Dadkii Maraykan Laga Tarxiilayey Oo Walaalkay Ku Jiro, Wiil Yar Oo Aayadii Dishey & Warar Kale🥲

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • Qoyan Soomaaliyeed Aaye Ka Xumi Aduunka Ma Jirto. Ninkiina Way Rabtaa Ubadkii Uu Hore U Dhalayna Way Ximinaysaa. Yaahuu 😭
    #somali #somaliland #jubaland #somalia

Комментарии • 161

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  9 дней назад +13

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada +1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Seattle, WA
    Tabarak Store
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Store At The New Karmel Mall
    3rd Floor #362A
    (651) 219-9546
    Faribault, MN 55021
    301 Central Ave N
    Djibouti Fashion
    +1 (507) 351-0887
    Rochester, Minnesota
    Ayan (507) 254-3065
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Only As WhatsApp
    Toronto, Canada
    Amal +1 (647) 544-3918
    Ottowa, Canada
    Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    Only As WhatsApp
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Ubah
    +44 7463 135964
    Birmingham
    Cardiff, England
    Hinda Abdulahi
    07425732823
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Hafsa
    +46 73 697 16 26
    Denmark
    Dekha Hussein
    004542237649
    France
    Amina
    33758217616
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Qatar
    97466215205
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    Dekha Hussein
    004542237649
    Denmark
    Mogadishu, Somalia
    Naadis Mohamed
    2520618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +90 505 953 25 61
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Hargaysa
    Nadiira Aden
    +252 63 4327297
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Sameera Ahmed Mohd
    Nuzha Street
    Beside Rose Hotel
    Sun Shine Spa Building
    Maabela South
    Muscat. Oman
    0096896625020

    • @mygift2152
      @mygift2152 9 дней назад

      The lady from Australia is to answering sister

  • @faadumofiicaney
    @faadumofiicaney 9 дней назад +40

    Fatxiyaay actually Xamar is the only place in Somalia that no one will ask you who you are and what qabiil. Ilaahey nabad ha inooga dhigo waa hooyadii Soomaaliyee.

    • @hana8824
      @hana8824 9 дней назад +6

      Waanku ogaa sidaas xamar lakin markaan arkay dad boorar sita ooleh qof naf gooyay car haladilo leh, iyo ilmaha iskuulka aadaa markay isdagaalaan ee aan qabiilkaagu halkaa ubadnayn oo lagu weerarayo dee dhibkaas xitaa kenyanka iyo ugandese ka kuma arag oo aan ladhaqmay somaliya gabigeedu waa iskumid

    • @faadumofiicaney
      @faadumofiicaney 9 дней назад +1

      @ walaashay xamar waa sidaad ku ogeyd soomaalina qabiil iyo qashin kama dhamaado meeshay rabaan ha joogeene illahey wadanka dhamaantiis ha inoo nabadeeyo

    • @aminajama160
      @aminajama160 9 дней назад +3

      faadumofiicaney Walal sawta xamar dadka lagu dilo maalinkasta ayadoo qabyalad loo dilo, ilaahay nabad ha siyo Qabyaladana ha ka masaxo

    • @faadumofiicaney
      @faadumofiicaney 9 дней назад +4

      @ Xabiibtii xamar qabyaalad dad laguma dilo ee waxaa wax dila kuwo gobollo kale uga yimid iyo shayaadiinta wejiyada xiran oo ka xun horumarkeeda. ee qof qabiilkiisa dartiis loo dilo ma jirto.

    • @ftouz
      @ftouz 9 дней назад

      @@faadumofiicaneywaa udoqoniimo magacan oo somali waxba ka ahyn oo oo hayadii umada soomaliyeed maxaa hooyo ka dhigay waa hooyo dhilo ah nin walba dhulkaaga joogba la odhan lahaa waa waxaba tuuga iyo alshabaab khawaarij ictisaaam
      Illhay hawiye caqli howyeelo somali wabay badbaadi lahayeen Haday calankan iyo meeshan ayna dhakada ka saary may sida kale xisaabtamaan

  • @fatimajama5169
    @fatimajama5169 8 дней назад +19

    My son told me that if he was responsible in Somaliland, he will make you the head of the journalist and then after that will hire a security for you so you can speak up and tell the wrong wrong, and right is right

  • @hanamoha3252
    @hanamoha3252 9 дней назад +21

    One silver lining to Carmel Mall being empty is that more dads will be forced to stay home.ICE is making Farahs spend quality time with their kids 😂 🤣😂😂

