Saamaynta baraha bulshada | Meehaal Podcast

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 дек 2024

Комментарии • 10

  • @Trainingchallenge
    @Trainingchallenge 7 месяцев назад +2

    My fav RUclipsr ❤🎉

  • @abqaal
    @abqaal 9 месяцев назад

    Mawduuc u baahan in aad looga hadlo . Mahadsanid

  • @abdisheikh6175
    @abdisheikh6175 9 месяцев назад

    great. thanks

  • @abdirahman_omar
    @abdirahman_omar 10 месяцев назад

    Salaam walal bilaal, sop dhameystir episode yada dhanka Google podcast, mahadsanid

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr 5 месяцев назад

    Waad mahadsantahay ustaadi

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 7 месяцев назад

    Baraha bulshada kahor muuqaalada gaagaabaan caadi ahaayeen dhibka oo dhan waa shortska wagii facebook kaliye ladeegsan jiray iyo hotmail lkn snapchat iyo tiktok dadka dhugashadi kalumiyay soo ifbix muuqaalada gaagaaban waa dhibka oo dhan waa muuqaaladaas xalkuna wax faaiida leh ka eego muuqaalada dhaadheer kudalaala faaiidada leh wabilaahi tawfiiq

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 9 месяцев назад

    Alle haydiin sharfo❤

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 9 месяцев назад

    Mahadsanidiin run ahaan tii waa barnaamij waxtar weyn u leh bulshada Soomaliyed
    Maanta waxa ay baraha bulshada dhalinta Soomaliyed ku leedahay saamyn aad u badan waliba dhinaca taban
    waayo qofka dhalinta waxaa saamaynaya waxyaabaha kala gadisan uu daawanayo .
    Maanta waxa aniga igu yeelatay saamayn aad u badan sida caajis, diiqo iyo waxyaabo kale oo aan mararka qaar dareemo.