Amaanta nabi muxamed CSW cafis ilaah waa lagu helaa .Nin yahaow middaas way kaa qaldantay ka fiirso kuwa kale waanba kugu raacsanaa lkn midaan maya maya sababtoo ah qofkii hal mar ku saliyo toban jeer ayaa ilaah ku salinaayo
5 ta ulul cazmiga ah inti loo taga mida walba mxu dhahaa nasfsii nafsii kadib be umada nabigena suban u tagayan markas buu lee yhy nafsii nafsii Nabiga aya qiyamaha umada hor qabanaya hiraab qiyaamaad na hor qabooy waa sxx
Wllhi nabiba muxamed scw oo ku horkacin in aad meel.tageyn
Dheekh Daa'uudow luuqada iyo Fahmkeeda qasiidada hore aniga ilama qaldan
من فضل النبي ان يشفع ( اشفع تشغع) لدالك لا منانع ان نسال شفاعة النبي
Amaanta nabi muxamed CSW cafis ilaah waa lagu helaa .Nin yahaow middaas way kaa qaldantay ka fiirso kuwa kale waanba kugu raacsanaa lkn midaan maya maya sababtoo ah qofkii hal mar ku saliyo toban jeer ayaa ilaah ku salinaayo
Aad iyo aad. Aqoon yeri ayaa umadan lagu wareeriyey.
Kir wariyaa
MashaAllah 💕 auwkey
Shiiqow sidaa wax u fahantay ma ahan, Nabi Muxamed dhamaan umadii ka horeysay iyo dhamaan anbiyadii ka horeysay ayuu qimaha horqabanaa, waa qofka kaliya qiyamaha shafeecada leh waaye, ilaah ayaana siiyey waxaad adi laga sugaayo ma ahan, waana saxan tahay midaas. umada waxaano kale in lagu faafiyo waaalaga fiican yahay. adigey caqiidada qaldan tahay ilaah kusoo hanuuniyo.
Waxan okle ayaa umuda Ku dhax jiro
Daalim aan diin waxba ka agoonin ayaa tahay khawaariij cadeystey
Sh. Daa'uudow waxaa ii muuqata inaadan waxba ka fahansaneen sida gabayada loo sameeyo iyo fasiraadooda.
Waana nasiib darro inaad balaago iyo sarfi ka seynin inaad aad ummadda wax la wadaagto.
Amaandhoorey idinka ka fiirisada dadka aad ummaddan jaahiliinta i baddan aad u keeneysaaan
Qasiidada soofahan wll
Mashallah tabarakallah
Walaal Gabayga Siduu sheekhu u tiriyay ma aha . Maxaa kugu dhacay , Sheekhaad leedahay mushrik buu ahaa .
Ma sha allh
Wuu noolYahaY qof so duubeY
Sheekh daa'uud waa wahaabiya Nahaabiya sheekhaan ma'aha waa Nahaab
5 ta ulul cazmiga ah inti loo taga mida walba mxu dhahaa nasfsii nafsii kadib be umada nabigena suban u tagayan markas buu lee yhy nafsii nafsii Nabiga aya qiyamaha umada hor qabanaya hiraab qiyaamaad na hor qabooy waa sxx
Ninkaan isaga oo dhan hadalkiisa wuu is burinooyaa waxa uu daldalaayo iyo waxa ay qasiidada ku saabsan tahay iskama warqabaaan
Sawirkaan meesha saaran sheekha ma ahan ee kadaaya sawirkaan beenta ah
Ninka tuubay Ana si fcn u kasaayo, sheikha mcn daauud aya la dhahaa, runta ayu ka hadlay, ada dayuus ah, dadka ha qaldin
Walagu so qaldey
Yes pro
Please learn before committing. Ummadda ha qaldin
Saaxib raali ahow,masaladaan wey saxantahay wayo nabiga banaanka asgaa shafeecada leh,Mar fasirka qaldan o Marin habaabinta ah iskadhaaf,ilen wa sheko wahaabiyo waxeyna kudhamaneysa an isqarxino marka fikirkan umada lagu galeysinayo jooji sxp.
Wahaabi ehel uma tihid inad wax fasirto aqon yari kuheyso ee wax baro shiqaas wali illahy ayu ahy wax walbo u sheeyna wa diin
War hoooy nin warersan ba thy kwrn
Fasirka ehel uma tihide meel uu shiqa ku qaldan yhy na ma jirtee naga sexo warya
Waxba kaama faaidin
Sheikhow fahankaaga ayaa ku Yar. Meesha wax qaldan kuma aragno
Wahaabi illahay ka furtay baad tahay, illhay qofaan ahen lama tuugaayo waxa aad qaldaysid iska dii wax qaldan ma lahan, wahaabi ayad tahay, beenta dadka ka daa