Комментарии •

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +114

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +253

    Wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).😍😍😍

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +68

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥🕋❤️☝️

  • @foziamohamed2529
    @foziamohamed2529 Год назад +83

    Please ruwayad so sameya ramadanka o ah iskabulo captanka inu America 🇺🇸 ka imaday ha jilo idiriska iyo baba jey oo isla dagan ha laso dago kuriga 😂😂😂 shekada ruwayda ana hayo please ila so xarira 😂😢please intu igu racsan like 👍

  • @qalicali5781
    @qalicali5781 Год назад +62

    Ani dhamaadka waan ku haystaa😂😂😂😅yaa ilamid ah🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdikariin2617
    @cabdikariin2617 Год назад +17

    Dhaylo walba cabtanka albiitare hakanoqdo plz inta ila qabta 😂😂☝️

  • @Canada.143
    @Canada.143 Год назад +190

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @muniirsalebaan
    @muniirsalebaan Год назад +51

    team idirska hadaaaan nahay hilibka aragti baa naga dhaxaysa😂😂😂😂😂

    • @suheybosman
      @suheybosman Год назад +3

      Ma baxaayi maxaa ciyaarta ana laigu furay waana laigu dhameynaa ( team idiriska) ☝🏽

    • @ahmedmaxamed7924
      @ahmedmaxamed7924 Год назад

      haa wllhiy😛

  • @anascali5317
    @anascali5317 Год назад +97

    Kusali nabika scw 👍

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Год назад +19

    27:41 when kaptan baara punishing both idiriska and baaba-jeey as a child 😆👋😅😅

  • @hassanchannel2723
    @hassanchannel2723 Год назад +24

    Ku saliya Nabigeena muxumed scw

  • @wllcabaas6689
    @wllcabaas6689 Год назад +32

    Kusali nabiga scw❤️

  • @Heybadofficial301
    @Heybadofficial301 Год назад +31

    Big game idiriska vs captain waxbo lagama qaban karo 💪💪
    Ragaa kaliyaa iga qosliyo 😄

  • @listen_quran_10
    @listen_quran_10 Год назад +22

    Cabtan Baara Markasta Ka Dhiga Albiitarey 😂😘❤️

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Год назад +17

    Dheylo waan xiisay team Baaba jey adag legend 700k let go guys 1m view hit
    Intaa ka heesya like 👍 saar

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Год назад +11

    Team b.b.d.m.from hargeysa farxadii oo dad ah from hargeysa 🤣🤣🤣✌✌

  • @hodanabdiqadir1782
    @hodanabdiqadir1782 Год назад +27

    😂😂😂😂😂walahi bara Kal iyo laab uu iiga qosliyey may calin dugsi dhigaayo miyaa idirska wa idin baryaa dambe challenge cunto yaan la dhelsin cuz waa dhargey makasaayo cunugad diyadiisa yaan laidin qabsan

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +17

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ::

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 Год назад +4

    Cptnka marku reef qabanayo wa another level wlhi 😂😂😂😂

  • @abdirahmannur2270
    @abdirahmannur2270 Год назад +11

    Muuqaalkii ugu horeeyay ee ku dhamaada garaacitaan 😂😂😂😆

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 Год назад +2

    Marqaanka aya igaaray aya maqli jiray idariska wuxuu keenay macaanka igaarau caadi ma aha teamkeyga guul & gobanimo

  • @Layaaany
    @Layaaany Год назад +2

    hda wxaanoo qosol ah mku seexan lahaaa allow idin daaa oo wxwlboo shar ah dhinac IdInka mari BBD ❤❤❤

  • @sumayohaajidhayibsumayo346
    @sumayohaajidhayibsumayo346 Год назад +2

    Masha allaah wllhyga cafimaad ku cuna wlhi wn jclhy mn awoodo wgoon korsda dnyr wn ahy Alx lilaah cala kuli xaal

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL Год назад +2

    Inaba caadi matihid kabtan baara dhex dhaxaad rasmi ah keep going BBD

  • @libanmk1229
    @libanmk1229 Год назад +2

    Muuqalkaan wxa cwa u siiye qofka inaba cadi aheen ee naga qosol siiye CPTN-BAARA FULL RESPECT💯✌

  • @rooplefamous9383
    @rooplefamous9383 Год назад +1

    Captan baara uun dawanayaa walahi🤣🤣WAxaad tihiin 2023 majajilayaasha na madadaaliya

