SHAADIYA SHARAF OO MUUFO KULA TARTANTAY IDIRISKA IITAABO IYO WALAALKIIS, BAABA IYO BAARA OO YAABAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 202

  • @AhmedAli-lh8bk
    @AhmedAli-lh8bk Год назад +2

    reer muqdisho walee cunto waad dhamayseen anagu bariis iyo baasto kali ayan naqaano waad naga horaysaan runtii wnidin salaamayaa from borama

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +74

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @khadarmaxamed3748
    @khadarmaxamed3748 Год назад +30

    Team baaba runtii aad ayaan u,qoslay meel uusan baabjey ku jirin maba daawadaba maxaa yeelay waa fany Alle rajadaada iyo caafimaad kaaga iyo maskaxdaada waxa ku jiro Rabi hakuu rumeeyo asxaabta uduceeya wllkeen 😓🙏👋💯

    • @shuceybbiibaaye1229
      @shuceybbiibaaye1229 Год назад

      اللهم امين و جميع المسلمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @diinbaaba5710
    @diinbaaba5710 Год назад +27

    TEAM IDRIISKA IITAABTA HALA IS MUUJIYO

    • @IkranHarbi
      @IkranHarbi 3 месяца назад

      Mufada waa kashiden kkkkk

  • @sadiyodirie5406
    @sadiyodirie5406 Год назад +1

    idriiska walalkiis maskiin waaye qof wanagsan uu u ekyahay waa idriiska cml masha allah sacdiyo haka badbadin

  • @linalasow2687
    @linalasow2687 Год назад +2

    Maashaa Alaah muufo waan u dhaarsanahay markaan xamar imaado keep going guys

  • @ahmedmuhumed1810
    @ahmedmuhumed1810 Год назад +2

    Idriis itabo walalkisa waa legend 💯

  • @khadarmaxamed3748
    @khadarmaxamed3748 Год назад +1

    Team Baaba halmid ayaan codsan lahaa ani waxaana jeclaan lahaa idinkana inaa igu raacdaan waxeyna tahay lajada ama codka markuu badalo codkaaslee marwalba haku hadlo midaas noorumee

  • @opk9121
    @opk9121 Год назад +5

    idiriska walalkiis markale.haka soo tagin😂😂😂😂😅

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Год назад +6

    Shadiyo funny waan wadana😍😍😍😍

  • @Dcm544
    @Dcm544 Год назад +5

    Aniga video wn daawanoyaa lee muufadaa ag joogaa😂😂🥰🙈

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 Год назад +11

    Mashallah dadka aan markasta aan aad u jecelahay dad waxaa tihiin funny ah xataa ajaanibka oo idin daawada kuwa sii fiirsata oo comments
    Ka bixiya waxay idin dhahaan ma fahmeeno language or luqada ay ku hadlayaan laakin waa dad funny ah oo happy isku ah of course waa tihiin waxa la idinku tilmaamay idiris iyo cabtan baara waa lawada meesha ugu qoslka iyo shactirada badan waxaa rabaa wax in aan idin weydiiyo gabadha shaadiyo why sumcadeeda ugu cayaareysaan sida xaasaskiina aadan social media u keenin waay shaadiyo waa hooyo la qabo in ay xoogaa xishooto ma fiicnaan la heenoo shan rag oo gayaankeeda in ay waxa yaalahaan ku sameeso waa u sumcad xumo mida ragaan waxaa u daran few ku raadiska why xaasaskiina u keeni weydeen oo markasta u keentan gabadhan hadalkan waxaa ka dhihi doontaan waa gabadha walaashen car keena walaashin shaadiyo waagii uu prank uu ku sameeyay iyadoo la wareesanayo public tv-programma ka socday waxii ka danbeeyay wax u aqli celiya ma jiro aaway wiilka qabay waxaa ku haysaan waa sumcad xumo iyadan aqli badan ma leh waa idin salamay baabo jay iyo raga la shaqeesanay ka xishooda gabadha waa ceeb in aad markasta meesha keentan iyadan waa ku danbi