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 9 дней назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @aminayusuf517
      @aminayusuf517 9 дней назад +3

      Faarahs need to rest also and know how many kids they have 😂😂😂

    • @BarwakoIsa
      @BarwakoIsa 8 дней назад +1

      😂😂😂😂😂😂

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 дня назад

    Haa waan aqanaaa walashaa farxiyaay muuna way ii sheegtay Anigoo videoclip fiirsanaayay I tiri waa walaashay hooyaday dhashay from Minneapolis ❤

  • @hibogouled2598
    @hibogouled2598 2 дня назад

    😂😂 OMG! Fatxiya you made me soooo Laugh😅 when you said you would build up your Own house with Majarafad, Disdi Etc

  • @malyunali3217
    @malyunali3217 9 дней назад +13

    Subxaana Alaah, Ilaahay ka baqo dhul dad leeyahay bahalo galeen ha ku sheegin, dadkiinu waa buuxaan kana shaqeystaan eh.

    • @samirr546
      @samirr546 9 дней назад

      Waa bahasa galeen iyo dulmi
      Jihaadkoodu waa in abti la dilo
      Boodhka iyo habaaska ayey dhex fadhiyaan ,cilmiga ay gudbiyaana waa reer hebel ,qaaradaha aduunka oo dhan iyaga oo aan karaamo lahayn bay tageen , maxaa ka maqan marka ay bad iyo berriba ku dhimanayaan , gabdho muslim ah oo tahriibay ma aragteen aan somaliyad garaamo beeshay ahayn ,hada wiilkan yar hadii la celiyo qalbi jab baa ku dhacaya dad derderan oo waalan marka lagu dhextuuro!!!!!!

    • @Raadia-i7n1v
      @Raadia-i7n1v 8 дней назад +2

      Xagga amniga ayey sheegaysaa wll. Ilaahay dalkeenna oo dhan xasillooni buuxda ha i nooga dhaliyo.

  • @sacdiyadiriye584
    @sacdiyadiriye584 8 дней назад +4

    Xamar bahla galeyn adiga hadey ku tahay anaga ayay noo tahay Canadian aduunka Allah Naga wado north America anagoo nabad qabna. Dadbaa qurbaha jano u arka subhanallah

    • @Ruuzah-2019
      @Ruuzah-2019 8 дней назад +1

      In ey Xamar baahalo galeeen tahay miyaad diideysaa , ? Alla runta xanuun badanaa 😊

    • @Habon-y6m
      @Habon-y6m 7 дней назад +1

      @@Ruuzah-2019Dadkaas oo kale looma jawaab Xamar xaalkeeda qof waliba wuu yahay Meel qofka wax yar lagu arko madax laga toogto😢 madaxweyne dhulkii dadka ka qaaday 😢 gaajo inta Soomaaliya cunta waa inta yurub wax looga soo diro ama Dawlada lacagta xaaraanta ah ka cuno Wixii Xamar u dooda waa tuug iyo tuugo

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 9 дней назад +5

    Walaahi wa ruunta cafimad iyo xoriyad wa 2 ugu muhumsan

  • @NaemahAlsomali
    @NaemahAlsomali 8 дней назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اهلين خالة فتحية الله الا يوفقهم والايسعدهم وحسبي الله ونعم الوكيل فيهم عند تجمتع الخصوم يوم القيامة

  • @Liveloughlove35
    @Liveloughlove35 6 дней назад

    Farxiyo xor ayad utahay somaliya meeshad doonto waxad doonto kasheg gabar somali ayad tahay rerxamar hadan nahay freedom speech ayan leenahay dadka ma caburino cuqdadna namaheyso alx ❤

  • @Tressamaxamedcali
    @Tressamaxamedcali 9 дней назад +3

    Anigu😢waxan arkay mid idhibay edo abe ladhatay 2 hablod😢hosta ka qubtay oo xubinti taranka babaday walllah dumarka soomalida waaba masiibo salan.ssre❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanahmed5093
    @abdirahmanahmed5093 9 дней назад +3

    Abti I never miss your clipscause you talk about the truth.