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Год назад +4

    Asc wllyaal channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲

  • @nuurlaki2406
    @nuurlaki2406 Год назад +11

    hada thy ciyaal magalo love saar muhimada fahan😂😂😂😂😂

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 Год назад +5

    Wllhi kabtan baara waa funny😅😂😂😂😭😭

  • @aishacuud3051
    @aishacuud3051 Год назад +2

    Mashaalah Rer nrbi markan nahay am comg also inshaalah BBD big team guleysta

  • @cumarkumaandoyare7453
    @cumarkumaandoyare7453 Год назад +3

    Ar kuwaannaa wey iga qosliyeen funny +comedy 😂 😂 😂

  • @safiyohassan7782
    @safiyohassan7782 Год назад +2

    Wllhi marka an muruge sanhy dadka iga farxiyo aya tihin idinkana alle haniga far xiyo 🙌🏾🍃🥺🔋

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад +4

    Qabta dhactay ee shadiyo ayantan waxa badalay kakaca mesha 😂😂😂

  • @zamzamnuurcali1251
    @zamzamnuurcali1251 Год назад +2

    kabtan baara legend adi dartaa udawadaa🥰🥰🥰🥰

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 Год назад +2

    Ma Maa ma ma jiro badel isdirka walaahi funny 😆 😄 🤣 😂 🙄 😀

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад +1

      Wuu tartaraa haduu raashin arko lol

  • @suldankacabdimalik5884
    @suldankacabdimalik5884 Год назад +2

    Captan baara lagend wye wlhi saa ukenta cajiib kulaah😂😂

  • @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
    @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 10 месяцев назад +1

    wll kaliya fllow idheh wax walbood rabto alaha ku siiye😢❤❤❤

  • @mushtaaqclaahicumar3384
    @mushtaaqclaahicumar3384 Год назад +2

    Baba iyo shadiyo Soo Qabta Aqonta Guud Plz 🥰

  • @KimJong-un-vu7xo
    @KimJong-un-vu7xo Год назад +3

    #Captan #Baara Macalin Dugsi miyaa waa yaabe? :-P ¨HAHAHAHA

  • @Botan-rq6xo
    @Botan-rq6xo Год назад +6

    Captain Baara waa legend

  • @shahwahshahwah5059
    @shahwahshahwah5059 Год назад +2

    Baba challengigaan nga adkey wllka wxa ka dhigta Wxad smeysaa afar xa gal yar aya lgu Turana kii lapo mar istaajiyaa uu wax qaato sida ayey challengiya ku adkana wllka peace an love❤ fikradiina ka dhiipta asxpta youtube ka baba ku xeran🎉

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +14

    Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo another's levels this is challenges ♥️💪💯👍💯😀

  • @munabarud9614
    @munabarud9614 Год назад +2

    Walaal kaptan baara so funny and we love u so much walal

  • @hindamaxamedsiciid3765
    @hindamaxamedsiciid3765 Год назад

    Walhi waan qoslay kabtanku sida uu ragii caawa u galay legend kabtanka dartii Ayaan udaawadaba walhi waan idin wataa dhmantiin

  • @rodaaden8855
    @rodaaden8855 Год назад

    Baaba jey. Captan baara haloo dhiibo Arbitaraha funny waaye walahi

  • @WLLLUCKY
    @WLLLUCKY Год назад +2

    Cunoolee maheyneesiin
    Dadaa ubaahan maad sadaqo 😢😥🥺
    Baxsataan 😫😂

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Год назад

    Ciyartii ugu fcnayt iyo xukunkii u adkaa ayaa dhacay cawa viva bara wadanaa

  • @farhiahashi3136
    @farhiahashi3136 Год назад +2

    idiriska dhuni weye mamama kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf Год назад +4

    hhhhhhhhhh #kabtan baara hada ka danbe adiga le garsoore ku fican wlhi #ciyaarta marke dhamaaty karbash la isku kicinaaaa🤣🤣🤣🤣

  • @shuceybmj477
    @shuceybmj477 Год назад +3

    the legendary series 👌 the best 👌 funny 😆 idiriska

  • @mohamedabdirahman5831
    @mohamedabdirahman5831 Год назад +1

    Babajey ninkan idriska itaabo ladhaho cunto buu ku geeriyondonaa wll ninkan cuntada kadaah

