Trump Oo Lagu Amray Inuu Qaza Xoog Ugu Qaado IsraHell, Golf States Kuna U Dhisaan😳
HTML-код
- Опубликовано: 5 фев 2025
- Israhell Markay waxba ka liqiwaydey Mujashidiintii ayay amar kusoo rogeen nimankii ay ka adkaayeen ee reer Galbeedka, khaasatan Maraykan in ay u boobto Qaza oo xoog ugu qaado.
Qorshe waa ka Alle. Isaga og waxa uu ka damacsanyahay.
#somali #somalia #somaliland #puntland
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم احفظ اهل غزة
امين يارب العالمين
ilaahay Madaxa Hakuu Caafiyo Fadxiyaay Aamiin ❤
Allah rer Gaza ha u hiiliyo oo dalkooda ha uxafido aamin
They can plan whatever they want Allah will never abandon them😢
😢😢😢😢😢😢😢
He is so evil😈
@@AshTheAestheticGirlX He is disgusting
Me too Eedo mcne
Alle haqabto Allah talo kufilan waay iskahadleen ee tarabaa kaweyn
Fathia Allah ku cafiyo walalo ❤
May Allah give you Shifa and speedy recovery habo macan. I know it’s too much going on and indeed we are in a very difficult time. Please take care.💕
Farxiyaay is ilaali mawduucan ka hadalkiisu waa arin adag aduunku sidii hore maaha rabi ha ku caafiyo
Fathiya those trios are the modern day qarun ,haman and fir'aun don't worry gaza will be their red sea .Allah will not abandon the people of gaza.
Ilaahay reer qasa waa arkayaa iygaa dulmiyey rabina dulmiga ma jecla watay ku jabi lahayeen ilaahow u gargaar reer qasa
ومكرو ومكر الله والله خير ما كريم
Masha Allah waanku salaamay gacalo
Yaa😂
HasbunAllahu waniimal wakeel.
"Wamakaru Wamakarallah Wallahu Khairul Makrin" "They plotted and planned and Allah too plans but the best of planners is Allah" - Quran 3:54
Allah baa ka wood badan odaygaan Allah ugargaaro walaalaheena reer falastiin aamiin yaarabi
Xaarkii iyo Kaadidii Baa Ku Taal Odaygan Qasa Waxba kama Qaadi Karo Awelba Maraykan Baa la Dagaalamaayey Reer Qasa Waana lagu Bahdiley ❤
Ha warwar إن الله لا يخلف الميعاد يكيدون كيدا وأكيد كيدا dhagarahooday dhigayaan ilaahay dhagartiisu dhigayaa markaa no worries.
Illaahey waa Alihii sadan ii abuuray waa Alihii waxaan kunoolaan lahaa ii abuuray waa Alihii Nabi Muxamed scw guusha siiyey umadihii hore wax yaabo kale baa lagu halaagi jiray umada Nabi Muxamed na gaal iyo Muslim iyadaa gacan teeda isku hooneysa Muslim kuna guul heli maayaan ilaa ey diintooda usoo noqdaan
Walal Dadka cad waxay wax ku yahiin dhaqalada dad yowga kale hadii ay iska dayaan waay gaajonayaan!
Wax aan Illaahey qorin dhici maayaan Illaahey baanu talo saaranay
They can plan as they wish but Allah is the best of planners
❤️❤️❤️❤️❤️🥰love u fathia
Alle kawen wax kastay kutashadaan
Adoon qaadan qaza ayaa adiga lagu qaadiy insha aallaah
🤲🤲🤲🤲
Asc fadhiya😊
Fathia Absie you should pay any taxes and America 🇺🇸.
Labadi sheydaan shirkodi xalay baad ku qaracantay Fathiya markasu dhiigu kugu kacay huuno ayaga waxeey la rabaan reer Gaza tii Allaah baa ka weyn marka tii Alleey tagine Allaah haku caafiyo huuno mcn Allaah ku shaafiyo Allahumma Ameen
Xasbi allaah wa nicma wa kiil tolow qabiil kii todobatan kun oo nin nabigu csw ee jabi nayay qoladan xagey aduunaka ka joo gaan qabiilu isaxaaqiya ilaahayoow soo dadajii adaa oge
Soomaaliland iyo pudland ayaa la gaynayaa qaar
Asm Farxiya mar horena adoo madax xanuun ka cabanaya ayaan ku arkay Jubba Mall Dukaanka Khayrto waxaa taal saliid Dawo ah Madax xanuunka iyo Hurdo la aanta u Dawo ah Aniguna aan kaga bogsaday dhanjaf dhakhaatiirtu maaro waayeen hadaad u baahato waataa thanks.
Walal an agsib farhiya i sorry for voting for him
Illahayoow power kaga sii Palestine
🤲🤲🤲🤲🥲
Arabia doqomada ah waxey moodaan iney halkaas ku joogayaan Makah bey u socdaan.
Asa waa ku salamay intadan seevan saliga nabiga akhaxriso kuna seexo adiga oo akhaxrisanayo
Waxani wa sheeko baralay wax ka soconayaana ma jiaan cid ethnically cleansing ogolaanaysana ma jirto
Murugo wayna maxa damiirki kaqaday carabti 😮😭😭😭😭😭
They just dreaming kkkkkkkkk it’s very funny speech
Saliida magaceedu waa Mindfull oil hadaan bottle keeda eegay.
Qooqaa kasiiyay lkn qabashda allaha ayaan rajeyneyna awood ilahayba lehe allaha kaqabto evil 😈 free palastan people and land
Warkis habo duliga
Waaw they gonna that land America will own Gaza😢😢😢😢 so sad
Habo if you like the taste of coffe you could drink decaf
Waxba maqadan karan ha isku murjin marwalbo Allah ayaa lajiro
Abayo tasbiix iyo saliga rasulka akhriso habenki. Markad sarirta tagto sa u akhrinayso ku gamaysid
Nimankan carbed kursigoda ayay ilashanayan
Adoo nool gurigaaga haloo tashado Saytanyahu oo u eg cunug yar oo aabihiis hoosta ooga jira..ceasefire waxla dhaho majirto like I said they always have Plan B..
Dump Trump he is in a day dream 🤮🤮🤮
Stupid people I am angry and frustrated
Naftiisuu uga baqayaa nacasku. Laakiin ninkani waxba ma uusan u qarin dadka, siduu ku ololeeyay ayuu ka dhabeeyay.
Isha way kugu rideen waa il quraan isa saar gacalo
Markan maqlo yuhud hadleysa waxay iso xasusiyan idoor wlahi wa hasha geela cunta e cabada fatxiyey aderrka bad marna cayeysa marna so safeness wa yuhud aragtaya idoor aragtey same ideology freaky dam people DNA TEST ASAP 😂😂😂😂😂