  • @50shadesofaraweela
    @50shadesofaraweela 4 дня назад

    I want simple life too. I don’t know if I fit in though

  • @Subxanalah
    @Subxanalah 8 дней назад +2

    Alhamdulilah muqdisho wa nabad iyo barwaqo

  • @AminaIbrahim-u8d
    @AminaIbrahim-u8d 9 дней назад +11

    Wlhi marka xasuusto siding idili jiray walalkay wax yeeladii iga soo gartay maskaxda xanuunta causing Lanka cabsanayo hooyaday Uma sheegi jirin hadana marku soo Waco isoo dir bilka lacag isoo dir waan cishoda dhibatadu igaysta I haysta marka u diid iiraado hooyaday macaan ayaa xasuusta inay dhashay iyada darted u bila😢 ilmo la dila Mala la dilaya dhibareeshin ka qaada please ilmaha ilaaliya ha dilina walalkay dartii ayaa hargeysa u nacay

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa 9 дней назад +5

      Habiilin please isba ismadhihijirin hoyadaa macaan ayaadhashay marku kudhibataynaayay. Gabdhow jiljileeca dhaafa xaq kugumale inaad biisho. Just waa igatalo walalnimo waayo waan necbahay dulmiga.

    • @faaaduma6876
      @faaaduma6876 9 дней назад +3

      Walaal, your brother deserves nothing. At least make him beg for your money. And him regret the horrible torture he inflicted upon you.

    • @AminaIbrahim-u8d
      @AminaIbrahim-u8d 9 дней назад +2

      @@Degmodeqa walalo hadii waalidkay ma ogan inuu dili jiray markii ay noolayd ayey igu tiri waxad aniga igu Tala gashay sin walalka igula balantay baalantuuna waa wax xag Allah ugu qaalin qofka ka soo baxa midas igu qasbaysa wlhi inan u dareen

    • @HalimaAli-k8z
      @HalimaAli-k8z 9 дней назад +2

      ​@@AminaIbrahim-u8d walaalo iska sii Lakin waxaadan awoodin ha isku dhibin adoo hooyadaa ugu baarinimo sameenayo balanti hooyadaa ilaa hadaad doonto ka yaree usadaqee hooyadaa asagane dhac dhac kalo ha siinin

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa 9 дней назад +1

      @@AminaIbrahim-u8d Lkn hadii uuna xanuunsanaayn ama aanu curyaan ahayn oo uucaafimaad qabo uuna shaqaysankaro waajib kuguma aha balantaasi waayo cimrigaaga inaad biisho sidii ilmo caruura ood dhashay diiniyan ilama aha, waa fikirkayga lkn culibada ayaad waydiinkartaa. Igaraalinoqo walaal hadaan kudheraaday waxa igahadlinaaya dulmi nacayb. 🥰♥️

  • @SamCi-h6d
    @SamCi-h6d 9 дней назад +3

    Walalo runsheegey alle ha kuxiftiyo

  • @UserUser-g2l2c
    @UserUser-g2l2c 8 дней назад

    Walhi ben mahan kartidas wadledahay manshallh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbwaanDulmidiid
    @AbwaanDulmidiid 9 дней назад +3

    Fadxiyo Dhulka Aad ka Dhisanayso Guriga Waa lagugu Qabsanayaa Ka Waran ❤

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 9 дней назад +3

    Exactly true

  • @ishwaaqwarsam3365
    @ishwaaqwarsam3365 5 дней назад

    Like mama malyuun😂 she make her own house 🎉

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 9 дней назад +4

    Abti please come on to Garacad Abti

  • @AmataAllah-z5x
    @AmataAllah-z5x 9 дней назад +2

    Hadan dhuul hassan Laha sida ad Sheegatan guri uu dhisan laha dhul banaan oo Cidla ah oo kantadhaxdeda ah hadaad dagto anga leh aya lagudhi laguma ogola 😢
    Wiilka yar wan ka naxay yarbi

  • @fatuuhahmed1794
    @fatuuhahmed1794 7 дней назад

    Farxiya. Waan kusalaamay. Waa Fatuux

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 7 дней назад +1

    Sida Mama Malyuun

  • @hawaismail8960
    @hawaismail8960 9 дней назад +1

    Waan kusalaamay habo
    Ilaahayow laysoo tarxiilo wiilkayga
    Waayo waanba arki lahaa dayac danbe maba uu arkeen

  • @jasminsweetlove5898
    @jasminsweetlove5898 7 дней назад

    Alla naagaha qaar waa masiibo Farxiya my heaet is broken 💔 bal ilmaha maxaa laga siyaa nagahan masiboyinka ah Caku Nibanka qaar xaasidnimo uu uga qaatay koley ba waligood ma kala jecla caruur ee bal muu udaayo hoyadiis Alla meeqa caruur bee qoyan dishay masiibo kugu dhacday waa cadow