  • @bood90
    @bood90 Год назад +2

    Istaaga Kula Captain 😅

  • @mohacade3432
    @mohacade3432 Год назад +58

    Masha allah❤❤❤❤

  • @ruqiyohussein3792
    @ruqiyohussein3792 Год назад +1

    Allah janada nagu kulmiyo dhamantena amiin yaarabi

  • @baaniyomohamed
    @baaniyomohamed Год назад +1

    Albiitaraha koob hala siiyo .
    Sifiican buu ugalay labadaba hhhhh

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 Год назад +4

    Asc baaaba jeey kabtan baara idiriska team BBD waan idin salaamay baaaba codsi ayaan horay idinku so dirsaday waxaana kugu aqaaanaa baaaba in aad tahay ruux naxariis badan baaaba garab ayaan idinka rabaaa igarab qabta waana sugaaa jawaabtiina i.a horay usocdaa baaba jeey hadaad awoodaana RUclips ka ii dhiga linkigiina caawinaada 1aad aan idinka rabo waa taaas caawinaada labaadna waa garab igu siisaan korsiimada caruurteyda adinkoo mahadsan jwab baaaba ifkaa lagu yahay wallo 💝💯💝💯🙏

  • @muhyadiinabdissalamibrahim
    @muhyadiinabdissalamibrahim Год назад +2

    Kabtan baara ciyaarta ha qasin qabta naga daaya 😘

  • @ahmedsharaf4519
    @ahmedsharaf4519 Год назад +28

    Captain you're the best referee 🤪

  • @educationisthekeyoflife5134
    @educationisthekeyoflife5134 Год назад

    Baabajeey vaar (wadanka nairobi) nairobi wadan ma aha ee magaalo madaxda wadanka kenya.

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Год назад

    Legend cabtan baare Alabiitar ayaa ku fiicn thy keep going

  • @abdiazizizmail9807
    @abdiazizizmail9807 Год назад +1

    Walahy wuxu aha kii igu qoslaka badna ee aan daawado kabtan baara dhenged buu idiin mu kiciyey

  • @Alxamdullilaah
    @Alxamdullilaah Год назад

    Waan idin baryayaa somaliyeey 3k igaadhsiiya tartan baan ku jiraayee walaalayaal

  • @abdifatahmahamoudeman7843
    @abdifatahmahamoudeman7843 Год назад +1

    captien baara wllhi waa legend hhhh

  • @YasirAli-wu4oz
    @YasirAli-wu4oz Год назад +26

    3 legends keep going ❤

  • @especialeyes3404
    @especialeyes3404 Год назад

    Captain Bara thank you wuu caytamaaya idiriska waxaay areebayaasha

  • @fatmaosman1212
    @fatmaosman1212 Год назад +2

    Kabtanka macalin moo soo ahaanjiray 😅😅

  • @zakariyecabdinasir1754
    @zakariyecabdinasir1754 Год назад +2

    Baaba jaw waa funny..........inta igu raacsan

  • @aminomaxamud2491
    @aminomaxamud2491 Год назад

    Masha alaah walalkey babajey iyo kabtan bara

  • @boqorkaboqortoyada9402
    @boqorkaboqortoyada9402 Год назад

    Baaba hadaa ilaahey istaqaanid😅halmar anaga na soo qabo 😅wallahi hadii kale isheen kaama hareyso

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Год назад

    Captain Bara best referee, keep going sxb. 😀😀😀😀.

  • @ccasiisxasancabdi9544
    @ccasiisxasancabdi9544 Год назад +4

    insha allah ramadaanka 700supscripe🥰🤲

  • @toonipoy
    @toonipoy Год назад +2

    Baa baje dhibka albitaraha ka dhaaf nio 🤣🤣 best albiitaro and best teav idiriska 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdulkafi2348
    @abdulkafi2348 Год назад +2

    Maanta waxaan wadada ku arkay maamo carbeed o wlhi ooyneyso quud la,aan darted, dadna waku wanaa quudki rabi ku irsaaqay ayay cayaar ka dhigteen😥illahow noo dembi dhaaf🤲

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Adi Maxa usiin weysay cunto meeshan maxa ku dhex fadhiisiyay Reer qaraaraaye

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      @@abdulkafi2348 adigaa noola yimid qaabka u hadleyso iyo sawirka kuu saaran qof wax bixiyo Uma ekid

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      @@abdulkafi2348 xaasidnimada ilaahay hakaa tir tiro ma arki kartid rag asaagaa ah oo faraxsan oo views iyo subscribers badan haysta halka Adiga aad ka haysato 300 subscribers kaliya sidi islaanta sheegeysay noo tuugso aan subscribe kuugu sadaqeesane 😂😂

