- Видео 151
- Просмотров 575 685
Amino Shiiqunaa
Германия
Добавлен 16 июн 2018
Dunida waxa ka dhaca waxa yaba adan maleysan karin:
Halakan waxad kala so conkarata, Dhacdoyinka caalamka!!!
Halakan waxad kala so conkarata, Dhacdoyinka caalamka!!!
SIWALBUU UDHEERAADO HABEENKA MAALINBAA KA DAMBEYSA
XAALAD WALBA AAD KU SUGAN TAHAY ILLAHEY KUMA MOOGA SABAR SIWALBEY AHAATO
Просмотров: 1 122
Видео
Waxaa lagu xirtey qol mugdi ah kaligeed Istiqfaarta kadib Hal subuuc maxaa dhacy Allahu Akbar
Просмотров 1,6 тыс.2 месяца назад
Waxaa lagu xirtey qol mugdi ah kaligeed Istiqfaarta kadib Hal subuuc maxaa dhacy Allahu Akbar
Qisa cibara qadasha leh Qof asago dhimanaya dulii udardarmey caruutisa subaxanallah tolow Macey s
Просмотров 1,3 тыс.2 месяца назад
Qisa cibara qadasha leh Qof asago dhimanaya dulii udardarmey caruutisa subaxanallah tolow Macey s
20. MAALMOD KA DIB ISTIQFAARTA SIXIRKII ILLAHEY WAA TUSEY FARJ USAN FILEYNIN ILLAHE UFURE QISA MACAA
Просмотров 3,4 тыс.3 месяца назад
20. MAALMOD KA DIB ISTIQFAARTA SIXIRKII ILLAHEY WAA TUSEY FARJ USAN FILEYNIN ILLAHE UFURE QISA MACAA
QISA MACAAN ILLAHEY KALSONIDIISA IYO WEYNIN KIISA
Просмотров 2,1 тыс.3 месяца назад
QISA MACAAN ILLAHEY KALSONIDIISA IYO WEYNIN KIISA
SUURATUL BAQARAH ISHII XANUUNKA BADNEYD AYUU UGA QADEY ILLAHEY QISA MACAAN CIBRANA LEH
Просмотров 7 тыс.3 месяца назад
SUURATUL BAQARAH ISHII XANUUNKA BADNEYD AYUU UGA QADEY ILLAHEY QISA MACAAN CIBRANA LEH
HA MURUGON WEY IMAAN DOONTA MAAINTA AAD FARXI LAHEY ILLAHEY KUGUMA QADINAYO BARYADISA
Просмотров 3,3 тыс.3 месяца назад
ILLAHOW NASII WAX WALBA OO KHEYR AAN KU WEYDIIANO
CUDUR XANUUN IYO NAXDIN AYUU ILLAHAY UGA QAADEY ISTIQFAARTA
Просмотров 4,5 тыс.3 месяца назад
QOFKII ILLAHY U CARARA MARWALABA WAA LA BAD BAADINAA AL XAMDULILLAH
3000 USA: DEEN AYAA LAGU YEESHEY JIRANA UDHERTAHY SURATUL BAQARAH IYO ISTIQFAAR KADIB MAXAA DHACAY
Просмотров 21 тыс.3 месяца назад
WA MANN YATAQILAAHA YAJCAL LAHUU MAKHRAJAA SADAQALAHUL CADIIM
AABE DULMIYEY CARUURTIISA KADIBNA CUDUR XUN KU DHACEY
Просмотров 2 тыс.3 месяца назад
DULMIGA WA SHEY AAD U FOOL XUN CAAQIBADISANA WAA MADOWDAHAY
AABE DULMIYEY CARUURTIISA KADIBNA CUDUR XUN KU DHACEY
Просмотров 2,5 тыс.3 месяца назад
DULMIGA WAA SHEY AAD U XUN QOF WALBOO WAX DULMIYANAWAA CAAQIBADIISA WAA MADOWDAHAY
AGOONKII LA CIILEY USAAMA QISA XANUUN BADAN
Просмотров 3,6 тыс.4 месяца назад
AGOONKII LA CIILEY USAAMA QISA XANUUN BADAN