  • @UbahMohamed-xs5mp
    @UbahMohamed-xs5mp 8 дней назад +1

    Wxy i so xasusisay qiso mamo aanu meel ka wada shaqyno wxy iga shekaysay qisadeda aabehed iyo hoyaded wy kala tagen iyado yar kadib aabehed ba so kaxysty o naag guursady kadib wxy iga shekysay in ay iskada wax kale inty jawaan ku riday ku kor fadhisaty wn ilmaynayy marky iga shekynysay qisadeda runti 😢

  • @samiroawil6277
    @samiroawil6277 7 дней назад

    Waa duliyin qoyan faido male ax ax ax ax😢

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 8 дней назад +1

    Qooyaan ayaa dayax u tartamaysaa alle haka qabto🤲

  • @shamai1570
    @shamai1570 8 дней назад

    A message to all deportees amid pleasures and places though.we may roam be it ever so humble there's no place like HOME

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 9 дней назад +1

    Qamarjiyaasha ayaa Dhoor nuuc ah! I had to send my brother back because wu nacasooway! Anigaa ba bisinka ka qabsado! You see there is a nacas qamarji and qamarji dantiisa yaqaan one who sees far like a giraffe! I stumbled several times but picked up quick and learned to be better next time!

  • @LuulAdan-h6n
    @LuulAdan-h6n 9 дней назад +3

    Xamar bahala galeen maha ee waa casimada somaliya ee ay dawlada mareyka aminsantahay ee xir af lagada hoooooy

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 8 дней назад +1

    Wa runta fatxiya ❤

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 9 дней назад +1

    Fadxiyaay ani 5 ayuu igu dayacay waane heystaa wan uxamaashaa Alle ayaa kumahadsan waxkasta oo dhaco uma ongolaanaayo in caruurteeyda leyga qaado

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 8 дней назад +1

    Hooyo kasta ilmeheda haku adjati

  • @daahirdugsiga8653
    @daahirdugsiga8653 9 дней назад +3

    Allow ina wada xifdi

  • @aslibotan3764
    @aslibotan3764 7 дней назад

    Qaar baa France ka cararay garciyaay wallaahi si sax ah baan u imi yurub waxaan allah ka baryanin an mar uun daho Hargaysa

  • @FatimaAdam-uq5rw
    @FatimaAdam-uq5rw 9 дней назад +2

    fadaxiy cabsiey runt iyaan ku jecelahy alh ku xafido

  • @MunafiinAhmed
    @MunafiinAhmed 9 дней назад +1

    Duleyste caruurtda lama siyo anigu aniga korsda ilahay ban talo saarty marka ilahay naagta masiibo haa ku rido😢

  • @habonedajiya348
    @habonedajiya348 9 дней назад +1

    Seattle WA miyana laga helin habo

  • @Nuurkooda
    @Nuurkooda 8 дней назад

    Habar wadagaa ma kufsi bu sameyay maskiin alle ha uso fududeeyo

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 8 дней назад +1

    Xamar bahala galen ma ahan Mj Dhulbahante iyo Isaaqba wey buxan ee hadalada qar ka fiirso Fatxiyay lakin dadka wal walan iyo kuwa wax so kufsaday kenya geeya wa si ficane

  • @Nuurkooda
    @Nuurkooda 8 дней назад

    Sida aad qoyan qadhmuun wayn ugu wardiyasaa ka ka helay ayeeyo farxiya macnha ayayden ba qbilkaha ah

  • @luulajamaac2773
    @luulajamaac2773 8 дней назад

    Doorkii hore kuwa Sweden kamii buu heliayay family oo hada somalia jooga

  • @Somali338
    @Somali338 7 дней назад

    Nagadaa, iska riyoo Abayo

  • @qamarcantoob2965
    @qamarcantoob2965 6 дней назад

    Waad noogaftay ftxiya raaligalin ep bixi xmar mlaayinta kunol kma fiicna nafarka aad kasheekeyneyse

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 8 дней назад

    Nin madaxweyne ah oo umad dhan matalaya oo hadana sidaa u hadlaya lama arag oo lama maqal ,taasi waxey ku tuseysaa caqli heerka uu gaarsiisan yahay taasina waa nasiib daro 😢