  • @culusowyareofficial
    @culusowyareofficial Год назад +2

    Asxaabta baaba jay waxanigadoonayaa inaad yuutub kan aad ii soo boqatan oo sabis karab inaad iisaar taan mahad sanidiin❤👍👈

  • @saeidqtr5527
    @saeidqtr5527 Год назад +1

    , ماء شاء الله تبارك الله 👌

  • @zalmanmahamed9224
    @zalmanmahamed9224 Год назад +2

    The goat idirizkA

  • @mahamednuurhilowle5319
    @mahamednuurhilowle5319 Год назад +2

    Asc baaba jeey idiris kabtan baara

  • @zultantube
    @zultantube 5 месяцев назад

    Axeeeeeey ax Baabay Sxb sidan oo kale kuula ciyaaray Ruushka ma lagu iibiyaa

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад

    Jecliyaa Captanka adi lee qabo Judge mar walbo 😂😂😂😂ul uqaado shawi 😂😂😂 jecliyaa

  • @MaslahAbdullahi
    @MaslahAbdullahi Год назад +2

    Qofka ugu horeyay😂ahay baba waxan ku nolahay wadanka América wlhi dacad iga qosalsesa hada xanaqsanahay xata cadi noqday baba inte kala soxarira inan codkada mqlo raba

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Год назад

      Subscribe please isar walalo

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Maku cusub thy the United States ka teeda kale nin kale codkaaga ina maqlo raba leedhy

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Год назад

    Kuwaan hadaa latumin wllhi sikle maku joogsanayaan kulanka xiga halaga soo shaqeeyo idiriska hanoqdo toogtiisa ul hasoo qaato

  • @daahiromarshariif1402
    @daahiromarshariif1402 Год назад

    Babajey sxp albitarka adaa kufican noo qabo niyoo 😂

  • @khadarliiban3593
    @khadarliiban3593 Год назад

    Baaba jeer zxp waa wiil joog deg hodan cup qawanez

  • @QueenHappy-js7kh
    @QueenHappy-js7kh Год назад

    Aalbiitarka cadaalada ah keep goin my brother

  • @Koronto487
    @Koronto487 Год назад

    Baaba wlh dar alle ayaan kujeclhy sxb guulaysta sxbkeyga idiriska telfonka inu iga qabto muxu kudiiday waydiiba sxb

  • @zakariyecabdullahi4078
    @zakariyecabdullahi4078 Год назад +1

    Fast one tem idiriska iitaabo

  • @zamzamabdulle1836
    @zamzamabdulle1836 Год назад

    Kabtan bara wlhi cadi ma ahan asaga le albiitaro ha laga dhigo wlhi fani weye kabtanka kkkkk

  • @canabmaxamaad
    @canabmaxamaad Год назад +2

    Qofki ugu horeyey❤️❤️😘

  • @indhojaceel2765
    @indhojaceel2765 Год назад +1

    Sxb baba jey iska daa waan 1Xbes waa xaran allah kacadso

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Год назад

    Masha alllh walalkey bby kabtanka idriskaitabo kuligin saln sare 💖👍👍💖💖💖

  • @rasmimahmed8886
    @rasmimahmed8886 Год назад

    M.a hormar wacan best team

  • @bisle4227
    @bisle4227 Год назад

    Inantii ku sponsor garaysay miyaad ilawday link-ga you tube keeda soo dhigto.

  • @craxmaancalishariif4732
    @craxmaancalishariif4732 Год назад

    Kabtanka koojkii ugufiicnaa eekanalkan soomara wankywataa taliye😂

  • @abdiwalinuux5612
    @abdiwalinuux5612 Год назад +4

    Captain bara waa albiitaro dhameys tran 🤣🤣🤣

  • @sabirinmohamedburale8464
    @sabirinmohamedburale8464 Год назад

    Alla rabiyoo habeen walbo saan lee ugaracaa kabtanka☺️

  • @sadaamabdicawke5443
    @sadaamabdicawke5443 Год назад

    Baaba jeey idaabda waxka bro kabtan thnk you bro😂😂😂

  • @mrfango6617
    @mrfango6617 Год назад +2

    qofka uga horeeyey

  • @zeydahusni527
    @zeydahusni527 Год назад

    Soor iyo calooleey ha lakeeno maxaadhacey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmaansaalax7295
    @salmaansaalax7295 Год назад

    Albitara k baara Al cadaali big respect 👍👍👍

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 Год назад

    Wlhi arinkaan baba jey dadbadan ayaa kaso horjeestey wana laga fiican yahay waxkale ku badala fadlan