SOOMAALIYEEY TASHO, ILAAHEYOW SOOMAALI KULMIYE KASOO DHAX SAAR
Просмотров 8424 месяца назад
SOOMAALIYEEY TASHO, ILAAHEYOW SOOMAALI KULMIYE KASOO DHAX SAAR
WAXEY DILEEN WALIDKODA IYO WALALA HOODA SABABTU MAXEY TAHY SUBXAANALLAH
Просмотров 2,6 тыс.4 месяца назад
WAXEY DILEEN WALIDKODA IYO WALALA HOODA SABABTU MAXEY TAHY SUBXAANALLAH
Waxey goaan ku gaartey iney Suratul Baqarah Barati Masha Allah kadibna illahey tala saratey
Просмотров 3,1 тыс.4 месяца назад
Waxey goaan ku gaartey iney Suratul Baqarah Barati Masha Allah kadibna illahey tala saratey
TAN WAA MARQAATIYASHII SURATUL BAQARAH IYO FALCELINTII MASHA ALLAH
Просмотров 8 тыс.4 месяца назад
TAN WAA MARQAATIYASHII SURATUL BAQARAH IYO FALCELINTII MASHA ALLAH
SUURATUL BAQARAH CAJIIB QISA LAYAAB LEY
Просмотров 33 тыс.4 месяца назад
SUURATUL BAQARAH CAJIIB QISA LAYAAB LEY
WAXAAD XAQ ULEEDAHAY NOLOL QURUX BADAN LAAKIIN QAABKEE KU HELEY
Просмотров 4,8 тыс.4 месяца назад
WAXAAD XAQ ULEEDAHAY NOLOL QURUX BADAN LAAKIIN QAABKEE KU HELEY
SUURATUL BAQRAH MAXAN U AQRINAAYA MAXAAN KA HELAA
Просмотров 18 тыс.4 месяца назад
SUURATUL BAQRAH MAXAN U AQRINAAYA MAXAAN KA HELAA
TAAJUDIKR IYO WASWAASKA SUBXANALLAH
Просмотров 4,6 тыс.5 месяцев назад
TAAJUDIKR IYO WASWAASKA SUBXANALLAH
Quraanka waa Nolosha aad raadineysid waa farxada kaa maqan Quraanka waa furaha guusha
Просмотров 6 тыс.5 месяцев назад
Quraanka waa Nolosha aad raadineysid waa farxada kaa maqan Quraanka waa furaha guusha
TAN OKALE WALI MA MAQLIN SURATUL BAQARAH ALLAHU AKBAR
Просмотров 14 тыс.5 месяцев назад
TAN OKALE WALI MA MAQLIN SURATUL BAQARAH ALLAHU AKBAR
CABSIDA AYUU ILAAH IGA QAADEY SALIGA NABIGA CSW
Просмотров 11 тыс.5 месяцев назад
CABSIDA AYUU ILAAH IGA QAADEY SALIGA NABIGA CSW
Weydista Illahey waxa aad jeceshihin
Просмотров 6215 месяцев назад
Weydista Illahey waxa aad jeceshihin
WAXEY ISOO QORTEY ARIN QALBI TABAD LEH LAKIIN WAAN U
Просмотров 5 тыс.5 месяцев назад
WAXEY ISOO QORTEY ARIN QALBI TABAD LEH LAKIIN WAAN U
AL XAMDULILLAHWAXAAN KU ARKEY SALAATU LEYLKA
Просмотров 45 тыс.5 месяцев назад
AL XAMDULILLAHWAXAAN KU ARKEY SALAATU LEYLKA
Cudurada Halista ah oo kuisoo battay Ummada Soomaaliyeed
Просмотров 1 тыс.5 месяцев назад
Cudurada Halista ah oo kuisoo battay Ummada Soomaaliyeed
Yaabka aan wadankii kusoo arkey. adna waad yaabi doontaa.
Просмотров 6656 месяцев назад
Yaabka aan wadankii kusoo arkey. adna waad yaabi doontaa.
