I will pray for you my sister,I understand,I am also having the same problem, you are not alone, Alhamdulillahi Rabbilcalamin Allah is with us, quick recovery.
Sidi caruurta ayan u oyaay walahi habo marka macneysay xalada ayan ku jiraa anigana 😭😭😭 waxba lama qabsan karo horey u socod ma jiro sida camal ku haysata. Waliba waxa i racsan in ay dadka ehelka u haystan in an bilash u fadhiyo ogaan oo kalee. Raxmaanka ha ina caafiyo dhamanten inshallah
Maasha Allah ilaahey ha usaaidiyo anagana ilaahey carabkeeyna ha saqiro hana nooga feeydo xanuunada iyo imtixaanada na cusleeyay ee ay sabab utahay dunuubteena Aaaamiin yaa rabi
I will pray for you my sister,I understand,I am also having the same problem, you are not alone, Alhamdulillahi Rabbilcalamin Allah is with us, quick recovery.
Allah ha ku caafiyo xbbti اللهم امين يا ربي
Walal Aamino Allah ha ku caafiyo cadawgana Allah ha kaa qabto xasbiyallah wanicmal wakiil 😢
Xbbt ilahay cafimad taama
Haku siiyo jasad iyo ruuxiba
Ilahay idinki
Ilahay darti ban ku jeclahy
Ilahay hano ka xafido adunyo iyo
Akhiraba allhuma yash fiik yaa rabi 🤲
Xanunka kuhyo cfid ilhay hakugu badalo abyoh 🤲
Walaashay qaali xifdullah ilaahay ha ku caafiyo caafimaad deg deg ilaahow ku sii insha Allah amiin amiin ya allah ❤️❤️❤️🌹🙏🙏❤️
Ilaahey ha ku caafiyo walaashey
Sidi caruurta ayan u oyaay walahi habo marka macneysay xalada ayan ku jiraa anigana 😭😭😭 waxba lama qabsan karo horey u socod ma jiro sida camal ku haysata.
Waliba waxa i racsan in ay dadka ehelka u haystan in an bilash u fadhiyo ogaan oo kalee.
Raxmaanka ha ina caafiyo dhamanten inshallah
Abaayo macaan alaha ku caafiyo walaahi wan ku jeclahay wana kuu duceeyaa waxa ku dhibayo alaaha ka dulqaado alaahumo aamiin
guulayso baayo
Abayo mcn ilahay haku caafiyo allahuma amiin We love you
Allah ku caafiyo alle dardis ayan ku jclhy
Ilaahay ha ka dulqaado waxa ku haya inshallah beydka Ilaahay hano wada kaso inshallah
Maasha Allah ilaahey ha usaaidiyo anagana ilaahey carabkeeyna ha saqiro hana nooga feeydo xanuunada iyo imtixaanada na cusleeyay ee ay sabab utahay dunuubteena Aaaamiin yaa rabi
Alle caafiimaad taama iyo cibaado suuban hakugu arsaaqo wll
Alle ha ku caafiyo walashay
{ ۞وَأَيُّوبَ إِذۡ نَادَىٰ رَبَّهُۥٓ أَنِّي مَسَّنِيَ ٱلضُّرُّ وَأَنتَ أَرۡحَمُ ٱلرَّٰحِمِينَ }
[Surah Al-Anbiyāʾ: 83]
Mahmud Muhammad Abduh:
(Xusuuso) Ayuubna markuu u Dhawaaqay Eebihiis (Isagoo Dhihi) Aniga waxaa I taabtay Dhib Adiguna waxaad Tahay Naxariis Badane.