  • @riyaaqhappy124
    @riyaaqhappy124 Год назад +4

    Shadiyo shrf sidaa kuma ficno Marwo aya tahhay xishoo🙄🙄

  • @wadajirtravels3546
    @wadajirtravels3546 Год назад +9

    ❤❤❤ idiriska Oo pro max Ah waaye wejiga qaabka qosolka intaba❤❤❤❤

  • @apdallaupdy549
    @apdallaupdy549 Год назад +2

    Shaadiyo baaba jey hadaladiin kontorool usameeya idiriska iyo walalkiis waa soomaali

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Год назад +7

    Idiriska is not easy the team

  • @maxamedcaadilcaadilyamani7039
    @maxamedcaadilcaadilyamani7039 Год назад +3

    Shambay gurigeena kasoo dhumay aa u ektahay kulahaa 😀😀 shaadiyo waa gabadha kaliya ee iga qoslisa

  • @leeylomaxamed3031
    @leeylomaxamed3031 Год назад +2

    Shadiyo sharaf waa fany

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Год назад +5

    Keep going my pro 👍

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed321 Год назад +10

    Be together 😂😂😂😂 Team Kabtanka love 💕

  • @alinoorchannel542
    @alinoorchannel542 Год назад +4

    BBDS funny people 😂😂😂

  • @yaxyec.fitaax4333
    @yaxyec.fitaax4333 Год назад +20

    Funny family 😂BBD and Sh 😂

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Год назад

      Subscribe isar please

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Год назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @farrxaanxidig4364
    @farrxaanxidig4364 Год назад

    idiriz guul bro

  • @jimcaalecabdi7253
    @jimcaalecabdi7253 Год назад +2

    Idiriska malamahan waa soo kibra wllahi walayabay

  • @roodaaragsan3951
    @roodaaragsan3951 Год назад +10

    😂😂😂 teem BBD and Sh🎉❤

  • @rothamohamud3506
    @rothamohamud3506 Год назад +5

    Waligey muufo😢ma cunin talow run miyaa mcn mia😂😂

  • @moaweys4836
    @moaweys4836 Год назад +4

    Hhh idiriska nin weyn✊💯

  • @Lo_doon
    @Lo_doon Год назад +1

    team idirska waan idin salaamay

  • @yahdiinkalaki2413
    @yahdiinkalaki2413 Год назад +2

    Kep.goin
    B.b.d.my.Gayz

  • @mohamudabdalla7264
    @mohamudabdalla7264 Год назад

    idiriska 2 waa iwaalosaa waan ujeedaa

  • @kckofirow6473
    @kckofirow6473 Год назад +1

    Maqaayada Dawayare insha allaaah maalin un waan ku imaan doonaa from SWEDEN 👌

  • @munoyarey4693
    @munoyarey4693 Год назад +1

    Team shadiyo farta soo taaga

  • @cabdiraxmaan3614
    @cabdiraxmaan3614 Год назад +4

    Idiris itaabo iyo shaadiyo isku adiyo😜🤣

  • @Koyama548
    @Koyama548 Год назад +5

    Keep going legend 😂😂😂😂😂😂😂✌️

  • @lacagysocryptolearningchan7568
    @lacagysocryptolearningchan7568 Год назад +1

    Idiriska best comedian

  • @falisa576
    @falisa576 Год назад

    Subxanallaah ayagoo dharagsan Bay
    Hadana raashin kibir ugu tartamayaan
    Masaakiin baahana hareerahoday
    Fadhiyaan war ilaahay ka cabsada o
    Barnaamijkan cuntada ad ku tartamaysan
    Ka joojiya
    Yaan cuqubo iyo il inku dhicine wax kale
    Ku badala war sunbad cunaysaan
    Alle ka cabsada

  • @ugaaskacidda499
    @ugaaskacidda499 Год назад +1

    Shaadiyo funny wAaye

  • @Zeerka_boy
    @Zeerka_boy Год назад +3

    The goat of the food idirska😂🤣

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 Год назад

    Jamuni kufican muqalada tartanka welcome jamuuni

  • @Kassimyare
    @Kassimyare Год назад +2

    19:20 Referee ama arbiitaro raashinkiisa iska cunaya hadana cayaarta cadaalad ku garqaadayo, ka qeeyb galayashana si hufan ugu adeegayo #BaabaJeey lee ugu tag! 🔥❤️🇸🇴🫶🏾💙