Ma jiraa qof aad raadin laheyd mudo 60 sano ah
Просмотров 2548 месяцев назад
Ma jiraa qof aad raadin laheyd mudo 60 sano ah
Amin mcnto wax badn kaa faa iidynaaye noo dadaal😢❤❤❤
Alle haku ajir siyo walashay
Aad iyo aad waa qiso cajaaib leh 💯
Anigo xldaas kusugan videogaan alle iga so horbixiyay ina waa fajiyay inaa daawado muqaalkaan 😢
Aaamin yaarabi
Abayo wan raba barashad
Abayo
Cajaaib badan ayan ku arkay suratul-baqara❤
Ilaahay raali hakaa noqdo wl run ahaantii si wanaagsan baad noo baraarujisay. Mahadsanid wl. اللهم آمين
Walal xageen kaala sooxiriira waxan kusoonaya qolyo ilaahay walashay ku caafiyay xanuunkaas Ayay qabtay
❤
😊❤❤❤
Way i soo martay anigo uur leh cunto iyo biyo aan cabi karin sixir aan qabo dartiis sariir saaran
igu dar wallal Group ka
Wanbilabaya inshaalha
Inshalaha inaan Larimore iguduceya aqristo
Masha Allah
Mashaa allah allahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allah na xifdiyo
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂🫶🎁🌹👑👸🫡🫂❤️🩹🫀🥰❤️
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Gurpka igu soodar
Wlhi wey iga goantahayabyo mcnto
Asc
Abyo isoduceya😢wanxanunsahy 3sano
Mahad iskaleh
Alxamdulilaah ilaahay ayaa
Suuratul baqraah qofkii laazimay uunbaa khadli kraaa wllhi alx🤲🥺Allow adgaa mhd iska leh murug walwal fikir cabsi qalpi xnuun intabaa iga qadyyy alx ddka oodhn qalpigodaa idhx dhigayy jcyl qof iididnaa an arkin wllhi alx alx 🤲🤲🥰
Abayo lambarkaga ayan u bahnaa ado mhdsn
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
Halkeed ka baxday
Wcs wr wb xbiibti aamina qaali aad iyo aad baan baan ufarxaa markaa tiraahdo yaa asxaabu suuratul baqara sikhaasa aad noo tilmaanto walaahi aad baan ufarxaa waanA kuusoo jawaabaa waliba anigoon eheen dadka komantiyada qora balse adiga kaama aamusi karo aamina qaaliyeey hadaaba asxaabu suuratul baqara tilmaamtay xbbti waankaa qaaday salaanta qaaligaa oo sharafta badan oon wiliba kumuteeysanay suuratul baqara suuratul barakah suuratul caafiyah suuratul raaxa walaahi qofki laasimaa waa raaxo aduun oo waliba dhameeys tiran ee qofti rabta raaxa aduun ha laasinto aqrinta suuratul baqara walaahi walaahi raaxa aduun hadaa heshana rajeey raaxa aakhirana dhamanteena waan rajeyneynaa ee alaha nawada siiyo alahana nawada waafajiyo dhamanteen aamiin soowada qora asxaabeey dhamntiin salaamu caleykum
Asc walaal waxan rabay wadisabka baqaro ad shéktay ee maigu soo dari kartaa adoo mahadsan
Walaashy qali diinta walaigu dhba o waxa galnima ah ba laigu so tora xaka qlbiga quraan ka wan aqriya waxba madaremo sikaston uaqariyo talabad wan yar xanusta marka isojawab
Allah hakubarakeyo
❤❤❤❤❤
Asc walashy wlhii mark kaliyaba ma aqrin karo o wan warera nus nus banqriya maxan sameya
Illahey haku fududeeyo qali ducada badi istiqfaartana kudarso
Qisooyinkii aaway wallshy😊
Ilahay ha ku cafiyo aminay wll anigu qiso yinkaga wan jecehy lkn markad sixir iyo waxa sheegto jidhka dhan waxba iga mud mudaya labtana naqaska iga qabanaya hadana ruqiyada sixirka waxba kuma noqonayo wan yabanhay 😢
Ilahayow maalintayda soo dhawee oo qofki i sixray i tus oo xanunka iga dulqaad
Markaan qisadaan arkay wn farxay ilahayow maalin un culayska iga dulqaad kuba i sixirayna iga argoo oo cafimaadkayga i soo celi
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
Scw
Jisakallaah mcnto😢
Aamiin yaa rabi
❤
Masha allh wll lle hakubarakeeye
I soo duceeyay sixir la soo cusboonaysiiyaa bn qabaa hadaan bilaabay suuratul baqra
Mansha allah
scw scw