Masha allah sheikh sacudiga ayaad ila jogdaa waliba jidah Hada kohor ila soo xariir ayaa I tiri hadana laguma haayo sheikh ani maba jecli in quraan la iigu aqriyo 😢
Labo bilood gurigeyga ma joogi xanunkan dartisa ugu Soo tagay sheikh Allah haku barakeeyo xitaa isticmaalka mobile ka wuu idhibi walal isoo jabab cadarkaas wan rabaa
Shiiqow waxaa isku arkay qawatin sidaa u joogo sanka Aa la iga jiidaa aniga dhan si kle noqonaa wadnahane wuu igaraacmaa cabsi dareemaa markoo i qabto xanunka anigoo suqa mise magalka jogo oo qofka ila jogo qur.aan isaaro cadi noqonaa mideeda kle madaxa culey said iga soo karayo in la iiga socdo cml qur.aan hadaa iska saro mise tahliil iskaga shubane sidii waa ka roonaanaa sankane waa waa la iga jiidaa oo si kle dareemaa mar walibone wal wal dareemaa maxaa waye astantaas ii soo jawb shiiqow plz
Wcs wr wb asheikh ceydarus wllo ilahay haku xifdiyo wll aad ayan kugu xiranahay o wan kudageysta Masha Allah lkn wll aniga wll inta warega aya ixanuneyso ila lugaha o an kabubyo iyo xanun saaid ah ka darema iyo madaxa o igurgurayo insha Allah awalan iso duce kadib na maxan sameya wll
Asc Shaq wan xanunsa ahay in muda ah waxa layga haya boga waxan drama cabsi farabadan iyo wa dimania aya qalbiga layga so ridha mar walibo mar marka war waxanba u Malaya inay lugaha NAFTA layga so qadaya
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
ماشاءاء الله
xiirista waad ku qurux badan tahay sheekh
بارك الله فيك
Manshaalah sheekh cayadaruus dadka badan dhibaatada haysta ilahay ha xafido from ceelhur insha
Jasaakalaahu khayran wa khayrun jasaa
Masha allah sheikh sacudiga ayaad ila jogdaa waliba jidah Hada kohor ila soo xariir ayaa I tiri hadana laguma haayo sheikh ani maba jecli in quraan la iigu aqriyo 😢
mnansha allah shiikh alle haku xiftiyo cimriga alle haku dhereyo shaqa adaga umada u haysa taloyinkaga iyo quraanka illhy hanagu anfaco aamiin
Masha allaah jazaakallaah khayr sheekh aaamiin aaaamiiin yaa allah 🤲
Amiin sh nosoducey ilmo gaalo kudhaxhaynaa ilmaha gaalada nooga bad baadiyo yarabi
Xaawo
Merci mon Frère caydarous jasakalaah شكرا اخي و جزاك الله
Amin yaarab shiiqow Adigun Alah ku hafido
goormaa omanausaa shiikh shifadaadan rabaye oo u imiye
Wan dubaxiyaah midigta waa laga qabtaah aydiimaah isku kay tagaan Aamiin ducada rabi no aqbo
Masha Allah illahey haku xifdiyo Sheikh
Man sha allah jasakalaahu khayr sheekh caydaruus amin amin yàa rabi
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi
Bismillaahi wcs ducadana aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi insha allah
Wcs sheikh cadeydarus aamiin yarabii alle ducadada hanoo aqbali sheikh nairobi kuso hormar insh allh
Shekh iso jawab dawakhad MarKaN salada ku jiro sa id ah IyO wadne xanuun shekh maxan. Sameya iso jawab
Masha allah wllky rabi haku dhowro 🤲
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته شيخنا waxan isku arkaa waxayaabahan 1: wadnaha oo aad I garaacmo hadan cabirana waa Normal
2: calaacalaha gacmaha oo mar walbo kuluul iyo in ay I jareyaan gacmaha mararka qaar
3: Culeys dhanka madaxa ah
4: dawaqsanaan dhiigeyguna waa Normal
5: iyo in aan ka cajisay wax badan oo sameyn jiray oo cibaado ah sida soonka sunnah iyo aqrinta Quraan badan hada waxan kuso ekaaday 1 maqro ama 2 maqro
6: culees dhanka waxbarashada ah.
