyo 2024😢
hestan waxa dawnaya 2021 ano yar maqli jiray manty iguso dhcday ina dhgesto radiyo hesta aye sharf uyeshy to iqro yre ladhaho hesti.aybo kufsaty
Kkkk nagahan hesaha way kufsadeen wlh
Wwww ish calaa hees ❤❤❤
aroosyada iyo heestan lagama waayo maandeeq
Maila aragtay lol. ..it's nice
Ax yaa Qaraami
Waan ku doonayaayoo aniga daraadaa indhihii idaalane raga ka doortoo cawan cawan dadabagalaynaa
HeesTaana Wixi Iso Xasusisaa Aroosyada :D Inaba Caadi Maha
Hes qaliya
the sound is not good I am quite disappointed
2018
⁹9ou,€€ nn,nnnnu jubu €€ ka
Heeskan 2005 waxan kuso xususta oo dhagaysan jiray wiil xiligas da'deyda oo kale jiray oo daris ahan jirnay muqdisho, yaqshid, jungal, magacisa wa abukar, hada 2019 waa darawal PL wada muqdisho ayu joga ana Oslo, norway, Waa iska xaal aduunyo
Caawa oo jimco ah 1:am sanadka 2021 dhamaadkiisa ayaan dhageesanayaa qofaan aa dareen dhaba u haayo asna ii haayo Alle ha isiiyo oo aan u qaado🤲 aad ayaan heestan oga helay anoo yaraa maqli jiray 💍😘👑♥️😢
Aameen walal adna s.kle Muraadkaaga oo kheyr Alle haku siiyo aameen
Cawa oo jimco ah 20:50 16/12/2022 dhamaadkiisa ayaan dhegesanayaa aniga waxaa rajeynaa anoo noloshayda isbadal badan ku imaaday aan soo boqdo insha allah sanadka 2023 intii iga dembeyso haddaa Qoralkeyga aragtaan isoo duceeya🤲🤲🤲
Wow ax ayaa hees ayay ahayd berivii da yarta aanu ahayn weliba aroosyada miyiga inta badan waa laga qaadi jiray
Allah haw naxariisto fanaanada iyo abwaakii midhaheeda lahaaba
Heestan waxey iku leydahay tariiq malin uu aabo babur nagu waday ayaa isbaarada sarurka waxarcade lacag baad weydiiyeen kadib ayuu dhahay hadad iga qaadaan saruur wan isaga baxaa askarigii gariga hor tagnaa inuu baburka ku dhuftay ayaa askar kale soo carartay war cisman joqofey asiga isbaran iska leh ee aqoon uma lihid ee istuur kadib ayuu udagay askartii kle iska dhaafa ayuu dhahay waxey 2003
Remembering old days, 2001 😭😭😭
❤❤❤i remember thos days
Who still dhagysanyo 2024😢
hestan waxa dawnaya 2021 ano yar maqli jiray manty iguso dhcday ina dhgesto radiyo hesta aye sharf uyeshy to iqro yre ladhaho hesti.aybo kufsaty
Kkkk nagahan hesaha way kufsadeen wlh
Wwww ish calaa hees ❤❤❤
aroosyada iyo heestan lagama waayo
maandeeq