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 9 дней назад +1

    Naagtii hore ayay ka dhex arkaysaa bal naag la furay maxaa daba dhigay. Aabayaashana kuwo ma ahan ilmo aanay war u hayn ayay hooyadood ka qaadayaan😢😢😢 inan yaroo kale oo 14 jira oo iyadoo 7 jira kufsi lagu bilaabay ayuu maanta daahir calasow wareeystay inaantaa hooyadeed iyo aabaheed midna ma taqaan iyadoo 10 bil jira ah ayeey hooyadii tahariibtay inteey sxbteed u dhiibtay silac 😢😢

  • @املمحمدالهاشمىالهاشمى

    Maasiibo ale haka ridoo naag kastaa oo ilmo yar dhibataysaa

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 9 дней назад

    I agree with you about your talking with

  • @Nuurkooda
    @Nuurkooda 8 дней назад +1

    Waxba xamar haday roon tahay Nairobi xataa wa bahalo galeen

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 9 дней назад

    Fatxiyo habo Kismayo imow waxaan leenahey jazirado like kuyama,kayungo,kayanbooni and many more

  • @funfamily3902
    @funfamily3902 9 дней назад +2

    Fathia, say Waxii kheyr ah dheh Allah ha usahlo. Welcome to Garacad “you actually meant when you said “you are the citizen of the world” meel kasta waxyar bad dhigatay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saynab2031
    @saynab2031 9 дней назад +1

    Wallkay oo maskaxda ka xanuusaday illahoow noo Soo celiyan

  • @Huda20203
    @Huda20203 9 дней назад +5

    Qoyan lacks self-control 😂

  • @AsliAden-j1n
    @AsliAden-j1n 9 дней назад

    Thank you

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 8 дней назад

    Ax ax allaah calool adaga naagtu maxay u dishay ilmaha yar ilmaheda la dhashay ilaahey kuma naxaristo calool adaga cimrigeda soo gaabay laaxowla walaa quwata ilaa bilaah

  • @bashiiribrahim7767
    @bashiiribrahim7767 6 дней назад

    Fatxiyo Waxay kaso jeda rerihi Xamar qaraxa ku waday lkn xasan ayaa naga celiyay xamar waa Nabad

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 9 дней назад +2

    Qoyan awalba caruurta way dileysey e lama ogeyn hada social media ha ayaa kashifay

  • @Welistenandwedontjudge76887
    @Welistenandwedontjudge76887 8 дней назад +1

    Waankuqoslay qoyan qatmuunweyn

  • @zahrahaji622
    @zahrahaji622 9 дней назад +1

    Muqdisho umad beey janadii aduunka u tahay qoyaneey😁

  • @amaldaud8014
    @amaldaud8014 8 дней назад

    Abaayo waa runtaa

  • @keeffarah6779
    @keeffarah6779 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @fatimasagal1584
    @fatimasagal1584 7 дней назад

    Anigu xamar kaman iman lakin state qurux badan waye. Waa caasimadi somalia aad bay y qurux badan tahay bahalo galeed na maha milyan people baa ku nool

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 8 дней назад

    Wll maad hargaysa keentiid girimada fadxiyaay

  • @Nuurkooda
    @Nuurkooda 8 дней назад

    Madaxwayneaha saw nolol ma leh madaxinimada horteed saw nolol ma leh xasan cidna xolo kama qadan wadankii nabad buu ka dhigay wadankana ma leh passport kale somali Lee waye

  • @doog880
    @doog880 9 дней назад

    Farxiyaay huuno asc

  • @FatimaAdam-uq5rw
    @FatimaAdam-uq5rw 9 дней назад

    ❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 дней назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @farxiya267
    @farxiya267 8 дней назад

    Alaaa fadxiyay dhib badanidaa gogorada shafoonkaa iska bixi deo maheesatid😂😂😂😂😂😂

  • @FosiyaAbdirahman-b9u
    @FosiyaAbdirahman-b9u 9 дней назад

    Yes

  • @fardusali2771
    @fardusali2771 9 дней назад

    Hiilku wuxu ugo’yey Somalida wa sababtay Madaxdu u shaqeyn la’ayihiin ee ay umuda ugu kibrayan
    Waxa ugu wacan, dadka udoodaya ee u dananiya

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 7 дней назад +1

    qurbaha waa la jooga maxad dadka u habareysa adiguba somali bad thy marka leedahay maxa dhulkiina idinka keenay adiga maxa ka keenay maxa is moodeysa inad u dhalatey adiguba kaley dhulkaga sida iga timi bey uga yimadeen dadka habarka ka daa acuudbilah waa yaab’nahay wlhy🙆‍♀️🫣sida ka xigto america 🇺🇸 bad u hadleysa wah waa sidee deee