Feriha Ali walaalo madaxa culeeska anba waan kadarema
Amiin amiin yaa rabi
Labo bilood gurigeyga ma joogi xanunkan dartisa ugu Soo tagay sheikh Allah haku barakeeyo xitaa isticmaalka mobile ka wuu idhibi walal isoo jabab cadarkaas wan rabaa
Se lgu hya byo
Amiin amiin yaaraxman 🤲
Ammin ammin ammin yaa allah
Mansha allaah jasaakallaa khyr sheekh su aalaan qabaa xageen kalaso xidhiidha
Allaahuma aamiin
Aamiin ish alaa miisaanka xasanaadk a ilahay hakuugu daro
Masha alaah 🥰
Masha Allah sheekh cayadaruus Allah ku xado
Bismillaahi masha allah jizaakallaahu kheyr wll
Sheekhaw koofiyad xidho
Aaiimn allahumm Aaiimn yaa Allah 🤲🤲🤲🤲
Aamiin yaa rabi 🤲🤲
Allaha ku xafido sheikh
Aamiin Aamiin yaa rabii 🤲🤲🤲
Asc Murad ayan leyahay an iskusoducayna xabibkena mohamed SCW kusaliya
Salalaahu calayhi wasalam
Alllow i.caafi
Aaamiin Aamiin 🤲🤲🤲
Aamiin yaa rabi
Ilahahey ha na cafiyo
اللهم امين بارك الله فيك ياشيخ
aniga biyo qaboob way idhibaayaan malaha jin baa igu jiro
aniga kula mid baan ahay odeygayga wuu ku qubeystaa biyo qaboob aniga maya
Sheekh hargeiza ma imnysaa
Alhallh.hakuxafido.sheqe
noos baadi sheeq
Asc mar baan ku soo wici doonaa waxaanan rabaa in aan arin adiga iyo aniga khuseeyso kula wadaago isha allaah ma aqaan waqti aad firaaqo tahay kln waxaan jeclahay bacda ramadaan waayo waa soon
Hada .
T2AAD: waa ku fahmayaa duudka arinkiisa mida kale dhakada xataa waala socdaa grourka qaar baa xiirta ah lkn kama mid ihi😂😂👌👌👌👌👌🙏🙏
Shiiq alle haku xafido
Ilahayba dawo hayaa ilahay ha labaryo
Jazka Allhu khayr Shiikh Aaaaameen 🤲🤲🤲🙏🙏🙏🤲🤲🤲💔💔
Asc shiiq waxan dhageyta ruqiyadada markandhageystay
halkaan kaala soo xidhiidhna Sacial media Sheikh
ماشاء لله تبارك الله يحفظك من كل شر ومكره
Asc ilaahay haku xifdiyo ya sheq
Shiiqow waxaa isku arkay qawatin sidaa u joogo sanka Aa la iga jiidaa aniga dhan si kle noqonaa wadnahane wuu igaraacmaa cabsi dareemaa markoo i qabto xanunka anigoo suqa mise magalka jogo oo qofka ila jogo qur.aan isaaro cadi noqonaa mideeda kle madaxa culey said iga soo karayo in la iiga socdo cml qur.aan hadaa iska saro mise tahliil iskaga shubane sidii waa ka roonaanaa sankane waa waa la iga jiidaa oo si kle dareemaa mar walibone wal wal dareemaa maxaa waye astantaas ii soo jawb shiiqow plz
Mansha allah ya allah amiin 🤲🤲🤲
Jazka allah khayr
جزاك الله خيرا ، كثرالله امثالك
aamiiiiin 🤲🤲🤲🤲 jazakallah kheyr wll
Shekh
Abti kormee imanee xamar
Xaawo
Amiin yaarab
Allah hakuxifdiyoh
Shiikhow waxaan dareemayaa walwal iyo lugaha oo iqaboobaya jirka oo igariiraya qaarka danbe baqdin sidii in aan dhimanayo plz isoo jawaab
Surah baqra iyo adkaar badso
Masha alah wll qali wanladanahy sidii hore waan dhama alxamdulilaah adi miyuu kuhayaa
Abyo bil buu i hayaa
Aamin aamin yarabi dhamantayo 🤲🤲
Aamin sheekh
Aamin ya Allah ❤❤
Masha allah
Caydaruus bidaar miyaa mese waa is xiirtay
Aamiin
Asc Sheikh ceydarus qaari aan ku dhagaysto surah baqarah oo saamayn ku leh jimanka iisheeg wll
Wcs wr wb asheikh ceydarus wllo ilahay haku xifdiyo wll aad ayan kugu xiranahay o wan kudageysta Masha Allah lkn wll aniga wll inta warega aya ixanuneyso ila lugaha o an kabubyo iyo xanun saaid ah ka darema iyo madaxa o igurgurayo insha Allah awalan iso duce kadib na maxan sameya wll
