اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كماصليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كماباركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
السلام عليكم ورحمة الله و بركاته Wll Aamina maalin dhawayd ban Arka Yuutuubkaga FADLIGA SUURATU baqara leedahy hada wan bilaabay Alx Aad uma Aqaan suurada 20 tanka bayji ee u horeeya ayaan Aqaan insha Allah wan ku dadalaya in aan barto inta kalena insha allah waxa aan Ahy Gabadh laba jeer reer ka baaba ay wax caruura ma dhalin wana yar xanuunsanhy ee iisoo duceeya Adiga iyo Asaxaabtada insha Allah
masha Allah walal qeer Allah ku siiyo lakin ayada qalad yar aya ku jiro bi qolin kahin ma ahan wa bi qolin shacir..)wa wama huwa biqolin shacir qalilun ma tuminun wala biqolin kahin qalilun ma tadakarun] wa sas walal
Abyoyin iso duceyaa cajis ihaayo hosptal wan ku dalay boga la iga haya dhabarka gumerka marka hosptal tago mesha utagy ma ehe mel kala ixanune ma kici karo wx ma qabsan karo quranki marka bilaabo wadnaha celus ka daremaaa ma aqrin kartid iska dhadhicin bal ila so taliya hada quran isa saraaa illhey ha i aqbalo
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّد، كَمـا صَلَّيـتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهـيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد ، اللّهُـمَّ بارِكْ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّـد، كَمـا بارِكْتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد❤❤
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كماصليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كماباركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Masha Allah abaayo fidiyowyadada noo soo badi shidaal ayuu noo yahay
Maansha alaah
Asc walaalo anigu afarta ayaan aqriysy mar mar waxaan ku xanoosaday 4 Baqara kawada i so duceeya in aa joogto kadhigo
السلام عليكم ورحمة الله و بركاته Wll Aamina maalin dhawayd ban Arka Yuutuubkaga FADLIGA SUURATU baqara leedahy hada wan bilaabay Alx Aad uma Aqaan suurada 20 tanka bayji ee u horeeya ayaan Aqaan insha Allah wan ku dadalaya in aan barto inta kalena insha allah waxa aan Ahy Gabadh laba jeer reer ka baaba ay wax caruura ma dhalin wana yar xanuunsanhy ee iisoo duceeya Adiga iyo Asaxaabtada insha Allah
Alaahu akbar
Subxaanallah
Salalaahu calayhi wasalim
Wax badan ayaa channelka Soo firiyay inu vedeo cusub imady Masha allah alxamdulilaah alle haku barakeeyo Hana ku xifthiyo 🎉❤
mashaallah
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂🫶🎁🌹👑👸🫡🫂❤️🩹🫀🥰❤️
Xagee làgalasoxariiraa xabiibti
Masha Allah sister gabdhaha markasto qeerka ugu yeer neyad.u dhiis waxa jira gabdho qaar o kujira xalda adag xumanta ka dhigatay wax iska caadi ah Allah horay ayow u shegay inta haaqa rumeyneyso in ey yar yahin Allah waxow leyahay )wama huwa bi qolin kahin qalilun ma tuminun ) waad qeeerka gawadheyda waxan dhaha sidan caamal noqo markad weynatit sida shekh amina
masha Allah walal qeer Allah ku siiyo lakin ayada qalad yar aya ku jiro bi qolin kahin ma ahan wa bi qolin shacir..)wa wama huwa biqolin shacir qalilun ma tuminun wala biqolin kahin qalilun ma tadakarun] wa sas walal
wcs abayo wa dhawnhy
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته waxaad moodaa inaad Amiga ilahadlaysid shugran
Xaaladaas maa kusugan tahay wlley
Aaminaay daily maxa laguu la yhy xbbt
Abayo baqra ila 5 years aqristaaa ila hada jinka waidibijaya mahasameyaa 😢😢😢😢😢
4 jeer aqri istiqfar ku dar abyo I.a
Hal malin miyaa4jeer la aqrinaa hppti @@najuucadey4062
Ifahansiya bal xabiibatii 4jeer la aqrinayo wan fahmi la ahy
Abyoyin iso duceyaa cajis ihaayo hosptal wan ku dalay boga la iga haya dhabarka gumerka marka hosptal tago mesha utagy ma ehe mel kala ixanune ma kici karo wx ma qabsan karo quranki marka bilaabo wadnaha celus ka daremaaa ma aqrin kartid iska dhadhicin bal ila so taliya hada quran isa saraaa illhey ha i aqbalo
Abyo wad quraanka wad ka baxeysaa