اللهم اشفها شفاء لا يغادر سقما ولا ألما
Qalbiyyy wllhi said kgu xeranahy alhamdulillaahi aadn ku jeclhyyy ❤
Ameen abayo Allah no wada sahlo farajkaa
Ilahey cafimat taam ah haku siiyo apyoh ilahayow cafimat dhuxa iyo dhiiga iyo dhimirka gaara nasii🤲🤲😥😥
Ilahey cafimaat taameh hakusiyo amiin
Wl alaha kaaqabto dhaam wiuxii kudhubata ilahay hakulajiro aduun iyo akharaba
Ilahey Haku cafiyo abayo
Ilaahay Haku caafiyo abyo
Ilahay haku caafiyo wall
Cdowga kudhibateyana ilahy haku horkeeno oo dhibtisa haburiyo
Wall waxaa badisaa الحوقلة
Asc abaayo macaan Allaah raxmaanka waxaan kaaga baryayaa inuu Caafimaad degdeg kusiiyo culeyska Jazadka iyo ruuxigaba kaa qaado (ALLAHUMA RABA NAAS ID-HABAKA BA’SA WA ISHFIYAKA ANTASHAAFI LAA SHIFA,A ILAA SHIFA’UKA LAA YUQAADIRU SAQAMAA. ALUHUMA AAMIIN)❤❤❤❤❤❤
Alle haku cafiyo
Amiin
Allah ku caafiyo
Xbi allaha awooda leh caafimad ha ku siiyo aan bushi kugu reeban aamiin yaarabi aamiin 🤲
Abayal iso duceya culeys aad udaran isaran qof walbo halka soboqdo Haa iso duceyo 😢😢
Xbbt ilahay Hakaa dulqaado culayska insha ilahay idinki
@@AmiiraIlyaasxasan-zo2rh Allaah hagaa dulqaado wxd daremyo oo dhib ah 😥🤲
Allaah hakaadul qaado abyo farxad aad la ooydo allaah kusiiyo oo aad ugusgukrisid allahuma aamiin🤲
Amiin yaa Allah 🤲
Ilahaw no qadar in an
Tagno xajka
Allah kucafiyo wllo
Abaayo Amino sheekuna Allah kuucaafiyo wlhi sidaada camal ayaa ahay lakiin Alhamdulilah calaa kuli xaal
Caafimaad qalbiga iyo jirkabo hakaa siiyo wlsheen
yaa Rabbi Naga qabo shayadinta
asc abyo Allah kucafiyo
Allah haku caafiyo walaal
Ilahay cafimaad taama haku siyo dhmntenana alle hanawada caafiyo
Jasakllaah
Ilahay hakuugu waddo caafimad wllshey❤😢
Allah ku cafiiyo abayo
Ilahy cafimad dag dag ah hakugu arzaqo abayo
Allahu caafiyo walaalo waa cadawga shadiinta Tankale dadka ayaad Baqaro kuwaanisaa Allahu kuyasiro
Ilhy haku caaffiyo abayo wax. Badan kaa faaiday😢❤
Allaha ku caafiyo walaasheen cafimaad dhooxa iyo dhiigaba kuugalo aniga waxa badan ayaan kaafa,iday allaha kaa ajarsiiyo
Caafimaad taama Allaha kusiiyo abaayo
Abaayo allaha kaa dulqaado
Abayo sixirka sidaan ani aamin sanahy midka waqti kasta aad ladaalaa dhecee oo hadana aadan is bedelaan xaqiiqa agtaada karaadi ama waa mid kuu dhew lakiin qofna hadulmin yaci iska ilaali daniga allena weydiista dhamaantiin meesha culeska kajiro inaad argtaan insha allaaah❤❤❤❤❤❤
Alaha ku caafiyo
Ascww masha Allah Allah subxana watacala Haku cafiyo waxad jeceshahay Allah haku siyo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin allahumaa amin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa
Aaaway lambarkaaga ma arkee
Ilahay ha ku cafiyo aminay wll anigu qiso yinkaga wan jecehy lkn markad sixir iyo waxa sheegto jidhka dhan waxba iga mud mudaya labtana naqaska iga qabanaya hadana ruqiyada sixirka waxba kuma noqonayo wan yabanhay 😢
Abayal iso duceya culeyska darema iso duceya❤😢😢😢
Allah hakaa dulqaado abaayo, Saliga Rasuulka SCW badso
Sidaas iyo si ka daran ban ahay sixir iyo xasad 6 years 😢
Aboyo xagee lagala soo xidhidhaa
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
Asc wrb abaayo
Ducadii nabi Ayuub aqriso
Qaaliyeey allaah haku caafiyo maxaa lagu daaweyn karaaa xaaladaas ahay
May Allah give you shifaa. How do you know somebody did sixr on u?
Ilhey wxaan ka baryena inuu natuso dadka na dhibateyey xalada ku heysta ba ana iheysta
Walal..inshallah caafimad taam ah....walal hadi aad ubahan tahay qof kaa cawina editing ila soo xariir..
Abaayo allaha kaa caafiyo wixi ku dhibaa
War sidaqada ku dadaala weliba agoonta iyo ducada iyo istaaqfaarta iyo suuratul baqara oo istaaqfaarta badiya ilaa shan iyo toban kun cml whi wad arkeysiin meesha dhibtu idinka heysato una sabra
Asc abaayo Allaah haku caafiyo waxaad aqrisaa suuratu cabasa dad ayaa dadkii sixray isi soo shegeen
Wax lahuba
Abyo challenge maa no sameysid😊
+49174336897
Asc
Alaah haku tuso qofkii ku sixray anigaa wan arkay riyo dhawr jeer qofkii i sixray lkn wali ma cafimadin sixirkan way so celcelisaa 😢
Alla haku cafiyo abayo
Abaayo labamrak waa qalad
Allah haku caafiyo qali