  • @xuseenxisbi6527
    @xuseenxisbi6527 Год назад

    Baabajey wlhi wuu is bedeley m.a shuqulkii gacmo fardhiska waa iska joojiyey😲

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 Год назад

    Asxabtan codkooda kaliya maqlaa mufadaa indhaha kuhayaa maleyga dareema

  • @emanjanno7149
    @emanjanno7149 Год назад +1

    wlhi caawa si aan caadi aheen aan u qoslay

  • @khaliifweynekhaliifweyne9849
    @khaliifweynekhaliifweyne9849 Год назад +5

    team idiriska ismuujiya💯

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Год назад +1

    r❤❤❤❤mashaalaah

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +8

    Idiriska maalmahan raashinka madaneyo yaa ila arkay ☝️😂

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Год назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣SHADIYO. SHARAF. IYO. KABTAN PARA IYO. BABA JEEY. WAAN KUHEESTAA 🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂

  • @cabdishakuursaalaween6209
    @cabdishakuursaalaween6209 Год назад

    Shaadiyo shiiqul kuli waaye walahi

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Год назад

    Idiriska wallkiisa amuu ahayn amaa filters 2 ugu dhigteen bisinkoo isku ekaa m.a🤣

  • @hodanwacdi5309
    @hodanwacdi5309 Год назад +1

    Cunada masakin ma iska siistan baahi la dhimanayaaan

  • @ikraanbashiir3381
    @ikraanbashiir3381 Год назад

    Shadiyo cunowga at cuneso narerka iga dayi walca lkn ahy allah haku barkeyo

  • @raxmorotha1573
    @raxmorotha1573 Год назад +1

    🤣🤣🤣 walhi funny waye

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada920 Год назад +3

    Team barbaarta caawa na gaarsiya 5kun subscribe wax yar ayaa naga dhiman nu camaamada please

  • @afuufoowflims1161
    @afuufoowflims1161 Год назад

    Gacan ma ahanee waa bafkii dharkiagu dhaqaayey😂😂😂😂😂😂💯😂😂😂😂😂

  • @daadachannel6952
    @daadachannel6952 Год назад +1

    Keep going

  • @mohamedabdimohamed1143
    @mohamedabdimohamed1143 Год назад +3

    Idiriska ii taapo lipah 💪

  • @nabiilkanadi9412
    @nabiilkanadi9412 Год назад +2

    Rer xamarkii kuwana Cunadii kaftan ku dhameyey 😂😂😂😂😂

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 Год назад

    Waaaaaw keep going asxaabay dhamaatiin

  • @maxamedcaadilcaadilyamani7039
    @maxamedcaadilcaadilyamani7039 Год назад +1

    Xariif waxaan hayaa 20 muufo cunaayo

  • @barlinali5389
    @barlinali5389 Год назад

    The legendary 😅😅😂❤

  • @afuufoowflims1161
    @afuufoowflims1161 Год назад +2

    Meesha markaan maqaaxi caadi ah ayey noqotey see cml😂😂😂😂😂😂😂

  • @caasho8410
    @caasho8410 Год назад

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @mowliidmustaf8790
    @mowliidmustaf8790 Год назад +1

    Mbs waxaa ubahanahay inaa nolakeeno wiilo tasko

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Год назад +1

    Wlhi maskiinka idiriska niyada kajabtay shaadiyo waxyaabaha ay ku hadleyso waxoo loo dulqaadan karo ma ahan waxaas kaftan kaweyn

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 Год назад

    Shadiyo gabr aa tahay xishoo

  • @umamohammeduma
    @umamohammeduma Год назад

    Dhadhan muufa leh
    Dheregna maankaala leh 😎

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Год назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣#SHADIYO. KULAHA. SHAMBEEY GURIGEENA KALIMA U EGTAHAY 🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saadaqsiligle3028
    @saadaqsiligle3028 Год назад +1

    Meshan dah dah hala soo wado😂

  • @ahmedabdiali1296
    @ahmedabdiali1296 Год назад +1

    #Idiriska iitabo funyyy😅🤟

  • @canbuuleeste4152
    @canbuuleeste4152 Год назад +2

    Shadiyo aqlaaq malahan iyadoo nin qabo been nin ka ajanabi ka ah cuntada afka u gali need kawaran xaraam naaya is qabo

  • @apinash2257
    @apinash2257 Год назад +1

    Be together

  • @aadannuur6540
    @aadannuur6540 Год назад

    waxaan iskadaaya

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 Год назад +1

    Waxii idinka soo hara masakiinta siiya niman yahaw waxaan maqli jirey bina adamka kan wax hayeesta ayey wax ogu daraan