Idriis abkar ama muxaysani
scw sheikh
Sheikhow adhga ilheey cumri dheer hakusyo wa kudcyna marwalboo ee isoshy calamdahn kushgyo waxkno 1.gariir 2.jirkahyo 3. Madx xnun 3.cabsi 4.walwal 5 shakii 6 mataq 7 lablabo 8 qababyoo 4 jirka waxkuscdo 10 ilwsho faraxbdn shekhw ksjwb wakswca telfne maqabnysd
Abayo xanunkaas ani buu ihaaya ila mudo 10 sano
@@ridwancadeey9449 Allah nawada cfyoo wlshy
@@sumeyaabdi9654 amiin amiin amiin abayo intee joogta
@@ridwancadeey9449 abyo gabr mathy misa walgu qbaa xnunkna se bu ku yby jogta miya misa mr mr weye alh ndawada cafiye
@@anfacgaashaan3013 abyo anga hda 2sanno eeh quranka iskuwada suratul Al baqraha suratul safaaat salid zeytuun dgrkaaa istqfarta saliga nabiga ducda kuducystaa nabii yuniis quranka juuz uaqrii dameey bishabaaa suratul falaq aqriii ismadajiiii malabka caab haboswdada caab damn wayelay hda warnhy waxyr iguhrsan hdaa wafcnhy abyoo Allah nawada. Cafyoo sdaas baqra dageysooo abyo
ilaahay ha ku barakeeyo😘😭
Xaasidiinta qowlka ilaaheeybaa ka adag iyo salaada oola dukado alx maasha Allaah tabaarakallah idhaha
Dadka muslimiinta ah inta uu ilaaheey hqnuuniyaybbaanlahadlaayaa qowlka ilaaheey xajiya walaahi dhib isma arkeeysaaan
Asc Shaq wan xanunsa ahay in muda ah waxa layga haya boga waxan drama cabsi farabadan iyo wa dimania aya qalbiga layga so ridha mar walibo mar marka war waxanba u Malaya inay lugaha NAFTA layga so qadaya
Suratul baqra iyo adkaar aqriso insha Allah wad ka cafimadi shaydn waye wxs
اللهم ََََ امين يارب العالمين ََحح
اللهم صل وسلم َوبارك على نبينا محمد
Asc sheikh cilajka umusib yanta so gali jassakalah
Sheekh intee lagakala soo xariiri kara
shekh sixirka cunida iydo la iska matajin se lodadala in Allah kso saro
Sheikh Al Mubarak herbal cilaaj malagusameyaa
Asc shekhow catarka miskiga halkee kaheli karaa
من فين جبت يا شيخ عيدروس
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
كيف حالك يا عيدروس يحفظك الله ان شاء الله
ويعافيك ويعافيك لجميع المسلمين المريضين
يلعن الجن والمس والعشق عين الحسد والسحر
و يعافيهم امراضنا وامراض المسلمين يا رب العالمين ويقتلهم الصاحيين الجاهلين الكفر وربهم
Intaasbo waa isku arkay shiiqow
Alla haku barakeyo
WCS Amiin yaarabii MashAllaa
Amin
Ada waad dalacaadey Allaah kusiiyadiiyo sheikh lakiin mafiic.no dadak macariifaad ina lajaaroo Ala macariifataal qadiim walahi waxa dhaha deey sheikh kale Aya jooga Minnesota waa radiiye waan wayeye sheikh ceyadaruus please ask me please
Asc shekh
ka fikirka wakhtigii tagay waa mxy sheekh wxaan ka cabsadaa wakhtigii 2018 iyo 2019😭
Xildiida see loogu qubeystaa sheikh?
maxaa lagu garta bixitaanka isha
Telkaaga sidee loo helaa ma ii soo diri kartaa
Thanks brother
Maa noo imaadid hadaaba so laabatay hadii aad xaasid eheen
Shugran sheikh
Wallo isha ruqiya gubaysa noso diyari oo ku dhiman karto
Asc
عليكم السلام ورحمه الله وبركاته مسائك بالخير ان شاء الله
Catarka miskigu sidee u egyahay wall
من فين في جده ا في البوادي ولكن السبعه في الثمانيه في العشره
👍
Dhormar wn yabanahay
Adi iyo sheeq cuteyb xaasidaa tihin sacuudiya imaden intaa so bixin waa niila sohadli salida kaa dalbaday mana iikeenin waa iska laabatay idinkaaba xaasid ah ginkana asbaax maa kasugenaa