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 4 дня назад

    Waa horror naagaha soomaaliyeed nimankuna waa qayu masuul

  • @se1059
    @se1059 9 дней назад

    Kkkkkk ilaahow aanad na caayin fadxiyaay googarada shifoonka ah baan saacad ku qoslaayay😂😂😂

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 9 дней назад +1

    Waan jeclani laha dadka bananda qabowka ku dilay kuwa hala celiyo. Dad baban gacmaha qaboow ka jaray oo homeless ah. Dadka hala hesho no mustaqbal no sharci

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 8 дней назад

    ❤😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamCi-h6d
    @SamCi-h6d 9 дней назад +2

    Wlo qof qiimo leh baad tahay farxiyaay ee wlo muxubo halasoo falin video danbe waan kaa naxaa markan kugu arko

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 9 дней назад +3

    Xamar inaa ku dhashay oo kusoo koray waa bahalo galeen haka cararo

  • @aminaameen6144
    @aminaameen6144 9 дней назад

    Even habo & edo

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @tway5195
    @tway5195 9 дней назад +1

    Without make up Ayaa ku qurux badan tahay

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 8 дней назад

    Ilaa toban sano haday korsaneysey hooyadiis muxuu uga qaadey naagta cunuga ciyaalkeeda la dhashey ximineysa waa iimaan la'aan

  • @khadrajamac1837
    @khadrajamac1837 8 дней назад

    😂😂😂. Fathia dhibadanaa googarada shifoontaa iska bixi kulahaa war qoftaan hadal madhibee heysku daalinina sharfanid hadey kufahmi lahayen qof uhadalba kulamey yimadeen

  • @umalkheiraden3941
    @umalkheiraden3941 7 дней назад

    Fathia xaasid sanidaa adiguna waxaad leedahy ilahay iguma celiyo dadkana waxaad ugu ducaynaysa in kasoo celiyo?

  • @BarwakoIsa
    @BarwakoIsa 8 дней назад

    Habaryar waayo maxaad sidaa uleedahay way garaacayaan meesheedan aan lana garaacayn cidina wax yeeleyn baa loo qaatay

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 9 дней назад

    Garacad

  • @HalimaAbdi-n2o
    @HalimaAbdi-n2o 9 дней назад

    Hobyo

  • @leilaabdi5442
    @leilaabdi5442 8 дней назад

    annagoo hadalkaaga aan dhammaadka lahayn ka yaaba een ayaad xamar bahala galeen leedahay in aadan aqoon u lahayn baa ogaaday xamar waa meeqa ugu fudud ee qof ku noolaan karo.

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 8 дней назад

    Dadbadan baa u baaxan wadadan aytaganyihin dalkooda ayay tagayaan

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 8 дней назад

    Meshan walu kufsanaya wallo

  • @khadrarashith
    @khadrarashith 4 дня назад

    Gurigaa dhoobada ku dhisto armuu kugu dumaa.fadxiyaay ina abti 😂

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 8 дней назад

    Duleyste masiibo alahkurido gabarbuunacaya suu hadana ilmihi kuxanuujinaya wuu ugatagi ama wukaqaadan illahow ninkasto gabar ciila cadaab hooyo iyo ilmahed kalegeeya

  • @اهلان
    @اهلان 8 дней назад

    Waaruntaa walaalo wadankeedii ayaa looqaatay

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 9 дней назад

    Naagaha Soomaaliyeed ayagoo qurbaha nabad ku heysta, ayeey madaxda xun u hiiliyaan oo jecelyihiin in masaakiinta murug ku noolaadaan. XSh cay waxba kama dhibto.

  • @abdirahmanahmed5093
    @abdirahmanahmed5093 9 дней назад

    Abti I support to you 109%, I,m awtable

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 9 дней назад

    Caqlaq xuma xamar bahalogalen ban u heysta ku laha yahuu

    • @maymuunhusain3343
      @maymuunhusain3343 8 дней назад +1

      Xamar markasta qarax iyo dil ba markasta laga so sheeka marka ha layaabi abaayo

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq 9 дней назад +1

    Lacagta xaaraan ah lagama dhergo.

  • @HalimaAbdi-n2o
    @HalimaAbdi-n2o 9 дней назад

    Sori