  • @apdallamohmutt9313
    @apdallamohmutt9313 Год назад

    Magaca mesha ku qoran waa Dooxa iftin haka radin magaca Daba yare hadaba ogow,
    Qaab ka mid ah xayesiinta😅

  • @mohamedabdimohamed1143
    @mohamedabdimohamed1143 Год назад +1

    Team idiriska ii taapo is mujiya

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад

    Barbaarta wan wataaa

  • @amiinosman3689
    @amiinosman3689 Год назад +2

    Wll Baaba Ramadaanka Barnaamij
    Cusub la imaaw 👍 thanks

  • @lajecleey
    @lajecleey Год назад

    Funanada idiriska shadiyo baa siisay🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahimshireabdi7073
    @abdirahimshireabdi7073 Год назад +1

    Hada dawo maqaayo miyaa🤣🤣🤣🙄🙋🙌

  • @nuurxasan7598
    @nuurxasan7598 Год назад

    Baaba jeey calu dheere afaarihiis maa gashey

  • @user-vy5ly2yr5g
    @user-vy5ly2yr5g Год назад +2

    Shaadiyo dhibley love ❤️ you

  • @cabdirisaaqmuude9736
    @cabdirisaaqmuude9736 Год назад

    Wlh idirs pro max ayaa keenteen waa yabay waxan indha sarcaad miyaa is dhahay🤣

  • @najmamoha8941
    @najmamoha8941 Год назад +1

    Maqayadan delivery malahan miyaaa

  • @fatimaabdulahi5817
    @fatimaabdulahi5817 Год назад +1

    shadiyo aflagaadada jooji bisinkee 🙄

  • @cabdiqanidaahir9856
    @cabdiqanidaahir9856 Год назад +1

    Baabajey kulaha "anigoo fiifa ah miyaa dabada qaado iga qabaneysaa,xaarkii ayaa dhib kuqabee!!"🤣🤣🤣

  • @MohamedHassan-tp4dn
    @MohamedHassan-tp4dn Год назад

    Kabtan lalaguhilmaamikarosaaxib waxan kuqasbanahay in andhamesto vidogaaga intasina wajaceylka ankuuqabo

  • @abdinhoofficial8290
    @abdinhoofficial8290 Год назад +1

    FIFA AHY KULAHA BABA JEY😂MABA IDIN TAQANE FIFA😅 ANO FIFA AH MA WA ISKA QOSLAY😂😂😂😂😂

    • @abdallasky8230
      @abdallasky8230 Год назад

      FIFA pro max wye anaga naqan hada garan FC manjo BBD SH🙄🤣🤣

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 Год назад

    Wan ku jeclhy shahdiya Sharaf .kaxda soo dag

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 Год назад

    idiriska iitaawe waa kuwataa

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada920 Год назад +1

    Fadlan subscribe sher like adigu mahat San

  • @hibaqabdilahi1189
    @hibaqabdilahi1189 Год назад

    Wacana shadiya baba ayey siisay

  • @mohamudsalah9339
    @mohamudsalah9339 Год назад

    Team BBD salan sare

  • @shaaficiabdirahman3375
    @shaaficiabdirahman3375 Год назад

    Muufadas weligay ma cunin hargeisa darteed inaan uga imaadan kabaqaya wllhi 😂

  • @wllmaxamud
    @wllmaxamud Год назад +1

    Shadiyo qaylada yarey umada magu diroosa

  • @wllyaasin9250
    @wllyaasin9250 Год назад +2

    Shaadiyo naga dhaafa aflagaado ayey wada yaa lasoo qabanin please mrkle😢

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 Год назад

    Eelaaydi idin dhashay wasee noo nabad galiya lahjada

  • @najaxnalka8182
    @najaxnalka8182 Год назад

    War cunowgan ani ma iiga wacdiin 😂😂😂

  • @caasholuul963
    @caasholuul963 Год назад

    waraa xaafadeyna waaye😭🤣

  • @sacdiyosimaan7331
    @sacdiyosimaan7331 Год назад

    M.a

  • @ismaaciicalicabdi161
    @ismaaciicalicabdi161 Год назад +3

    Idiriska is not easy